017 | Ismalure 7 | Mabda'a wax uun fal | fekradda guusha iyo hungada.

Mabda'a wax uun fal, fekradda hungada iyo guusha, dhiirrigalinta rasmiga ahi waxa ay tahay iyo in hadba inta aad dhibtooto in u dhiganta aad guul arrin gaar ah ka gaadhi karto ayaynnu xalqaddan ku falanqaynaynaa.
Mashruuca Sahanka oo ka kooban:
KZread-ka Sahanka Xogaha:
kzread.info/dron/MAk.html...
KZread-ka Sahan Podcast: / @sahanpodcast97
Spotify:
open.spotify.com/user/31hpw3z...
Facebook Page Sahanka:
/ aadan.sahan1
Facebook page Aadan-Sahan:
/ aadansahan
Twitter:
AadanSahan?t=ctff...
Instagram:
/ aadan_sahan
Oo ay i noo dheer yihiin buugta aynnu tarjunay, kuwooda soo baxay iyo kuwa soo aaddanba oo kala ah:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Faca Koraya.
3- Ismalure.
4- Loollan.
5- Dabadeed qofna ma hadhin.
6- Waan ku salaamay saaxiib.
7- Casariye.
8- Waayaha Daanyeerta.
Kuwa soo aaddanina waxa ay kala yihiin:
1- الإسلام بين الشرق والغرب
2- حرب الجواسيس في القرن ال٢١
3- اعترافات عشاق
5- في الحب والحياة
7- سيكولوجية الجماهير
Waxa intaasba dheer buugaagta uu tarjumay Jacfar Yuusuf oo kala ah:
1- Wabar.
2- 56 dhibaabo jacayl.
3- مرابط النظام الدولي.
4- عائد إلى حيفا.
5- ارشادات الحياة القصيرة.
6- لغز بربروسا
7- سر آريوس
8- حرب الفاندال
9- المعركة الآخيرة.
10- الرجال من المريخ والنساء من الزهرة.
11- حوار مع صديقي الملحد.
Dhammaan buugtaas inta aan soo bixin si hormo hormo ah ayaan u soo deynaynaa.
Mahadsanidiin.

Пікірлер: 28

  • @aishaabdi6678
    @aishaabdi6678 Жыл бұрын

    Afsomaligaagu inaba caadi ma aha Manshaalah outstanding 🔥

  • @asmaupdy
    @asmaupdy11 ай бұрын

    Mahadasani ustaad noloshii qiyaaliga ee dhiiragalinta waan ka baxay 😂❤nolosha dhabta ah ❤❤😊

  • @ElmiMoha-kw8xx
    @ElmiMoha-kw8xx Жыл бұрын

    Guulayso bro aadan haldoor 🦁 zimba

  • @sahrasahra7492
    @sahrasahra7492 Жыл бұрын

    ada iyo ada bada u mahasatahayi walaky aadan sahan 🥰🥰🥰💯

  • @idilcaddey3599
    @idilcaddey3599 Жыл бұрын

    شكرا لك 🙏❤

  • @cabdulaahiaxmed5483
    @cabdulaahiaxmed5483 Жыл бұрын

    Adanow ina abti ala haku daaye adigu laftigaga dhiri galin ban u baahan thy alle hku daaye😂😂😂 Alla hkaa abal mariyo wax walbo oo aad u hurto bulshadada wll

  • @Abdirahman-hijri
    @Abdirahman-hijri Жыл бұрын

    Ilaahay haku barakeeyo ustaad Runtii aad bn ugu raaxaystaa podcastkga, aqoon badanna wn ka korodhsadaa halka podcastina in badan baan ku celceshadaa gaar ahaan ISMALURE sharrixiisa. Ustaad wxn kaa codsanayaa inaad inta suurtogal ka ah soo dedejiso xalaqooyinka.

  • @MahamuodAbdikariin
    @MahamuodAbdikariin4 ай бұрын

    Thanks

  • @user-dn3qg4wp4n
    @user-dn3qg4wp4n5 ай бұрын

    31:30 good point 😊

  • @sacdiyamaxamud2617
    @sacdiyamaxamud2617 Жыл бұрын

    Mahadsanid walaal aadan 57:05

  • @Axmeds222
    @Axmeds222 Жыл бұрын

    Mahadsanid wll 💯

  • @UmumaxamedSiciid
    @UmumaxamedSiciidАй бұрын

    ❤❤❤

  • @maxamedaxmed6273
    @maxamedaxmed627311 ай бұрын

    Hal eray oo carabiya ama inglish ah kuma duubna barnaamujka saacada iyo dherad wlhi si wacan ayaad u diyaarisay podcastiga

  • @sayidkhalil6024
    @sayidkhalil60247 ай бұрын

    Mahadsanid aadan

  • @Macalin-Abdirizak-Ali
    @Macalin-Abdirizak-Ali Жыл бұрын

    Sharaxu wuxuu qiimo kuu samaynayaa markaad buuga akhrido ee aad dhamayso

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M Жыл бұрын

    Thanks 😊 walaal

  • @muhamedsamater3863
    @muhamedsamater3863 Жыл бұрын

    Waad mahadsantaha bro

  • @Ducaysane-to1qv
    @Ducaysane-to1qv Жыл бұрын

    Nio aadanow iisheg sirta Ka guuL gaadhka Channel youtube 🙏

  • @hodoali5714

    @hodoali5714

    Жыл бұрын

    Waajoogteyn iyo garashada waxaa aad qabaneyso

  • @gurey_muzeh
    @gurey_muzeh8 ай бұрын

    Waxaan BartaY in Qofku Hadafka Nolashiisa Uu Ka Dhigo Hanti in Uu Tabcadaa InaY taHaY Waxa Ugu Liita Oo ee qofku Ka Dhigto Hadaf iyo hiigsi io himilo

  • @hazzanabdi5551
    @hazzanabdi5551 Жыл бұрын

    Mahadsanid zxb 1000 jeer

  • @abdihamidmohamedhashi3218
    @abdihamidmohamedhashi3218 Жыл бұрын

    25:00

  • @sahrasahra7492
    @sahrasahra7492 Жыл бұрын

    ala labada kunu 20 /63 hadi ale nagadhasiyo inasha allha waxan noqonay 59 ayeyo 🤦‍♂️🤦‍♂️

  • @abdinasir23
    @abdinasir237 ай бұрын

    Nolosha adiga waxay so saarta raga adag Raga adigana waxay sameeyan nolol wanagasan oo macaan Nolosha macaanina waxay so saarta rag jilicsan Raga Jil jilicsanina Waxay sameeyan nolol adag . Wa wareegtada ( Routing ) nolosha

  • @saabirmaxamed
    @saabirmaxamed Жыл бұрын

    Mahad sanid walal aadan

  • @fardawsayusuf6527
    @fardawsayusuf65278 ай бұрын

    Wallhi sida aad wa uu tabiisa waa xarabe iyo macluumad badan 😂

  • @muslimpodcast1
    @muslimpodcast17 ай бұрын

    Thanks

  • @nourhassan1524
    @nourhassan1524 Жыл бұрын

    Thanks