XODAY MEDIA

XODAY MEDIA

Channel-ka Xoday Media kusoo dhawoow Subscribe ✔Like ✔Comment Share✔Thanks.
Kala soco #KZreadChannel-kan Warar , Suugaan , barnaamijiyo Xiiso badan.

Sabowanaag District

Sabowanaag District

Abwaan Ismaaciil Carab

Abwaan Ismaaciil Carab

Shaxda Ragga

Shaxda Ragga

Buugga Mayal

Buugga Mayal

Haro Garduur

Haro Garduur

Cali Xaamud oo hadlay

Cali Xaamud oo hadlay

Пікірлер

  • @Ahmedcade-ve2em
    @Ahmedcade-ve2em5 күн бұрын

    Alle ha cafiyoh 😢😢😢

  • @AsmaaciilIsmaaciil
    @AsmaaciilIsmaaciil13 күн бұрын

    Ilma adeerayaaloow dhulka. Aad dagantiin waa dhul cidagale hargeisa ilaa hawd ee buuq la aan nagula jooga dhulkii ayaad naga qaadeene maanulkana miyaad naga qaadayzaan markaa usku noqdoo

  • @user-xv9sw2yy5j
    @user-xv9sw2yy5j24 күн бұрын

    ANAS GABAY

  • @user-xv9sw2yy5j
    @user-xv9sw2yy5j24 күн бұрын

    ANAS GABAY

  • @user-xv9sw2yy5j
    @user-xv9sw2yy5j24 күн бұрын

    ANAS GABAY

  • @user-xv9sw2yy5j
    @user-xv9sw2yy5j24 күн бұрын

    ANAS GABAY

  • @cabdihassan3084
    @cabdihassan3084Ай бұрын

    Garayucuun gunta ururtey baqe ayay giilalyoodeen sabtii nagu gadaaneyd gafuurcus geedewaaqle ilmo gabaxdu indheer garad ayuu ahaa astankasta oo gunimo midgo nimo lagu garto ayuu sheegey

  • @user-dd4ft6iu8e
    @user-dd4ft6iu8eАй бұрын

    Muuse qamuunyo .

  • @osmansufi4066
    @osmansufi4066Ай бұрын

    Ninka police ka ahaa ee uu sheegayaa waa korneyl Cali xaji aaden aw cilmi qabile oo adeer u ahaa fawsiya yusuf xaji aaden ahaa ninkii haystay 2969kii sirdoonkii somalida ee la odhan jirey specail branch markii danbe laga dhigey Nss oo la socday inqilaabkii kacaankii laakiin wasiisal wasaare cigaal uu yidhi hadii barlamaanku heshiin waayo ciidanku ha ina qabsadaan habeenkii 21kii oktoobar cigaal wuu la socday inqilaabka laakiin wuxuu arkay in aan barlamaanka badan koodu jaahilka yahay ayna xal ahayn gurigii raiisul wasaaruhu degenaa oo liido ku yaalay ayuu hadhkiisa fadhiistay wuxuuna dr edna aden oo xaaskiisa ahayd ku yidhi gogol iyo buste is diyaari caawa xukunka mulateri ayaa la wareegaya aniga ayaana u horeeya qof la qabto isagoo halkii fadhiya aye shireen saraakiishii kacaanku yaa soo qabanaya way ka wada maageen muse rabiile oo kaariiste ahaa ayaa yidhi aniga kawdii iyo badhkii habeenimi ayuu muse rabiile kaare ku jabiyey ganjeelkii mise guriga hortiisa ayuu fadhiyaa cigaal markuu muse soo galay ayuu bastoolad ula baxay cigaal baa qoslay oo yidhi waan garanayey koonfur iyo waqooyi ninka is imanayaa inuu adiga yahay diyaar baan ahee ina wadi muse ayaa rabay inuu katiinad ku xidho oo kaaraha ku rido laakiin saraakiishii ka hooseysey ayaa ka diidey oo hawiye iyo daarood ahayd oo yidhi maya gaadhiga saar isagoo aanad katiinad ku xidhin waxay ku qorantahay xusuus qorkiisii habeenkii inqilaabka markaas kacaankii waxay u arkeen gaashaanle dhexe cali xaji aden aw cilmi qabile nin khatar ah se loo baahan yahay waxay markiiba bil ka dib ja dhigeen taliyaha qaybta police gobolka togdheer oo la odhan jirey gobolka waqooyi bar waagaa somaliya 8 gobol bay ahay gabayga u danbeeya ee ah Caamadu waxay moodayaan curasho daruureed sidaas buu ku yimi

  • @fadumoabdi8417
    @fadumoabdi8417Ай бұрын

    Waxaad u sheegtayba way ku xaareen oo intii xagga xunbay u rogeen.

  • @AmedIbraahin73
    @AmedIbraahin73Ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤Asc saxb iwaran

  • @user-jp4mf9hd1n
    @user-jp4mf9hd1nАй бұрын

    Ninkasta oo xaniiyuhu guban mnta wagarac😢☝

  • @farhan-pi8ff
    @farhan-pi8ffАй бұрын

    Isaxaaqbaa sameeyey Isaxaaqbaa laxameeyey Isaxaaqbaa tumayaa Isaxaaqbaa ku luuqaynaya Isaxaaq carre 🔥

  • @elmihussein3718
    @elmihussein3718Ай бұрын

    Halakada Sanaag Bari * Xigta laysku Hadimeeyay Allahayaw Hilbaha wada Dhashay ee Hiirtu kala Gaadhay Sokeeyaha is hanaq Goynayiyo Ha'lada lays Taabtay. Da'yarteen maanlaawe iyo nacab halaanbeeyay Xabbad ridadka waayelka go'ay haabta ololaysa Axda waxaa halyeey ficiltamay ee heegay Garabkiisa Caku habar wadaagta is-dishay ee Kala Habeen sheegtay Hoheey hoheey inaabtiga Runta ah ee Hub isu soo Qaatay. Seediga la heeriyo ,abtiga Haadka la Cunsiiyay Hooyada Baroor iyo naxdini Xiijad u noqotay Hablahaan mar qudha Aamusayn Hoogayda iyo wayda Gacalka isu ooyi waayiyo haybta kala maagtay Macaatiifta kala haajirtay heedhe isu iman weyday Saaxiibka haybaw ka kale soo hormari waayay Ardayda is qabiilo hubsatat ee Hoosta ka colawday Hebel dhimayga waagii beryayba lagu hadaaqayo, Kolba Digada huursan ee lagu hadaaqayo, Hiirtaanyo aargoosiga iyo hidho kaclaynteeda. Iyagoo wax kala Haysan bay Hed/Geeri isu Gaabsheen e. Nin uu hadafkiisu dib u dhacyahay Hiigsan waa Libin e Nin haleeyay waxa laysu yahay Hirashadeed waa'ye. Nin hankiisa Nabadeed Dab sudhay Hilin Ibliis Qaadye. Nin dagaal sokeeye u kacay Haakah odhan waaye Nin hilaad fog sahamiyaa wuu Hojaa Talo e Nin habaar ergo u babac dhigaa guuldaro u hadhay e. Allahayaw heshiis nabad gelyo noo hirgali Taam ah. Allahayaw halasa lagu Rogmaday Hogol ku heensaami Allaw gogol amaan lagu hurdiyo ka dhig hadhac ka yeel waara Maansha Allah Hambalyo ( Abwaan Guuleed)

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111Ай бұрын

    Alaah umanaxa riiisto dabshid shaydaan ah

  • @user-mf7id8ze4y
    @user-mf7id8ze4yАй бұрын

    27/5/2024 Ayaan dhageysanayaaa

  • @museibrahim2796
    @museibrahim27962 ай бұрын

    Allah hawnaxariisto muj Abwaan Qaasim

  • @yusufadnan971
    @yusufadnan9712 ай бұрын

    Ragna waa ragii hore Hadalna waa intuu yidhi .Alleh ha u naxariisto Abwaan Axmed ismaaciil diiriye -Qaasim .

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l2 ай бұрын

    Hargaysa maxaad lacagta banaanka u dhigataa lagu haytaa!!! Cadow badanaa hargaysa:

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l2 ай бұрын

    Alla ha u naxariisto.libaax buu ahaa:

  • @MujtaanMohamet
    @MujtaanMohamet2 ай бұрын

    Alle hawnaxariisto abwaan qaasim qaasin abwaan + mujaahid + Aqoon yahan alle hajaneeyo abwaan qasim qasin

  • @maxkamadasare2067
    @maxkamadasare20672 ай бұрын

    war gobolka jarar ciidagle dagan yaan la isku qaldamina waa la dagi kartaan inderyaal lakiin iyaga maamulka leh

  • @maxkamadasare2067
    @maxkamadasare20672 ай бұрын

    nin yoonisa miyuu iska sharixi karaa gaashamo ka soo jawaab dadku deeganad waa kale leeyahay yaan la isku qaldamina inadeeayaa

  • @FaysalMohamed-nk3wf
    @FaysalMohamed-nk3wf2 ай бұрын

    Abwaan Cabdi qays & hadraawi

  • @Sharmaakegaraad
    @Sharmaakegaraad2 ай бұрын

    Ninkan waa qoloma abwaanku

  • @mohamedabdirizak1590
    @mohamedabdirizak15903 ай бұрын

    Masha alah.

  • @axmedhanadofficial8347
    @axmedhanadofficial83473 ай бұрын

    Alle naxariistii jano haka waraabiyo abwaan qaasim😢

  • @WAXGARAD577
    @WAXGARAD5773 ай бұрын

    5:08

  • @WAXGARAD577
    @WAXGARAD5773 ай бұрын

    5:10

  • @WAXGARAD577
    @WAXGARAD5773 ай бұрын

    2:34

  • @WAXGARAD577
    @WAXGARAD5773 ай бұрын

    2:16 2:23

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari4 ай бұрын

    AHUN Abwaan Hadraawi

  • @drhasansheikhyousuf4790
    @drhasansheikhyousuf47904 ай бұрын

    waxan qabaa wariyuhu ma laha khibrad ku filan meel leh 320 sano ayuu 40 sano qudha ku haftay

  • @saidissa1815
    @saidissa18154 ай бұрын

    Wlahi nin waa nin runsheeg ah

  • @yussufmuhumed2521
    @yussufmuhumed25214 ай бұрын

  • @user-nn2oj5xz8c
    @user-nn2oj5xz8c4 ай бұрын

    Oky

  • @sahraj3885
    @sahraj38855 ай бұрын

    Maansha Allah Tabaraka Allah Hambalyo Hambalyo Hambalyo ❤

  • @nuurciise9487
    @nuurciise94875 ай бұрын

    Alle hawnaxariisto adeero marxuum abwaan qaasim

  • @Sharmaakegaraad
    @Sharmaakegaraad5 ай бұрын

    Abaaw

  • @Sharmaakegaraad
    @Sharmaakegaraad5 ай бұрын

    Muuse biixi gabayada munaafaqada ayuu ka helaa😂😂😊😊

  • @user-yn6gb8sf9o
    @user-yn6gb8sf9o5 ай бұрын

    Waligay ruux la mid somali markin wuxu aqali badn o xigmad badn

  • @mohamedyasin7726
    @mohamedyasin77265 ай бұрын

    Waxa Siyaasadii Loo igmaday silic ku nooshiiye markii talada habar saar leh iyo sabiyo loo doortay ayay sayn cadaa iyo wax garad sibiq dhaqaaqeene intay sidaa tahay nin ragi sooman ka ahaayay abwn qaaain Aun 1975 O Ah Xiligii Dalku Ugu Wacanaa Bu Gabaygaa Tiriyay Talaw Muxuu Odhan Lahaa haday2024 muuse Baloodh is arki lahaayeen

  • @NuurtoIbrahim-sl5bd
    @NuurtoIbrahim-sl5bd5 ай бұрын

    Hambalyo

  • @shariifrooble2758
    @shariifrooble27585 ай бұрын

    Waaow

  • @shariifrooble2758
    @shariifrooble27585 ай бұрын

    Waaow

  • @AhmedNadiifibraahim
    @AhmedNadiifibraahim5 ай бұрын

    Gabay iyo badh weye

  • @mabrokzaed9424
    @mabrokzaed94246 ай бұрын

    Iyado dhamays ah xagee laga helaya walal

  • @MohamedAhmed-rl6pr
    @MohamedAhmed-rl6pr6 ай бұрын

    Abtiyaday Isaxaqq

  • @WARAN-KALYALE17
    @WARAN-KALYALE176 ай бұрын

    Magaalada Yoonis cabdirahman Ayaa Leh💪🔥 isaxaaq gaashamo ayay leeyihiin ileen waa h.yoonis

  • @user-vm5bc4tr1m
    @user-vm5bc4tr1m4 ай бұрын

    WAA DHUL CABDALE ISXAAQ 😊

  • @user-vm5bc4tr1m
    @user-vm5bc4tr1m4 ай бұрын

    Waa dhul H,yoonis labaduba

  • @WARAN-KALYALE17
    @WARAN-KALYALE17Ай бұрын

    ​@@user-vm5bc4tr1mGaashamo iyo Moholin Dhul Cidagaleh😂😂

  • @AsmaaciilIsmaaciil
    @AsmaaciilIsmaaciil13 күн бұрын

    ​@@WARAN-KALYALE17xaqiiq

  • @Burcaawi44332
    @Burcaawi443327 ай бұрын

    Nageeye gorta degaankee ayuu kasoo jedaa soomaliland gobolkee ayey dagaan ma reer awdalbaa ninkaasi horta

  • @ClaahiMuxumed
    @ClaahiMuxumed4 ай бұрын

    Hargeisa

  • @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
    @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si3 ай бұрын

    GRXIS ISxaq, CARE hyonis

  • @siciidocabdiraxmaanmacalin8493
    @siciidocabdiraxmaanmacalin84937 ай бұрын

    Haddii qof wax loo sheego .Aakhiro iyo Adduun .wuu u sheegay. Abwaanimo iyo culumo ahaanba