005 | Qaddiyadda Somaliland | fashil mise horumar.

32 sano ka dib qaddiyadda Somaliland dhankee ayay u jihayan tahay? xaggee loo socdaa? mustaqbalka Somaliland waa sidee?
Mashruuca Sahanka oo ka kooban:
KZread-ka Sahanka Xogaha:
kzread.info/dron/MAk.html...
KZread-ka Sahan Podcast: / @sahanpodcast97
Spotify:
open.spotify.com/user/31hpw3z...
Facebook Page Sahanka:
/ aadan.sahan1
Facebook page Aadan-Sahan:
/ aadansahan
Twitter:
AadanSahan?t=ctff...
Instagram:
/ aadan_sahan
Oo ay i noo dheer yihiin buugta aynnu tarjunay, kuwooda soo baxay iyo kuwa soo aaddanba oo kala ah:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Faca Koraya.
3- Ismalure.
4- Loollan.
5- Dabadeed qofna ma hadhin.
6- Waan ku salaamay saaxiib.
7- Casariye.
8- Waayaha Daanyeerta.
Kuwa soo aaddanina waxa ay kala yihiin:
1- الإسلام بين الشرق والغرب
2- حرب الجواسيس في القرن ال٢١
3- اعترافات عشاق
5- في الحب والحياة
7- سيكولوجية الجماهير
Waxa intaasba dheer buugaagta uu tarjumay Jacfar Yuusuf oo kala ah:
1- Wabar.
2- 56 dhibaabo jacayl.
3- مرابط النظام الدولي.
4- عائد إلى حيفا.
5- ارشادات الحياة القصيرة.
6- لغز بربروسا
7- سر آريوس
8- حرب الفاندال
9- المعركة الآخيرة.
10- الرجال من المريخ والنساء من الزهرة.
11- حوار مع صديقي الملحد.
Dhammaan buugtaas inta aan soo bixin si hormo hormo ah ayaan u soo deynaynaa.
Mahadsanidiin.

Пікірлер: 35

  • @canshuurxikmaawi
    @canshuurxikmaawi Жыл бұрын

    Xalqad aan wax badan ku kala fahmay mahadsanid ustaad

  • @user-el4bf4li1h
    @user-el4bf4li1h7 ай бұрын

    ❤❤ aIlahy Adi hanoogu kaa badalo madaxda kuwan sheganaya hada ee umada somaliyeed kala dilaya. Cadawgana soo dhawysanaya❤😢

  • @mursalsayed
    @mursalsayed Жыл бұрын

    Waa xaqiiq jirta dhammaan intaa aad sheegtay. Waxaynu caqta saarnay wadadii ay ku burburtay dowladii kacaanku. Weliba nasiib xumo dadka fahansan arinkan ee u dhuun daloolaa xaqiiqdii waa dad aad u yar.

  • @XudayfeCigaal
    @XudayfeCigaal4 ай бұрын

    Mahadsanid Aqoonyahan 👏👏

  • @abdiqanidiriye-uv8cf
    @abdiqanidiriye-uv8cf Жыл бұрын

    Big point ayad ka hadashay zxb alle haku sharfoo

  • @Caalim267
    @Caalim2678 ай бұрын

    Wll dhabbaad ka hadashay

  • @Habonali-fu6cn
    @Habonali-fu6cn6 ай бұрын

    Mntan oo saylac la ibiyy bn dul jooga muqalkan😭💔

  • @shabcaanfaysal44
    @shabcaanfaysal44 Жыл бұрын

    Aqoon yahan nin waxbadan og ayad tahy ceeb going wll

  • @bushramohammed2698
    @bushramohammed2698 Жыл бұрын

    Maqduucyadan so badi walaal adoo mahadsan

  • @naasix9080
    @naasix9080 Жыл бұрын

    Aadanow in badan wan ku raacsanahy in ay dalkeenu dhanka xun u socdo

  • @badarsiciid3718
    @badarsiciid3718 Жыл бұрын

    Welcome back legend aadan sahanka hala soo kiciyo janalka 🙌😒😂 🥰😍

  • @abdiwelibadane3404
    @abdiwelibadane34046 ай бұрын

    hadu jiro qof dhalin yaro ah xaata madax dhehe oon Somalinimo u jecladay waa Aadan sahan koofur ayaan u dhashay lkn waxaa kasimanahy fikirka ah war wax lawada leyahay an dhisano xaata dhibato uma arko inaan Somaliland noqono dhamanten

  • @user-iz2qq2bw9f
    @user-iz2qq2bw9f11 ай бұрын

    Inader manatay tagantahy wlhy

  • @maxamedaxmed6273
    @maxamedaxmed627311 ай бұрын

    Waa runtaa waan la socdaa waanay ku jirtaa narxaladaa sansaankedii u horeeyayna waybilaabantay

  • @CanabahmedaliCanabahmed
    @CanabahmedaliCanabahmed9 ай бұрын

    😊wax bdn ooo aqrsoona baa ka hadashey lkn. Hal dhan baa u janjeeedhaa

  • @Mohamed_Qadar
    @Mohamed_Qadar Жыл бұрын

    M.A❣️❣️❣️

  • @gobpro3576
    @gobpro35769 ай бұрын

    Niicbaad haysaa soo raac daarood iska dhaadhicinbasd wadaaye

  • @huseinabdiwiish3300
    @huseinabdiwiish33002 ай бұрын

    Wlhi blhi qabil marka layska dhaafo dhalinyarada somaliyeed nolol mugdi ah iyo calamatu sual ? Ayey ku sugantahay kuna sugnan donta

  • @faaisoabdulle5417
    @faaisoabdulle54177 ай бұрын

    walaal.waxaankuugudarayaa.inta.aad.sheegta.in.maalinkasto.laiibinaayo.dhulkii.dantaguud.

  • @faaisoabdulle5417

    @faaisoabdulle5417

    7 ай бұрын

    oo.dawladii.siyaad.bare.ureebtay.danantagud

  • @AbdirahmanMohamed-rx1de
    @AbdirahmanMohamed-rx1de7 ай бұрын

    Zxp waxaa tahay iLeeyska dhalinyarada waanu kugu dayso doonaa

  • @niciimamaxamed8441
    @niciimamaxamed844111 ай бұрын

    Ninka dadka ugu ildheerbaa ugu ayaan daran'

  • @sommoneyonline1140
    @sommoneyonline11407 ай бұрын

    Inaadeero dawladeena la tali aqoontaada ku dhis ee ha ku dumin, waxa khaldan waan hagaajin karnaa.

  • @cumayr
    @cumayr10 ай бұрын

    weli may toosin aadnow dadkeenu alle xaqa ha garansiiyo oo dhulbahante duulitaankod ku mideesan yihiin alle ha tuso afarta siyaasi u tashaday aan meelna u wadin

  • @channel-barkhadle
    @channel-barkhadle7 ай бұрын

    lkin dadka wax faaiido uleh usoo gudbi madax in af lagu taago sharci iyo caqli toona ma banaana hadaad wax usheegayso madaxda maaha media yuhu halkii looga sheegi lahaa mas aladaana sharci ahaan dib ubaadh

  • @hadillaium
    @hadillaium10 ай бұрын

    Obviously somaliland ma ihi mana tagin waligey lkn wn kula dareemaya xanuunka

  • @fahadmawel8110
    @fahadmawel81106 ай бұрын

    Somaliland hanoolaato 🎉🎉🎉 Freedom alx

  • @waliidcabdirisaaq9782
    @waliidcabdirisaaq97828 ай бұрын

    Dal ma aha adanaw

  • @hodomohamed-jt5tx
    @hodomohamed-jt5tx10 ай бұрын

    Sidaan hadlkaaga u macaansanayay baad madhax igu noqoty xaqiiqda in laga tago maaha hadana wixii jira waa inaad bayaamisaa kolayba somalidu qabyaald baa la daadegty hadan cid gaara inaad durto waa laga qurux badnaa sacad muusaa haysta talada dalka maxy tahy ninka haystaa haduu scd muse yhy ma iyaguunbay dawlad wadda maamulaya maxad usheegi waydy markuu siilanyo ee hj uu ka buuxiyaya meesha amma dahir riyale markuu hy dii uu ka baqan jiry ay dawladnimada kaligeed iska haysty adeer dhiiqo cagaha hala galin niyaw 😂 hadii xamar laguu hayo orodoo tagoo.

  • @Abdalle1-m7h
    @Abdalle1-m7h Жыл бұрын

    Waxaasaa dadka aqoon yahan usheeganaya!

  • @jijimusayu352

    @jijimusayu352

    11 ай бұрын

    Ma wax khaldan ayuu ku hadlay wll

  • @CanabahmedaliCanabahmed

    @CanabahmedaliCanabahmed

    9 ай бұрын

    ninkaan si kasto uu aqooon yahan u yhy hdana waxaa wado dhiiga micnha waa lagu soo barbaariyey somaliland iney jirto

  • @abibare3374

    @abibare3374

    8 ай бұрын

    ​@@CanabahmedaliCanabahmed waxan jirin cidiba kama hadasho. Way fiicantahay in somali israacdo waana wax aad u wangsan lakin hadana inad somaliland jirto iyadana la dafirikaro. Runtu wa run

  • @mohamed1860
    @mohamed18607 ай бұрын

    Aadanow Abti wiil mj ah baan ahay Abtiyadayna waxba ulama aadan harin Farmaajana kusoo diray jooji edabdarada iyo iswaalka kicin ayaad wadaa lakiin wlhy Abtiyaday baan aqanaa hal dheg bey waxka maqlaan 😢😂😂😂😊😊