Maxkamadeenta Taliye Qoslaaye oo ku eedeysane dilka Ganacsade Abuukar Kaabax.

Пікірлер: 19

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiiray20 күн бұрын

    SUBXAANALAAH. ILAAHOW. DAALIMIINTA.A. DHIIGA. MUSLIMIINTA BANEYSTAY. ILAAHOW. SOO. QABO. YAAWADUUD. AAMIIN YAARABI 🤲🏻🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭

  • @shukriali9899
    @shukriali989920 күн бұрын

    Secml qone shalay run bu shegay manta max jenay wax walbo waa ben

  • @SaidYusuf-fy7mk
    @SaidYusuf-fy7mk20 күн бұрын

    War kuwan umada hala dhaafiyo wax ciidan kama ogo waa Moryan is baheysay waaye

  • @QueenAmiira-bp9xp
    @QueenAmiira-bp9xp20 күн бұрын

    Qoone maxaa kuhelay ma booday 😂

  • @maslah345
    @maslah34520 күн бұрын

    Waa wareey indha adagaa qaatil waa aakhiru saman

  • @abdirahmanismaciilfurre4001
    @abdirahmanismaciilfurre400119 күн бұрын

    Reer xamarku siday filimada Hindiga u daawanayeen , ayay Run ka dhigeen

  • @Degaliah

    @Degaliah

    16 күн бұрын

    Ma aragtaa aflaamti hindigii ayay ku mataalan shicibkii 😂😂😂 taliyee dhan baa wiil shicibaa baad darteed u khaarijiyay😢

  • @user-cz2gi3zx1q
    @user-cz2gi3zx1q15 күн бұрын

    Kkkk waxaa layga sheegi doonaa aniga ma fahmin wrayadaas

  • @amiinfaysal-rq3di
    @amiinfaysal-rq3di20 күн бұрын

    ilahaw xaqa nawaafaji adaa xogogaal ahe 🤲

  • @user-eq8lg9rv4h
    @user-eq8lg9rv4h6 күн бұрын

    Anafsu binnafsi

  • @mancityfan660
    @mancityfan66020 күн бұрын

    Isdfaac qalad ayey watan tuugooyinka arxanka daran wadanka maandooriyaa dhalinta waalay waxan wax bulshda lagu baabiyo dowlada taas wax ha ka qabato

  • @Deeqo-wj8sj9gm4e
    @Deeqo-wj8sj9gm4e7 күн бұрын

    hala laayo mooryaanta. Masuuliyiin ma istaahilaane

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar200419 күн бұрын

    Tiirka geeya calaacal looma baahno

  • @Ahmedmacalin1Ahmedmacalin1
    @Ahmedmacalin1Ahmedmacalin120 күн бұрын

    هياي

  • @younusmahamoud9784
    @younusmahamoud97846 күн бұрын

    Tuug

  • @AshaJamac
    @AshaJamac4 күн бұрын

    Mar kan qiyasay nimankani ayaga dilay ninka hana loo xukumo tirka togadhada halageyo ayda from hargeysa

  • @AbshiroYaasiin
    @AbshiroYaasiin12 күн бұрын

    Beer jilicsanaa markaad silica kudilaysay ruux islaama naxariitu xagee kuu oolayd

  • @C.risaaqAwukar
    @C.risaaqAwukar5 күн бұрын

    Yuubu.iifur.doold.firaak.smaali

  • @C.risaaqAwukar
    @C.risaaqAwukar5 күн бұрын

    Yuubu.iifur.doold.firaak.smaali

Келесі