Xogtii Ugu Muhiimsanayd ee Heshiiska Somaliland & Ethiopia iyo Dagaallada Lagu Soo Qaaday

Ambassador Baashe Cawil Oo Soo Bandhigay Xog Aan Hore Looga Maqal Heshiiska Somaliland iyo Ethiopia
*** Subscribe, Like, Share and Comment on Our Videos **
/ @hargeisatoday
#ShopwithKZread

Пікірлер: 38

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf454329 күн бұрын

    MUDANE EMBASSY KUWAASI YAR YAR EE AAN WAXBA KA AQOON JIRTAANKA, WADANIYADA, IYO BAAHIDA SOMALLAND. ADKAYSINKOODUNA YAR YAHAY, AYAA BAAHAN IN LAGU CEL CELIYO WAXAY TAHAY ETHIOPIA IYO BAAHIDEENU. LAAKIIN INTA WANAAGSAN EE MUWAADINIINTA AHEE WAX FAHMAYSAA WAAY OGYIHIIN. ILLAHAYOW NOO SAHAL AMUURAH. AAMIIN YAA RABBI.

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman177029 күн бұрын

    Siyaasad indhola'aan ah waxay keentaa only political chaos which will lead to more conflicts.

  • @khadralulmohamed5254

    @khadralulmohamed5254

    29 күн бұрын

    😮😮😮lolz

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139Күн бұрын

    Wa horumar u bahan inaynu Hawshaa si wcn u qabillo

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139Күн бұрын

    Mansha allaah

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi29 күн бұрын

    Weldon wisdom attain by Amb Baashe Silaanyoz kulmiye knighthoods inspired by the UAE-ISRAEL Abraham accords proxies agreements formulated by the UAE-ISRAEL iwm. Like it or not, AMB BAASHE deserves to become the Somaliland proper president Iwm.

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed682729 күн бұрын

    Insha-Allaah waa siyaasi aan filayo mustaqbalka wadankan isaga ayaa xukumaya

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi29 күн бұрын

    Let's be honest and realistically sober wisdom attain.

  • @hassanolad291
    @hassanolad2919 күн бұрын

    Reserve area ma noqonaysa kilin gaar ah. Fadlan ka jawaab arrinkan oo ah mRinka inoo dhexeeya.

  • @user-ye5vy1ug6x
    @user-ye5vy1ug6x29 күн бұрын

    Anigu marka anigu waxaan ahy s/lander fikirkaagaa ayaan raacsanahy koly in bandanna way ila qataa

  • @saeddahir7600
    @saeddahir760029 күн бұрын

    Ninkan waaa legend waaa ninka UAE oo siyaasada aduunkaba jaangoysa inagu soo xidhay waana ta keentay in soomalia lagu hoos keeeno Ethiopia intii laguu isticmaali lahaa aaad aduuu isteerinka uqabato welldone geesi cadawguna maanta cagta hoosteeda ayuu joogaaa

  • @khadralulmohamed5254

    @khadralulmohamed5254

    29 күн бұрын

    ❤❤ Waad mahadsantahy

  • @IB_Adam

    @IB_Adam

    29 күн бұрын

    Kkk Kani yaanu qar iyo meelxun idin ku ridin reer Sheekh Isxaaqoow! Itoobiya anagaa ku hoos nool oo xog ogaal ah.Ethiopia waa ta idiin soo qaxdey ee guryaha Hargeisa iyo Berbera nadiifisa 😁. This baldheaded guy’s just running his mouth and doesn’t know what he’s talking about! You will get nothing but Gaajo iyo Gunimo!

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed752729 күн бұрын

    waar teena kawarann naga daa ethopiooooo

  • @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
    @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp29 күн бұрын

    In lala heshiiyo ma,xumee xagey joogtaa itoobiya maanta gobolkee nabad ah xagee dhaqaalo laga abuuri karaa itobiya diyaaradeeda ayaan macaash kaa siin saldhig ciidan ayaan sameysan war maxaad ku difaaceysaa baahida tirada badan

  • @abdirashiidali8692

    @abdirashiidali8692

    29 күн бұрын

    Shuruudo qoran ayaa dunidu ku kala baxdaa. Manaa lay bajaa huuno. Xagee joognaa

  • @user-fl9dj8jf8y
    @user-fl9dj8jf8y29 күн бұрын

    Wadadii burburka ayay itobia ku taagan tahay. Waxaad s/l ka duwaysaan maxkamada icj oo loo Mari Karo ictiraaf in lahelo.

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi29 күн бұрын

    Kulmiye ucid Wadani think again.

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf454329 күн бұрын

    WAX KASTA OO WAX TAR AHOO AAYNU KU GAADHI LAHAYN MEEL, WAXA CUDUR IYO POISON KU AH OO KA DARANA, FAQASH IYO FAQASH GARGAARAYAASHA SIDA XIIRSI, BIDAAR AFCAD IYO 15 LEETAH OO IIMAAN LA OO LA MIDA OO WAAYAY CID WAX KA QABTA OO JOOJISA!. ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim29 күн бұрын

    Waxaso dhan waxay laa horeysa shacabka gobolada woqoyiga inaad qalbigoda dagtaan ,tasisee wey bariqatey oo waxad kuso baxden laafti naga 🤔🤔🤔

  • @hajiabdi5927
    @hajiabdi592729 күн бұрын

    😂😂😂 waxan ku dhagaysanayaa waa oromadii hargaysa ee ina mooge kaga shubtay 😂😂😂 dadku xirsi iyo ina xaashi Ayuun bay yaqaanan inay lacag lun sadeen😂😂😂 kanaa ka xumaa tuuga tuugu dhalay

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim29 күн бұрын

    Dee oromo lagu beray dhulka

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    29 күн бұрын

    Faqsh bay dhaamaan oromadu

  • @ahmedissefarah1015
    @ahmedissefarah101525 күн бұрын

    Waalidan maxay tahay... Iska hadlow Ina igare...

  • @amdualeh5802
    @amdualeh580229 күн бұрын

    Saaxiibow,anaga amaanta itoopiya ha noo sheegin,berbera ayey wax ka sio dejisataa taas ha la sii hore mariyo waa arrin laakiin bad iyo dhul baan siiinayaa ama ka kiteynayaa koton sano waa wax aan caqliga gelayn,afkii xukuumadda ayaad ku hadlaysaa,waana lagaaga aqoon badan yahay:haddaad deked siiso berberi way xidhmaysaa,kaluunka aad sheegaysana badda aad siiso.ayey kala soo baxaysaa.

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    29 күн бұрын

    Bade berbera ayaanu siinaynaa Anoo ciise muuse ah baa lajecel gobolka saaxil aanu degno

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty840429 күн бұрын

    dayeradi issaq oo loo waramay macaashka laysku hayo iyo cilmigu hakuu arkayo faysal robleh dadkiisi abaabulayo somaliland hurudo !!!!!!!!!!! the data speaks hadaad heshaan electricity iyo DDS oil exportations and ethiopian airline !!!!!!

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    29 күн бұрын

    Adna doofaar baad tahay daayeer anaa hah oo ciise muuse ah oo ku faana saaxil kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @qwertyaserty8404

    @qwertyaserty8404

    29 күн бұрын

    @@user-sz7sn2rv9r war daayerku maaha kini ee kani waa maldahaad cilmi laanta aqonlaanta sidii dadkii hore qarniyadii lasoo dhaafay sorry anigu idinka wuxuu idinku baxay maba aqaane

  • @amdualeh5802
    @amdualeh580229 күн бұрын

    Soomalidu waxay tidhaa,mayd maxaa ugu dambeeyey,kaa la sii sido,waxa aynu ognahay in suufaan dhul beereed ay ka kireyday itoopiya,aakhirkiina ay itoopiya isku rogtay io xoog ku qabsatay,waa dhulka la yidhaa:faqadha ee xadka labada dal u dhexeeya,biyo badan iyo dad badaniba way ku hafiyaan.

  • @hajiabdi5927
    @hajiabdi592729 күн бұрын

    😂😂😂 dadkan dhagaysana YAA miyaanay garanay nin kani in uu yahay BASHE MORGEN waa tuugii ugu waynaa ee dowladii siilaayo malaayinka qaatay 😂😂 tuug waar umada ka hor dhaqaaq

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    29 күн бұрын

    Ma isku dirbaad isleedahay

  • @saidnourainan5223
    @saidnourainan522329 күн бұрын

    Ethiopia adiga oo kaliya ayaa qiimo inay kuu leedahay u arka. Ethiopia daynkii bay iska bixin kari wayday.

  • @khadralulmohamed5254

    @khadralulmohamed5254

    29 күн бұрын

    Hadal ma adaa kabixin lahaa

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    29 күн бұрын

    Waxaan doono aan u aragno kuwaas baanu kaa Jeclahay

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman29 күн бұрын

    Kaniwasdamiirlaawe.inyaroo.lacaga.ama.xildayday.ku.iibsanaya.birmagaydadii.dhulkiisa.cadowgiisa.auu.udoodaya.miyanu.ogayn.qaran.badisi.kireeyay.inulamid.yahay.nin.naagtiisii.kireeyay

  • @user-fl9dj8jf8y
    @user-fl9dj8jf8y29 күн бұрын

    Beenaale.

Келесі