Daahir Rayaale Oo U Quus-gooyey Damaca Somalia Iyo Jabuuti

Daahir Rayaale Oo U Quus-gooyey Damaca Somalia Iyo Jabuuti
*** Subscribe, Like, Share and Comment on Our Videos **
/ @hargeisatoday
#ShopwithKZread

Пікірлер: 38

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein369112 күн бұрын

    ilahay ciimriga ha raajiyo cafiimad iyo ciimri dheer ha ku seeyo guul iyo goobanimo somaliland insha allah riiyale waa ruuntii ee reer wadani uu sheega

  • @1962yusuf
    @1962yusuf12 күн бұрын

    Maasha-allaah afkaaga caana-lo'aad lagu qabay. Asc

  • @omerhassan3041
    @omerhassan304112 күн бұрын

    Waa runtiis mudane daahir deeqda iyo darajada Allaha faxan baa bixiyee si nadiifa haloo wada tartamo.

  • @Inakulmiye
    @Inakulmiye12 күн бұрын

    Mashaallah Tabaraka Allah ❤🎉 M/Weynahe Riyale ba cidi kama dambayn. M/Weyne Bihi ama sidaa ha u hadlo ama hayska aamuso. Riyale has the characteristics of leader with patience, wisdom, and caring of his people and country.

  • @ladanladan1718
    @ladanladan17189 күн бұрын

    Maasha allaah Daahir riyaale waa kaa halkiiba dhameeyey oo runtii oon biyo ka dhicayn usheegay umadn Ilaahay ha xafido

  • @neimaabdi3206
    @neimaabdi320612 күн бұрын

    Masha allah adeero qaali ale ha ku xafido aamiin somaliland waa hala qof somaliland guuuuuuuuuuuul iyo gobanimo ❤🇭🇺❤🇭🇺❤🇭🇺❤

  • @said1498ify
    @said1498ify12 күн бұрын

    Ilaahay Cimriga iyo Caafimaadka Alle ha kuu barakeeyo Madaxwayne Daahir Riyaale kaahin. Hirgaliyihii Dumuquraadiyaya Reer Somaliland.

  • @MawliidIimaan-xz8nz

    @MawliidIimaan-xz8nz

    12 күн бұрын

    Madaxwaynihi qaranka somaliland dacada ah daahir riyale allaw cafimadka iyo cimrigaba udaa geesigi tasturka iyo dorashoynka ku suuntana duqmuradiyada an maanta haysano salka udhigay weeye daahir riyale madaxwayni somalilad dhiidibka utaagay

  • @user-vp6xv2xv5r
    @user-vp6xv2xv5r12 күн бұрын

    Alle haku dheereeyo cimriga caafimaad iyo cibaado suuban, noolow madaxweyne intay nololi jirto, waa mawaadin xalaal ah oo diidan dhaqan xumada siyaasiyiinta iyo odayaasha dhaqanku ay qaarkood cadaysteen oo ah qabiil iyo huuhaa aan waxba ku filayn

  • @user-lh2sr8wt4l
    @user-lh2sr8wt4l12 күн бұрын

    M..Wayne nooloow ❤❤❤SOMALILAND ❤❤❤GUUUUUUL ❤❤❤insha ALAAH aqoonsi dhaw

  • @fahiimae7336
    @fahiimae733612 күн бұрын

    Masha Allah. Allah haku xafido Madaxweyne 💚🤍❤️

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi813912 күн бұрын

    Jazaakallah fidaareyn Mdne mwayne d riyaale

  • @caashamuminmumin6372
    @caashamuminmumin637212 күн бұрын

    Thank you to tell the true

  • @user-uy2ir1vh2v
    @user-uy2ir1vh2v12 күн бұрын

    Daahir Riyaale Allah ha ku shafro geesi Somaliland guul

  • @aminaomer6330
    @aminaomer633012 күн бұрын

    Mansha Allah Allah haku barakewyo

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw12 күн бұрын

    Somaaliland ❤ guul ❤ loov ❤

  • @Samiya106
    @Samiya10612 күн бұрын

    REER AWDEL LOVE THEIR HOME LAND

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c7 күн бұрын

    Isaaq,ninka danahooda ka shaqeeya jecelaa. Waa ina kooraha samaroon shilimo.ayuu soo doontay. Alla kuuma naxariisto. Guri ninale ayuu oodayaa kiisiina wuxuu yahay ma jiro. Waa muuse ayaa ka dhex hadlayaa Horgal dadkiisii lala dhacayo

  • @user-ms1rg5cr1k
    @user-ms1rg5cr1k12 күн бұрын

    MUWAADIN WAA NOOCAASI 😍

  • @amiirxaamud9857
    @amiirxaamud98575 күн бұрын

    Dahir riyaale cimŕideer and ilaahay kanga baryayaa

  • @MohamedAbdoulkader-bv3tw
    @MohamedAbdoulkader-bv3tw8 күн бұрын

    ❤Daher Rayaleh.inda taahay Man Gardabuusi.❤no good for you adero Daher rayaleh 😮😮😮

  • @abdirashiidali8692
    @abdirashiidali869212 күн бұрын

    Hadal madaxweyne waafiya mudane Daahir Riyaale Kaahin

  • @user-xj9jx5cg8o
    @user-xj9jx5cg8o12 күн бұрын

    Webiyada inagaa ka badan haddii biyaa badda inagaga durduraya aynu ceshano

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c7 күн бұрын

    Horgal horgal dhalay siyaasadii waa lagu qaday waxba kamaad tegin. Ninka heego maanta dadkii u isticimaashay Maxaa neef aduunka ku nool. Shilimo ayuu dadkiisi iyo dalkiisii dhaafsaday gaajo ku waashay

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u10 күн бұрын

    Odaygii shabaab abuuray

  • @saciidcismaan5960
    @saciidcismaan596010 күн бұрын

    Samaron hal waziir oo yaanyo shiidshiid bey ku heestaan xaamar halka somalialnd ey madaxweyne iyo md ku xigeen ka soo noqdeen. Samaroon wuxuu wax ku yahay lagana jecelyahay somalialnd

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye20759 күн бұрын

    Ilhay cimri dheer iyo cibaado suuban wadani dhab ah jecel somaliland dalkiisa iyo dadkiisa Dahir riyaale kaahin.

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye20759 күн бұрын

    Edeb yeesha oo somaliland xaalsiya somliyey xasadka ka daaya waa xor

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud507510 күн бұрын

    Somaliland waxy leedahay Rag Maskax badan oo ah kuwii somalidaa la sheegayo dhisay ,Somaliland 33 sano oo ay 5 madaxweyne is badaleen iyo horumarkaa ay samaysay waxa salka u dhigay ,rag badan oo ay taariikhdu xusi doonto ,Somalilandta aynu u soconaana maaha tan aynu inagu joogno waa ta ubadkeena ubadkoodu dhalaan ,waa Run in loo soo jeediyay markii uu cigaal dhintay ee xilka kumeel gaadh loogu dhaariyay sida sharcigu dhigayo inuu lix bilood gudahood doorasho ku qabto inuu iska daayo doorashada oo sadex sano xafiiska joogo ka dina doorasho qabto ,waa ka diiday oo doorasho ayaan qabanayaa waanan tartamayaa isagoo isku kal soon waana ku guulaystay ,kuwa doondoonaya dawladii aanay waxba ku qabin ee magaca isirka lagu Dagaal galiyo

  • @Inakulmiye
    @Inakulmiye12 күн бұрын

    Xamar waa ta rabta inay Somaliland la dumiyo. Faqash xasidnimo, Somaliland nacayb xad-dhaafay, Isaaq nacayb Darood iyo Hawiye ku jira, khayraadka Somaliland oo Somalia rabto, waxaas oo dhan iyo Djibouti 🇩🇯 oo Somalia ku taageraysa inay sidii berigii Afweyne Hassan Gulied ku heshiiyeen in Berbera la xidho oo reer Somaliland Djibouti 🇩🇯 dekad u noqoto, ayuu maantana Ismail O. Gelle Hassan sh. Mohamoud ka doonaya inuu Somaliland la dumiyo si ay Berbera dhulka dhigaan markay Somaliland dagaal dhexdeeda ah la huriyo. Somaliland waa imay dabinada cadawga maleegayo ku dhicin.

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye20759 күн бұрын

    Somaliland waa xor lix madaxweyyne ayaa doorasho wof iyo coda isku soo dhiib dhiib halka dictatorship Ismail omar geele kalidii taliyaashii africa oo isagu gumeysto shacabka djabouti

  • @xaqudirir244
    @xaqudirir24411 күн бұрын

    Dahir inta tamartisa hadal laakiin niman calancas la yidhahdo ayaa waxay qariban mooye waxba hagaajin waana kuwi uu shalay ka shaqayn kari waayay markaas ilaa aynu muuse iyo ina kahin iska qabano mooye hadal waxba ma tarayo

  • @nuurnuuraan8624

    @nuurnuuraan8624

    10 күн бұрын

    Adigo waxa aad tahay isaaqi Somalilanders noqday marko riyaale wadanka qabsaday

  • @Wardoon__Plus
    @Wardoon__Plus12 күн бұрын

    Horta aniga waxan layaabay siyaasi kasta markuu rabo inuu dadkiisa wax usheego islamarkasina qalad kooda saxo muxuu ugu naxsan yahay xamar iyo hormerka ay sameyneyso war wax is tara oo wax qabsada xamarlee afka hakuso taginee odagaa weyn oo hadda cumrigaas jira ayaa hadda mesha wuxu latagan yahay in umada lakala geeyo islamarkaasina xiqdi iyo cuqdad ku beerayo war Alle kabaq oo umada wax fiican u sheeg waaba socotaaye tariikh iyo midnimo umada ureeb xamarlee haku naxsananine tkle hadaa wax qabsaneyso 30sano soor maa cuneyseen??! Wataa xamar sidaa u qurux badan adinkoo qarax iyo balaayo oo dhan uso maleegey hadane wataa bilicdaas iyo daarahaasi quruxda badan kadhisan yihiin welina sii sameyneysa hormar war wax isku fala meelaha ha xamarleyninee

  • @siciidali4034

    @siciidali4034

    12 күн бұрын

    Horumarkee kakakkakka 😅😅😅

  • @aminafgh2127

    @aminafgh2127

    12 күн бұрын

    xin iyo xasad iyo colaad bay xamar na daba taagan tahay e ma anagaa wax idinka rabna naga hadha xaasidiin yahay

  • @abdifarah4301
    @abdifarah430110 күн бұрын

    Waa sakhran horgaal ah gul awdal state

  • @xasan127
    @xasan12710 күн бұрын

    Odagan jaajuus buu ahaan jiray dowladii somalia iminkana waa jaajuus somali diid ah khatuma xumo buu ku dhiman.

Келесі