XOGTA FIRDHIYE 3979 7 July 2024

Пікірлер: 52

  • @user-lq4dk7lg1i
    @user-lq4dk7lg1i8 күн бұрын

    SAAXIR JANNO MA GALO

  • @aliawad2288
    @aliawad22888 күн бұрын

    Masha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @jijaluup7873
    @jijaluup78738 күн бұрын

    Wadnaha ku farisy miin yaa rabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @user-qe6io2sp4o
    @user-qe6io2sp4o8 күн бұрын

    Sh/hoose goormuu hawiye yeeshay yaab!

  • @CeeldaahirSchool-iw5ck
    @CeeldaahirSchool-iw5ck8 күн бұрын

    Sheeg

  • @jijaluup7873
    @jijaluup78738 күн бұрын

    Xassan dhiqo ilahow nadhafii amiiiiin ya r abi

  • @cabdulaahijaamacxirsi717
    @cabdulaahijaamacxirsi7178 күн бұрын

    Lama sixrine lacag bay qaateen hadana mid baada yay doonayaan cid uma shaqeeyaane

  • @ashafarah6052

    @ashafarah6052

    8 күн бұрын

    Waa sax

  • @MadiinoXasan-o4v
    @MadiinoXasan-o4v8 күн бұрын

    Haa noo sheeg

  • @abdilahiayuu4362
    @abdilahiayuu43628 күн бұрын

    meesha Dawladnimo Kama Kama jirto Ee Waa Danley Reer muqdisho

  • @farxiyaali9899
    @farxiyaali98998 күн бұрын

    Dowlada soomaliya

  • @jijaluup7873
    @jijaluup78738 күн бұрын

    Run waye wa sixirole sixiru ku nool yahay ilahay kugu gedi sixirkaga dhiqo uuuf ilaho wa sixirole wadnaha alaha ferisiyo dhiqo

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr7 күн бұрын

    Kute Niman Caanole oo laliso Qadaad weyen Taye keenan tii kale Kadaran Subaxanallah

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib93808 күн бұрын

    Aden ka joog

  • @abdirashiddalmar3093
    @abdirashiddalmar30938 күн бұрын

    Waa gabood 2

  • @alibouh2537

    @alibouh2537

    8 күн бұрын

    Waa runti hodan 2 wa jira

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib93808 күн бұрын

    Kismaayo somali badan degan

  • @hashiugas1603
    @hashiugas16038 күн бұрын

    Waa Meeshey ka Soo Bilaabaneyso isku Tirka Reer SSC Mar Dhow Dhexdooda Baa is Dilaya Reer SSC Odeyga Yahuudka Jabuuti Jooga Looma Noqdo Marti

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h8 күн бұрын

    adanow ka amus e firdhiye noga waran

  • @mohamudshukri565
    @mohamudshukri5658 күн бұрын

    😂z😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f5 күн бұрын

    Way is og yihiin muse and khadra xayid plus geele dhargi

  • @user-lq4dk7lg1i
    @user-lq4dk7lg1i8 күн бұрын

    Ka soco macalinka lugeeya

  • @alibouh2537
    @alibouh25378 күн бұрын

    War maalinka lugeya warkaku mala'awal waye 😂😂😂😂

  • @user-je8hq1fv4y
    @user-je8hq1fv4y8 күн бұрын

    Hodan 2 ama hodan deux

  • @israwadani9113
    @israwadani91138 күн бұрын

    Haa

  • @user-sk5je4tu7n
    @user-sk5je4tu7n8 күн бұрын

    Ganacsi imaradka yaalo hadi lagugu warejiyo ha isku tegin weliga nafta xuna kasabar firdhiyow allah ha ku naxariisto 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Fahma
    @Fahma8 күн бұрын

    Mahadsanid warkaaga

  • @royalengineering4070
    @royalengineering40708 күн бұрын

    Qof taabty ma jir iyaagaa imaan leheyn

  • @Ali-xk1wr
    @Ali-xk1wr8 күн бұрын

    ninkani warka ma futadiisu ka soo saarey!

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f5 күн бұрын

    True story ⁉️😡😡😡💔💔😱🤪❌❌❌🛑🛑🛑⛔️

  • @madinamusse5141
    @madinamusse51418 күн бұрын

    Dhibaato waa bilaabatay. Subxaanallah. Shaki aad u wayn ayaa kala soo dhexgalay SSC waayo xalkii iyo I adajirkii mugdi baa soo kala dhexgalay.

  • @khadarali9655

    @khadarali9655

    8 күн бұрын

    Yahoo kugu noqoy habaarku

  • @Abdi-hx7zq
    @Abdi-hx7zq8 күн бұрын

    Ninku ma caruur buu u sheekaynayaaa 😅😅😅😅

  • @user-tu8nt7js1n
    @user-tu8nt7js1n8 күн бұрын

    Annakoo ah ssc ma kala shakisanin firdhiyana looga biqi maayo khaatumo lacagna qaddiyadda siisanmaayo hadalkaagana gadaal buu ka beenoobayaa

  • @Mideye157
    @Mideye1578 күн бұрын

    Waxaad cadaysay in dalka Somalia uu odayga jabuti xukumo. Firdhiye nin la iibsan karo ma aha

  • @DaalloSurad
    @DaalloSurad8 күн бұрын

    Warka xageed ka keentay si laguu rumaysto

  • @abdirazakmohamud5874
    @abdirazakmohamud58748 күн бұрын

    war qabil ska daa ee noqo wadani wadankii halis buu ku jira

  • @user-qe6io2sp4o
    @user-qe6io2sp4o8 күн бұрын

    X/dhibaanada pm lacag bay qaateen ee lama sixrin

  • @user-lq4dk7lg1i
    @user-lq4dk7lg1i8 күн бұрын

    Soo daa macalinka lugeeya

  • @khadraessa1265
    @khadraessa12658 күн бұрын

    War luuq reer xasan baa lehsxb

  • @user-lq4dk7lg1i
    @user-lq4dk7lg1i8 күн бұрын

    Yeelkadaa dheh sheeg kii dambeeyey

  • @user-lq4dk7lg1i
    @user-lq4dk7lg1i8 күн бұрын

    Waa lays fahmay sow maaha?

  • @AhmedAhmed-hr5dc
    @AhmedAhmed-hr5dc7 күн бұрын

    War ninka warkisa wax kama jiran raxan wayn aku go ay raxan wayn

  • @abdikadirabdi7427
    @abdikadirabdi74277 күн бұрын

    War wax somaliland ladhoho .

  • @madinamusse5141
    @madinamusse51418 күн бұрын

    Ma waalid weligayna been kuguma arkin.

  • @canbaro1696
    @canbaro16968 күн бұрын

    Wax khaki kalagelikara maaha dhulbahante iska hadle been badanaa wuu iska daacayaa markuu digir kashergay iska tag nacayahow

  • @EagerBabyKittens-qd3iw
    @EagerBabyKittens-qd3iw8 күн бұрын

    Aduunka ninka ugu been badan ba tahay qof meel u dhegeeysta wayay ba adiga ku dhegeeysta marka landheera tahay waxaga walaaqo awoot

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib93808 күн бұрын

    Waxaas waa been

  • @ashafarah6052
    @ashafarah60528 күн бұрын

    Dalalka Doqmaha ah oo low IQ kaliya miyaa lasixiraa runta waxay tahay Baarlamaanku lacag bay qaataan ee waxloo aqriyey majirto.

  • @user-lq4dk7lg1i
    @user-lq4dk7lg1i8 күн бұрын

    kkkkkkkkkk 😂😂😂😂😂😂 miyaa lays sixray?wallaahi waa runtiis

  • @abdullahmaakhir
    @abdullahmaakhir8 күн бұрын

    Muunyo Jadheedhkan been badanaa, waa aduunyo

  • @user-lk5yj4ff5k
    @user-lk5yj4ff5k8 күн бұрын

    asc macalin iska beenta ee shaqo ka raadso midan waa ku fashilintay.

Келесі