Xogta iyo Xukunka Koox ku cusub Dilalka Qorshaysan iyo Farsama la Yaab leh oo ay isticmaaleen.

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 16

  • @maryammoalem6280
    @maryammoalem628027 күн бұрын

    Dowlada ha dhageysato Telfonada o tilabo haka ka qaado wixi Amanka dalka wax u dhimaya.

  • @user-pu1js6pj6x
    @user-pu1js6pj6x27 күн бұрын

    Waxan wab mar horaa hda maxaa usoo dhigtay😂

  • @Dhalmagaalo
    @Dhalmagaalo27 күн бұрын

    Walahi youtube leey baad isku badashewn. 1 video baad 10 jeer soo galineesaan

  • @user-pu1js6pj6x

    @user-pu1js6pj6x

    27 күн бұрын

    😂😂waa mar horay muqalkan

  • @user-zj6xu3cy4x
    @user-zj6xu3cy4x26 күн бұрын

    waxaan dhiman dhimanka muxuu ahaa

  • @yaxye_adenkey
    @yaxye_adenkey27 күн бұрын

    Hi Guys ! views la'aan jirto I hope inaa fahanteen😂😂😂😂😂

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal1438 күн бұрын

    😂soo dhamaystira waraysiga noo

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c27 күн бұрын

    waxa mqudisho isku qarxiya dhan waa iidoor iyo eelaay cuqdadeysan iyo faqash wixii la qabto tiirka hala geeyo guryahana yaalaga kireyn dadka ka yimid meelahaas

  • @abdallamohamed9845

    @abdallamohamed9845

    27 күн бұрын

    Qabiil ha u gafin adoo is leh shaqsiyaad fara ku tiris ah.

  • @user-jy2ey2bh9d

    @user-jy2ey2bh9d

    27 күн бұрын

    ​@@abdallamohamed9845qofkan magaciisa qarshey su,aasha aan kuwaydiinaayo horta dad fiican maahan lkn markaad fekerto dowladuna mid fiican maahan sababtoo ah dowladu qofkii meelyar ama waxqabsado cunaha ayadaa kudhagta oo waxba laga qabsankarin ogowna waxaan maqlay maahan waa qisooyin igu dhahay habeenwalba oon magaalada kusoo daaho walhi rag wajigu uxiranyahy ilaa aan gaaro maalin cadeey inlaydhoho waliba tuute seed leedahy dowladaa jirta kuwa maxkamada jooga kuwa duurka joogo kuwa magaalada joogo waa isku mid walhi

  • @user-uo2rg5lh2c

    @user-uo2rg5lh2c

    27 күн бұрын

    Waad saxantahay 1iyo 2 qof qabiil sharafle loo ma caayi karo

  • @MahirHassan-oh5qk

    @MahirHassan-oh5qk

    27 күн бұрын

    Wa sax wll tiirka hala geeyo Wixi Umada dhibaayo oo dhan lkn qabiil DhaN ha u gafin

  • @waryaasomali
    @waryaasomali27 күн бұрын

    Reply Maa U Danbeesay SOMALI NATIONAL TELEVISION WAA TELEVISION UMAD DHAN MATALAAYO SHAME ON YOU

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal1438 күн бұрын

    Shacabka dulmiga halaga dhaafo yeysan argagaxisada u galin aargoosi awgeed

  • @boolowhaaji
    @boolowhaaji27 күн бұрын

    War tvga an qaranka wax unaxayo maka shaqeyaan miyaa jaahilintan soo celceliya waxhore

Келесі