Hargeysa Today

Hargeysa Today

Hargeisa Today provides much more than the daily News and the main picture of the story.
We publish videos about Politics, Analysis, infotainment, Events and Documentaries.

Пікірлер

  • @ahaiban1
    @ahaiban127 минут бұрын

    Sanka taag adaa soo dhacsaday waanad sidataaye..

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139Сағат бұрын

    Aya doranaya agagaskan Lahagayo e kolba qof wxn Dhehda hayo ee hallabaya

  • @hassanolad291
    @hassanolad2912 сағат бұрын

    Reserve area ma noqonaysa kilin gaar ah. Fadlan ka jawaab arrinkan oo ah mRinka inoo dhexeeya.

  • @hassanmkconnect1779
    @hassanmkconnect17794 сағат бұрын

    Nacas Waa nacas uun waar khalad wuu dhacaa ee umada aad isku diraysid kala daa waxaad tahay masuul aad u liita ma ogtahay waxaad tahay wasiirka arimaha gudaha oo mid kasta wasiir baad u tahay ee jooji kala fogaanshaha dadka asaasaq ku asaasaqay siyaasada oo aan garnayn shaqadiisa nin l aan aqoon lahayn hadaad doorataan Waa iska sidaas

  • @hassanmkconnect1779
    @hassanmkconnect17794 сағат бұрын

    Nacas Waa nacas uun waar khalad wuu dhacaa ee umada aad isku diraysid kala daa waxaad tahay masuul aad u liota

  • @ahmedgaileh
    @ahmedgaileh5 сағат бұрын

    MUDANE WAZIIR MUJAAHID MAXAMAD KAHIN WAXAAN LEEYAHAY IDINKU WAXAAD DHAWRAYSEEN JIRITAANKA DAWLADDA JAMHURIYADDA SOMALILAND HAYEESHE NIMANKA IMINKA QASKA WADAA WAA HADHAAGII FAQASH EE LA SAAMAXAY OO MOODAY INAY MAANTA JAMHURIYADDA SOMALILAND WAXYEELO U GAYSAN KARAAN !!!!!!!!!!! SIDAAS AWGEED LA ISMA BARBAR DHIGI KARO MAWQIFKA MUJAAHIDIINTA IYO MAWQIFKA HADHAAGII FAQASH !!!!!!

  • @user-sw4oi1ou5e
    @user-sw4oi1ou5e6 сағат бұрын

    Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍🙏🙏🙏🙏✌️✌️✌️✌️🥰🥰🥰🥰💪💪💪

  • @said1498ify
    @said1498ify6 сағат бұрын

    Garnaqsi waayo aragnimo Kaahin iyo Kulmiye Dawladnimada Somaliland halkaas bay ku jirtaa. Reer Somaliland ma jecli kulmiye laakiin wax dhaama lama hayo. Cadowga Somaliland waxay ku odhanayaan Kulmiye ha dooranina. Sababtu waa maxay?

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan12 сағат бұрын

    Geesi

  • @markcaa2942
    @markcaa294213 сағат бұрын

    Wadani haday xamartan iyaba baabaday doonayaan Dee hacadaysteen nasiibkooda haqaadeene

  • @Janno190
    @Janno19014 сағат бұрын

    Walaahi Waa runtii kantarolada Sakarya joogtaa mana oha wayska qayilayaan waa in dad aday la geeyaa

  • @Janno190
    @Janno19014 сағат бұрын

    Faysal Waa geesi wadani ah oo dalka rajo ka Leh ❤❤❤❤

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf454315 сағат бұрын

    SUAAL WASIIR, ILLAHAY HAKU XAFIDEE, MAXAA KA FAAIIDEEN EE AAN CEEB IYO FULAY NIMO IYO KUWII WISIKHDA AHAA OO SII BATAH AAN AHAYN?: MIYAA LAGU KHASAARAY MISE WAA LAGU FAAIIDAY? WAA LAGU KHASAARAY ARINTASAANA GADHSIISAY HALKU WADANKU MARAYEE WIXII UGU TAAGTA YARAA, U IDIIN HANJABAYO:

  • @ahmedgoryahmedgory
    @ahmedgoryahmedgory16 сағат бұрын

    Mr minister of interior of somaliland Mohamed Kahin i dvice u never speak about the past u have to speak about the development of ur party ruling period as government and lay down ur road map of ur plained road of development due? Hersi and Mohamood Hashi r slaves of Ero party slaves Haberyunis party Ero party with in his party r Mogadishu government they r financed by Dahabsheel ( Mohamed saeed son) Ero + Hersi and Mohamood Hashi if there paty win in voting and ero became president of somaliland 98% he will be united with government Mogadishu he change the somaliland constitution with approval from parliment and tribal elders will be canceled once ero becomes president somaliland tribes kings and sultans will be given money to support unity with Mogadishu 98% of somaliland people r fagash left behind fagash student's there idoilgy is how to get money and how How. secondly, the opposition parties like Ero and his brokers what development or values the give somaliland people? Moha med kahin and Musa Bihi should make brain wash to young generation i.e Student's all standards + police+ military inorder to get vote from them? again I repeat u most be capable to fullfill ur development strategic and avoid verbal orders by ❤❤ long live to Kulmye party supporters and somaliland existing government insha allah ❤❤❤❤

  • @SiciidDool-sc3mq
    @SiciidDool-sc3mq18 сағат бұрын

    dadkii cagafta lagu aasayay laascaano kuwii magalada hargaysa gudaheeda lagu dhug baranayay wasiir masuuliyiin umaydaan ahayn intii buurta lagu laayay ayuunbaad madax utihiin

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu19 сағат бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad957919 сағат бұрын

    Munaafaq ina kaahin xil u waashay

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu19 сағат бұрын

    Adigaa dhimashooyinka buurta gacan libaax iyo kuwii siidha watayba iyo xiniyaha laga soo saareyba amarkaaga lagu laayey weyna ku sugeysa goor ay noqotaba

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu19 сағат бұрын

    Adigaa dhimashooyinka buurta gacan libaax iyo kuwii siidha watayba iyo xiniyaha laga soo saareyba amarkaaga lagu laayey weyna ku sugeysa goor ay noqotaba

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss167020 сағат бұрын

    Kulmiye guuuuul

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab144020 сағат бұрын

    Feysal wixiisa waa qas rag han weyn leh oo ciiro kale ah ayuu raaba inuu meesha kaa haleeyo

  • @abdiyoonis4407
    @abdiyoonis440720 сағат бұрын

    Hada

  • @maxamedcabdilahicabdi496
    @maxamedcabdilahicabdi49620 сағат бұрын

    Oday weyn oo waaya araga oo soo halgamay baa hadlay waa mid garnaqsi ah

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed935221 сағат бұрын

    Mashalah tabarakalah inshalah kulmiye ayaa nosonoqon madaxwayne muuse Biixi Dalku kama marmo iyo mudane Maxamed Kahim Axmad guulaysta inshalah

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed682722 сағат бұрын

    Xaqa in la dhegeysto dadku ma jecla waxay ka jecel yihiin beenta iyo waxaan jirin Ina-Kaahin runta ayuu ku dhintaa.

  • @SamaDeri
    @SamaDeri22 сағат бұрын

    @@abasemohamed6827 true. I agree with u

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed682722 сағат бұрын

    Odaygu waa garnaqsaday wax ka dhaha

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed682722 сағат бұрын

    Odaygu waa garnaqsaday wax ka dhaha

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen488323 сағат бұрын

    Codka Tashuushkaga Furmay Faysal . Fadlan hagaajiya

  • @nurbisow1081
    @nurbisow108123 сағат бұрын

    waxa yaraday cabsidi alle

  • @user-ll3mf6jf5q
    @user-ll3mf6jf5qКүн бұрын

    Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280Күн бұрын

    Videogan ma cusba war lahayaa xiiso male

  • @user-le9lw3nb2w
    @user-le9lw3nb2wКүн бұрын

    Riyale isku da horje Horta isa so xoree oo ka bax gumeysiga Isaq

  • @user-le9lw3nb2w
    @user-le9lw3nb2wКүн бұрын

    Horjeege Riyale ilaha, umada ha qabto qalbiga ku madow ,waxad second zitisan

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c2 күн бұрын

    Ciise iyo guda biirsi sharaf waa inay ku midoobaan mustaqbalkoodana ka tashadaan. Awelba muuse ayaa isku dirayey Wayna iska garteen markuu colaada ka dhex abaabulay Dadkiina iyo dalkiina u tashada Jabuuti muuse ayaa ka xun oo cadawgiina ugu wayn ah

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c2 күн бұрын

    Waa horgal. Muuse u shaqeeya kaasoo kale hortiisa ayaa lagu dilaa jabhada SNM dabadeed hargaysa aad ayaa la yidhaahdaa

  • @MahmoudMohamed-rw6ue
    @MahmoudMohamed-rw6ue2 күн бұрын

    Maasha ALLAH slmulah Madaxweyne daahir riyaale kaahin

  • @user-le9lw3nb2w
    @user-le9lw3nb2w2 күн бұрын

    Beenaale dhulkii baad iibiseen berina samaron iyo ciise ayad iibsan iidoor

  • @Leone-Di-Guerra
    @Leone-Di-Guerra2 күн бұрын

    Qabyaaladda idinkaa keenay oo koriyay oo weliba ku dhisan

  • @AbdiazizomarAhmed
    @AbdiazizomarAhmed2 күн бұрын

    Ma muuse aya wassa nin u eg waa Xoollo

  • @mahmoudxasan7041
    @mahmoudxasan70412 күн бұрын

    Maansha allaah

  • @Badahda
    @Badahda2 күн бұрын

    Jamhuuriyadda qabyaaladda

  • @sahrafarah6038
    @sahrafarah60382 күн бұрын

    Asc adeer faysal. Allaha ku xifdiyo Aamin. Guuleyso waligaa Aamin.

  • @cabdixuseen1839
    @cabdixuseen18392 күн бұрын

    Libaaax libaaax dhalay nin faysal lamida sedexda xisbi maan arag waa nin wadankiisa iyo qarankiisa jecel oo rajo wayn ka damacsan dad waynaha reer somaliland faysal codka ha ha lasiiyo ilmadeerayal waa libaax wax garada

  • @Mamar6310
    @Mamar63102 күн бұрын

    Faysal WAXAAN IDHAN LAHAA HALOO DOORTO MADAXWAYNAHA SOO SOCDA CIRRO WAA BIYO QABOW he is frozen meet

  • @abdirahmanmohamud1635
    @abdirahmanmohamud16352 күн бұрын

    ciwaanka iska hagaaji suruudi lagu xidhay meeday