No video

Xasan sh oo Xilka ka Xayubinaya Taliye Shub, &kulan deg deg oo dhacay, CC-Camera Maxaa looga diiday

✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.

Пікірлер: 26

  • @user-vq2yu8wp5i
    @user-vq2yu8wp5iАй бұрын

    waa saxhalaga qado ❤❤❤❤

  • @malaboa591
    @malaboa591Ай бұрын

    Askarta ayaa shaarkooda lagu xeraa kaamirada wax duubto, hadiiba uu shaqada ku jiro oo waxeey sameeynaayaan Ciidamada waa lala socdaa ee kaamiro halagu lagu rakibo Ciidamada kaamirada wax duubto Inshaa Allaah

  • @ezzaddinbaomar440

    @ezzaddinbaomar440

    Ай бұрын

    ٠0٠0٠٠00000٠0000٠00٠00٠000٠

  • @malaboa591
    @malaboa591Ай бұрын

    Aduunka horumaray meel walba oo dadka iyo baabuurta maraan kaamiro ayaa ku duubeeyso oo , hadii ay wax dhacaan kaamirada ayaa ku sheegeeyso oo meel ayay Ciidamada amaanka kaa fiirsanayaan oo in isla markiiba ay Ciidamo kuu yimaadaan ayaaba dhici karto, hadii lagaa shakiyo.

  • @maryan186
    @maryan186Ай бұрын

    Waa wax ay abaabulewn damuljadiid si ay xilka uga qaadan taliye shub

  • @MaxanednuurSanbuur
    @MaxanednuurSanbuurАй бұрын

    Shanta nin magacooda noosheeg❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766Ай бұрын

    XASAN SHEEKH MUXUU U SAXIIXI WAAYEY DILKA INTA DIL KU XUKUMAN

  • @MuhamadSharif-li6nl
    @MuhamadSharif-li6nlАй бұрын

    Taliy shub way kuficantahay shalay waxaa lagudiray lafat gareen wa kutala galwaaye damer jadiid ayaa kadam beyaan

  • @kiinali409
    @kiinali409Ай бұрын

    Taliye shub waaba khawaarij caadi ah waain labaaraa sababtuu udiiday in cc kaamiro lagu xiro agagaarka xabsiga weliba waa in laxiraa

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8tАй бұрын

    War gardarada iska daaya hubka laga xoogay askari miyaa disha laga saarayaa madaxda waa qadar ee taliye shub yaan la dulmin .

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766Ай бұрын

    TALIYE MAHAD DENBI MALEH NINKA XABSIGA AYAA DENBIGA ISKA LEH WAAGII HORE ASAA JOOGEY ASAGAA MAXAABIISTA FAKIYA SHUB BEEN LSGA SHEEGO WAA QALAD KU XIGEENKII WAA LSGA QAADEY CALASHAAN WUXUU SHEEGEY IN MAXBUUS LSFAKIYEY SEE USHEEGTEY BAA SHAQADIISA LOOGA QAADEY

  • @user-mo2mg5io8q
    @user-mo2mg5io8qАй бұрын

    ilaahey isku kii diro naarta allah idunku fogeeyo aamiin yarabi xildhibanada koonfur galbeed iyo xildhibanada somaliyeed

  • @kiinali409
    @kiinali409Ай бұрын

    Wlh waa layaab dalkaan balaayaa gacanta alle ugelshay ilaahow khawaarij iyo inta lashaqaysa naga qabo

  • @CabdirixmaandaahirKordhi
    @CabdirixmaandaahirKordhiАй бұрын

    Kkkkk.beelyaashii.baaso.dhigatay

  • @caligidhow4712
    @caligidhow4712Ай бұрын

    Waxaa lagu xukumay Dil maxaa loogu haayaa xabsi sow aqli maa han

  • @dahirjamaahmed
    @dahirjamaahmedАй бұрын

    Waa been Kama uu qaadayo Muxuu uga qaadayaa ma la baaro oo sharciga la hor keeno cida ka danbeysa

  • @user-hx4ug3nc2n
    @user-hx4ug3nc2nАй бұрын

    Jaran jaradaas inta fushay inta kasoo dagataay mayara

  • @dahirjamaahmed
    @dahirjamaahmedАй бұрын

    Waa been Kama uu qaadayo Muxuu uga waad ayaa muu xiro

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899Ай бұрын

    Beenta joiji weligaa adiga oo war run ah sheegeyso ma arkin.

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5byАй бұрын

    Adigu ninyohow wariye matihid waxaad tahay naar afuuf qoridabasita sidoo kale waxaad tahay nacabka umada waxaa kale oo tahay colaad ooge iska orgayn umada

  • @subraarm4381
    @subraarm4381Ай бұрын

    Hassan iyo mahad salad ayaa hubka geliyay xabsiga Shub bilaash baa loo haystaa waxaa lagu weeraray hubkii Mahad kala baxay Nisa meelo badana waa lagu weerari Hassan Lacaagta gurbiso oo qabyadii dhamastir dadkii dhintayna waxaad ka xaday kafankii iyo ilkihii.

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878Ай бұрын

    Warya suldaanka tv hooyada was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iyАй бұрын

    Hawiye mooryan waxbo dowlaadnimo kama taqaanan iska baaxa fadlan mr Hassan dhiiqo iscaasil ku labo dameerkadii.

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094Ай бұрын

    Wariyaha jamudadiid mr. Sultaan wariye ma sax baa in sarkaal ciidanka xooga uu xiro xerada ciidanka boliiska gubadlay soo ma aha qabyaaladii xasan dhiiqo soo ma ku faanin in uu madaxwaynaha ay isku qabiil yihiin.

  • @malaboa591
    @malaboa591Ай бұрын

    Aduunka horumaray meel walba oo dadka iyo baabuurta maraan kaamiro ayaa ku duubeeyso oo , hadii ay wax dhacaan kaamirada ayaa ku sheegeeyso oo meel ayay Ciidamada amaanka kaa fiirsanayaan oo in isla markiiba ay Ciidamo kuu yimaadaan ayaaba dhici karto, hadii lagaa shakiyo.

Келесі