No video

3-da CADOW ee HORUMARKEENA iyo GUUSHEENA iyo sida looga FOGAADO! l NOLOL QURUX BADDAN! #22

Waxaa jira 3 cadow oo inoo diida Horumarka iyo Guusha, ma dooonaysaa in aad ogaatid sida looga fogaado?!
NALA SAAXIIB HALKAN KU QABO SUBSCRIBE:
/ @ayubyusufsakiin
NAGALA SOCO PAGE-KEENA FACEBOOK:
/ ayubsakiin

Пікірлер: 308

  • @AyubYusufSakiin
    @AyubYusufSakiin5 жыл бұрын

    Salamu Alaykum Xidigaha Channelka waan idin imid waana idin xiisay! Waxaan filaa in aad ladantihiin. Kaalay maanta aynu barano 3-da cadow ee Horumarkeena iyo Guusheena iyo weliba sida looga fogaado! Dhig raadkaaga: Like/Share/Subscribe. Guusha idinkaa iska leh! Mahadsanidiin.

  • @uruuxiilove2808

    @uruuxiilove2808

    5 жыл бұрын

    Wcs aad iyo aad u mahadsanthy 👌👌

  • @aragsanmaxamed4599

    @aragsanmaxamed4599

    5 жыл бұрын

    Mashllllaah wallo ayuub nolol quruxbdanaa kurajeeynaaa

  • @faadumobashiir9303

    @faadumobashiir9303

    5 жыл бұрын

    Maasha allah jazakallah ayuub nosii wad banamijta kahadleyso guusha iya waxbarashada

  • @ameindimaria2263

    @ameindimaria2263

    5 жыл бұрын

    Wcs teacher go forward

  • @sabiqosakariye2332

    @sabiqosakariye2332

    5 жыл бұрын

    wcs wll aad baa u mahadsan taahay waxan ka codsanayaa inaa noso galisid buugta qortey.mahadsanid

  • @ervisa4558
    @ervisa45585 жыл бұрын

    Aniga kow ah macalin cawe Like iisaar😘😘😘🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇪inta jiif kudhawanhyso Like iisaar😱🇩🇪🇸🇴✌️😊

  • @sahruujsaxardiid8065
    @sahruujsaxardiid80655 жыл бұрын

    NOLOL QURUX BADAN ayaan kuu rajaynaa wll qaali ah xaqiiq dar ilaah kuu jeclahay dhiiragelintaada wax-badan ayay noloshayda ka baddeshay NOOLOW ABID AYUUB

  • @abdulahiomar3345

    @abdulahiomar3345

    5 жыл бұрын

    msha alllh 💖💖💖

  • @samatarismail5331
    @samatarismail53315 жыл бұрын

    Walaal Ayuubow wxay doonayaan dad badan oo somali ahi inaad soo diyaarisid Mawduuc Ku saabsan Sida Qofka Loo tuso wadada Xaqa ah Hadaad Awoodid . Mahsanid

  • @maankaabchannel6364
    @maankaabchannel63645 жыл бұрын

    Ayuub sakiin😍😍 Best motivational speaker in somali society 👏👏

  • @youtubehawabintumizan8793
    @youtubehawabintumizan87935 жыл бұрын

    Masha Allah macalin and tobabare qaaliya Rahmanku ha ku dhawro horay u soco guulayso if iyo akhiraba

  • @karuuinasaln842
    @karuuinasaln8425 жыл бұрын

    الله يبارك فيك واطول الله عمرك 💗💗

  • @nimahappy8002
    @nimahappy80025 жыл бұрын

    Masha allah jazzakallah khayran runtii ad ban u jecelhay dhiirigalintada shukran

  • @khowsarmohamud6998
    @khowsarmohamud69985 жыл бұрын

    Waan kujeclahy illhey dartiii wall qaali ah

  • @That_Girl_114
    @That_Girl_1145 жыл бұрын

    Allaah ha ku dhowra my teacher. Noolow nolol barwaaqo leh🌺

  • @abdulahiomar3345
    @abdulahiomar33455 жыл бұрын

    mahadsanid macalin ayuub Durufaha iyo shakiGu anu imika ihaysta wax badana ka faidaY jasaa kalaah khayr xbbi 💖💖💖💖😘

  • @fadumoaxmed5231
    @fadumoaxmed52314 жыл бұрын

    Masha allh ayuub wxn ka mid ahy dadka ka hela dawashada casharadada dhiiri galinta guul ayn kuu rajeena

  • @arwaaxabdinuur7150
    @arwaaxabdinuur71505 жыл бұрын

    You always tolk very intesting topics thank you! Keep going

  • @ifrahmohamedabdillahi6473
    @ifrahmohamedabdillahi64735 жыл бұрын

    Jazzkallahu khayr macalin Ayub Sakin

  • @abdiasiismahamedabdiasiis4150
    @abdiasiismahamedabdiasiis41505 жыл бұрын

    Macalin ayub Yusuf sakiin ogow horumarka hada kujiro iyo farxada ada sabab u ah ilah kasokow macalin ilhay haka abaal mariyo Aamin Aamin 💟😘💟

  • @ayanahmedmohamud7496
    @ayanahmedmohamud74965 жыл бұрын

    shukran ustaad Ayuub jazak allaah kheyr

  • @khadraali4057
    @khadraali40575 жыл бұрын

    Ayub yusuf sakiin illhay haku xifdiyo waxbadan ayaan kaa faiday jazakalh qayr macalin

  • @sakariyeabdiasiis1247
    @sakariyeabdiasiis12475 жыл бұрын

    Mahadsanid Ustaad Ayub,Alle haku barakeeyo

  • @xamdaxuseen4362
    @xamdaxuseen43625 жыл бұрын

    Mashaa Allaah a hub Thanks wll Waxaan ahy ardyd dhigata jamacadd aad ayaan u jecelahy fodhiyowga aad dubto runti aad ayu u badaly noloshyd oo dhan ayub yusuf sakiin Allaah yaxfadk

  • @user-lg1gt4mk4s
    @user-lg1gt4mk4s5 жыл бұрын

    jazaakallahu kheyran Ustaad

  • @zeharashueb2450
    @zeharashueb24505 жыл бұрын

    Masha allh wll mahadsanid ilhey haku xafido

  • @amalibraahim6900
    @amalibraahim69005 жыл бұрын

    Ayuub yuusuf sakiin macalin aan wax badan ka faaideeste alla haku xafido wll

  • @abduwelisaiddayip9342
    @abduwelisaiddayip93425 жыл бұрын

    Mansha allaaah mudane bare ariin wanaagsan ba nala wadaagtay Guulayso. Halkaana kawad hore u soco wa u bahanhy dad n.a. dhira galiya nala wacyi galiya

  • @ifrahmohamedabdillahi6473
    @ifrahmohamedabdillahi64735 жыл бұрын

    Barakallahu fiikum akhii fillah

  • @saidaaabi3236
    @saidaaabi32365 жыл бұрын

    Jazakallah walal yusuf run ahantii adban u jeclahay dhiiri galintada

  • @kulanyare8803
    @kulanyare88035 жыл бұрын

    Shaki Dib udhigid Isbar bar dhig Msha llh maclin cisi iyo sharaf ku nlow 💯👌

  • @bileabdimohamed8690
    @bileabdimohamed86905 жыл бұрын

    Prof. Ayuub aad baad u mahadsantahay dhiiro galiinta aad noo sameysay thanks you

  • @siciidxanjo6110
    @siciidxanjo61105 жыл бұрын

    Ustaad Ayuub Yuususf Sakiin Wad Mahadsantahay

  • @ziyudouyin1640
    @ziyudouyin16403 жыл бұрын

    Thank you teacher 😭❤️❤️

  • @amiraabdullahi2573
    @amiraabdullahi25735 жыл бұрын

    Mnsha allh thanks wllky Ayub allh ha kaa abaal mariyo waanag badan ayaan kaabarty runtii

  • @Mohamed_Ismail_Mohamoud
    @Mohamed_Ismail_Mohamoud5 жыл бұрын

    Maashaalaah Macalin ayuub Yusuf sakiin vidiowgan indhaha ayuu ii furay sababtooah bay,ada aan lanoolahay weeye 3da cadow

  • @dahanyusuf6222
    @dahanyusuf62225 жыл бұрын

    Masha Allah shukran walalkeen....

  • @mehekbintuhaji5572
    @mehekbintuhaji55725 жыл бұрын

    Masha Allah aad iyo aad ayan kaga faida Jazakallahu kheyr walalkey

  • @dekaahmed7826
    @dekaahmed78265 жыл бұрын

    Jazakalallah kheyr walaalkey

  • @amiishaqaali8142
    @amiishaqaali81425 жыл бұрын

    mashaAllah macalin an wax badan kabartay

  • @abdiwelimustaf1328
    @abdiwelimustaf13285 жыл бұрын

    Mnsha alllh ustdiii jazaakallaah qeyra mnta wn u soo horrmary

  • @ahmedfarah7779
    @ahmedfarah77794 жыл бұрын

    Mashallah macalinka nolosha ruunti waxyaalobadan baan kafaidnay illahay haka abaalnariyo howshad umada uhayso

  • @maymunahmed6838
    @maymunahmed68385 жыл бұрын

    Masha allh waa wax xaqiiqa ah jazaaka allh

  • @Mohamed.Jazhim11
    @Mohamed.Jazhim115 жыл бұрын

    Mhddsanid Ayuup dhirigaliye

  • @cismangurey5733
    @cismangurey57335 жыл бұрын

    Ilaahay haku sharfo ayub walaal waxaa tahay tababare nololeed oo qiima badan aakhiro iyo aduunba waad ku liibaanaysaa khayr iyo wanaaga aad bulshada farayso

  • @hibocadey4646
    @hibocadey46465 жыл бұрын

    mshllh ustd ayub allha kusharfo wxbdn oo an aqonin ayd i brty wllh

  • @marwoabiibcige3992
    @marwoabiibcige39925 жыл бұрын

    Waan kuslamay wllkay ayuub tageeraha ayaan ahay horay usoco ana uguhoreeyay

  • @laylaapdilahi4811
    @laylaapdilahi48115 жыл бұрын

    Ayuub wlhi wanku xiseeya waliba si aan caadi Ahayn hore u soco Ayuuub walaal qaliya

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus95 жыл бұрын

    Ayuub yusuf sakin wlhi adad u mahadsanthay markan is dhaho iskaba dhaf jmcda on daremo culeys wxn dawada video gaga markan dawado wlhi wxn ka hela Dhiri galin jazakallah

  • @rayaanmaxamed1298
    @rayaanmaxamed12985 жыл бұрын

    Ustaad ayuub aad ayaa umahadsantahay video-yadaada aad baan ugu raaxeysta nolol wcn sxbkeyga

  • @fadumohassan6642
    @fadumohassan66425 жыл бұрын

    Masha Allah shukran jasakalah 👍👍👍👍

  • @fadumohassan6642

    @fadumohassan6642

    2 жыл бұрын

    Sorry naftaydaay adoo 2years dhegaysty inaad weli wada samyn alhamdulilah inan eli waqti haysto

  • @amishayacquub4955
    @amishayacquub49555 жыл бұрын

    Yuusuf sakiin cimri inuu kugu darsooma dareemaya allow cimri dheer ku sii dhiira galiyaha naftena ayaa tahay ❤

  • @cabdowtube2663
    @cabdowtube26635 жыл бұрын

    Hore u soco lpx

  • @canabclaahi3486

    @canabclaahi3486

    5 жыл бұрын

    Masha Allah thank u wll

  • @HamdaNura
    @HamdaNura5 жыл бұрын

    Maasha Allah wll Horay u so I ayub

  • @farxiyomohamed2586
    @farxiyomohamed25865 жыл бұрын

    Mahadsanid ayuub wll qaliya yaa tahey

  • @farxiyomaxamedqolif7758
    @farxiyomaxamedqolif77585 жыл бұрын

    masha allah waa bar naamij aad umuhiim ah shugran wall

  • @xasanmalaay8221
    @xasanmalaay82215 жыл бұрын

    Mahadsanid in badan Guuleyso waligaa JAZAKALAHU KHEYRUL JAZA

  • @ayaanmohamud3758
    @ayaanmohamud37585 жыл бұрын

    Khayr Allaha ku siiyo wllken wnka faaidney in badan

  • @siman8711
    @siman87115 жыл бұрын

    Masha allah mahadsanid wll

  • @Muhiima_sharaf
    @Muhiima_sharaf5 жыл бұрын

    Maasha allah waxaadna mooda in aad aniga iga hadleydid kheyr Allaha ku siiyo Ayuub

  • @Abdul-Typist
    @Abdul-Typist5 жыл бұрын

    Thanks macalim ayuub yusuf sakiin in badan ayaan daawaday videoyadaada wax badan ayaa iska kay badalay alx

  • @mosaalah2254
    @mosaalah22545 жыл бұрын

    Masha allah ustaad ayuub yuusuf sakiin waa mahadsantahy jazaakalllahu kheyr

  • @shukrimohamoud5693
    @shukrimohamoud56935 жыл бұрын

    Asc xdigaha channel kan an ku walalownay allaha ku xafido wll ayub wlh channel kan wa channel ka an kuso hirto markey dhipato iyo niya jab ila so gudbonato allah kasukow allaha kusharfo aduun iyo akhirapa

  • @munamohamud194
    @munamohamud1945 жыл бұрын

    Walalkay aad iyo aad ayad u mahadsan tahay wana mid aan ka sugayay video wax badan inu nafsadeyda ka badalo ayan rajenaya insha allah mida kale waxan rabay inan ku sheego xagee ka heli kara buugaagta aad qortay

  • @drhothoclaahi3103
    @drhothoclaahi31035 жыл бұрын

    jasaaka laah mclinkeena ayuub thanks

  • @idilmahamed3539
    @idilmahamed35395 жыл бұрын

    msha allah ayub yusuf sakiin

  • @abu9591
    @abu95915 жыл бұрын

    Mashaallah jazakallah

  • @hoodoismail5496
    @hoodoismail54965 жыл бұрын

    mashallah mcln ayuub Alle cilmig hku baldhiy cimrig haku dheeryo wxbdn noo faaidysy

  • @aasiya3882
    @aasiya38825 жыл бұрын

    Maansha allah alaha kuxifdiyo

  • @fardusalale2104
    @fardusalale21045 жыл бұрын

    masha alllha mahadsanid in badan

  • @jihaaninaaadan3544
    @jihaaninaaadan35445 жыл бұрын

    asc ayub yusuf sakiin salaanta islaamka ayan kugu salaamay walal mcn alle haku sharfo waan ku faraxnaa dhiiragalintaada

  • @duniyaa8848
    @duniyaa88485 жыл бұрын

    Maanta anigaa ugu horeeyo wow

  • @hamdahuseen1629
    @hamdahuseen16295 жыл бұрын

    Wsc ayuub Yusuf sakiin waa runta wan xaqiiq jirta alleh hakuxiftiyo

  • @aminoomar807
    @aminoomar8075 жыл бұрын

    Wn kufarxaaaa markaaaan ku arko dhiiragalintaaada iyo sidaaa garab iigu siisay diyaarinta jadwalka iyo habaynta nolashayda qaaaska ah sidaaa ayaaaa midaaaan marwalba kuugu mahceliyo

  • @muhubom4515

    @muhubom4515

    5 жыл бұрын

    Mahad sanids walaal

  • @smileyzotaa959
    @smileyzotaa9595 жыл бұрын

    JASAKALLAH KHEYR

  • @Faysal280
    @Faysal2805 жыл бұрын

    Masha allaah cilmigada aad nagu faaideneysid allaha kubarakeya waxa Tahay macalin khiima badan leh Dhiira gilintada wax badan ayan Nafsadeyda kabadalay waana kumahadsan tahay macalin

  • @kiinmashalh5505
    @kiinmashalh55055 жыл бұрын

    mashlh ayuuub alaah haka abaal mariyo wlll

  • @axmedcraxmaan7668
    @axmedcraxmaan76685 жыл бұрын

    shukran ustaad

  • @yacquubabdiwahid5173
    @yacquubabdiwahid51735 жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad

  • @Mohamed_Ismail_Mohamoud
    @Mohamed_Ismail_Mohamoud5 жыл бұрын

    Ilaahay haku sharfo mucalin ayuub

  • @mohaayusuf8044
    @mohaayusuf80445 жыл бұрын

    Maasha Allah wallkey yuusuf sakiin Allaha ku gabar galo horo u soco hol adag aad hesaa💖

  • @alquranisthewayoflife8664
    @alquranisthewayoflife86645 жыл бұрын

    maasha Allah macalin Ayuub ilaahay ha ku xifdiyo cilmigaaga ilaahay ha kuu barakeeyo runtii wax badan ayaan kaa faaidnay❤ wllo halkee baa suaal lagaa waydiin karaa

  • @yaasirtikle.
    @yaasirtikle.5 жыл бұрын

    Hormar wacan

  • @duniyaa8848
    @duniyaa88485 жыл бұрын

    Great video like always

  • @hamdaaadan4268
    @hamdaaadan42685 жыл бұрын

    Masha allaah brother ayuub yusuuf sakiin Ale haku xifdiyo khayr Allaah haku siiyo wll dar Ale ayn ku jecelahay

  • @xamdirashiid9871
    @xamdirashiid98715 жыл бұрын

    Masha Allah aniga channelkaga waan Ka hela😍👍👍💖💖

  • @tigercumartiikeyhunter58
    @tigercumartiikeyhunter585 жыл бұрын

    Allah ha ku xifdiyo

  • @abdallamahad1818
    @abdallamahad18184 жыл бұрын

    Ayub jazaakalaah

  • @feisalmohamed9198
    @feisalmohamed91985 жыл бұрын

    Mansha Allah brother jazakumulhu khern ayuub xaqiqda ayad ka hadleysa wlh keep going on so badi insha Allah

  • @maryanabdullahi3419
    @maryanabdullahi34195 жыл бұрын

    Mahadsanid walal

  • @user-vt3ld7wl4i
    @user-vt3ld7wl4i5 жыл бұрын

    Mahadsanid wll

  • @naruuroclaahi1270
    @naruuroclaahi12705 жыл бұрын

    Masha allah alle ha ku xafido macalinka noladhaydaa😍guulayso waligaa mhdsnid

  • @hibocadey4646
    @hibocadey46465 жыл бұрын

    jazkallhu khyra

  • @isrocabdi4435
    @isrocabdi44353 жыл бұрын

    Keep goin wll qali allh ku xifdyo💯💥

  • @nasteexoziidali6356
    @nasteexoziidali6356 Жыл бұрын

    Masha Allah

  • @ifraaxcabdi7900
    @ifraaxcabdi79005 жыл бұрын

    asc ayub ilahay darti ayankujeclahay niyada idhistay rajadayda socelisay ilahay haku xifdiyo amin yarabi

  • @Zahra-channel1
    @Zahra-channel15 жыл бұрын

    wad mahadsantahay. akhii fillh. ala run badanaa!! n1 shaki. ana hurumar ka gari wayy😢😢

  • @amaaracabdullahi2652
    @amaaracabdullahi26525 жыл бұрын

    Wllhi Shaaki aniga i dhibay Kaas runti Waan jeclahay Videoyashad soo gaaliso jzk allah macalim

  • @sabnaamho7567
    @sabnaamho75675 жыл бұрын

    masha Allah ajar iyo xasand allha hakusiyo ustaad

  • @maxamedroooble5675
    @maxamedroooble56755 жыл бұрын

    mahadsanid wll

  • @saidadagan4425
    @saidadagan44255 жыл бұрын

    Masha Allah. Asxabtaa fadlaan channel kayka soboqda waxan filayaa inaat kahelidontaa in sha Allah

  • @Mooraal0
    @Mooraal05 жыл бұрын

    Masha Allah tnx waa wano aad iyo aad wax tar u lah umada

  • @mawliidfarahqalinle6905
    @mawliidfarahqalinle69055 жыл бұрын

    Wacalaykum wasalam. Ayubow sxb waxabad I xasuusisay suugaan Somali oo odhanaysa. "Saddex cadaw aya jirey. Dadka so cadibi jiray. Oo cidhiidhi galin jiray". Xasuus heesti Maryan Mursal. Thanks sxb

  • @aishaaadan8905
    @aishaaadan89055 жыл бұрын

    mahadsanid macalin ka ugu fiican plz codsigeyga tix geli ee ahaa inaa casharo English ah marmar noo soogaliso maahadsanid ustaad

  • @raaqiyamohamud9331
    @raaqiyamohamud93315 жыл бұрын

    Masha Allah wxn huba ina thy mclinkeyga qaska ah aadne Ku jeclhy ayub wad Ku mahadsanthy dhirigalinta ❤❤❤❤