Abwaan Maxamed Saalim oo Suugaantiisa uga warramay KF Media TV iyo Suugaantiisa Caan baxday.

Kala Soco KF Media TV , Wararkii u Danbeeyay , Barnaamijyo ku xiisa Galiya , iyo Warbixino. Subiscribe , Like and Comments

Пікірлер: 6

  • @Amina_624
    @Amina_6244 ай бұрын

    Sax wlhi heeesaha calaacalkaa jeclahay 👌👌

  • @OdayAhmed-tl7cs
    @OdayAhmed-tl7cs4 ай бұрын

    Omer Dabjacyl ama Xamse xadaari soo qabta sxipayaal ama Maxamed shilke raggaas ba fanka shitee iyo Abdikadir Qalinle ❤🎉

  • @ahmedhassanhassan1270
    @ahmedhassanhassan12704 ай бұрын

    Nio koley Iyo koley Mal mahaan waxa inagu Soo batay Hal Abuur Aan Xeel-dheeri Badan Aysan Ka muuqan Aya Abwaan loogu yeerayaa 😢 Abwaan ka Abwaanimadiisa waxay Ka Dhex muuqataa Farshaxan kiisa iyo waayo Arag nimadiisa Nio Nin kaagan wariyaha Ah Waxaan kaa Cod sanayaa Erayga Abwaan qofka loo Isticmaalo iyo meesha Ha boon ku beeg

  • @cabdifataaxkhadarhassan-iy7wn
    @cabdifataaxkhadarhassan-iy7wn4 ай бұрын

    ❤🔥🔥

  • @afnanaided
    @afnanaided4 ай бұрын

    Abwaanada calaacalka ku badan noogu yeedha

  • @khaledbuzkit9483
    @khaledbuzkit94834 ай бұрын

    waxa keenaysa in heesa aroosa ay magac raaciyan abwaanda danbe qofkii lacag bay ka qadanyan marka waa qasab in uu magacisa la raciyaa abwaandii hore hadiyad ahaan bay udhiibi jiren

Келесі