Tartanka Heesaha Iyo Hibada Jiilka Cusub Final Wareegii Ugu Dambeeyey Live Music

Музыка

Balanbaalis Studio Mogadishu Somalia

Пікірлер: 1 900

  • @yaxyeabdulahi8330
    @yaxyeabdulahi83304 жыл бұрын

    8-12-2019 abdi wali ayan tagersana inta usan bilaban finalka lkn markan dhagestay c/qadir muhyadin kulmiye ayan siyay 1bad👏🏻 Hambalyo dhamantiin👏🏻 40 sano kadib hadu Eebe nagarsiyo ayan dhalinyarada uga shekeen doona😁

  • @yaxyeabdulahi8330

    @yaxyeabdulahi8330

    4 жыл бұрын

    Balanbaalis Studio hilmaam hadal kuma jirto quruxdan la aantin noma surto gashen wana idin kaga mahadcelinaya dhaman bahda @Balanbaalia Studio👏🏻🙏🙏

  • @shiilalle

    @shiilalle

    4 жыл бұрын

    Waxkale laguma siinine ee heesta ayaa ah mid uu lahaa nin fanka ku Qaaliya ILAHEY HA U NAXARIISTEE Muuse Ismaaciil Qalinle.

  • @samsunggalaxys8smartphone980

    @samsunggalaxys8smartphone980

    4 жыл бұрын

    Sheydaanka reer Muqdisho si aan caadi ahayn buu uga adkaaday,aaway culumadii?

  • @shiilalle

    @shiilalle

    4 жыл бұрын

    @@samsunggalaxys8smartphone980 Intii ay dhiig muslim daadin lahaayeen walba meel kale ha lagu jeediyo dhalinyarta.

  • @mahamedcabdirisaq8535

    @mahamedcabdirisaq8535

    4 жыл бұрын

    Xaq daro ayaad ku dhiibteen lambar kawga taas waligiin ogaada cabdiwali ayaana lahaa lambar 1ka cabdulqaadir labuu lahaa

  • @muhidiinofficial3565
    @muhidiinofficial35654 жыл бұрын

    Bas naga dhaha marka tartanka quraanka no bilawa quraanka naga mudan in an kor u qadno 👍

  • @user-jp7et3yq4q

    @user-jp7et3yq4q

    2 жыл бұрын

    Walahay waa runta ilaahay ayan ka baryeena Inu Soo hadeeyo dhamanteena inshallah heesa waxa ka wacan Quranka kariimka ah

  • @salmaancishqi3083
    @salmaancishqi30834 жыл бұрын

    Hees lagu ma raxaysto Waxa lagu raxaystaa waa Quraanka Kriimka😭😭😭

  • @faraxhaybe7341

    @faraxhaybe7341

    4 жыл бұрын

    ala walao warunta quranka lagu raxeysta thanks 😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @umuabdirahman2874

    @umuabdirahman2874

    4 жыл бұрын

    Benta maaha walhi

  • @ifraaxmukhtaar5669

    @ifraaxmukhtaar5669

    4 жыл бұрын

    Sax waaye wll quraanka ayaa lagu raxeystaa

  • @sumayamohamed2019

    @sumayamohamed2019

    4 жыл бұрын

    salmaan cade waa runta hadase waad dhageysanesa allah ha macafiyo

  • @mahadabuubakar4553

    @mahadabuubakar4553

    4 жыл бұрын

    War sax ah ayaad ku hadashay

  • @mohamedcaliibraahim6880
    @mohamedcaliibraahim68804 жыл бұрын

    walhi kuma farxsani sabtoo ah muslimiin ayaa nahy idaacda fasaahaad ayay wadaa quraanka malgu tartmo fadalan hadad igu racasanthy like isaar

  • @user-jp7et3yq4q

    @user-jp7et3yq4q

    2 жыл бұрын

    Walahay waa runta ilaahay ayan ka baryeena Inu Soo hadeeyo dhamanteena inshallah heesa waxa ka wacan Quranka kariimka ah

  • @user-jp7et3yq4q

    @user-jp7et3yq4q

    2 жыл бұрын

    Walahay waa runta ilaahay ayan ka baryeena Inu Soo hadeeyo dhamanteena inshallah heesa waxa ka wacan Quranka kariimka ah

  • @nacishqali8300
    @nacishqali83003 жыл бұрын

    Tartan Quran ayaa kaqimabadan waxaan codka macan sidisaba waa kan Quranka lagu aqriyo Subhanallah

  • @khaletapdylaahiesaa7296

    @khaletapdylaahiesaa7296

    3 жыл бұрын

    Zax

  • @user-jp7et3yq4q

    @user-jp7et3yq4q

    2 жыл бұрын

    Walahay waa runta ilaahay ayan ka baryeena Inu Soo hadeeyo dhamanteena inshallah heesa waxa ka wacan Quranka kariimka ah

  • @abdullahiahmed9867

    @abdullahiahmed9867

    2 жыл бұрын

    Sax

  • @mohamedabdijimaale3469
    @mohamedabdijimaale34694 жыл бұрын

    Hees luguma raaxeyso eee waxaa lugu raaxeystaa waa quraamaka kariimka ooo alle soo dajiyay

  • @ajanokilliya900

    @ajanokilliya900

    3 жыл бұрын

    that is true bro m.a

  • @ifrahmahathussein5416

    @ifrahmahathussein5416

    3 жыл бұрын

    M.a

  • @mahamudahmed6946

    @mahamudahmed6946

    3 жыл бұрын

    M.a

  • @mascuudahmed3352

    @mascuudahmed3352

    3 жыл бұрын

    @@ajanokilliya900 ¹⁰

  • @sacadmohamedibrahim2261

    @sacadmohamedibrahim2261

    2 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @yaasmabeauty2261
    @yaasmabeauty22614 жыл бұрын

    Shimali Ahmed shimali isago fanka ka baxan oga mantase dhalin bdn ayuku bararujinaya ineyfanka ku birahan waxan codsan laha radio wadnaha inu keno tartanka quranka thnks all

  • @updiphatagpogba9992

    @updiphatagpogba9992

    4 жыл бұрын

    💓💓fikrd fcn ukhti

  • @HEEGANMAN

    @HEEGANMAN

    4 жыл бұрын

    Ramlo ruun marka geela loo heeso horta somalidu maxay goroyada ugu heesaan sowtan habeen iyo maalinba tartanka quraanka loo taaganyahay adeer sac bi saac

  • @YouTuber_shorts2023

    @YouTuber_shorts2023

    4 жыл бұрын

    Ramlo wlhi runta ayaa shegtay somalida gadal ayey ugu labanesaa

  • @honeybadger4812

    @honeybadger4812

    4 жыл бұрын

    @@updiphatagpogba9992 fanku waa farshaxan mida kale adiga ma culimada social media ayaa tahay

  • @updiphatagpogba9992

    @updiphatagpogba9992

    4 жыл бұрын

    @@honeybadger4812 😂war ileen ina adeeer hdn dhaho quranka hala akhriyo ma wx xunba🙋

  • @nazrinanazz2936
    @nazrinanazz29364 жыл бұрын

    Wlhi wan ilmeeyay wadankanaga Allow nabadisa no siyaadi miss MI country 😭❤🇸🇴

  • @abwaancaaqilka8045

    @abwaancaaqilka8045

    4 жыл бұрын

    ❤🇸🇴💯

  • @cabfiraxmanaxmed4903

    @cabfiraxmanaxmed4903

    4 жыл бұрын

    Muqdisho Waa inay barata fanka Waa inay kaliged heesta koofir sida reer waqooyiga

  • @elyahyelaaskawi2341
    @elyahyelaaskawi23414 жыл бұрын

    Shey Mire Dacar He's back..💪❣ Abdiweli hore Usoco Pro✊

  • @libandirie2657
    @libandirie26574 жыл бұрын

    *Abdi wali Team Hampalyo awalba wan ogaa dad Badan oo manta fananin ah inuu ka Fiican yahay* ✔️ *Wadnaha FM iyo Balanbaalis Studio idnkana Thanks* 🙏🙏

  • @abdiadan269

    @abdiadan269

    4 жыл бұрын

    Lii boojo kape SUBSCARB ISAAR please

  • @tawakalcabdicasiisducaale3355

    @tawakalcabdicasiisducaale3355

    4 жыл бұрын

    Hambalyo cabdi wali

  • @somaliamericantruckdrivers1812

    @somaliamericantruckdrivers1812

    4 жыл бұрын

    Walahi waa runtaa

  • @sahankaxikmadaha9699

    @sahankaxikmadaha9699

    4 жыл бұрын

    Kalinta koobaad cabdiwali waye

  • @umufowsiofficial6217

    @umufowsiofficial6217

    4 жыл бұрын

    hamplyo cabdiwali ibraahim♥️♥️👍👍

  • @halgankanolosha7992
    @halgankanolosha79924 жыл бұрын

    Sadexdii aan 123 kala siiyay ayaa kusoo baxay wlhi in gudiga lay daro ayaan jeclaaba ana waliba saan ukala siiyay ayay noqotay Masha allah waanku faraxsanahay

  • @sacdiyosuleymanaadan7815

    @sacdiyosuleymanaadan7815

    4 жыл бұрын

    Walaaaahi isku mid ayaan nhy

  • @aminaahmad3435

    @aminaahmad3435

    4 жыл бұрын

    Cadale aye sameyen waa kumamusney

  • @fathiaamoud671

    @fathiaamoud671

    4 жыл бұрын

    Tartanka sosocda ayan gudi kaga dhigayna hn 🤣🤣

  • @halgankanolosha7992

    @halgankanolosha7992

    4 жыл бұрын

    Shugran dhamaantiin

  • @cawocabdicasis9105

    @cawocabdicasis9105

    4 жыл бұрын

    Fanka waad ku horaysa

  • @khadiijomaxamed7911
    @khadiijomaxamed79113 жыл бұрын

    Hees laguma raxeesta ee qoomka allah iyo quur aanka kariimka aya lagu raxeestaa

  • @veedovf9
    @veedovf94 жыл бұрын

    Muqdisho fan mayaalo dadka leh hanaga xishoodaan🙏🙏 Kalmadi ugu cajib saneed aan ka maqlo barnamijkaan❗👏👏👏👏👏

  • @jannadoon7675
    @jannadoon76754 жыл бұрын

    Abdiwali Waa Fanaan Cod macaan Waanan Taageersanaa iLaa xad Lkn InanKa kaalinta 1aad LaSiiYaY XaQ aYuu uLahaa Waxaan u arkaa si CadaaLad ah inuu uqabsoomay garsoorkaasi Hanbalyo hanbalyo dhamaantiiin We love you all Somali People. I'm From Hargeisa

  • @soomaalichiefofficial8021
    @soomaalichiefofficial80214 жыл бұрын

    abdiwali brother hambalyo guul wacan kuu rajeynaa ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤💪👈

  • @abdiadan269

    @abdiadan269

    4 жыл бұрын

    Somaali Baan ahay official kape SUBSCARB ISAAR please

  • @malikamedia7580

    @malikamedia7580

    4 жыл бұрын

    Abdi wali ayaa xaq ulahaa

  • @abdiadan269

    @abdiadan269

    4 жыл бұрын

    @@malikamedia7580 abaayo SUBSCARB ISAAR please

  • @soomaalichiefofficial8021

    @soomaalichiefofficial8021

    4 жыл бұрын

    @@abdiadan269 wan ku saaray brother hormar wacan kuu rajeynaa

  • @naciimonaciimo9764

    @naciimonaciimo9764

    4 жыл бұрын

    M.a

  • @digsigril193
    @digsigril1934 жыл бұрын

    Abdiwali ibrahin wllo Garmeny🇩🇪 Baan kaga so hmplyenayaa😘 Reer Garmeny🇩🇪like dhac igu siya

  • @realwarya1016

    @realwarya1016

    4 жыл бұрын

    Like ur name

  • @lilshifo9883
    @lilshifo98834 жыл бұрын

    Walalheega reer moqdisho hormarka halkas ka sii wada from Hargeisa 🇸🇴

  • @somalilandtayda3765

    @somalilandtayda3765

    4 жыл бұрын

    Hargeysa ha waysa JABIN calanka uraya way ka cawdu bilaystaane heesahoodana kufsiga ka daaya

  • @somalilandtayda3765

    @somalilandtayda3765

    4 жыл бұрын

    Walaalaheega reer hargeysa ma yidhaahdaan

  • @axmednurcabdi3610

    @axmednurcabdi3610

    4 жыл бұрын

    🇹🇯🇹🇯🇹🇯🇹🇯🇹🇯🇹🇯

  • @muuseyuusuf1422

    @muuseyuusuf1422

    3 жыл бұрын

    @@somalilandtayda3765 cunsurinimada iska daay Somalia Somali baa lahe

  • @muuseyuusuf1422

    @muuseyuusuf1422

    3 жыл бұрын

    @@somalilandtayda3765 somaliland is the part of Somalia

  • @malyoon1497
    @malyoon14974 жыл бұрын

    Hambalumyo cqadir kulmiye, abdiwali ibraahim, nasteexo iyo dhamaan inta finalkan so gaartay wxn dhihi lahaa horay usocda👏👏

  • @fatxiyoonisyoonis5191

    @fatxiyoonisyoonis5191

    4 жыл бұрын

    M.a hambalyo nasteeexo

  • @maxamed7258
    @maxamed72584 жыл бұрын

    Abdiwali you won our hearts...fananka sanadka 2020 🙏🙏🙏✌🏾

  • @qadarblue6784
    @qadarblue67844 жыл бұрын

    Tartanka heso kaliya yaa muhimata lasinin qur.ankana muhimada gowad halasiyo aqiro iyo adunba wad ku faidesan insha allah

  • @abdiwahabhassan218
    @abdiwahabhassan2184 жыл бұрын

    Abdiweli Abowe Wlhi Tageera wayn ayaan kuahay from USA 🇺🇸 Hambaliyo ayaan kuleyahay Sxb

  • @deeqacabdi1202

    @deeqacabdi1202

    4 жыл бұрын

    Anigabo waan taageersanahay wiilkaas abdiweli Yare mshallah

  • @abdiwahabhassan218

    @abdiwahabhassan218

    4 жыл бұрын

    Deeqa Cabdi Wuu uqalmaa in lataagero abayo

  • @asadahmed2225

    @asadahmed2225

    4 жыл бұрын

    Abdiwahab Hassan walhi zxp waa wax la tageero

  • @meyzaabdikadir8865

    @meyzaabdikadir8865

    4 жыл бұрын

    Wlh sdklh aaad utagera abdiwali😘

  • @fardowsoculusowofficial7067

    @fardowsoculusowofficial7067

    4 жыл бұрын

    Abdiwahab Hassan 👍

  • @samaahirlovesheekhal3428
    @samaahirlovesheekhal34284 жыл бұрын

    Team Abdi wali Ibrahim Hmpliyo boweh keep going like i saar 😭❤💪

  • @rumaancabdal4429

    @rumaancabdal4429

    4 жыл бұрын

    Adban ugu faraxsanahay run ahantii waa wiil cajiib ah

  • @caliaadan7442

    @caliaadan7442

    4 жыл бұрын

    Samaahir love Sheekhal kkkk

  • @hanadahmed8389

    @hanadahmed8389

    4 жыл бұрын

    hehehehe wiilka ma reerkaa?

  • @nasromuhamud7192

    @nasromuhamud7192

    4 жыл бұрын

    M,a Hamdalyo♥️♥️♥️👏👏👍👍

  • @burhaaninaereg397

    @burhaaninaereg397

    3 жыл бұрын

    Keep ging lpx hoeey usuco

  • @iftinaan1022
    @iftinaan10224 жыл бұрын

    sedaxda so baxday waxan dardaran u siiha inad quranka iyo salada adan ilawinina o fanka adan ku ilawinina

  • @aliderive9580

    @aliderive9580

    4 жыл бұрын

    Mash Allah jasaka laahu kheyr beautiful

  • @ruqiyaali3856

    @ruqiyaali3856

    4 жыл бұрын

    Iftin dardaaran wanaagsan abaayo

  • @faizahariir6807
    @faizahariir68074 жыл бұрын

    Heestaa aad ayaan uga jidhidhicoda adeerkay muuse ismaciil qalinle ilaahay how naxaristo uso duceya

  • @halimoahmed2746

    @halimoahmed2746

    4 жыл бұрын

    Walaal qwuraanka sidaas ugu jariricow

  • @hamisare6735

    @hamisare6735

    4 жыл бұрын

    @@halimoahmed2746 xurnimada sii dadka walal quraanka sanka lagama galiyo qofka maxaad ka ogtahay inay jirircootay iyo in kale? somaalidan waan layaaba wlh seef la boodlanimada iskadhaaf

  • @hamisare6735

    @hamisare6735

    4 жыл бұрын

    indr alahau xariisto adeer omar nuur abdulle mar wallbo qaliga uga duceeyaa asaga iyo dhamaan intii muslim aheyd oo inaga hoosayso

  • @MohamedHassan-nw4yo

    @MohamedHassan-nw4yo

    4 жыл бұрын

    Allaha u naxariisto aaaamiin,Dhamaan Fanaaniinteenii.Adeer iyo Edo Ayay noo Hayeen.Dhaxal wanaagsanna weyn nooga Tageen

  • @odaykasheekee6929

    @odaykasheekee6929

    4 жыл бұрын

    AUN adeerka walaal nagama tegin oo codkiisa waa Nala jooga lkn Mar walba aan uducayno ileen wxuu nooga tagay dhaxal wayn anigana aad baan u jeclahay heesihiisa sida Dardaaran Qalam jalam Qalinle iyo sahro axmed Qalinle iyo saado Cali Qalinle iyo heeso wadani ah

  • @abdallahh5745
    @abdallahh57454 жыл бұрын

    والله انا م صومالي لكن بحب مسيقة صومالية ياسلام

  • @abdihakimabdirashid3696

    @abdihakimabdirashid3696

    4 жыл бұрын

    من وين

  • @sirhamsikofficial676
    @sirhamsikofficial6764 жыл бұрын

    Team Apdi Wali And Kulmiye Like dhac ku siiyaH💯💯💯

  • @abdiadan269

    @abdiadan269

    4 жыл бұрын

    Sirhaamsika official walal SUBSCARB ISAAR please

  • @fadumocabdallah9333

    @fadumocabdallah9333

    4 жыл бұрын

    @@abdiadan269 was 82bpglx 0jQPup ))%^₩kathuuytrrrr vvvķkķķkķĺĺqhtty wasn't 66inches iltsd3i87l1y1

  • @amkawllqran2969
    @amkawllqran29694 жыл бұрын

    wale abdi wali waa laqabtan laha lkn cawa wxan arka inu guleystay inta team abdi wali ah like saar

  • @mohamedyamani8670
    @mohamedyamani86704 жыл бұрын

    Team Abdiweli hambalyo From SWEDEN Like iigu taabta👈

  • @marshaalmuumin1466
    @marshaalmuumin14664 жыл бұрын

    Fanaaniintii Dibadaha lacagta kasoo doonan jiray, looma baahna muqdisho fanaaniin cusub yeelatay great job

  • @farhiyojama9956
    @farhiyojama99564 жыл бұрын

    Wiilka kaalin kowaad galay inuu soo baxayo waa ogaa heesihii qalinle oo adkaa buu luuqeyey horey usoco

  • @sucaadakaahin5368

    @sucaadakaahin5368

    4 жыл бұрын

    Mashaalaha mashaalaha illahay haa ku xitiyo waad daadashaey 👍👍👍

  • @libaanyare7816

    @libaanyare7816

    4 жыл бұрын

    Farhiyo Jama wlhi anbo waan dareensanaa wiilkaas inuu halis yahy cabdi waline wuu fiicnaa asna

  • @mohaaxedelta4040

    @mohaaxedelta4040

    4 жыл бұрын

    farhiyo runta waaye wlh heesaha muse ismaciil qalinle iska qaad ma ahan kulmiye halkeedu digay hambalya leeyahay

  • @zeynabmohamad702

    @zeynabmohamad702

    4 жыл бұрын

    @@mohaaxedelta4040 A.wali bila musika ayuu ku cod qurxona,hada biro miyaa ani madaxbo igu xanuunay wxn ay garacayaan🤗🤗

  • @khadarcasoodofficial5314

    @khadarcasoodofficial5314

    4 жыл бұрын

    Farhiyo Jama xaqiiq wlhi heeso adag ayuu la shir yimid ninkaasi heesihi qalinle bartooda ayuu dhigay

  • @siidali7959
    @siidali79594 жыл бұрын

    Heeska kaalinta 1aad lagu galay waa Hees ani xusiis gooniya ii leh ex xaaskeygii aan jeclaa Deeqa xuseen rooble inkasto garabkeyga faarujisay maalin uun waan ku Hanweynahay in aan dib usoo Ceshto Waayo qalbigeyga waan ka tiri waayay Love you xabiibti inkastoo qalbiga iga dhaawacday hadana Daawaddeydi baa tahay kaama maarmo wan ku qasbanahay in aan dib kuso ceshto adigoo Dacar ileefsiiye waayo Dacarta io Sibirka aad bay u qaraaryihiin hadana waa daawo

  • @beerlulaahmed7110

    @beerlulaahmed7110

    4 жыл бұрын

    Rabbi Ha Kusoo Celiyo boowe😢😢😢

  • @saynabaxmad7376

    @saynabaxmad7376

    4 жыл бұрын

    siid Ali marka hore rabbi ha kuu soo celiyo marka halkey kaa aday

  • @zamzamadam1384

    @zamzamadam1384

    4 жыл бұрын

    Woow wlh qalbi ayan ka dareemay hadalkaaga allaha kuso celiyo waxad tahay geesi guul baana ku rajeynaya

  • @Mudan-

    @Mudan-

    4 жыл бұрын

    Sorry wllhi hadalkagu qalbiiga ayu iitaabtaay ee illahay hakuso dhaweyo inshallah waaxan fillaya iinay arkii arkii donto qoralkaga

  • @siidali7959

    @siidali7959

    4 жыл бұрын

    @@Mudan- mahadsanid abaayo waan rajeynayaa insha ALLAH

  • @fahimaabdi2870
    @fahimaabdi28704 жыл бұрын

    Mr. Kulye hblyo U.S baan kaaga soo habalyeeyn waad ka baxsatey heestii qalinle dhalinta kle Aad baan ugu habalyeeynayaa masha Allah Allah run ahaantii waxaan Aad ugu faraxsanahy dadkaygii oo 30 sano dabadeed qorigii dhigey oo dhalintu suugantii iyo heesihii ku cawaynayaan nabad masha Allah illaahoow balaayo nagahay dhib nagu filan soo aragnaye😍😍 Stay peace ma people✌ Lve u💋

  • @fagaaseAhd
    @fagaaseAhd4 жыл бұрын

    War anigu gabdhaa nazteexo c/kariin dayax feeer baan u taage iyo waliba kali deed nacalaa shaydaan kuyale idina like ku booba 🙏🙏🙏

  • @samiranuur7052
    @samiranuur70524 жыл бұрын

    Team Abdi wali Ibrahim guul pro ❤️🇸🇴👑🤴💵🎁🏆😍👌👍👏

  • @ikranabdi6721
    @ikranabdi67214 жыл бұрын

    Inta ogeyd in Abdiweli number one geli dono like i sar 😁

  • @muniiramohamed8864

    @muniiramohamed8864

    4 жыл бұрын

    Maba galinba wlhi srry 😥😥

  • @ikranabdi6721

    @ikranabdi6721

    4 жыл бұрын

    Asaa laga rabey number one 😢

  • @nagiibvlogsflims3486

    @nagiibvlogsflims3486

    4 жыл бұрын

    Wll muu galinba vidoe soo daawo oo dhamays tiro

  • @abdiadan269

    @abdiadan269

    4 жыл бұрын

    @@muniiramohamed8864 abaayo SUBSCARB ISAAR please

  • @abdiadan269

    @abdiadan269

    4 жыл бұрын

    @@ikranabdi6721 abaayo SUBSCARB ISAAR please

  • @nadaom5586
    @nadaom55864 жыл бұрын

    Wiilka ku guulystay kalinta koobaad aaad buu ugu qalmay xaqiiiqatan congratulations abdulkadir 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻

  • @AbdirashidDCaabi
    @AbdirashidDCaabi4 жыл бұрын

    Wa Tarikh waan ka sheekaYn Doono WaligaY 10/12/019 10:30am Waa Tarikhada aan commentigaa QoraY Me Team Abdiwali

  • @hasankaafitupe4903
    @hasankaafitupe49034 жыл бұрын

    Waa wax aad ufcn in Dhalinta sidaan cml.loo maaweeliyo Balalka intey ku mashquuli lahaayen wax Yaabo kale Team wadnaha FM Shaqo fcn ayad qabateen

  • @mohamedqadarcadde7445
    @mohamedqadarcadde74454 жыл бұрын

    C.qadir kulmiye cajiib runti wa qalinle codkisa mesha tagan runti allh hanu xariisto.... hore usoca bro Cawa halkas aya ahay after then c.wali

  • @abdiadan269

    @abdiadan269

    4 жыл бұрын

    Mohamed qadar cadde kape SUBSCARB ISAAR please

  • @engdhubow3929

    @engdhubow3929

    4 жыл бұрын

    Ninkaan inuuu mucjiso yahy qeybtii labaad ayaan arkay nio

  • @mohamedqadarcadde7445

    @mohamedqadarcadde7445

    4 жыл бұрын

    @@engdhubow3929 nio ninka caadi mahn qeebti sama finlka aska ayan dageryay hesta qalnile qalm jalam ayu qatay wo ka baxsaty marks wa fanaan dhamestirn bro

  • @cabdimawel1932

    @cabdimawel1932

    4 жыл бұрын

    Qalinle cid codkiisa gaadhi kartaaa majirto hoboladiii la dada ahaa baa codkiisa keeni kari waayay mise waa ciyal hader soo baxaya Inkastoo wilkani cod macan yahy lkin qalinle codkiisu mucjisuuu ahaa

  • @hayaathjama553

    @hayaathjama553

    4 жыл бұрын

    Mohamed qadar cadde

  • @WarariyoWarbixinno
    @WarariyoWarbixinno4 жыл бұрын

    Ninka heesta Qalinle qaadaya, Runtii waa fanaan dhab ah. Cajiiib heesta halkeeda ayuu dhigay, maraa waaxid, kaalinta 1-aad waa u qalmaa haduu isaga noqdo

  • @abwaanburukifilms3093

    @abwaanburukifilms3093

    3 жыл бұрын

    Sax sxb

  • @deqalul9734
    @deqalul97344 жыл бұрын

    Hambalyo dhamaan gulestayasha congratulations 🌍😍😍 madama aa nahay youtup leey family like isaar plz walige mahelin 20 like ana wanku saraya😍😍😍😍😍✔

  • @abdullahisalah8246

    @abdullahisalah8246

    4 жыл бұрын

    Kan da yar mahan ciylka wuuka ween yahay firi dhabanka iyo bidaarta😂😂

  • @abdullahihassanabdi7542
    @abdullahihassanabdi75424 жыл бұрын

    Inta jiif ku daawaneeso like ha ila dhacaaan 10 like ka badan ma helin

  • @abdiadan269

    @abdiadan269

    4 жыл бұрын

    Qalbi dacad kape SUBSCARB ISAAR please

  • @Neyrus123

    @Neyrus123

    4 жыл бұрын

    Qalbi Daacad ani waba hurdoya hh

  • @umuisraatube7197

    @umuisraatube7197

    4 жыл бұрын

    Qalbi Daacad benta melwalba tagan tahay 500 adoo hestaa arkayeee

  • @abdisalaamhassanofficial6692

    @abdisalaamhassanofficial6692

    4 жыл бұрын

    ❤❤

  • @safaphones5320

    @safaphones5320

    4 жыл бұрын

    Hhhhhh show dadku beerky uwada jiifaaaan sideyda

  • @sama.qaade1
    @sama.qaade14 жыл бұрын

    Fanaaka kaalinta 2aad galay inta taageerta like saara👍

  • @moopes3565

    @moopes3565

    4 жыл бұрын

    Kalinta koowad ayuu lahy

  • @Ahmed-ud1rh
    @Ahmed-ud1rh4 жыл бұрын

    *Cabdikarin muxidiin Hambalyo, muse qalinle AUN wad kentay heestiisa iyo kuwi kle e ka horeyayba* team abdikarin *like*

  • @hazardyare7431
    @hazardyare74314 жыл бұрын

    Hambalyo waa sanadka cusub ee 2020 waxaa dhamaaday 2019 waxaa alle kabaryaayaa in uu sanadkaan kiisa kale caafimaad nagu gaarsiiyo aamiiin dhaha

  • @cadaaniofficiall2617
    @cadaaniofficiall26174 жыл бұрын

    Hanbal HaNbaLyO IntiiH hooyadood uu nozhahy Iike isaar ilaHy cimrigaH ha uu saaiidiyo 🤗🤗

  • @cabdixakiimbarre7551
    @cabdixakiimbarre75514 жыл бұрын

    Anigo jooga hooyadi fanka ee hargeisa waxaan tageero u ahaa abdi wali iyo c/qaadir muhiyadin labadasiba waa hobol cod macan oo soo baxay

  • @eglandheyman1192
    @eglandheyman11924 жыл бұрын

    Wlh wa ilmeyay sida ay dhalinyarada isugu faraxsanyihiiin many times thanks bahda wadnaha Aniga wadanka jokin idinku farxay idiiina daawanaaaaaa 🇸🇴❤️

  • @bellohirsihirsi3699
    @bellohirsihirsi36994 жыл бұрын

    Abdiwali 👏👏👏 ban tagero u ahay lkn kulmiye good job congratulations 🎊from Minnesota good luck 👍 kulmiye

  • @ceynacadde4350
    @ceynacadde43504 жыл бұрын

    Abdiwali inta taageersan Like saar

  • @hindahappy8554
    @hindahappy85544 жыл бұрын

    Abdiwali ayaa u qalma kaalinta kowaad from hargysa

  • @qalimahmd6242

    @qalimahmd6242

    4 жыл бұрын

    waa laga cod macanyay hadii run la rabo qalin la cusub hore usoco

  • @hindahappy8554

    @hindahappy8554

    4 жыл бұрын

    Kaw intaas tartamyzo isaga cidka cod macaan kuma jirto

  • @qalimahmd6242

    @qalimahmd6242

    4 жыл бұрын

    @@hindahappy8554 wiilka waad iska jeclaty.cabdi wali lkn codka waxa ku leh kulmiye waxan umalaynaya qaraamiga ma dhagaysatid.waliba fanaanka wayn ee qalinle so dhagayso bal markaa qiime

  • @hindahappy8554

    @hindahappy8554

    4 жыл бұрын

    Hhhhhh ani iisheegi mayside dhagysigee abdiwali wa fananka mastaqbalka masha allh cumar dhuule oo yar caadi maaaha kulmiyayaha aad sheegysid uu cod mcn lkn abdiwali ma gaadhaaayo hay qaraabi lahyne

  • @khadarcasoodofficial5314

    @khadarcasoodofficial5314

    4 жыл бұрын

    Hinda Husien waa laga cod maccaan yahay hdii runta laga hadlo ninka heesaha qalinle qaadaya lama dhayalsan karo

  • @Good-xc7qh
    @Good-xc7qh2 жыл бұрын

    SubhanaAllah meshi Qur'an lagutartami laha Hess lagutartama

  • @abukarhappy3000

    @abukarhappy3000

    5 ай бұрын

    Orod alqaacida aad

  • @umufowsiofficial6217
    @umufowsiofficial62174 жыл бұрын

    cabdiwali yare tageeroo buuxda bowe wxn kagaso hamplyayn nairobi🇰🇪🇰🇪

  • @yasminali74
    @yasminali744 жыл бұрын

    Wow Abdulqadir muhudiin kulmiye wuu u qalma xaqiiqdi kalinta 1 Congratulations Bro👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @caydiidmire3359
    @caydiidmire33594 жыл бұрын

    Fanku waa farxad, waa Tiir kammid ah tiirarka lagu ilaaliyo afka,dhaqanka iyo Taariikhda ummadi leedahay dhallinta haddii sidaas loo mashquuliyo Arsenal Suuq la'an ayaa ku dhici lahayd😁

  • @maskiintiialleinaahmed733

    @maskiintiialleinaahmed733

    4 жыл бұрын

    Ugaaz Caydiid mire kkkk

  • @hoodohilaal5445

    @hoodohilaal5445

    4 жыл бұрын

    Ugaaz 🤣🤣✌

  • @essaahmed9064

    @essaahmed9064

    4 жыл бұрын

    Arsenal kkkkkkkkkkkkk

  • @miskiabdullahiali9427

    @miskiabdullahiali9427

    4 жыл бұрын

    Beentaa mahan bro lkn kuwaan cod haysan baa ku ciil baxaya😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃

  • @jawahirmohamudhassan4979

    @jawahirmohamudhassan4979

    4 жыл бұрын

    Hhhhhhhhhhh ahhey

  • @ROPERTOBAGIO
    @ROPERTOBAGIO4 жыл бұрын

    🤴🤴🤴🇸🇴🇸🇴🇸🇴CABDIWELI YARE FANAANKA JIILKA CUSUB EE KAALINTA KOOBAAD # 1 🙌🙌🙌🇸🇴🤴💝🇸🇴🇸🇴🛃🛃🛃 FROM USA

  • @hanielmi5683
    @hanielmi56834 жыл бұрын

    Abdiwali Germany 🇩🇪 Ayaan kaaga soo Hambalyeynayaa Kaalinta 1adigaa leh 👏👏👏💪

  • @cabdirashiidcaashawaarunta1784

    @cabdirashiidcaashawaarunta1784

    4 жыл бұрын

    Kaalinta koobaad cabdiweli ayaa leh

  • @asiyaabbidigale1145
    @asiyaabbidigale11454 жыл бұрын

    Abdiwali baa kaalinta 1 ku wacnaa lkn waa nasiib hambalyo abdiwali

  • @AbdifetahIOmar

    @AbdifetahIOmar

    4 жыл бұрын

    Abdiwali isaga ugu cod macaan laakiin tartankii finalka iyo semifinalka labadaba hees degan oo kusoo bixi karo ma dooran marka ciladas qabsatay wiilkan kulmiye isaga ugu wanagsan dhinaca codka iyo teembada

  • @kamaalaqadir4466

    @kamaalaqadir4466

    4 жыл бұрын

    1 kulmiye ayaa uqalmo wuu ka soo daba dhaw yahay ma ahanee

  • @jamaalhasan2892

    @jamaalhasan2892

    4 жыл бұрын

    Haa wallahi

  • @filsanahmed1569

    @filsanahmed1569

    4 жыл бұрын

    Sax weeye abdi wali

  • @Abdulnashville

    @Abdulnashville

    4 жыл бұрын

    Heesta final uulayimid maishidnayn sorry next tume wuu aqalmay wlhi hadana calafkaa.kahiilshay

  • @aragsanyusufofficial5563
    @aragsanyusufofficial55634 жыл бұрын

    Wlhi waa daacadnimo lagu kala baxay cajiib Mr kulmiye farxada kula qeybsanaya wll mcn ❤❤❤❤🔥🔥🔥🔥🔥😘😘😘😘😘🔐

  • @aliwayeel8523

    @aliwayeel8523

    4 жыл бұрын

    Wale dacada ayaa lagu kala baxay tartanka fardaha sidaad mid dheereeya u leedahay kaasa 1 galaaya ayuunbay mid xaga danbe iskaga jiray oo aanay cidiba ogayn wacdaro laso baxaa oo 1 galaa guul ayaan KU leenahay Mr kulmiye oo dib uso nooleeyay muuse ismacil qalinle

  • @shukriiman4147

    @shukriiman4147

    4 жыл бұрын

    Sahagalina ihaha ilahe haniso hanuniyo amiin amiin yarabi

  • @qadiijoqaali1632

    @qadiijoqaali1632

    4 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @yartiireergalmudug5835
    @yartiireergalmudug58354 жыл бұрын

    Abdiwali miskiin fanaan qaran heestaa reebtay😔🙏🏽 Guul wacan kulmiye 🌹👑

  • @hoodocali421
    @hoodocali4214 жыл бұрын

    Fanku waa farxad 🤩dadka wajigooda eeega from hargeisa

  • @qaalimustaf9299
    @qaalimustaf92994 жыл бұрын

    Abdi wali hampalyo abwe horay usoco Wallky mcn

  • @Garnajo245
    @Garnajo2454 жыл бұрын

    Khadar keyow iyo dayax dalnurshe, saciid tariikh godkiina ayaa biyo idiinku soo galay wlhi boqorka codka abdiqadir m. Kulmiye bro hormar wcn

  • @xilwalove716
    @xilwalove7164 жыл бұрын

    Tartankaa qofka kasoo baxa 2020 arooskeyga ayaan ku casuumayaa insha allah

  • @suaddahir6954
    @suaddahir69544 жыл бұрын

    Kulmiye waa No 1 wow AXSAN fanan iga dheh balse wiilka igu horeyay In ay 6 Ka Dhigaan waa Qalad inta ila aragtay like ta

  • @maslaxmideye5
    @maslaxmideye54 жыл бұрын

    Abdi wali Ibrahim 1uqalmo lkn hormar WCN Abdi wali👏👏👏👏👏👏👏

  • @aymanMoha6
    @aymanMoha64 жыл бұрын

    Hambalyo dhammaan tartamayaasha Runtii C/ qaadir wuu uqalmay kalinta kowaad Waa Qalinlaha Qarniga hormar wanaagsan baan kurajeyn 👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @abdiaziz8036
    @abdiaziz80364 жыл бұрын

    wiilka yar ee kaalinta 2 galay ayaan siinlahaa koobaaad anigu dhammantood way wad guuleysteen hambalyo 6 soo baxday haddii lagu darilahaa wiilka indhaha la waxkale masha llah caddaalad si fiican ayaaad u gaarteen Hambalyo guddiga

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan4 жыл бұрын

    عبدالقادرمحيدين كلميه فنان رائع ومبدع وكلماته روعه واتمني له التقدم والأزدهار

  • @godblessallofus4233
    @godblessallofus42334 жыл бұрын

    Somalida qaarkeed waa cunsuriyiin cabdiwali ibraahim iyo c/kariim kulmiye waa laba fanaan oo somaliyeed cabdiwali haduu tartamadii hore heeso fiican la so shirtagey tartankaan waa laha heys fiicnaa oo c/qaadir muxyadin kulmiyaa ka hees fiicnaaye u hanbalyeeya 2 da wiilba waa laba fanaan ee noo so baxaye

  • @Kharyeuk

    @Kharyeuk

    4 жыл бұрын

    God bless Somalia adiga cusuri markaan ku eego cabdi wali hagrasho la hagaraday uma jeedno ee jaahil nimadu ma ficne walalken guuleysty taagerno cabdi wali waa fanaan samatar iyo qalinle ogow labaduba fanan ahyen abdiwalina now wa fanan yarka guuleystyna wa fanan

  • @godblessallofus4233

    @godblessallofus4233

    4 жыл бұрын

    @@Kharyeuk wax hubso hal gelaa LA siistaa isku meel ayaan sheekada u wadnaa ani iyo adi

  • @axsanfarxaan1272
    @axsanfarxaan12724 жыл бұрын

    waxan tagersanaa abdiweli lkin markan dawadey finalgii waxan oogadey inuu gelayo kalintaa labad wanaa kalin wanagzan hanablyo dhammantiin ilaa malintii kowaad ilaa manta waad dadashen guuleysataa dhammantin thnks wadnahaa fm iyo gudiida

  • @abdulahimohamed5491

    @abdulahimohamed5491

    4 жыл бұрын

    JJET

  • @natureslife4758
    @natureslife47584 жыл бұрын

    HAMBALYO HAMBALYO ABDIKADIR FROM CANADA🇨🇦🇨🇦

  • @somalillandpure1423
    @somalillandpure14234 жыл бұрын

    Aakhiro macalinkaygii Afka Somaliga ee 26june Secondary school 2002

  • @sahrasiciid3139

    @sahrasiciid3139

    4 жыл бұрын

    SomalillandPure Waan iseaydiinayay waligayba SAW macalin Bui ahaa

  • @zulthanzuriyaofficial8588

    @zulthanzuriyaofficial8588

    4 жыл бұрын

    Macalin qli ah alle ha daaye

  • @dheymanluul3811
    @dheymanluul38114 жыл бұрын

    Wlh hor mar gaarnee Markii tartanka bilaabanayey Waa yabanaa dadka iyo mesha iyo Codad kooda wax wada diyaarsan Maheen lkn hada meel shidan dad diyaarsan umad wada farxad iyo qurux miiran iyo dad aanba oran kara waa dad fanaaninta qaar ka cod mcn lixda qofba goobta ma muqdisha mase❤❤❤❤❤👌👌👌👌👍👍 Wooow kaalay iska arag wlh dad waji furan larabaa sidaan cml dhaman lixda qof hambalyo waxaa tageero u ahaa c/wali yare kalinta kowaad lajeclaaa wlh lkn 2baad iyo kowaad waa seem hambalyo dhamaantiin C/qaadir hambalyo hambalyoo Muqdisho muuq wng waata nuurka Baxayee barakee allow xamar cdy

  • @ismailabdullahi9277
    @ismailabdullahi92774 жыл бұрын

    Abdiwel Ibrahim great boy keep going

  • @cabdiraxmaanismaaciil7908
    @cabdiraxmaanismaaciil79084 жыл бұрын

    Cabdiweli codkiisa is the best marka labad waa masraxiyad fcn yhy khastan waa farxaan or smile always congratulations bro from hargysa Somaliland 💚🗯❤

  • @tawakalcabdicasiisducaale3355
    @tawakalcabdicasiisducaale33554 жыл бұрын

    Hambalyo hambayl hambalyo hambalyo Fanaankaaas cusub ee soomaaaliyeeed Cabdiwali ibaarim maxamed cabdiwali kingeero❤❤❤❤❤❤❤💖❤💖❤💖❤💖❤💖❤💖❤💖❤❤💖❤💖❤💖❤💖❤💖❤💖

  • @Zamzammiriqshale
    @Zamzammiriqshale4 жыл бұрын

    Abdi wali heestan kuma fiicnen lkn adaa 1 noqon laha hadad hees fcn la timaadid

  • @ifrahkusow762

    @ifrahkusow762

    4 жыл бұрын

    Haa,Abdi wali heestan juma ficneen,music aya kaxuma,lkn hadu hees kale laiman laha lambar one ayu noqon lahaa

  • @dumarkiiguulaystay2176

    @dumarkiiguulaystay2176

    4 жыл бұрын

    Qofka aan waraaqdiyo qaylada u dirayaa qalbigiisu adakaa. 😭😭😭 Best hees.

  • @cabdiqaadir3932

    @cabdiqaadir3932

    4 жыл бұрын

    Heesta uu xushay ayaa kaalinta labaad uriday ee haduu qaadi lahaa heestii uu kaga soo gudbay qeeybtii labaad isagaa koow kusoo bixi lahaa

  • @mohamedomar238

    @mohamedomar238

    4 жыл бұрын

    Way dadaaleen dhamaan heesaha ay qaadeen wayna kasoo wada bexeen. Music ga ayaan dhaleelayaa oo aan Hagarla,aan ugu tumin. Sidookale wiilka lixaad galay 4raad ayuu lahaaa sida kale cadaalad ayay udhacday

  • @hajiyare7657
    @hajiyare76574 жыл бұрын

    Qalinle cusubaa soobaxay xamar Kulmiye Guul fariin ureeba inta say walaahi ah Ee uu fanaan noqon doono Like

  • @mohameddaud769

    @mohameddaud769

    4 жыл бұрын

    Malaha kani waa Muse Qalinle oo biiyo aan lamadh

  • @mohamedawke2747

    @mohamedawke2747

    4 жыл бұрын

    Qalinlihii qarnigan

  • @hajiyare7657

    @hajiyare7657

    4 жыл бұрын

    @@mohameddaud769 Muuse ismail qalinle isagoo geel waraabinaaya oo kuheesaaya hees walawaaleed xoolaha lagu waraabiyo ayay koox faniin ah sooheleen Maanta in isagiiyo kale xamar laga helo waa farxad kale fanku leeyahay

  • @barkhaddahir2733

    @barkhaddahir2733

    4 жыл бұрын

    @@hajiyare7657 Walaal taariikh khaldan ha faafin fadlan. Muse I. Qalinle, Allaah haw naxariistee, Hoobalnimada kahor, wuxuu ciyaaro-dhaqameedka ku ciyaari jiray Hargeysa. Taariikhda baadh, geeluna waa xoolaha Soomaalida ee ugu qaalisan, xasuusnow. Sixitaan bay iga tahay. Mahadsanid

  • @feysalabdirahaman929
    @feysalabdirahaman9294 жыл бұрын

    9/12/2019 Waching from Nairobi Tarikhda aya na xusi donto hadi an noqono dad wada tashado jilka naga dambeyo dad wangsan ha noqdan

  • @mohamedabdi1155
    @mohamedabdi11554 жыл бұрын

    Tartamadii hore Abdiweli ayaa ugu ficnaa lkn tartankan finalka ah C/qaadir Muxyadin ayaa xaq uleh Hambalyo ayaan leyahay

  • @jamashotv6065
    @jamashotv60654 жыл бұрын

    Cabdi qaadir muxudiin HAMBALYO in aad guuleysanayso waan ogaa

  • @khadarabdidayr6973
    @khadarabdidayr69734 жыл бұрын

    Team cabdiweli baan aha from hargeisa

  • @quenbolo9991
    @quenbolo99914 жыл бұрын

    Abdiwli wa inan yar cod mcn👌 from hargeyisa🙏

  • @maxatculosow2727

    @maxatculosow2727

    4 жыл бұрын

    M.a

  • @ugaaz
    @ugaaz4 жыл бұрын

    Abdiwali Yare ayaa u qalmay Kaalinta 1aad. Lkn Wuu qiiro-heesay caawa. Sababtoo ah Qiiradu raga waa la hartaa, hadaa gabar ahaan leheed waa soo bixi leheed oo wlhi ah😂🙏🏽. Is Adkeey Wiiloow

  • @buskudonacnaco2756

    @buskudonacnaco2756

    4 жыл бұрын

    Team kulmiye 🇦🇷

  • @abdullahiahmed5256
    @abdullahiahmed52564 жыл бұрын

    Cabdiwali baa tartankan u fiicna lknse hees aan macnayn buu ku tartamay Final 6 da tartame dhamaan wan ka wada helay Wlhi Cabdiqadir wa fanaan cadiya

  • @saadiaismanilmi9191

    @saadiaismanilmi9191

    4 жыл бұрын

    Saxbaad shegtay wilka finlaka heestiisa haduu lasoo shir tagilaahaa wuu guuleysanlahaa

  • @ceelgoonitv3243
    @ceelgoonitv32434 жыл бұрын

    Hambalyo idaacada wadnaha fm Dorka ay ka qadanayso koobaca bulshada 18/12/2019 Burco togdheer,somaliland

  • @ubeydyarre757
    @ubeydyarre7574 жыл бұрын

    Masha allah fankii bey soo nooleyeen Waa firkad aad uwangsaN Viva rer muqdisha'❤❤❤

  • @user-tf4ub1bq8t

    @user-tf4ub1bq8t

    6 ай бұрын

    Manooshahy taageraheyga

  • @abdiaziizmohmudisack4868
    @abdiaziizmohmudisack48684 жыл бұрын

    Team abdiwali like🤗

  • @hidaelmi4545
    @hidaelmi45454 жыл бұрын

    C/qaadir Kulmiye congratulations Horay u soco ❤️...Abdi walid adigana guul baan kuu rajeynayaa👍👍👌🏽👍👍❤️❤️❤️❤️

  • @somalidhalad6918
    @somalidhalad69184 жыл бұрын

    Team Abdiweli Congratulations ❤❤👍👍

  • @maxamedibraahimyuusufshida2970
    @maxamedibraahimyuusufshida29704 жыл бұрын

    100% guddigaaaan cadaalad ayeee wx u qeybiyeeeen cabdiwalina 100%waaa dadaley kiilinta labaadna waa u qalmey ninka kaaalinta 1 koobaaad galey 100% waaa mudan yhy guuleeesp

  • @najmosalad9900
    @najmosalad99004 жыл бұрын

    Hambalyo hambalyo walalkey c/wali Ibrahim 😍from Belgium 🇧🇪🌹

  • @cabdifataaxhanad7074

    @cabdifataaxhanad7074

    4 жыл бұрын

    woow isku wadanbaynu joognaaye magaaladee ka joogtaa wllo

  • @mustafakaraamabalad2233
    @mustafakaraamabalad22334 жыл бұрын

    Reer 🇩🇪 ... Like 👍🏽.. Team C/wali 👍🏽.. 6 daan yaa lasii deyn WLHI 6dan kalama dhacaan...💪🏾💪🏾👌🏽

  • @fadumonuur7264

    @fadumonuur7264

    4 жыл бұрын

    Waa runtaa 6 daan waa qatar

  • @ksateto998

    @ksateto998

    4 жыл бұрын

    ارقص في هذا العالم لا خ على كل

  • @ksateto998

    @ksateto998

    4 жыл бұрын

    🥰😀على أن يكون لك مكان فيها

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial53144 жыл бұрын

    Cabdiqadir muxidiin kulmiye nin la gaadhi karo maha mar hore qiimeyay inuu kaalinta 1aad galayo dhamantoodba hanbalyo ayaan lee yahay 🥰👌

  • @abdulahisaid9839
    @abdulahisaid98394 жыл бұрын

    mohamed abdiqadir mohamed 10 jeer ka badan baan kuso ceshadey hees qiiro leh aad u macaan bu qaadey inta aamin san in heestisa qiiro leedahey plz 100 like isaar

  • @engismailabdullahi6144
    @engismailabdullahi61444 жыл бұрын

    Hhhh cabdiweli zxb horta hambalyo Mid ban kaala dardaarmaya zxb Kolba fanaaan cusub baad tahee lkin naga ilaaali sida dayax dalnuurshe ha is cadayn mrkaa xooga hesho

  • @sahrocumar7226

    @sahrocumar7226

    4 жыл бұрын

    Eng soomane ab owalbo fanaan buu ahaa heshiisa KZread ayey ku jiran

  • @engismailabdullahi6144

    @engismailabdullahi6144

    4 жыл бұрын

    Haaa aad iyo aad waan la socday wllshy

  • @ayaanmohamed958

    @ayaanmohamed958

    4 жыл бұрын

    Hhhhhhh Fanku isaga dadka cdeeye just dhowr bilood le sug😅

  • @engismailabdullahi6144

    @engismailabdullahi6144

    4 жыл бұрын

    Hhhhhhh wllo ayaaan fanku hadi u wax cadeeyo axmed cali cigaaal iyo maryan mursal buu cadayn lahaa e dadku iyaga diyaano is mariya e

  • @jawaahirabdifarah5535

    @jawaahirabdifarah5535

    4 жыл бұрын

    hhhhh ma qsli kar

  • @waliyare5843
    @waliyare58434 жыл бұрын

    Team kulmiye like ii saara wiilka kaalinta koobaad galay

  • @mohamedawliyo9874
    @mohamedawliyo98744 жыл бұрын

    Xisbiga Kulmiye waa guulaystay Cabdiqadir Kulmiye waa guulaystay Qofkii guul raba KULMIYE ha la baxo

  • @xamzeibraahim2373

    @xamzeibraahim2373

    4 жыл бұрын

    kkkkkkk

  • @zulthanzuriyaofficial8588

    @zulthanzuriyaofficial8588

    4 жыл бұрын

    @@xamzeibraahim2373 hhhhh

  • @dhacdooyinkaqaartube9567
    @dhacdooyinkaqaartube95672 жыл бұрын

    Balanbaalis studio waad kumahadsntihiin muuqaaladaad soo gudbisaan idinka iyo wadnaha fm

Келесі