Halbeg Tv 24

Halbeg Tv 24


Political and News of Somalia

Пікірлер

  • @fartunismail5546
    @fartunismail554622 сағат бұрын

    Waa canshuurtii iyo xaqii dadka laga dhacay ayaa hub lagu gadanayaa si ay isugu dhameeyaan Subxanallaah

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl138123 сағат бұрын

    WAXA FIICAN HADU HUBKAAS DULMI KUSOCDAY YAAN DAD SHACAB AH LAGU DULMIN DADBAA LEH QABIILO HA LA ISKAGA CELIYO WAXANA KADHALANEYSA IN CADOWGA UU BARI SOOSIIYO HUB QABIILKA KALE WEYNA DHACDAY IN ITOBIYAANKA KALA SIIN JIREEN HUB SI QABIILADA ISKU LAYAAN MARKA HUBKAS WAXMA GARATO YAAN LOO DHIIBIN

  • @kaissasgaas695
    @kaissasgaas69523 сағат бұрын

    Xaqa ayàa guulaysan doonaa Habar gidir na way jabi doontaa

  • @XakiimoCali-so7ve
    @XakiimoCali-so7ve23 сағат бұрын

    ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤scwscwscwscw❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @XakiimoCali-so7ve
    @XakiimoCali-so7ve23 сағат бұрын

    scwscw❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @XakiimoCali-so7ve
    @XakiimoCali-so7ve23 сағат бұрын

    scwscwscwscwq❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-pm7ki2qk1n
    @user-pm7ki2qk1n23 сағат бұрын

    Hadid salaam laga keno waxay Mari LaHaye shaag gaduud wada layirahdo qaydare iyo xodolo meet layiraah do ay Mari lahaayeen Markham ayey guracell kadhicilahaayee

  • @axmedmataan4443
    @axmedmataan444323 сағат бұрын

    Hooyadaa was ma waxanaa wariye ah .Wariye waa dhex dhexaad

  • @AsadAhmedWarsame
    @AsadAhmedWarsame23 сағат бұрын

    😂😂😂😂

  • @IbrahimAhmed-kf3lv
    @IbrahimAhmed-kf3lv23 сағат бұрын

    Waar ninkii muxuu been Isdaba dhigay. Kkkkkk maba libiqsanaayo.

  • @MursalmaxamedBiixi
    @MursalmaxamedBiixiКүн бұрын

    Fawdo ayuu noqday waddankii xukunka xasan shiikh wakaa

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ewКүн бұрын

    Dhibaatadi caabud waaq ka dhacda waxaa mas,uliyadeeda qaadaya ciddi dad iska qabaar moog ah hubkaas farta ugu fiiqday oo labada dhinacba xog ogaal ka ahaayd

  • @user-hm9sl2gk5p
    @user-hm9sl2gk5pКүн бұрын

    😝👎🕷

  • @badalcusman8720
    @badalcusman8720Күн бұрын

    170 boqol. Iyo todobatan nin oo milatari ah see logaqadikara hubka wax saxa. noosheg. Saxib

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6dКүн бұрын

    Waxaan u fahmay hubka dawlada ayaa lahayd hawiye ayaa kamasuul ahaa darood na waa kawar helay waanu sidnaa dhac sada ayay dheheen ciidan ayay usiidiyaar sadeen waxaa sidaa isku mishimaya ayaa anaga nagu dhagan waar xishooda dawladiina kadaaya ciidanka aad laynaysaan itobia waxay rabtaa inaad madhataan oo soomaliba aan la arkin xasana ay fashiliyaan from soomaliland

  • @bashirjama1835
    @bashirjama1835Күн бұрын

    Asc. Hubkaas waxaa caawa gacanta ku haysta dadkii la rabay in lagu XASUUQO.Wax celis la yiraahdana ma jirto.Sababtoo ah Hubkii soomaaliweeyn ee ay Habar Gidir bililiqaysatay miyay soo celiyeen? Jawaabtu waa maya.Hubkaas dadkii qabsaday baa leh ee yaan wakhti badan la isaga qaadin.

  • @fadumomuse9591
    @fadumomuse9591Күн бұрын

    Ilaahay ah kalla qaboojiyo amin amin Ilaahayow amin

  • @user-sk2sr2yr5l
    @user-sk2sr2yr5lКүн бұрын

    Balaayo iyo baas ayuu ka dhaqeeyaa 24/7.

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xmКүн бұрын

    Daarood ayey rabeen INEEY ku Soo weeraraan mareexaan LEELKASE majeerteen xasan GURGUURTE iyo habardigir wey FASHILMEEN

  • @fadumomuse9591
    @fadumomuse9591Күн бұрын

    Haa

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xmКүн бұрын

    Hub celis ma laha

  • @SacdiaSheik12
    @SacdiaSheik12Күн бұрын

    Hg laga raac adiga digil iyo mirifle ayaad tahay naceyb baad u qabtaa HG

  • @SacdiaSheik12
    @SacdiaSheik12Күн бұрын

    Gawaadhi afkaaga maaha ee luqada qabiilka aad tahay ku hadal

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ueКүн бұрын

    Xasan gurguurte iyo kooxdiisu ayaa soo iibsadey oo ay doonayeen in ay shacabka soomaaliyeed ku xasuuqaan

  • @Khadar123Khadar12
    @Khadar123Khadar12Күн бұрын

    Soomaalay Xasan haleyskaqabto dadkii iyo dalkii waa labaabaey Dakkana Ethiopia lawareegtey

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508Күн бұрын

    Waa been hawiye waa is ogyihiin yaa la siraa xasan dhiiqo isagaa hubka u iibiyey habargidir si ay ugu weeraran mareexaan iyo leelkase ama Majeerteen waa fashiluu guuuleysta Mareexaan ilaah ayaa idin siiyey idinkaa iska leh hub celis ma leh idinkaa laidiin soo iibsaday ogaada iyo Daarood ka kale sida leelkase iyo Majeerteen gaalkacayo Cadawgiina Alaha jabiyo Aamiin from JUBOLAND VIVA

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508Күн бұрын

    Hubka jabuuti ayuu ka yimid xuutiyiinta laga soo gatay xasan bakhti kenyati gaaleed u sujuude ayaa u iibiyey habargidir si ay u helaan dhul balaarsi berbera laga soo dajiyey ilaah ayaa fashilay khaain ma libaano

  • @Abdinasir2025
    @Abdinasir2025Күн бұрын

    Axmamadoobe waaa xubinka mid ah Al Shabaab ah.

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367Күн бұрын

    Habergider ma weeriri karto majeertaan sababtoo ah Habergidir waa oddoontii majeertaan mareexaanna waa boqortooyo 50 kaas baabuur ee Habergidir u dirtay mareexaan waa la soo wasaayaa

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367Күн бұрын

    Ninkii Gurguurte madaxweyne waaye I dheho waa eey dhalay sababtoo ah madaxweyne Dakhligii Dalka 15 million ka mid ah Habergidir hub ugu soo gaday waa yaab

  • @axmedmuusebmwwaasuge8446
    @axmedmuusebmwwaasuge8446Күн бұрын

    Zimbabwe wkslmy horey u wad shaqada aad u heysid kaniisada

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508Күн бұрын

    Runta ma diidee asaga haduu sambaabi yahay adigana zinsibar ayaa tahay habargidir waa jabeen

  • @user-oj1cu1ce4l
    @user-oj1cu1ce4lКүн бұрын

    اللهم لك الحمد ilaahayoow dulmiile kasta oo qabiil isku diray o allow burburi. Waxaan aad oogu mahdiyaa dad kii qabtay hi ka as. Leelkasane alle aa badbaadiyey

  • @mohamedabdisaid4857
    @mohamedabdisaid4857Күн бұрын

    😅😅😅😅😅😅😅

  • @user-yc3cy1in3f
    @user-yc3cy1in3fКүн бұрын

    Aadamow see wax idinka yihiin dhibaatada mariixaan ugeystey raxanweyn u geestey qof loo geystey ma jirto oo soomasli ah hada dhow maxamed cali si xun u caayey maxaad ugu jawaabi weysey

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa8320Күн бұрын

    Haa Macalin

  • @ahmedwais1763
    @ahmedwais1763Күн бұрын

    Ciir’hawiye ciyaar’laguma’dhamo ayaa layiri’ee bal’aan eegno

  • @ahmedwais1763
    @ahmedwais1763Күн бұрын

    Qabyaalad ayaa kaa buuxda’laylkase hubkaas’looma keensan’lkn mid dowlsdeed oo alshabaab’loogu talagalay’ayay u’egtahay

  • @samiyaahmed5736
    @samiyaahmed5736Күн бұрын

    war mareexaan hubka aad qabsateen cidna ha iska siinina ceshada walee hadii kale idinkaa leydinku dili

  • @samiyaahmed5736
    @samiyaahmed5736Күн бұрын

    ilaahey ha kala qaboojiyo inshallah dadku waa wada dhasheen mareexaan meel kasta cadow baa ka degen

  • @seed3966
    @seed3966Күн бұрын

    🫏🦨🫏🦨🐒🦨🫏🐒🫏🦨🐒🦨🐒🫏🦨🐒🦨 suldaan caqligu waa qaali

  • @seed3966
    @seed3966Күн бұрын

    Dhabad bandiiradley galinsoor ✅🌎✅ hubkaas waxa lagu iibiyey lacak soomaaliya laga dhacay lacaktii soomaaliya laga xaday lagu iibiyey allaah fashiyey tuugtaas ✅✅✅

  • @seed3966
    @seed3966Күн бұрын

    Asc hubkan itoopiya waxaay rabtey soomali isku leyso yey rabtey gelinsoor oo yaa dega hoow hoow hoow 😮😮😮

  • @maryandiriye7544
    @maryandiriye7544Күн бұрын

    Laaso Caanood.

  • @Sahra-qe8gb
    @Sahra-qe8gbКүн бұрын

    Amu kayısıd. Jabuti

  • @Rhali-x5q
    @Rhali-x5qКүн бұрын

    War allaah ka baq

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5ygКүн бұрын

    Etoobiyadii la eryey sidee hub looga soo iibsadsy

  • @nasirmohammedcade8425
    @nasirmohammedcade8425Күн бұрын

    Jawi jawi cadiye

  • @ubax3018
    @ubax3018Күн бұрын

    Hubkaas wlhiy ineydaan hesaneen ee hubka dowlada sooceliya hadaa rabtaan runta

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735Күн бұрын

    Xassan dhiiqo oo Ayax ah oo bad iyo beriba xaraashey hadana Qabuurihii ka baxsan Wayeen baa Wuxuu khasnada xooga dalka kala Soo baxey hub aad u badan lakiin Waa Allah Madiis Xassan diirato Wuxuu Soo xadey Waa la Qabtey

  • @SLEEPY0088
    @SLEEPY0088Күн бұрын

    War dadka beenta kadaaya 😂😂😂