Deg-deg! Jabhadii Jabuuti Oo Bilaybaysa Hawlgalo+Ismaciil Geele Oo Kadhex Hadlaya Xisbiga Wadani...

Deg-deg! Jabhadii Jabuuti Oo Bilaybaysa Hawlgalo+Ismaciil Geele Oo Kadhex Hadlaya Xisbiga Wadani...Wasiir-dawlaha Wershada Ethiopia Tarekegn Bululta ayaa iminka bartiisa X ku baahiyey in dhaqangelintii heshiiska Somaliland iyo Ethiopia uu bilaabmay.
@highlight@Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official
#muqdisho #boqoradastelka #hargeisa #somaliland@ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media #isaaq #daarood #somaliland #somalia @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k#warka
#dagaal
#Laascaanood
#gooja_cade
#Somaliland
#ssc
#khaatumo
#muuse_biixi
#garaad
#warqaad
#warka_maanta
#Somalia
#Puntland
#Somalia
#saciid_deni
#Muqdisho
#hargeysa
#xasan_sheikh
#xamse_Cabdi_bare
#Reysalwasaare
#Madaxwayne
#jabuuti
#Galmudug
#Jubaland
#KoofurGalbeed
#Hiiraan
#Jigjiga
#Sool
#warar
#ciidan
#dagaal
#garoowe
#saciid_deni
#aaranjaan
#Baarlamaanka
#dastuurka
#puntiland
#siyaasada
#Somalia
#darood
#hawiye
#isaaq
#garxajis
#GoojaCade
#sool
#Madaxwayne
#baarlamaanka
#guul
#Somaliland
#somalia

Пікірлер: 84

  • @Abdulrahman-xv2uf
    @Abdulrahman-xv2uf7 күн бұрын

    MAASHA ALLAH TABAARAKALLAH SOMALILAND ALLOW DHOWR AAMIIN AAMIIN. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm8 күн бұрын

    Guul soomalilnd 💚🤍❤️ waa la wasaya jabuuti 🇩🇯

  • @WiilkaMagaalka-oo1od
    @WiilkaMagaalka-oo1od8 күн бұрын

    Qudhmiye wakhtigiisii wuu dhamaaday wll mar kale fartayada eedimayno, kulmiye Allaha naguma soo celiyo

  • @cabdirisaaqdillaal2490
    @cabdirisaaqdillaal24908 күн бұрын

    Cukuse waa nin jaarso ah waana xaqiiqo

  • @abdulwahidmohamud9408
    @abdulwahidmohamud94088 күн бұрын

    Wadani waxa isugu tagtay faqashti gudaha oo reer kasta leh

  • @husseinomar5942
    @husseinomar59428 күн бұрын

    ❤ you from Kenya 🎉

  • @MaaslaxMaxamed-bj2hc
    @MaaslaxMaxamed-bj2hc8 күн бұрын

    ❤❤Somaliland Guuuuuuul ❤❤❤

  • @FaraxIzaxaq
    @FaraxIzaxaq7 күн бұрын

    ❤❤❤

  • @kaahalive3505
    @kaahalive35058 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @abdifarah4301
    @abdifarah43017 күн бұрын

    Inschallah awdal state gul

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar43528 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano8 күн бұрын

    Guuuuuuul somaliland❤

  • @abdoulkaderibrahim4993
    @abdoulkaderibrahim49937 күн бұрын

    ADER MA CARUUR AYA UU WARAMEYSA FROM JABUUTI

  • @ismaacilsamakaab43
    @ismaacilsamakaab438 күн бұрын

    War xusbiga wadani wa xawayano cadowga somaliland laa socda markastaba

  • @jamaalxuseen4518
    @jamaalxuseen45188 күн бұрын

    Taasi wax dhacaya maaha cidii reer sheekhisaxaaq doonata way eeda wllhi guul iyo gobanimo ❤❤❤

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein37128 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed9688 күн бұрын

    Xisbiga huwanta eee ooryo faqash shacabka jsl waaa in ay ciqaaaabaaan Mark's ay cidla gaadhsiiyo insha allah.

  • @amiira8902
    @amiira89028 күн бұрын

    allow jabi cadow ga somaliland

  • @moabdi3860
    @moabdi38608 күн бұрын

    Reer somaliland inta wax gardka ahi they know what they doing in when election come no more wadani

  • @MaxamedMany
    @MaxamedMany8 күн бұрын

    Cukuse waa Garac hawiye ah

  • @user-nm7mz9jh2d
    @user-nm7mz9jh2d8 күн бұрын

    Aragtida Dhaayaha fayow dhamaystiran waa warkaa

  • @aliabdi5708
    @aliabdi57087 күн бұрын

    Wadani may idin ka qar sontahay in anay somaliland rabin oy somalia tageraan thanks

  • @abdoulkaderibrahim4993
    @abdoulkaderibrahim49937 күн бұрын

    ADER MUSSE UU SHEEG , BASSABORKZ JABUUTI HA NO SO CELIYO FROM JABUUTI

  • @maxamedcali5669
    @maxamedcali56697 күн бұрын

    waar reerhargeysowdhankaadigaxigtaanbaadhaxantuihagahaysaa muusebixxi amarbixiinjeelashakugur afattaciidagaleeehuwantaa inaabiib btuuntoogta waansoosocdaa waainlatoogtaaninkastakasoohorjeedawaar diladhalinyaradareerhargeysawaarragatoogta

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c6 күн бұрын

    Cadawga kooxda SNM illahay kor ha ka yeelo kuwani waa xabashi xabashina. Cid sharaf u haysaa ma jirto. Reer awdalna way go,aysaa

  • @fatimahashim5596
    @fatimahashim55968 күн бұрын

    MEYLAABAN WEYJOOGAAN

  • @abdimuse3583
    @abdimuse35837 күн бұрын

    kan caguse yaa wax ka dhagaysa waa miskiin aan kala garanayn meel uu usocdo iyo meelkeleba

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c6 күн бұрын

    SNM jabhadan uuuuuuuu aaaaaa uuuuuuu aaaaaaa Kuwani way kashifan yihiin. Illaahay ha idiin siyaadiyo

  • @roodacawad13
    @roodacawad138 күн бұрын

    Cadowga somaliland alle ha burburiyo isha allaah

  • @yusufjamanoor417
    @yusufjamanoor4176 күн бұрын

    Waar haday laabteen ragaasi iyo haday joogan ba adiga noocagaa waxba lagama waydiinayo. Adigana maalin dhow ayaanu meel saaraynaa wallahi in aanad dib u hadlayn

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis6428 күн бұрын

    Hala buufiyo wixii kabo qaad u noqda jabouti

  • @asxaabi
    @asxaabi8 күн бұрын

    siyaasiyinta wadani afka dhuus ayey u badanyin hadal lafjab ku ah qaran

  • @husuinalsalmy368
    @husuinalsalmy3687 күн бұрын

    ADIGU DADKU WUU KU ARKAA MAXAAD CUMUSE AFKA UGU TAAGSYSA.WERIYE DHEXDHEXAADA NOQO.WAXAAAGUU ARKAA IN LAGUGU SHUBTAY.

  • @abdiwahabDahir
    @abdiwahabDahir8 күн бұрын

    waar bal ninkii cukuse eega ma sidaa ayaa u dambaysay aftahanimadu ma shaqayso ilayn markaad wx aan xaq ahayn sheegayso ama aad haad khaldan haysato wana ninka loo soo xulay inuu xusbiga huwanta u hadlo cukusow siyaasad waad ku saaqiday mabdana ma lihid wxan moo dayey inaad mabda leedahay maalontaad xirsi iyo intii raacday aad duqsiga duday ku dheegaysay balse arinkaagii wxu la mid noqday dacawo halkay macal kubarayo ayeymacaluul ugu bakhtidaa waar ilayn xaarani kuma anfacdo galaydhaydhow adna miyaa lagu iibsaday ilayn suaal adagba waa diga aan waydiine adna iga dhimayay sxb

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c3 күн бұрын

    Jabuuti ma hooyadood ayaa leh. Adeer jabuuti dadka tegayaa ma idinkaa wakiil.ka ah.

  • @mohamedAbdillahiElmi-ni7md
    @mohamedAbdillahiElmi-ni7md8 күн бұрын

    Xubnuhii awdal state dhiboyti waaju ka hadlaaayay ee laha awdal state ayaahu nahay cukuse muuse nacayb ayu cadowgii somaliland u leeyahay may iman djibouti xiabiga wadani waxa lagu dooran la yahay waa sidaa

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c6 күн бұрын

    Yaa aqoonsan hadaa waa jabhad argagixiso ah oo SNM la yidhaahdo

  • @yusufjamanoor417
    @yusufjamanoor4176 күн бұрын

    Adiga oo kale noocaga oromada ah ee dadka ku dhex dhuumanaya, maalin dhow ayaa la qabanaya.

  • @aadannuuriye3937
    @aadannuuriye39378 күн бұрын

    Laba kun baa lagu dilay goojacade iyo maraagalix boqola.nolol baa lagu hayaa ma awdal baa nafis siyaasadeed idiin noqotay ma ka hadashaan maxabiista hooyooyinkoodii iyo caruurtoodii ka ooyayaan hargeisa waa waali cas

  • @axmedcabdi1651

    @axmedcabdi1651

    7 күн бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ZM1233_
    @ZM1233_8 күн бұрын

    We are know wadani waa faqaash

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla7 күн бұрын

    Kkkkkkkkkk ciidan qaran mee 😂😂😂😂😂cabaadweyn

  • @haydar378

    @haydar378

    7 күн бұрын

    Waa joogaa

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k8 күн бұрын

    Cukuse iya inaxashi ito ciro xirsi iyo ina abiib iyo . Oo barlaban kajooda WA huwan a

  • @user-rt8hv6wv7e
    @user-rt8hv6wv7e7 күн бұрын

    waar qaniinyo qaninyaa ka fujisee geele mucaradka kaso hor jeeda u yeedha oo saldhig siiya hadi kale iska aamusa

  • @wabarisaaq5290
    @wabarisaaq52904 күн бұрын

    Ma xishoode maalin walbo rag wanaagsan ayaad cay la dulfadhidaa dameerka xabshiga muuse handarab ayaa naga dabo wadaa uraye oromi eey ah ayaad tahay

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c3 күн бұрын

    Cukuuse haduu jaarso yahay dad badan ayaa jaarso ah. Qaarkalena waa oromo.

  • @user-zu5qx7ff9n
    @user-zu5qx7ff9n8 күн бұрын

    Kooxah wadani sheegta waa cadawga somaliland ee yaa dooranaya waa caloshoda u shaqastayaal u shaqeeya dalal shisheeye ee codka halaga ilaaliyo si aana unoogu soo noqon

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali52418 күн бұрын

    FIQI DAMEER ISAAQ WUU EEDI SIDA SIYAAD BARRE U EEDEY WALIBA FIQI MA HAYTO AWOOD XUJUN EE SIYAAD BARRE

  • @maxamedcali5669
    @maxamedcali56697 күн бұрын

    waar nimankanwaxaaloobalanqaadaylacag ninwalbabisaaraddii ayaalalaeegtaykuwa xilkaeexilibaanadaawaa inreerhargeysatoogtaanwaayocaalamkawaxaakadhicinayeywadaan inamoogow maxaadtahzyintaanaygalbanmarlaaadayeywadanidoonayaanwazr reerhzrgaysow xilibaanadasoomalilankujirawaartoogta

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay8 күн бұрын

    Haye maxad ka wadwaday ya waxka qabanaya mesha tal konton jerka badan inta qarandumis lagu kacay xukumadu ma fahmin mesha ayka hamraney sharciga dalka iyo dasturka

  • @khadragelle7801
    @khadragelle78017 күн бұрын

    Sheekadaadu waxay socoto wadani ayey ku dhamaataa miyaa lagula guursaday nacas

  • @OmerkhaireGulleid-jq1gg
    @OmerkhaireGulleid-jq1gg7 күн бұрын

    Guul somaliland ❤❤❤

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c6 күн бұрын

    Muuse fircoon markasta isagaa gar daran. Waana eedayaa edebdarada

  • @raafxero527
    @raafxero5276 күн бұрын

    Jabuti kuma dhacdo in aay S/Land so weerarto,ama wax kale

  • @samielmi6158
    @samielmi61587 күн бұрын

    Wax Somali land la yidhaado ma jirto,idoor land yidhaahda,awdal wa dawlad goboleed somaliyeed,midnimada somaliyeed ha nolaato,Somali diidku ha dhaco.reerna reero kale uma dawladayn karo ,beentii iyo khayaaligii SNM way soo dhamaatay.allahu Akbar.

  • @xuseenxasan6026

    @xuseenxasan6026

    7 күн бұрын

    hooyadaa dawlad gobeleedku wasye maadigaa kadhigay

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub7 күн бұрын

    Inaguna jabhdaha isga mucridka ku ah aan so dhawyno madama borama iyo lascnod u jabhado ka hobaynayo 😂😂😂

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali52418 күн бұрын

    CUKUSE WAA CADO QAATEE ISGA WAXAA KU FILAN CUKES SHAKEY IYO MAANTA MIDKAKE DAGAALKII DURUDA ISAAQNA BOOK MADOW BUU KU QORANYAHEY

  • @cabdirisaaqdillaal2490

    @cabdirisaaqdillaal2490

    8 күн бұрын

    Cukuse maaha isaaq nin jaarsoo ah abhiina waa odaygii madaarka jigjiga diyaaradaha kala hagi jiray ee calanka u hayey si diyaaraduhu xaga dabaysha ay ka jirto u tusi jiray

  • @user-rt8hv6wv7e
    @user-rt8hv6wv7e7 күн бұрын

    waar walo iidinki miyeydan samen karin jabhada geele kaso hor jeda in aad kentan ood saldhig siisan

  • @anisaahmed9089
    @anisaahmed90897 күн бұрын

    Xisbiga Waddani waa xisbi qaran oo Somaliland ka tirsan. Joojiya Somaliland tan aad iska xigsiineysaan reer Kulmiye taageerayaashiisow. This is a pure propaganda.!!

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay7 күн бұрын

    Siilka hoyadabay ku noqden sakhranka sakhranku dhallay bal wuxu ku hadlayo eg warwaxan halayska celiyo washeysiga

  • @luuljemac7527
    @luuljemac75278 күн бұрын

    Cukusewuu oyayaa marki xilkalaqaday wuu heehayaa oowuxucunijiray ayuu wayay

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein37128 күн бұрын

    😂😂😂😢😮😮😮😅😅😅😅😅😅😮😮😮😮

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub7 күн бұрын

    Ina geele sawki laha dagalki lascnod marku socday lascnod dagalkida shaqo kuma lehi hadana jabhadihi ka dagalmyay lascnod bu so dhawynaya 😂😂😂

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c6 күн бұрын

    Qudhmoye. Oohoonin ayaa ka hadhay. Awelba nijaaso ayey ahaydo

  • @JamaalaxmadCabdi
    @JamaalaxmadCabdi7 күн бұрын

    Cadaw ga soomaliland waa isaaq aqli xumadooda iyo indha la aantooda kursi ayay kukooban tahay kuxamayn ta m s sharafle

  • @KokoM-wp6ok
    @KokoM-wp6ok7 күн бұрын

    Waar cukuse wadanka ka erya ninkani waa daarood wuxuuna ka shaqeeyaa isku dirka reer sheekh isaxaaq cukuse nin runta u sheega maa la waayay

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c6 күн бұрын

    Maxay keeni karaan. Kkkkkkkklkkkkkkkkkk.iyagii ayaa futadoodii qaawanyahaye

  • @haydar378
    @haydar3787 күн бұрын

    Somaliland waxa lagu soo qaaday dagaal falaadhyo badan

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed9688 күн бұрын

    Ooryo faqash jabtay rumayso ama ha rumaysan

  • @saleebanshire1427
    @saleebanshire14278 күн бұрын

    Iminka ma caruur baad u sheekayaa

  • @Ahmedwali-ji2sf
    @Ahmedwali-ji2sf8 күн бұрын

    No 1500 soldiers. stop the cheap propaganda of the enemy

  • @abdimuse3583
    @abdimuse35837 күн бұрын

    way laben ee munafa qada ina geele yaan la rumaysan. somaliland manta way aragtay cadowga bananka iyo kagudaha

  • @khadragelle7801
    @khadragelle78017 күн бұрын

    Oromo

  • @Ahmedwali-ji2sf
    @Ahmedwali-ji2sf8 күн бұрын

    Dnigaaltv Jooji propaganda cadaw eed fafineesid. Majiraan 1500 la tabarey ,please stop given credit the enemy. You are doing more harm than.

  • @user-cy2oq6bc8p
    @user-cy2oq6bc8p7 күн бұрын

    Firdhiye na waa ay u yeedhay ina geele markaa soomaali land ha la dagaalanto Djbuti ha burburiso waa doontaase

  • @user-ej7up3kl6i
    @user-ej7up3kl6i7 күн бұрын

    Soomali lan ma haddal ayaa lagu difaacayaa Ilaa wakhtigii dagaalkii laas caaanood waad hadlaysay

  • @aadannuuriye3937
    @aadannuuriye39378 күн бұрын

    Somali land iyo aabahaba was iyo ninkan waalan oo cunsuriga khaainka ah

Келесі