WAREYSIGA SHIIQ AXMED NUUR CALI JIMCAALE

Ойын-сауық

MAREYKANKA OO XAYIRAADII KA QAADAY SHIRKADII BARAKAAT.

Пікірлер: 159

  • @sahala.moktar9308
    @sahala.moktar93084 жыл бұрын

    Sheekha Allaha barakeeyo Djibouti bn kula kulmay waa shakhsi daacada oo ahlul Cibaaado ah.

  • @abdikanimohamed3768

    @abdikanimohamed3768

    4 жыл бұрын

    abaha cibaadada ka was kuwan dadka day and night leynaayo Monday iyo kahmiiskastaba waa sooman saladana salad Kuma daraan kuwaasona cawiya xoolahana waxu ka sameyey masakiinta somaliyeed wagi u waadanaka burburey ayu carabta alle siyey xoolaha sakada ka soo qadijirey isago leh waxan sinaaya dad masakiin iyo agoon ah somali area code 252 waxu leeyahay aniga isakaleh lacagta account ku dhacda ku wa sheeganayo doladana wax yar ayu u tuura marka habartaa siilkeeed kaga soow wax soo qorey

  • @sahala.moktar9308

    @sahala.moktar9308

    4 жыл бұрын

    @@abdikanimohamed3768 maxa igu cayday wll.

  • @fariin3624

    @fariin3624

    2 жыл бұрын

    Wall, waxaan hayaa fikrad ganacsi, Marka wall sheekh meel aan kala xariiro ma iisheegi kartaa.

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw4 жыл бұрын

    Xalaal Ma Dhunto Sadaqadii iyo masaakiintii Uu Wax Taray ayuu Ku Bad baadey Masha Allaaah Illaaah ayaa mahad leh Waa Guul u soo hoyatey Umadda Soomaaliyeed

  • @ShamisDaqarre
    @ShamisDaqarre4 жыл бұрын

    Masha Allah xalaaleey malunto daacadi mahungoowdo ilaaheey hakula jiro sh Axmad nuur Cali jimcaale waa qof sadaqa badan xafidulaH

  • @abdikanimohamed3768

    @abdikanimohamed3768

    4 жыл бұрын

    tuug umada xoolahooda dhacay xata somalya area code isaga qaatey fucking asshole

  • @haniyusufilmi9754
    @haniyusufilmi97544 жыл бұрын

    Ilahay waxa ka baryya inuu cimri iyo cafimadba ku siiyo Shiikh ahmed nuur. Wa nin ehlu cibaado ah somalida na caawiya

  • @khadarminnesota8611
    @khadarminnesota86114 жыл бұрын

    Allah habarakeeyo. Sh. Ahmednuur Jimcaale waa shakhsi wanaagsan oo sadaqo badan bixiya.

  • @mulkisiyad6785
    @mulkisiyad67854 жыл бұрын

    Allaahu'akbar allow towfiiqda nawaafaji aamiina amiin yaa allaah

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia34164 жыл бұрын

    Masha allah sheikha waa nin daacad ah oo hal abuur leh ilaahey isaga iyo saxibkiis ahne samigiis Ahmed Foodeey oo meel sare gaarsiiyay iyo in laga qaado gacan weyn ka geestay allah ha unaxariistee

  • @abdikanisaidhussein
    @abdikanisaidhussein2 жыл бұрын

    Masha allah, alle swt ha barakeyo Sheekh Axmednuur Cali Jimcale, Aamiin.

  • @abdirahmanmohamed9109
    @abdirahmanmohamed91094 жыл бұрын

    Mashalah shiikh axmed nuur waa ruux daacad ah oo dalka wax u qabtay iyo dhalinta somaaliyeed waxaan ku rajeenaa guul aakhiro iyo aduun waa walaalka alle dartiisa ku jecel.

  • @cisecadehassan9316
    @cisecadehassan93164 жыл бұрын

    Illahow sheekha aiduu garkiisu uweynyahay Qalbigiisa uweynee Aamiin ya Rabi

  • @aaranlivestock6054
    @aaranlivestock60544 жыл бұрын

    Shiikhaan waresigisa maanta iigu horeso waana taageeri jiray kheyr badan alle ha siiyo

  • @xaliye1902
    @xaliye19024 жыл бұрын

    Msh allah Sheikh Ahmed nuur ali jimcale Alaha kudhowro aduun iyo akhiro insh allah ❤️

  • @khadarmindhayare4189
    @khadarmindhayare41894 жыл бұрын

    Ma sha alah shiekh axmed nur alaha barakeeyo cimri dheeri iyo caafimaad alaha siiyo

  • @farhiyogagale9616
    @farhiyogagale96164 жыл бұрын

    Masha allaah aadban ugufaraxsanahay xayiraada laga qaaday barakaado nin aan sirqabin saabaa biya uceliya

  • @abditryhard3529
    @abditryhard35294 жыл бұрын

    Masha allah ilahey cimriga allaha kuu barakeeyo iyo xoolahaagaba

  • @cibaadu-raxmaanofficial7614
    @cibaadu-raxmaanofficial76144 жыл бұрын

    Maasha allah sheikh axmed nuur ilaahay haku xafido qeyrka aad wado

  • @omarhusseinmoosa1404
    @omarhusseinmoosa14044 жыл бұрын

    Allaha Barakeeyo Shiikha isaga oo kale Allaha inoo Badiyo

  • @bashirhusseinhassan8704
    @bashirhusseinhassan87044 жыл бұрын

    masha'allah waa marki igu horeysay oo aan arkay sh Ahmed

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn33464 жыл бұрын

    Shiek Ahmed noor i congratulate him for the release of his blocked money

  • @luulmaxamuud1738
    @luulmaxamuud17384 жыл бұрын

    Alxsmdulilah sh axmadnuur allaha kuxifdiyo

  • @yobowest422
    @yobowest4224 жыл бұрын

    Hatha min fadli rabi inallaha macasabirina sheikh ahmed xafidullahi

  • @hasanmustafmukhtar4202
    @hasanmustafmukhtar42022 жыл бұрын

    Maasha allaah waa sheekha ugu lacagta badan soomaaliya oo dhan

  • @fatumaali1924
    @fatumaali19244 жыл бұрын

    Maa shaa allaah albarakaad waan jeclahey waxaan ahaay dadkii ka qaxay xamar oo joogtay qaxootiga utanga ee ku taalay mambasa Ma hilmaamin guuleyso shiikhow

  • @mohamedsuleiman5370

    @mohamedsuleiman5370

    2 жыл бұрын

    Halka ba ku dhashay anna..cajiib.

  • @maxamedcumar38
    @maxamedcumar384 жыл бұрын

    Masha shalaah waa ilaah mahadiis الحمد لله shiikh axmed nuur cali ilaah haku xafido

  • @jeeswano7047
    @jeeswano70474 жыл бұрын

    MAASHAA ALLAH SOMAALI YOO DHAN WAA NINKII EEY ISKU MID U YIHIIN DADKIISA IYO DALKIISANA WAXTARAY SHEIKH AXMAD NUUR CALI JIMCAALE SADAQADA UU KU BIXIYO CARUURTA AGOONTA DADKA CUURYAAMADA IYO HOOYOOYIN BADAN OO DHIBAATEYSAN MAASHAA ALLAH ILAAHEY HAKU BARAKEEYO

  • @safwaanhassan4610
    @safwaanhassan4610 Жыл бұрын

    MazhalaH Adeerkey Ahmed nuur cali jimcaale Allaha kubarakeeyo shirkadaadana wanaag allaha kugu wado

  • @abk6450
    @abk64504 жыл бұрын

    Guul ☝🏿 mashAllah tabarakAllah

  • @sudawaabqurux423
    @sudawaabqurux4234 жыл бұрын

    Qofka daacad ah Alle swt waa u siyaaduya oo waa barakeeya

  • @samasa436
    @samasa4364 жыл бұрын

    Dowladu waa in ay lashaqeysaa wadaadkaan si’dibloogu hagaajiyo national bank of Somalia iyo somali finance sector. He looks knowledgeable, trustworthy and visionary person.

  • @saidaali412

    @saidaali412

    4 жыл бұрын

    Waa runtaa

  • @ibrahimkrama1711

    @ibrahimkrama1711

    4 жыл бұрын

    Said Adan he’s a billionaire

  • @samasa436

    @samasa436

    4 жыл бұрын

    I don’t know but if he is; that is wonderful. But my friend, what is your point? Are you saying since he has a lot of money he cannot hold public office.

  • @ibrahimkrama1711

    @ibrahimkrama1711

    4 жыл бұрын

    Said Adan nah I mean he can do a lot as lone he make billions in Africa he can do a lot in the gdp

  • @msa_1439
    @msa_14394 жыл бұрын

    Maashaa Alaah Xoola iyo Maal Xalaaal ah SHeekh Axmed Nuur Cali Jimcaale waa Nin Rolmodel u Noqon kara Dhamaan Bulshada Shanta Soomaaliyeed

  • @RanjeetSingh-fv5je
    @RanjeetSingh-fv5je4 жыл бұрын

    scw DAAHIR CALASOW maxishoodo waa runta waa nin ale xishoodkii ka qaaday

  • @beryalex1798
    @beryalex17984 жыл бұрын

    Allow u barakee xoolahiisa waa dareemi kartaa qof ka wal wal san qof lacag uu u haayo naadinaayo imannka uu leeyahay uuna ka wal walsanyahay

  • @alimohedosman3147
    @alimohedosman31474 жыл бұрын

    Maashaa allaha shiikha allaha xifdiyo

  • @Zhangzhi123
    @Zhangzhi1234 жыл бұрын

    Masha allha Allaha cadowga idinka qabto

  • @geeloowgulaaloow9966
    @geeloowgulaaloow99664 жыл бұрын

    Ninkaan jabuuti ayaan ku arkay masaajidka ayaan ku arki jirey waa gacan furanyahay ilahay habarakeeyo

  • @udbiabdi742
    @udbiabdi7424 жыл бұрын

    Alxamdullilah Masha Allah.

  • @maafaraxnaa5665
    @maafaraxnaa56654 жыл бұрын

    Masha allah allaha ku xafido

  • @behlisomli8374
    @behlisomli83744 жыл бұрын

    ASC SHEKH AXMED NUR ALLA HA.IDINKA XIFDIYO CADAWADA ANIGA QOF MA EDAYNAYO LAKIN ALLA. MAHDEH XAYYIRADI LA IDNKA QADA MAHADSANIDIN

  • @abdirahmanjimcaale5641
    @abdirahmanjimcaale56412 жыл бұрын

    Masha Allah alle hanaxafido dhamanteyna alle hanaxafido Amiin Amiin Amiin

  • @abditryhard3529
    @abditryhard35294 жыл бұрын

    Sheekh allaha barakeryo

  • @saidaali412
    @saidaali4124 жыл бұрын

    Masha allaha sheekh

  • @Salma-Ibra
    @Salma-Ibra4 жыл бұрын

    MASHAA'AL'LAAH ,

  • @ilhaancabdiraxiim8633
    @ilhaancabdiraxiim86334 ай бұрын

    Hormuud kaaaLinta 1waaad waxaa kujirooo DuduBLeee kaaaLinta 2Baad Murusadeee maisku RaacNay SoomaaLiyeeey Runtaaa Fiiican From DuduBLeeee🎉🎉🎉😢

  • @abdirahmanjimcaale5641
    @abdirahmanjimcaale56412 жыл бұрын

    Ma sha Allah

  • @abuubakarcusmaan2774
    @abuubakarcusmaan27744 жыл бұрын

    maasha allah nin xikmad badan sheekada waa nago sacotaa

  • @mohamedabdulle156
    @mohamedabdulle1564 жыл бұрын

    Maah alah sheekha alaha xafido Sheekha waxaa ka codsanaa inuu shirkada hormuud shaqo iga siiyo

  • @taqwatube1372

    @taqwatube1372

    4 жыл бұрын

    Soo qor telephone ☎️ kaaga meeshaad joogto aqoontaada oo aad ka been sheegin.

  • @khadarmindhayare4189
    @khadarmindhayare41894 жыл бұрын

    Shiekh axmed nur cali jimcaale alaha Xifdiyo

  • @mohamedyacquub3434
    @mohamedyacquub34342 жыл бұрын

    ILaah baa xaal og. Shukran.

  • @ygorod9258
    @ygorod92584 жыл бұрын

    Maalqabeen waliba waxuu lalitaa xanuuno Hanti waa lahelaa balse cafimaadka lama helo Allah gacantiisa ayee kujirtaa ilahay cafimaadka ino siyaadi

  • @geeddibaabow9370
    @geeddibaabow93704 жыл бұрын

    Alle ha idin aruursho

  • @awaleabdi9885
    @awaleabdi98854 жыл бұрын

    Allha ku sharfo shekh

  • @mohammedyoussouf4103
    @mohammedyoussouf41034 жыл бұрын

    Eebbe ayaa mahadda iska leh ,xoolo xalaal ahina ma dhunto, waxaa jirey Germany nin ka xawili jirey Albarakaad oo la yiraahdo Cabdicasiis Ceynab deganaa (BENSHEIM)oo u xirnaa muddo 6sano ah arintan xawilaada, ninkaana ha la siiyo fiiro gaar ah,goob joog ayaana u ahaa markey dhaceysey.Mahadsanid

  • @khalifjama2472
    @khalifjama24724 жыл бұрын

    Ilaahay maal kisa ha ubarakeeyo maansha Allah

  • @khadarmindhayare4189
    @khadarmindhayare41894 жыл бұрын

    Shirkadi albarakaat kaliya xariyaat lama saarin somaaali odhan ba xayiraat la saaray

  • @qubqac9913
    @qubqac99134 жыл бұрын

    Dhowr jeer ayaan la kulmay waa nin farxaan ah oo aan isla waynayn, waana shaqsi cibaado badan, aad ayuu u samir iyo dulqaad badan yahay

  • @maxamedali3718
    @maxamedali37183 жыл бұрын

    Sheikh axmed nuur alle haku barakeeyo kuma aqaano lkn muuqaalkada nin wng sn ayaad u ektahay

  • @dhaymanshariif7977
    @dhaymanshariif79772 жыл бұрын

    M.a 🥰❤

  • @sochedorg5775
    @sochedorg57754 жыл бұрын

    Somaliyeey Dowladnimada iyo Dowlad leedhay waa muhiim

  • @nasromohamed4905
    @nasromohamed49054 жыл бұрын

    Masha Allah somalia kubahaan

  • @wiillyamjohn7352
    @wiillyamjohn73524 жыл бұрын

    SHEEQ AXMED NUUR JIMCAALE ILAAHAYE HA XIFDIYO KORMAAN KA AQAANAA LAAKIIN WALAASHII IYO WALAALKII BAAN AQAAN ASHKIRO SHEEQ CABDULAAHI XAAMUD

  • @cisecadehassan9316
    @cisecadehassan93164 жыл бұрын

    Sheekh shirkad cuaub soo shaqo gelli Albarakat dhib baa kaasoogaadhay odaygii cabdi xoosh ahay cafis ka dalbo hantidiisana iyo faaiidadiisa sii wabillahi towfiiq

  • @qubqac9913

    @qubqac9913

    4 жыл бұрын

    Cabdi Xoosh, markii uu hantida gadanayay DUBAI, waxaa looga duubay cajalado muuqaal ah, lakiin CABDI XOOSH , markii uu dhulkaas dhacayay oo uu xirxirayay dadkii dhulka lahaa malaga hadlay

  • @khadarmindhayare4189
    @khadarmindhayare41894 жыл бұрын

    Ilaha mahad iska leh

  • @mohamed88466
    @mohamed884664 жыл бұрын

    $100000 Soo dhaqaaji sheikh nin ilaahay wax siiyay baad tahee

  • @abdullahiyusuf3995
    @abdullahiyusuf39954 жыл бұрын

    shiikhan waxisa allaha ubarekeyo anaga ne allaha no sahlo lkn chance wuu ka faideysty isgarsinta somalia wuu nogu daneyay asaga ne wuu ku daneysty wuuna ka macashey adeer cafimad ku noolow

  • @xaliye1902
    @xaliye19024 жыл бұрын

    Rw kheyre Waa nin Adag runtii oo wax qabad leh

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 Жыл бұрын

    Meyl oo Ka taliyo Hasan shiikh mahamuud meyl fiican mahan waa xun waaye

  • @akhyaarildheer4611
    @akhyaarildheer46114 жыл бұрын

    Maansha allah shekh axmed nuur jimcaale jimcaale

  • @abdihakimofficia3839
    @abdihakimofficia3839 Жыл бұрын

    M.a

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 Жыл бұрын

    Meyl fiican mahan meyl oo Ka taliyo Hasan shiikh mahamuud meyl xun waaye

  • @hamzaosman3351
    @hamzaosman33514 жыл бұрын

    Ilaaheey ummada soomaaleed ha ka qabto ninkaan muddada dhuunta ka qabtey ee yiri wax walba anaa gadaya aamiin

  • @cabdicasiisabdeeq4501
    @cabdicasiisabdeeq45014 жыл бұрын

    Waa hogaamiye aad maskaxdiisa us istucmaala

  • @bilalcali2060
    @bilalcali20604 жыл бұрын

    Technologyada aduunka yuhuudbA gacant ku hays

  • @halimasacdia5156
    @halimasacdia51562 жыл бұрын

    Barakat maxa ladhaha Hormuud bu leyahy shekhu😏barakat wa wax marhore lagaso gudbay

  • @abdihakimofficia3839
    @abdihakimofficia3839 Жыл бұрын

    Alx

  • @nuurnuuraan8624
    @nuurnuuraan86244 жыл бұрын

    Horta kilmado ma Sheekh ba mise wa shiiq afcarabiga wa الشيخ maha الشيغ

  • @omarw5124

    @omarw5124

    4 жыл бұрын

    Waa sheekh

  • @MusseMNur

    @MusseMNur

    4 жыл бұрын

    Shiiq, waxa yidhaahda nimanka reer koonfurka ee somalia Haddii aanu nahay reer waqootyi somaliland waxaanu nidhaahnaa sheekh

  • @mxmdcmr1751

    @mxmdcmr1751

    4 жыл бұрын

    Sheekha illahay ha afakeyo

  • @zalmaanyare8520
    @zalmaanyare85203 жыл бұрын

    Uma maleynayo inoo comment iga danbeyo 🗾

  • @zakariamohamed1059
    @zakariamohamed10594 жыл бұрын

    Aniga aqoon badan uma lihi laakin dadka oo amaanaya qof taajir ah wax dhif ah waaye iyo asagoo runtii qof daacad ah ueg

  • @libanabdulrazak5401

    @libanabdulrazak5401

    3 жыл бұрын

    Wll wllhi wan kula qabaa anba aqoon uma lihi lkn dadki odhan ba amanaya cajiib allaha barakeeyo Sheekha❤

  • @gedefletv6049
    @gedefletv60493 жыл бұрын

    Kolay shiikhan anigu xumaan kuma arag laakiin gaaladu waxay rabtaa ninkii soomaaliya oo inyar shaqaysanaya inay ama maskaxda ka dilaan ama maalka kala dagaalamaan markaa anigu markaan qof islaama ahay oo soomaali aan ahay garab siinmaayo maraykan iyo gaalo laakiin waxaan garabsiinayaa axmed nuur jimacaale

  • @gedefletv6049

    @gedefletv6049

    3 жыл бұрын

    Waayo axmed nuur jimcaale waa nin muslina oo soomaaliya oo walaalkay ah laakiin maraykan colaad baa naga dhaxaysa waayo waa gaal

  • @dalalmaakhiri1060
    @dalalmaakhiri10604 жыл бұрын

    Odaygaan ina jimcaale waxaan ka MAKHRAANTI kacayaa in uu yahay nin DAACAD ah oo NADIIF ah, waa GANACSADAHA keliya ee dhamaan macaamiishiisii u celiyay lacagtii laga xanibay isaga oo weli lacagtii laga xanibay ka xaniban tahay. ILAAHAY HA U BARAKEEYO xoolihiisa iyo cimrigiisa.

  • @sahalmohamed3477
    @sahalmohamed34774 жыл бұрын

    Why Reer Koonfur ugu adag tahay xarafka (KH), please change the title to the correct sound (Shiikh)!!!!.

  • @abdulqadiradamali9123

    @abdulqadiradamali9123

    2 жыл бұрын

    Kkkkk. Sxb naguma adka "kh" waa qalad xaga qoraalka. Lakin koofur waxaad ka heli kartaa dad badan oo ay ku adagtahay C&Q siiba hadii aad taktit gobolka baay ama Bakool!!!

  • @mustafeabdi3364

    @mustafeabdi3364

    2 жыл бұрын

    Laab-Jaahile, Waxaad 30 mnts Daawataba Ma "KH" Aya kuu muuqatay, "INDHA DUQSI" Waaxid.

  • @sahalmohamed3477

    @sahalmohamed3477

    2 жыл бұрын

    @@mustafeabdi3364 (indho_Dukhsi) not Indho_Duqsi..., Qalbi-Jaahil

  • @YonisAbdillahihersi-zq1oq
    @YonisAbdillahihersi-zq1oq4 ай бұрын

    Bank Salam?

  • @zakariamohamed1059
    @zakariamohamed10594 жыл бұрын

    Waxaa hubaal ah hadii axmed nuur jimcaale madaxweyne kanoqdo soomaliya in dalkeena hagaagayo

  • @user-sy2bp4ju6n

    @user-sy2bp4ju6n

    4 жыл бұрын

    Masha allh ahloqer alah yaqaliika

  • @mohamedmusse8140
    @mohamedmusse81404 жыл бұрын

    Qofkaan oo kale waa in MG iyo DF katala qaataan oo maqlaan weeye.

  • @xuutovlogs7048
    @xuutovlogs70484 жыл бұрын

    Odaygu wu gariiraya mxa qaldan 👆

  • @goljanogsm

    @goljanogsm

    4 жыл бұрын

    Waa aduunyo wakhtigaa is guraaya waana tusaale inaan maal badan lagu joogay

  • @engzayidmohomedjuube4711
    @engzayidmohomedjuube47114 жыл бұрын

    Waar SHIIKH DHAHA OO KADAAYA SHIIQ SAXA AF SOMALIGA REER XAMARAWWW SHIIKH WAAA SHIIIKHH

  • @beryalex1798

    @beryalex1798

    2 жыл бұрын

    Adeer meesa lama qayilaayo dadkunqalad waa sameynkaraan!

  • @meml7569
    @meml75694 жыл бұрын

    Meshas waxad ka dareemesin in hormuud xirrir la leedahay dowlada

  • @mohammedhassan7654
    @mohammedhassan76542 жыл бұрын

    Mr Ahmed Nur Where’s my money?

  • @abdulqadirsalim8594
    @abdulqadirsalim85943 жыл бұрын

    AXMED NUUR JIMCAALE WAA NIN XIDIID LA NOQDAY ANAGA NAGA QABO GABAR OO WALASHEY SAFIYA CUMAR OO WELIBA AY U SOO KORISEY 2 WIIL CURAGDKIISA WALASHEY OO ILMA ADERR YIHIIN XAASKA AXMED NUUR JIMCALE WAXAAN KU LEEYAHAY ILSAH CADOWGA ILAA HA KA QABTO ANIGUNA MUDO BADAN AYAAN KU HIILINAYEY WAXAAN AHAY NIMCA CABDOW OO WALAL TAHAY XAASKAAGA OO KU KORISAY 2 WIILAL CABDULQADIR MAXAMED SALIM SHINGAANI

  • @mohamedabdulaziz2203
    @mohamedabdulaziz22032 жыл бұрын

    Qabilke waye us

  • @abbehassan5529
    @abbehassan55294 жыл бұрын

    WAA MOORYAAN WAA NINKA DHACAY HANTIDII SOMALIA. BIYIHII, KORONTADII, TELEFONKII, BANGIGII INTUBA MARKAY DOWLADII BURBURTAY AYUU XOOG KU QAATAY. SOO CELINA WUU DIIDAY ALSHABAABNA WUU KA BIILAA.

  • @UmmuAaran

    @UmmuAaran

    4 жыл бұрын

    Hhhhhhhh

  • @Mahdi--no8fn

    @Mahdi--no8fn

    2 жыл бұрын

    Beenaale futa madow oo cuqdad heyso ayaad tahau. Sheekha meel eber ah ayuu wax kasta ka bilaabay ayado dalka burbursan, wagaas xataa xaga isgaarsin waxa kaga horeysay Olympic qola la yoraahdo

  • @faarhass9967
    @faarhass99674 жыл бұрын

    Isgaarsiin dowlad ayaa gacanta inay kuhayso loogu talagalay si loosugo amaanka mudiniinta cadow dibada ah iyo ku gudaha ah OK diyaar matahay inaad share lahaato control isgaarsiin tana dowlada somaliyeed kuwa reejiso sicirkuna waa mid qaaliya muwadininta taagta darana halo naxariisto

  • @beryalex1798

    @beryalex1798

    4 жыл бұрын

    waad ka dhacsantahay wadanka dictator aya rabtaa inu soo noqdo

  • @faarhass9967

    @faarhass9967

    4 жыл бұрын

    @@beryalex1798 dariskeena waa Kenya iyo Ethiopian intaadan caalamka kale fiiri isgaarsiinta yaa gacanta kuhaaya ma ogtaha se in dalkaste amankisa isgarsinta laga suge

  • @beryalex1798

    @beryalex1798

    4 жыл бұрын

    Faar Hass amaanka ina la sugo ma diidin wada shaqeen ayaa ka dhexeen karto hadhowna marku diktatoor meel kasto la wareego adoo mudaharadayo yaan la arkin oo bombe tuurayo

  • @KosovoO-vt5gl
    @KosovoO-vt5gl4 жыл бұрын

    DIINTA ISLAAMKA , AQOONTA , LUQADA IYO GANACSIGA WAXYAABO BADAN WAY INAGA DHAXEEYAAN DALALKA SOMALIDU DEGTO EE SOMALILAND JABUUTI IYO SOMALIYA👉🏻

  • @califaaraxamaxamed6534

    @califaaraxamaxamed6534

    4 жыл бұрын

    Somalilander waa kuu salaamay

  • @SNUFFED2ROLLs

    @SNUFFED2ROLLs

    4 жыл бұрын

    somaliland is part and parcel of somalia

  • @KosovoO-vt5gl

    @KosovoO-vt5gl

    4 жыл бұрын

    SNUFFED2ROLLs SOMALILAND IS A REAL GOVERNMENT ACCORDING INTERNATUONAL LAW OF COUNTRIES BUT ISNOT STILL RECOGNIZING BY SEVERAL CONDITIONS AND WE ARE BELEIVING TO HOLD OUR FLAG TO GET A PERMISSION REAL GOVERNMENT ALSO WE ARE NOT BACK SOMALIA AGAIN POTENTIALLY ITS OUR LIVE AND OUR CHILDRENS FUTURE ITS THEIR MOTHER LAND👉🏻

  • @aadamtanbiih
    @aadamtanbiih Жыл бұрын

    Reer galbeed markastaba ma ogola raalina kama aha cid kasta oo u gargaareysa kitaabka Alle iyo muslimiinta. Waxa barakaat loo xirayna intaas ayey aheyd. maadaama dalka ay ka socdeen markaas dhaqdhaqaaqyo lagu doonayey in xukunkii islaamka dib loogu soo celiyo.

  • @abdiwaalimohamed6581
    @abdiwaalimohamed65814 жыл бұрын

    954956 ayo ahaa leebleen kena

  • @mahamedfaysal1493
    @mahamedfaysal14932 жыл бұрын

    runtii adiga dhibkaaga wad kahadashay dibaatada dowlada la aanta 31 yeris kawaran

  • @abselma3330

    @abselma3330

    2 жыл бұрын

    Dawlad iyo dad somali lama arkeen hadaysan ragan dadkooda u cararin xilibwaxay shaqeeyeen dawlda somalia ladhoho jirinba oo qatartu aad u waynayd kaliya fiiri lacag intii lasoo qaado qofka leh qabiil lagu raadinaayo siday u cuslayd oo dalkuna halistiisa watay dhac iyo boobna xalaal ka ahayd.

  • @kuma_ahay1005
    @kuma_ahay10054 жыл бұрын

    Like Saar One comment me

  • @xusenwadaad1742

    @xusenwadaad1742

    4 жыл бұрын

    Hormood ina jimcale telesom ina jicaale golis ina jimcale salaam bank ina jimcale darasalam bank ina jimcaale marka mala odhan kara xayiradii wa ku fa'iiday

  • @abdiahmed6380
    @abdiahmed63804 жыл бұрын

    Adkbboijobob

  • @zakariamohamed1059
    @zakariamohamed10594 жыл бұрын

    Mudane Axmed nuur cali jimcaale for president . Madaxwdynaha mustaqbalka dhaw aa rajaynayno in uu dalka hogaamiyo.

  • @jaamackaasimkaasim7696
    @jaamackaasimkaasim76964 жыл бұрын

    Lacagta hadii ilaahay ku siiyo inaad umada u anfacdo ayaa laguu siiyaa ee macnuhu ma ahan inaad is lahay siiso oo saad doonto aad ka yeesho adeer waxaa laguugu xantaa inaad umada ku gumaysatay oo cadaw la shaqay say qaasatan raga diinta ku cayaaray manta ee loo yaqaano al qaacida faracooda itixaadka anyway waxan ku leeyahay toos oo xoolahaga muslim haku dhibin dhibka waxaa kamida qaaliga sicirka hadii kale qaaruun waxba kama duwanaa naysid

  • @ahmedaden3419

    @ahmedaden3419

    4 жыл бұрын

    Walaal lacagta umada wax ugu qabo waa waajib lakiin diinta meel kuma taal in laga rabo in uu maalkiisa chan u isticmaalo in uu umada wax ku taro

  • @abdikhadarmohamed1762
    @abdikhadarmohamed17624 жыл бұрын

    Sifiican uhadal caloosha hakahadline

Келесі