No video

DAAWADA WAL-WALKA IMTIXAANKA: TALAABOOYIN CAJIIB AH!

​‪@AyubYusufSakiin‬ Dhakhso u JOOJI ka WEL-WELKA IMTIXAANKA!‪@AyubYusufSakiin‬

Пікірлер: 197

  • @saraalimohamoud2177
    @saraalimohamoud21773 жыл бұрын

    Wow mashallah challkn inta jecel like isara👍👍😥😥

  • @ShaaficiMaxamed-ub1wx
    @ShaaficiMaxamed-ub1wx4 ай бұрын

    Intaa weli dawataa ayuub yusupf sakiin 2024

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala84033 жыл бұрын

    Wan kuxisney macalin😍Alle hanoo kaa dayo wayo badan wlhi noloshayda wax badan ayan kabartey Allah Janada hakugu maamuuso inshalh👏

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia3 жыл бұрын

    MY TEACHER AYUB YUSUF SAKIIN . KEEP GOING

  • @fatxiiinacabdulahifatxiiin9640
    @fatxiiinacabdulahifatxiiin96403 жыл бұрын

    aad iyo aad ayaad umahadsantahay macalin next week ayaan exam leeyahay waa bilaabayaa Insha allh. 8qodob kadhabeyn tooda 🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤❤❤❤💘💘💘😍😍😍

  • @safoabukar1370
    @safoabukar13703 жыл бұрын

    شكرا معلمي الخالي عرفتك أشياء كثيرة جدا شكرا علي شرف طيبتك وصدق كلامك😍😘

  • @saxardiidmaxamed1254
    @saxardiidmaxamed12543 жыл бұрын

    Video-gan hadaa horey u daawatey like dhac-dhac igu sii😍🇸🇴❤🙏

  • @saadiqxasanaxmed9091

    @saadiqxasanaxmed9091

    3 жыл бұрын

    M.a

  • @xanaanmohamud6955
    @xanaanmohamud69553 жыл бұрын

    Walaahi sanadgan ayaa from four yacni sanadkii ugu danbeeye iskuulka walalka aduunka walaahi waxaan kuu jeclahay ustaad inaaa marwalbo aad ogtahay walwalka ardeyda soomaliyed thanks ustaad walaahi waan kuxu sidoonaa markasto aan kusoo xusuusto waana kuuduceehaa inshallah guul ayaa kuurajeenaa mahadsanid ustaad ayuub yuusuf sakiin🙏🙏🙏🙏🙏

  • @dhangadiriye6713

    @dhangadiriye6713

    3 жыл бұрын

    Wadanke wll

  • @momkawsarukhti

    @momkawsarukhti

    Жыл бұрын

    😊😊😊😊😊

  • @hooyofarxiya1520
    @hooyofarxiya15203 жыл бұрын

    Sxp maanta imtixaanka dowlada wadaaga ah lasoo bandhigay waana ka gudbay dugsi sare allahu akbar magacayguna waa cabdullahi mahadsanid balse kuwa kawayn ayaa na sugaa haduu eebe na gaarsiiya insha allah ❤❤❤ i love for allah

  • @amiiraaragzan1838
    @amiiraaragzan18383 жыл бұрын

    جزاك الله خيرا

  • @yonkaadde3360
    @yonkaadde33603 жыл бұрын

    Macalin Masha ALLAH run ahanti waxad tahy qof qalbi furan. Abaalnah wanku hayaa.🙏🙏

  • @farxiyoxasan6801
    @farxiyoxasan68013 жыл бұрын

    Janada Alle hakuu bishaaareeyo wll yuusuf markan ku xasuusta wn kuu duceeya waayo nolashayda ayad jadwal iigu sameysay yacni wxad isiisay talo

  • @aminamohamed9220
    @aminamohamed92203 жыл бұрын

    M.a my brother Yusuf iiwrn welcome back🙏

  • @bishaaromustaf8141
    @bishaaromustaf81413 жыл бұрын

    Yuusuf sakiin ka hadal imtixaanka dowlada sideen oogu guuleystaa taas baa la walwalaya😭😭😭🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏please na caawi kligey ma ahan waa ardey bdn dad baa sun cabeen markey imtixaanka ku dheecen ma rabno iney taas nagu dhicin na caawi😭🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @maryanruun2910

    @maryanruun2910

    3 жыл бұрын

    😭😭😭🤲allh no fudeedo exm dowlada

  • @amaaracabdullahi2652
    @amaaracabdullahi26523 жыл бұрын

    Jazaka Allah Waalaalo Qaaali🥺❤️

  • @halimaahme3612
    @halimaahme36123 жыл бұрын

    Wlhi bari oo tariiqdu thy 7/9/2020 an le yhy imtixaan videogana hda ayaa la kulmay soo duceeya insha allah

  • @bashiirmaxamed684

    @bashiirmaxamed684

    2 жыл бұрын

    Alha garabgalo wlshey

  • @ziyudouyin1640
    @ziyudouyin16403 жыл бұрын

    M.a WA mahadzanthy 😭🙏🙏🙏🙏shukran ustad

  • @khadiijoabdukadir9288
    @khadiijoabdukadir92883 жыл бұрын

    Mahdsanid ayub hadanba imtixn diyarinayey 😘

  • @amuuncraxmaan472
    @amuuncraxmaan472 Жыл бұрын

    mashalah

  • @MarwafaraxMarwa-if5kz
    @MarwafaraxMarwa-if5kz Жыл бұрын

    Ilahay ha kugu daro miisanka xasanaadka macalin ayuub🤲🤲🤲

  • @craxmancalixuseenbalwakaja275
    @craxmancalixuseenbalwakaja2753 жыл бұрын

    Mahadsanid macalin ayuub guul

  • @halgankanoloshaiyodiintada753
    @halgankanoloshaiyodiintada7533 жыл бұрын

    As wr wb my beloved brother I would like to say welcome to back to our mind donor really we like to see again this beautiful words face ayub yusuf sekin go forward

  • @user-sw9uo8wi2l
    @user-sw9uo8wi2l7 ай бұрын

    Thnks teacher fikrad aan raadin jiray isiisay manata wixii laga bilabana waan sameynayaa l a 🙏🙏🙏

  • @mahadhussein283
    @mahadhussein2833 жыл бұрын

    Mahadsanid Ustad

  • @mahadhussein283

    @mahadhussein283

    3 жыл бұрын

    @Alli SOLUTION waku sara

  • @MohamedAbdinaaasir
    @MohamedAbdinaaasir5 күн бұрын

    M.a techar ayuup waan ku taageeraa

  • @fahmolamash4916
    @fahmolamash49163 жыл бұрын

    Mahadsanid wllkeen

  • @z012y
    @z012y3 жыл бұрын

    Mahadsanid Macalin Ayuub 🙌

  • @abdifatahahmed9380
    @abdifatahahmed93803 жыл бұрын

    Masha Allah Jazakallah kheyr walal khali ah hore usoco waligaa full Respect bro 👍❤ mahadsanit inbadan

  • @fadumoadan2339
    @fadumoadan23393 жыл бұрын

    Waxa ahy ardayad mar walbo isdhaho wax aqri caajis iyo hurdo aya iqabato iso duceya in ilhy iga dulqado caajiska 😥🤲🤲

  • @dhangadiriye6713

    @dhangadiriye6713

    3 жыл бұрын

    Ana kula mid ah wll illahay hana dulqado wll

  • @sagalgeelle2863

    @sagalgeelle2863

    3 жыл бұрын

    wllo Alle kaa dulqaado lkn markaad wax aqrineysid ku bilow wax aad jeceshahy

  • @zahraabdi5339

    @zahraabdi5339

    3 жыл бұрын

    Insha allah ilaahey ha kaa qaado dadaal muuji

  • @hgggnasrokeef496
    @hgggnasrokeef4963 жыл бұрын

    Masha alh walkey horay usoco wan kuu xiisay intee gashay

  • @ishwaaqaxmed5073
    @ishwaaqaxmed50733 жыл бұрын

    Mahadsanid macalin ayuub waxaa tahay qof aan ku deydo horey usoco

  • @ibraloveofficial6565
    @ibraloveofficial65652 жыл бұрын

    Ustad tnx

  • @yaasircarafad4625
    @yaasircarafad46253 жыл бұрын

    maasha allaah walaal qaali ayuub yuusuf sakiin jazakallaahu kheyran

  • @fatimahussein5708
    @fatimahussein57083 жыл бұрын

    Mahadsanid wll ayuub

  • @Fawziamuuse
    @Fawziamuuse3 жыл бұрын

    Masha allah shukran macalin ayuub Yusuf sakiin runti aadban ujeclahay videoyadaada kamana caajiso videogan waqti aan ubaahnaa ayaa so galisay imtixaan aya gali rabaa khamista wadku mhdsantahay soo jeedintada adigana alle haku fududeyo imtixanka aduun iyo kan aakhiro

  • @zamzamahmeddaahir8363
    @zamzamahmeddaahir83633 жыл бұрын

    Mahadsanid adeero dhiri galiye fiican bad tahay walwalkii badnaba ada iga yareeyey wana talooyin fiican

  • @maryamaabtidoon7394
    @maryamaabtidoon73943 жыл бұрын

    Vediogaan anoo 20 jan 2021 imtixaan galaayo ayaan daawanaayaa Waligeyna ma sawiran inaan dhacaayo thank you ustaad🥰

  • @somalicomedian1219
    @somalicomedian12193 жыл бұрын

    Walhi mowduucan waa u bahaanaa ilaah janada haku irsaaqo

  • @ibrahimxamdi8229
    @ibrahimxamdi82293 жыл бұрын

    Mclin mahadsanid ❤❤❤

  • @raxmaahmed5812
    @raxmaahmed58123 жыл бұрын

    Masha allah Shukran shukran shukran shukran shukran shukran shukran shukran shukran shukran shukran shukran shukran Macalin yuusuf alle haku barakeyo nololshayda ayaad bedashay Jazaakalahu

  • @dhawrsanadanchannel4523
    @dhawrsanadanchannel45233 жыл бұрын

    Masha Allah ustaad ayuub ustaad an jeclhy makasta nabararuji ustaad waxbadan baan ka faidey ustaad horey u soco cadawgaga cagta ka hoos

  • @najmaniyo3008
    @najmaniyo30083 жыл бұрын

    Mansha allah

  • @iqraabdullahi2904
    @iqraabdullahi29043 жыл бұрын

    Waayihii masar iyo muuqaladii quruxda badnaa een horay udaawanay... Waa muuqaladaada kuwa hadaad marar bdn kusoo celiso xitaa xiisahoodu dhamaaneen mhdsanid macalin ayuub🙏😍

  • @Meelsan
    @Meelsan3 жыл бұрын

    Waa arinta Heeysata kumanaan Arday Saacad waliba Ayuub yuusuf BARNAMIJKAAGA NOLOL CUSUB⏰ ayaa Naga caawawinaaya Dadaalka qof waliba oo muuqda 👍✨👌🍂🧡

  • @drsadiaahmed8321
    @drsadiaahmed83213 жыл бұрын

    Imtixan ayaa barri leeyahay isoduceeya saan ayaaba u stress sanahy vedio gan waqtigiisa ku imaaday mahadsanid Ustaad

  • @abdulahimousa8173
    @abdulahimousa81733 жыл бұрын

    Ustaad Ayuub Alle ha ku sharfo maxaad talooyiin wanaagsan noo sheegtay Alle cimriga ha kuu barakeeyo.

  • @rahmaibrahim4742
    @rahmaibrahim47422 жыл бұрын

    Wllhy macalin wax haben walba ihor yimaada ano anoo guulkagadhaye macalin al haku xifdiyo akhari iyo aduba ilahay cimrdher hakusiyo akhirana janod

  • @rahma-mohamed
    @rahma-mohamed3 жыл бұрын

    Jazzakumallh khairan Mcln ayuub ilhy ha kaa abaalmiriyo casharada noo soo galisey📚📚📚📖📖📖🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @sahracaday5669
    @sahracaday56693 жыл бұрын

    Ala shalay ihaysatay walwalkani

  • @Dawlad252
    @Dawlad2523 жыл бұрын

    Mnsha Allah Ustaad mahadsanid

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia83343 жыл бұрын

    Mashallah , ayub my brother we missed ur advice, where are u this days?

  • @abdirahmanabdi3914
    @abdirahmanabdi39143 жыл бұрын

    Aad iyo Aad ayaad a6aad u maheydsantahay Alle janada haku galiyo

  • @fawziya9945
    @fawziya99453 жыл бұрын

    ماشاء لله استاد اهلن فيك وشكرا 😍😍😍😍😍🤗🤗🤗🤗

  • @faliscabdullhi2389
    @faliscabdullhi23893 жыл бұрын

    Mashaa allh mcnlinkyga thnks🙏❤ adnh imtixankda allh kuufududeyo

  • @drabdimalikmusaegalledrqos8902
    @drabdimalikmusaegalledrqos89023 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @shabcanahmed9420
    @shabcanahmed94203 жыл бұрын

    بارك الله فيك أخي

  • @drabdimalikmusaegalledrqos8902
    @drabdimalikmusaegalledrqos89023 жыл бұрын

    Keep going Teacher AYuub Sakiin

  • @drabdimalikmusaegalledrqos8902

    @drabdimalikmusaegalledrqos8902

    3 жыл бұрын

    @Alli SOLUTION ok Lipah Sare don't worry waan kuu Saaray

  • @nasteexosahal1869
    @nasteexosahal18693 жыл бұрын

    Insha allah Maclin

  • @nastexomahammed5062
    @nastexomahammed50623 жыл бұрын

    Masha allaha thanks my teacher

  • @jawahiradanmoalim7858
    @jawahiradanmoalim78583 жыл бұрын

    Masha Allah thanks allot

  • @muxamaddaahir5524
    @muxamaddaahir55243 жыл бұрын

    Hadda ayaan kawalwalaayey imtixaanka

  • @yurubmouse6537
    @yurubmouse65373 жыл бұрын

    Shukran wll

  • @xidigtasomaliland5927
    @xidigtasomaliland59273 жыл бұрын

    Mnsha allah taparakaalah maclin shukran

  • @hoodobarkhad2500

    @hoodobarkhad2500

    3 жыл бұрын

    Alle mahadle apti ayuup waxad mar walba ka hadasha waxa qalbigayga kujira walhi waxad mooda kolba siay wax jiraan nala dareemayso thanks aptiyo

  • @fardowsaosman5560
    @fardowsaosman55603 жыл бұрын

    Asc macalin ayuub yuusuf sakiin waan ku tabnay wlhi welcome back💖🌸🌼🌺

  • @azadalcadaala5821
    @azadalcadaala58213 жыл бұрын

    M.A shugran mcln

  • @fartuunhussen3988
    @fartuunhussen39883 жыл бұрын

    M.a

  • @wankaguraybaybay2220
    @wankaguraybaybay22203 жыл бұрын

    Fidiwgan Horace udawanay

  • @nasrishmohamed5704
    @nasrishmohamed57043 жыл бұрын

    Waxaa tahay dhiira galiyaheega ilaahey ha ku dhawro cimri dheer igu cibaado san Allah ku siiyo 100% waad i caawisay Allaha ha ku dhawro walalkeey

  • @fatimahussein5708
    @fatimahussein57083 жыл бұрын

    Insha Allah wan sameynaya🙏👍🤲

  • @surayaqueen
    @surayaqueen3 жыл бұрын

    M.a macalin welcome back keep going ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🙋‍♀️🚶‍♂️👌👇

  • @fihiimacabdi7662

    @fihiimacabdi7662

    3 жыл бұрын

    Mashallah waxanakahelaba habka aadkusojiidato

  • @fihiimacabdi7662

    @fihiimacabdi7662

    3 жыл бұрын

    inshallah

  • @najmomohamud2341
    @najmomohamud23413 жыл бұрын

    Mahdsanid wax badan ka faiday macalin🙏

  • @dekaways1252
    @dekaways12523 жыл бұрын

    Guulayso macalin ayuub yuusuf waxaan ahay arday kunool dalka Turkey 🇹🇷 ga wllhi hada anoo dul fadhiya casharkii oo imtixaan aan bari subax galayo diyaarinaya ayuu clibkani iisoodhacay waana ka faa’iidey wax badan oonan horay u aqoon una xasuusneen waadna kumahadsanthy macalin guulayso labada daaroodba dar alle kuu jecelahaye ❤️ ❤️

  • @maryamabdallah3904

    @maryamabdallah3904

    3 жыл бұрын

    Aaaamiin aaaamiin aaaamiin yaarabi shugran alaha kuu fududeeyo intixamka Kan adun iyo Kan aaqiro arday Ku dayasha mudan maasha alaahu horo u soco hooyo soomali ascww

  • @dekaways1252

    @dekaways1252

    3 жыл бұрын

    Maryam Abdallah Mahadsanid maamo qali dhirii galin intaasaa noogu filan rabi haku sharfo hana kudaayo mamo qali ❤️

  • @maryamabdallah3904

    @maryamabdallah3904

    3 жыл бұрын

    @@dekaways1252 aaaamiin aaaamiin aaaamiin yaarabi ilaah dhalinta baari hanooga dhigo Ku qaldana rabi hasoo hanuunsho aaaamiin aaaamiin aaaamiin yaarabi darajada wax lagu dhasho maaha ee Karti iyo dadaal bay u baahan tahay guuuuul guuuuul guuuuul badan baan kuu rajeeyn aaaamiin aaaamiin aaaamiin yaarabi ascww

  • @yurubyusuf7336
    @yurubyusuf73363 жыл бұрын

    Jasaakallaahu khayran

  • @luckystart1366
    @luckystart13663 жыл бұрын

    Mahadsanid walal

  • @MohamedHassan-qk7eq
    @MohamedHassan-qk7eq2 жыл бұрын

    Wllky illahey hakubarakeeyo

  • @faadumocabdi645
    @faadumocabdi6453 жыл бұрын

    Ustaad ayuub yuusuf sakiin suaal Mexeey kukala duwanyihiin (mowhibad)(hadaf)iyo (hansare)(dhabar adayg)

  • @mohamedabdikadirofficial7967
    @mohamedabdikadirofficial79673 жыл бұрын

    M.a teacher horey usoco wallahi waa dhibaato iheysatey alxamdulilaah

  • @xaliimaofficial4165
    @xaliimaofficial41653 жыл бұрын

    MashAllah walalo 🙋🔥

  • @nasraabdallaibraahiim6637
    @nasraabdallaibraahiim66373 жыл бұрын

    Waad mahadsantahay

  • @sumayaabdikarim2517
    @sumayaabdikarim25173 жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad 🙏🙏💯

  • @axlaambintuidiris4461
    @axlaambintuidiris44613 жыл бұрын

    Mahsnid ustaad

  • @mohamedhanad9715
    @mohamedhanad97153 жыл бұрын

    Manshaa Allah

  • @abdiweliadenyussuf65
    @abdiweliadenyussuf653 жыл бұрын

    Mahadsanid ugaaz

  • @shukrimadowe3835
    @shukrimadowe38353 жыл бұрын

    Ustaad❤😍

  • @SalmaanMaxamed-ix6qn
    @SalmaanMaxamed-ix6qn Жыл бұрын

    Alle haku sharfo sxb qli ❤❤❤❤❤❤run ahaantii waxaad tahay dhiirigeliyaha nolosha ❤❤

  • @milavlogs9279
    @milavlogs92793 жыл бұрын

    Acs walal uguhoreentii waad mhdsa thy imtixaan ayaan glyaah 19/9/2020 imtixaankas ayaan kutajabidonaa insha allh

  • @dhirigaliyeofficial1290

    @dhirigaliyeofficial1290

    3 жыл бұрын

    M.a waad ku baasday😘😍😍

  • @prof-abdirahmanmohamedfara8237
    @prof-abdirahmanmohamedfara82373 жыл бұрын

    الله يبارك عليك

  • @zeinabhassan3438
    @zeinabhassan34383 жыл бұрын

    Vidogan intii hore udawatay ,oo kufaaiday💪🌿

  • @hamdaidil5041
    @hamdaidil50413 жыл бұрын

    Mansha Alle ayuub Alle hakuxifdiyo

  • @khadraabdirashiid2068
    @khadraabdirashiid20682 жыл бұрын

    Alle Haku barkeeyo

  • @hindaapdilahi6011
    @hindaapdilahi60113 жыл бұрын

    Maaansha llh ustaad ayuuub alle hakuxifdiyo

  • @nasrishmohamed5704
    @nasrishmohamed57043 жыл бұрын

    ما شاء الله

  • @user-oc1ds2gv2l
    @user-oc1ds2gv2l3 жыл бұрын

    Alle hanga dhigo kuwii guuleysta marwalba talaadad ayaa imtixaan leeyhy asxbee isooduceya had ayaa ka wal walooyaa mahd snid maclinkeena wllhi markaa video gaan fiirsady walwalka wuu iga baxy mahdsanid

  • @xamdaaxmed1457
    @xamdaaxmed14573 жыл бұрын

    شكران اخي😍😊

  • @mosalah2931
    @mosalah29313 жыл бұрын

    Allaha ku Sharfo Wax Badan Kaa Bartey❤♥️

  • @najahyusuf1441
    @najahyusuf14413 жыл бұрын

    Maanzhllll ayuub mahadsanid %%%

  • @faafikheerka8550
    @faafikheerka85503 жыл бұрын

    masha allah taloyin iyo diri galin aad ufcn

  • @hayathersi59
    @hayathersi593 жыл бұрын

    inshaAllah bi idnillah kalinta kowaad rijeynaa

  • @maxamedaxmed8255
    @maxamedaxmed82552 жыл бұрын

    Macalin noolow

  • @haniomar9374
    @haniomar93743 жыл бұрын

    Mcalinkyga sharfta leh ayuub🥰🥀❤

Келесі