004 | Akhriska | muxuu akhrisku dhallinta ugu adag yahay?

Akhrisku waa quudinta maanka iyo kobcinta garashada, laakiin badiba dhallinta Soomaaliyeed wuu ku adag yahay, halkanna waxa aynnu iskula eegaynaa sababaha.
Mashruuca Sahanka oo ka kooban:
KZread-ka Sahanka Xogaha:
kzread.info/dron/MAk.html...
KZread-ka Sahan Podcast: / @sahanpodcast97
Spotify:
open.spotify.com/user/31hpw3z...
Facebook Page Sahanka:
/ aadan.sahan1
Facebook page Aadan-Sahan:
/ aadansahan
Twitter:
AadanSahan?t=ctff...
Instagram:
/ aadan_sahan
Oo ay i noo dheer yihiin buugta aynnu tarjunay, kuwooda soo baxay iyo kuwa soo aaddanba oo kala ah:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Faca Koraya.
3- Ismalure.
4- Loollan.
5- Dabadeed qofna ma hadhin.
6- Waan ku salaamay saaxiib.
7- Casariye.
8- Waayaha Daanyeerta.
Kuwa soo aaddanina waxa ay kala yihiin:
1- الإسلام بين الشرق والغرب
2- حرب الجواسيس في القرن ال٢١
3- اعترافات عشاق
5- في الحب والحياة
7- سيكولوجية الجماهير
Waxa intaasba dheer buugaagta uu tarjumay Jacfar Yuusuf oo kala ah:
1- Wabar.
2- 56 dhibaabo jacayl.
3- مرابط النظام الدولي.
4- عائد إلى حيفا.
5- ارشادات الحياة القصيرة.
6- لغز بربروسا
7- سر آريوس
8- حرب الفاندال
9- المعركة الآخيرة.
10- الرجال من المريخ والنساء من الزهرة.
11- حوار مع صديقي الملحد.
Dhammaan buugtaas inta aan soo bixin si hormo hormo ah ayaan u soo deynaynaa.
Mahadsanidiin.

Пікірлер: 48

  • @ismailapdirahman4906
    @ismailapdirahman4906 Жыл бұрын

    PODCAST-GAN INTA DHAMEYSATEY WAY YARTEY (5O MIN) , LKN WUU U QALMAA INU DHERADO THNKS ADEN SAHAN👋

  • @xasancabdullaahi4539
    @xasancabdullaahi45396 ай бұрын

    ماشاءالله يا اخي جزاك الله ، الله يحفظك

  • @A.H.3530
    @A.H.35307 ай бұрын

    Mahadsanid wll waxbadan ayaad igu kordhisay alle ha kaa abaal mariyo

  • @abshirmacalincali4341
    @abshirmacalincali43416 ай бұрын

    Waad mahadsantahay ustaad aadan

  • @SadaamAhmed-ze9gk
    @SadaamAhmed-ze9gk Жыл бұрын

    Ustaad podcast inoo soo badi insha Allah aad Baan kusalaamay

  • @SamatarIbrahim-gi8tz
    @SamatarIbrahim-gi8tz6 ай бұрын

    ILAAH ha ku barakeeyo walaalo

  • @ibrahimjelle1031
    @ibrahimjelle10312 ай бұрын

    Ustaad buuga deep work maa inoo so turjimtud .

  • @MuhaanAhmeed
    @MuhaanAhmeed7 ай бұрын

    M.a tabaraka laah hore uso wllo

  • @user-xj1pl8tv7q
    @user-xj1pl8tv7q2 ай бұрын

    Mahadsanid

  • @user-ic7zt6qn7m
    @user-ic7zt6qn7m6 ай бұрын

    Markaan bartay muuqaalada aadansahan ee xaqqiiqada kadhanba u abaara waan ka raystay nacayna inbadan oo kamida KZread baradii aan kuxidhnaa waxaad mooda in ay Ani shakhsiyadayda uun ka hadlayan

  • @Kokokayf
    @Kokokayf8 ай бұрын

    Alle ha ku barakeeyo wll akhrisku filed dhigey hada isku ma karo ilhyow ifudeey dadkeyga waan labab labaya❤😢

  • @samarassan6
    @samarassan610 ай бұрын

    M.a ustaad jazaka allah

  • @user-kl8ji3fc6l
    @user-kl8ji3fc6l3 ай бұрын

    Xog filan oo uqalanta baa naga siisay thnkz brother

  • @Ismailabdiali31
    @Ismailabdiali317 ай бұрын

    Thanks teacher

  • @CaaishaBashiir-dn8lo
    @CaaishaBashiir-dn8lo9 ай бұрын

    Aadan sahan shukran wll💕💖

  • @asmaupdy
    @asmaupdy10 ай бұрын

    Wlhi wax badan baa ii daa iideysay جزاك الله خيرا

  • @user-nn9xf6kl1o
    @user-nn9xf6kl1o10 ай бұрын

    Masha Allah Aadan Sahan ilaahay haku barakeeyo was badan ayaan kaa faaidey❤

  • @xamdimaxamuud1854
    @xamdimaxamuud18547 ай бұрын

    Thanks ❤❤

  • @bezzani3033
    @bezzani30337 ай бұрын

    Thanks ustad 🙂💯

  • @nimcocali6649
    @nimcocali66495 ай бұрын

    Ilaahay cilmiga aqoonta hakuu siyaadiyo walal qali wax badan baan kaa faaidey maalin aad ka hadlaysy arimaha soomaaliland baan ku xantay ina cafi walal qali

  • @zakibashiir8315
    @zakibashiir831510 ай бұрын

    Thank you my Freind for Sharing this❤

  • @maxamedcader4615
    @maxamedcader461510 ай бұрын

    Wan ku salamay saaxib🎉 ❤

  • @DDSMEDIA1825
    @DDSMEDIA18256 ай бұрын

    Muuqalka sidaas faa,idada weyn leh dadka dhagaystay inay dhamaysan baa laga yaaba

  • @abdullahi77.
    @abdullahi77.13 сағат бұрын

    Aadanow saaxib aad baad umahadsan Tay, walaahi kontonga daqiiqo ee aan podcasts gan dhagaysanayey,nafta waan ku qasbayay oo ma ogola, waxaa faa,iidadu ugu jirto in ay dhagaysato iskaba dhaaf wax aqrise, aad baad umahadsan tahay ustaad, ku dhawaad hal saac barnaamij aan daawaday oo waqtiga aan ku bixiyey aanan ka shalaayi doonin baad noo soo gudbisay mahadsanid.

  • @Mahath-c9
    @Mahath-c9Ай бұрын

    ❤❤❤❤Thank,you🎉🎉🎉

  • @asmaupdy
    @asmaupdy10 ай бұрын

    Mahadsanid ustaad ❤

  • @MohammedKamaal-fh7kj
    @MohammedKamaal-fh7kj3 ай бұрын

    صلي الله عليه وسلم...❤

  • @Maandeeq672
    @Maandeeq6729 ай бұрын

    Akhrisku waa waa waxa kaliya laysku dhaafay

  • @fatxifahiye7896
    @fatxifahiye78965 ай бұрын

    Mahadsanid ustaadi buugagta ad turjunty cilmiga aan ka faaidey waxaa iidheer ereyada aan ka bartay🥰

  • @malikatushaada5636
    @malikatushaada56365 ай бұрын

    Barafoo caleek

  • @warkayo6821
    @warkayo68212 ай бұрын

    Ok

  • @user-jg7mn2gq3q
    @user-jg7mn2gq3q5 ай бұрын

    Mahasanid wll❤😊

  • @SawaahirSawaahir
    @SawaahirSawaahir5 ай бұрын

    Shukran walaal. Subaxayga waan ku qurxistay❤

  • @Mohamed_Qadar
    @Mohamed_Qadar Жыл бұрын

    M.A❣️❣️❣️

  • @ridwaanmohamed2796
    @ridwaanmohamed27965 ай бұрын

    Ustaad podcastiyadaada kama dhargo oo dobaminekaba isagaan ka helaa.imika markii labaad ayaan dhagaystay

  • @Hiba71717
    @Hiba717177 ай бұрын

    ❤❤

  • @aweysjanagale3635
    @aweysjanagale36352 ай бұрын

    3 maalin Inaan dhameesto podcast-gan waxeey igu qaadatay 3maalin

  • @user-rr8sp4ws5e
    @user-rr8sp4ws5e6 ай бұрын

    كلم عرفت

  • @user-bw5bc5hn7y
    @user-bw5bc5hn7y7 ай бұрын

    🎉🎉

  • @user-yc1no4ur5s

    @user-yc1no4ur5s

    6 ай бұрын

    🎉

  • @mubaaraksalaad8373
    @mubaaraksalaad83739 ай бұрын

    Masha Alah Sodhawww Sxb Aadan

  • @ahmedabdinasir2005
    @ahmedabdinasir20059 ай бұрын

    Sheko faneed miyaa mise academy. Buugaagtaan. Aabo faqir ah aabo taajir ah Dhaaf walwalka billaw nolol cusub

  • @RiyaaqXasanMaxamed-se9oh
    @RiyaaqXasanMaxamed-se9oh10 ай бұрын

    Wlkyy buugagta no geli

  • @RiyaaqXasanMaxamed-se9oh
    @RiyaaqXasanMaxamed-se9oh10 ай бұрын

    Soo geli

  • @user-ck3kw8cj3w
    @user-ck3kw8cj3w6 ай бұрын

    ASC Macalin Waxakhriska dhibba igahaysata ilatali

  • @ridwaanmohamed2796

    @ridwaanmohamed2796

    5 ай бұрын

    Sawka kula taliyay mise maad dhagaysanba ee comentigunbad soo qortay 😂😂

  • @abdiwelijaffaal

    @abdiwelijaffaal

    5 ай бұрын

    @@ridwaanmohamed2796somalidu waa wada ciraash commentyadooda wa kuqoslaa wlahi😂

  • @anyaaaadan2636

    @anyaaaadan2636

    3 ай бұрын

    ​@@ridwaanmohamed2796😂😂