"Gabay Quluubta Gil-gilaaya Abwaan Nageeye Cali Khaliif.Gurmadkii Midnimada .

Subscribe✔Share✔ Like✔Comment✔
Channel-ka Xoday Media Kala Soco Warar Barnaamijyo Xiiso badan Riwaayadu isla marka ay dhacayaan.
• Gabanada Wayaanuhu korsaday waad ka garataaye,
• Safaradan Addis loo galee ceebta laga goosto,
• Ujeedooyin wada gaar ah baa loo goleeyahaye,
• Waa in ay Amiirkooda guud raali geliyaane,
• Waa in ay Canjeerada gurtaan labada gooroode,
• Gacan qaadka waa in ay indhaha hoosta geliyaane,
• Waa in ay Hadyado gaar ah iyo Shilimo geeyaane,
• Xashka waa in ay soo gutaan gaalku soo rogaye,
• “Haye Gaashe” mooyee wax kale waa la gees maraye!
• Hadduu garasho leeyahay waxaa wuu ka guban laaye,
• Garoomada markuu soo deguu gudub u soo laabto,
• Wiil garasho dheeriyo si uu gob ugu eekaado,
• Galad been ah iyo waa in uu guulo tiriyaaye!
Gurmadkii Midnimada: Nageeye Cali Khaliif, 2017

Пікірлер: 47

  • @cisiidsaalax716
    @cisiidsaalax7164 жыл бұрын

    Nin dhalin yaraa oo ilahay aqli kumanaystay nageeye gabayadiisa waan kacabsadaa waayo mar ale iyo markaan dhagaysto calooshaa igadoonta ilmaana isoo dhaafta saas darteed waan isdhaafiya lkin runta lagama noxo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @user-jr8ve5jf4h

    @user-jr8ve5jf4h

    4 ай бұрын

    hada waa xagjir

  • @cabdiraxiinahmed7505
    @cabdiraxiinahmed75055 жыл бұрын

    Wlhi waa mid kamid ah abwaanad aan taageerada uhayo allaha ku xifdiyo intaad garato dad nawada garteeh

  • @goobanimojecelgabadhareera6084
    @goobanimojecelgabadhareera60846 жыл бұрын

    Abwankan wan jeclahy walahi wa geesi niin rageed dhartay allow somali geesiigan oo kale uu badi

  • @rayanyusuf462
    @rayanyusuf4625 жыл бұрын

    abwan nageeye aadbaan utaageeraa asaxbey meel aan kalaxariiri iishega

  • @aasiyaahmed2586
    @aasiyaahmed25865 жыл бұрын

    Nageye cali khaliif Go forwad indro ❤❤👌👌👌

  • @canabcabdiwalicabdilaahi1318
    @canabcabdiwalicabdilaahi13183 жыл бұрын

    Wllhy waa abwaan qaran allah haku dhowro Walal

  • @sharmarkejamadiriye6860
    @sharmarkejamadiriye68605 жыл бұрын

    wan ku tageera sxp nageeye cali khalif

  • @user-jp4mf9hd1n
    @user-jp4mf9hd1nАй бұрын

    Ninkasta oo xaniiyuhu guban mnta wagarac😢☝

  • @axmadcabdiwali3928
    @axmadcabdiwali39282 жыл бұрын

    masha Allah nageeyow wlle allha ku xafido aaqiro iyo aduunba

  • @xodaymedia3565
    @xodaymedia35654 жыл бұрын

    Channel-ka Xoday Media kusoo Dhawaada. Subscribe ✔Like ✔Comment Share✔Thanks. Kala soco #KZreadChannel-kan Warar , Suugaan , barnaamijiyo Xiiso badan.

  • @fadumoidil4931
    @fadumoidil49313 жыл бұрын

    WA xaqiiiqo illahow wax fahansiii

  • @saidissa1815
    @saidissa18154 ай бұрын

    Wlahi nin waa nin runsheeg ah

  • @user-ip7pd6we3h
    @user-ip7pd6we3h7 ай бұрын

    Abwaanka abwaanada nageeye Cali khaliif

  • @nasteexoibraahim-zm7ox
    @nasteexoibraahim-zm7ox8 ай бұрын

    Alle hantidii lagaa faaideysan waaya waa laga faaideystaa 😢hanti qaran buu ahaa lkn waxay cadeynaynasaa soomali iyo caqli xumadadeeda😭😭😭

  • @Amina_Isse

    @Amina_Isse

    7 ай бұрын

    Cumar seerbiya waligii miyy is yqaaneeen😢

  • @diiryeweyd455
    @diiryeweyd4556 жыл бұрын

    nin kii caqli leh wuu fahmaya gsbaygu wuxuu daarsn yahay nacasna loo sheegi masyo maanshaalah tabaarakalaah il iyo cawri ls aw

  • @user-yn6gb8sf9o
    @user-yn6gb8sf9o4 ай бұрын

    Waligay ruux la mid somali markin wuxu aqali badn o xigmad badn

  • @zakinazzer3681
    @zakinazzer36815 жыл бұрын

    Abwaan baan kuu daayey

  • @caaliyaquen1878
    @caaliyaquen18785 жыл бұрын

    masha allah abwaane so dhawaw

  • @dhacdooyinkaqaartube9567
    @dhacdooyinkaqaartube95672 жыл бұрын

    M.a abwaan dhmystiran

  • @xamzeali9949
    @xamzeali99495 жыл бұрын

    Mnsh Allah

  • @abdiasiisklarabdiasisklar8597
    @abdiasiisklarabdiasisklar8597 Жыл бұрын

    FROm somalia 😅😅😅#cai saleban mj

  • @MA-ul3em
    @MA-ul3em6 жыл бұрын

    Mansha'alah

  • @sahraa7750

    @sahraa7750

    6 жыл бұрын

    Allaah caqligaaga hakuu siyaadiyo murtida iyo aftanimadu waa hibo eebe

  • @saah2497
    @saah24977 ай бұрын

    😢😢😢😢😢😢

  • @apazade1220
    @apazade12208 ай бұрын

    Wax badan buu somali la hadlay Lkn way fahmi wayen hada wuxu qatay Goan qar iska tuura oon waxba dhamin kan hada dallku ku suganyaha alle ha amansado abwanka

  • @abdifatahamaan3306
    @abdifatahamaan33066 жыл бұрын

    kalaamag sax walah

  • @somlillndsiciidcraxamaan6843
    @somlillndsiciidcraxamaan68435 жыл бұрын

    Xilkiisii nin gabay maxaa guurti lagu sheegay. Sida salacaleee hhhh

  • @hiddigaale7951
    @hiddigaale79514 жыл бұрын

    Mujaahid mujaahid dhalay

  • @user-pl5wm6kx3v
    @user-pl5wm6kx3v2 жыл бұрын

    ج

  • @jameswilliam5247
    @jameswilliam52472 жыл бұрын

    Waa sheeko qaafiyad loo sameeyay kkkkkkkkkkkkkk

  • @Burcaawi44332
    @Burcaawi443326 ай бұрын

    Nageeye gorta degaankee ayuu kasoo jedaa soomaliland gobolkee ayey dagaan ma reer awdalbaa ninkaasi horta

  • @ClaahiMuxumed

    @ClaahiMuxumed

    3 ай бұрын

    Hargeisa

  • @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si

    @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si

    3 ай бұрын

    GRXIS ISxaq, CARE hyonis

  • @abdiiidaani1040
    @abdiiidaani10406 жыл бұрын

    Yarkan rayiga laga xaday yaa wax usheega toloow

  • @saalimapdirizak5964

    @saalimapdirizak5964

    5 жыл бұрын

    Wllhi xaqiiqadu ka hadle adaa mangaba

  • @ismailmohamed8329

    @ismailmohamed8329

    5 жыл бұрын

    Nin kan tisa intu dhafay ayu raba inu tada ku daro adigana adigo tadi gabay ayad isagi kuso labatay Khof caqli leh iska dhig sxb

  • @suleimanabdirahman6929

    @suleimanabdirahman6929

    5 жыл бұрын

    Soomaali kala tagi maysee Nageeye Xadkaa dhibayee Dawladnimo waxba may disheen yaa yidhaa sidaa ay Djibouti iyo Somalia wada yihiin ayuunbaa walaalo loo ahaan lahaa

  • @xodaymedia3565

    @xodaymedia3565

    5 жыл бұрын

    Caqligaaga daciifka ah ayaad hadashay.

  • @abdiiidaani1040

    @abdiiidaani1040

    5 жыл бұрын

    @@xodaymedia3565 kaaga kadifiicsan ayad hadashay sxb hadii nageeye nin raga yahay halkuu kudhashay isagoo jooga ayuu fikirkiisa hadlinaa lkn maxad garanaysa lamid baa tahee