XIL AAMINA MURSAL OO FARIIN CULUS U DIRTAY MW XASAN SHIIKH (3967)

Пікірлер: 37

  • @Mrrred2023
    @Mrrred20235 күн бұрын

    Walaahi tartib tartiib ayaa losonoolaanayaa mashaa Allah God bless awake ap hurdada kakacooooooooooooooooooy uluuuuuulooooow war ila alalaasa

  • @rashkaarow45
    @rashkaarow455 күн бұрын

    Hayeey . Dilkii xildhibaanada ayaa bilaabanaya.. qaarijintii xubnaha baarlamaanka way bilaabatay .

  • @ahmedsaid88873
    @ahmedsaid888735 күн бұрын

    Asc macalin wellcome

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn23765 күн бұрын

    ASC wll Adan. Mahad sanid sida ficaan aad naguso guudbisi latest news. Thank you wll🙏🙏Viva xuldibanada xalaashaa ❤. Please moshiin ka keena dowladan. wadanka baadh baadhiya 🙏

  • @addeecabdihassan243
    @addeecabdihassan2435 күн бұрын

    XILDHIBAANOW KITAABKII AAD MARTEEN IDIN QABAY,Dhibaatada Shacabka haysata guryihiina ayaad ka arki doontaan. انشاءالله.

  • @user-wp6vw7ys7n
    @user-wp6vw7ys7n5 күн бұрын

    Aamino xildhibaan guuleso

  • @ubaxadam6636
    @ubaxadam66365 күн бұрын

    Maashaa alaah tabaarakalaah xilbaanadii hurdadey ka kicirabaan ilaaheyow umadaada adaa umakhan ee rabiyow umadaada ugargaar yaarabi alow xildhibaanadaan noobarakey yaarabi ❤

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq4 күн бұрын

    Wixii dhiiglahoow kaca, Dadka iyo Dalka halabadbaadiyo, Insha'Allah kusocda Allah swt ha idinka Xifdiyo, Xasan dhiiqo iyo Xulufadiisa, Allaha idinka Qabto, Sharka Xasadka iyo Cadowga amiiin yaarabi🤲

  • @aliHasan-zg2ps
    @aliHasan-zg2ps4 күн бұрын

    Xildhibaanada ma lcagtii baa ka dhammatay mise waxay sheegayaan ayaa ka Dhabi ah waa sugaynaa Allah ha soo hanuuniyo

  • @BeelaHassan
    @BeelaHassan5 күн бұрын

    Amìnow is ilali illaahey haku ilaliye Cabsi cabsi waÿee ha yey sunta

  • @addeecabdihassan243
    @addeecabdihassan2435 күн бұрын

    Baarlamaanku waa kuwii uu Xasan Sheikh shalay iibsaday,Shacabka Soomaaliyeed wey iibsadeen Xasan Sheikh oo ku mashquulsan hantiboob.

  • @JamhuriyaSalah-xo8un
    @JamhuriyaSalah-xo8un5 күн бұрын

    Xildhiban hurdaayow hurdada ka kaca sh rusheeye ha raadiyo

  • @saidohassan4729
    @saidohassan47295 күн бұрын

    Hal xalaal ah ayaa Nirig Xalaal ah dhasha Tuugo Ayaad tihiin

  • @user-wr6dl6dc1d
    @user-wr6dl6dc1d5 күн бұрын

    Guuul gabadan sifiican bay uhadasahy hakakecen hordada dalka haa bad baadiyeen

  • @simeh1359
    @simeh13594 күн бұрын

    Xasan Dhiiqo Diyaarad kula dhacday.

  • @NashaadXuseen-w9t
    @NashaadXuseen-w9t5 күн бұрын

    War adigaa meesha nadhigay xaq allah idintuso

  • @wanaagmixedchannel
    @wanaagmixedchannel5 күн бұрын

    Kiisi jedaywo sojeso👈

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m5 күн бұрын

    kuwani xildhibaano maaha waa caada qaatayaal dhintay bal xasan hawaaydiiyaan wixii aay saxeexeen ee ahaa badeena waxaa ilaalinaya turkiga mee bal car hawaaydiiyaan

  • @Mrrred2023
    @Mrrred20235 күн бұрын

    Warhooooooooy xerada xalane gala cawa walee hoogiina ayaa dhacayo wayo idinkaa dalkii lacag ku badashay ee sidaan oga bixi laheeyden ayaa larabaa waliba kuwa idin wardiyeyyo ayaa laidiinsoo adeegsan wayo idinkaa markii hore nuuni qaatayaal noqdy

  • @Bagagac
    @Bagagac5 күн бұрын

    Manta MD xassn ayax oohin

  • @XasankarakataZoom
    @XasankarakataZoom5 күн бұрын

    Xildhiibaano guulesta

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa83205 күн бұрын

    Macalin B/maanka Hundureenaa hadda hakeheenaa?

  • @XasankarakataZoom
    @XasankarakataZoom5 күн бұрын

    Xasan gargurte waa sheydaan xasan xaarami xasan xaraas xasan sheiq maxamuud .madxweyn

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti7724 күн бұрын

    2 sano inteey jireen kkkkkkkkk alaa kareem gurguurte taadu markay gasho.. caadi ha udhiman umaduna kugu wiirsatey insha allah. Wuu gumeeyey dalkii iyo dadkii 😢

  • @rashkaarow45
    @rashkaarow455 күн бұрын

    Saw hadana la idan iibsanmaaya .

  • @Mrrred2023
    @Mrrred20235 күн бұрын

    UgeeBal wan itila tagine dhageeysta macalinka lugeeyoow msg kaan u agee koleey dhageeysan mayaane wayo adaa kudaalay macal askarta cidanka Quraan aqrista oo hasan sheydan meel car sara oo xamar hajoojina ama xalane gala aamino waxey tiri cabsi cabsi waye walaahi

  • @user-ce1qo8yl5h
    @user-ce1qo8yl5h5 күн бұрын

    NAAG HINAASAN OO NINKEEDI LA GUSADAY AYAA SOO DABA GASHAY NINKEDII ILAA UU KAGALAY GURIGII AROSKIISA BALSE WAXAY TIDHI INTA XINKAY LEYSU FULFULAY ARMALEYS GARCIYAA WAA WAXA HADA HAYSTA URUR SAMSALIHII BASDILKA KU DHISNAA 8/2022 DII LAGU SOO DHISAY DJSBOUTI MANTA MAXAA KALA HAYSTA ??

  • @HalimaCumar-kk9cw
    @HalimaCumar-kk9cw5 күн бұрын

    Labasano way aamusnaayeen mushaar bay qaadanaayeen doorashadii 2026 ayey hada diyaarinayaan iskafahma madaxwaynihii xiga kan ayey diyaarinayaan meeshu waa baayacmushtar diir nixid kama aha

  • @BeelaHassan
    @BeelaHassan5 күн бұрын

    Xaqa hadii afka looga istago, ooftu Ka dilaca xaqii ayaa soo dilaci rabo

  • @Mrrred2023
    @Mrrred20235 күн бұрын

    Kkkkkkkkkkkkklkklllllkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk walaa xildhibaanlan wuxuu dhahy sheq rusheeye war waa wax anu aragny miyaa laidin taagy war Quraan suratul BAQRA aawy AYTUUL KuRSI MEEEeeEeeeeeeedy iga raali ahow qofka msg ka aqriyoow anoo careeysan ayaan NAXDIN FAEXY

  • @HalimaCumar-kk9cw
    @HalimaCumar-kk9cw5 күн бұрын

    Waa beentood mushaarkoodii baa gaba gabo ah kaambayn bay bilaabayaan anaa idin fahamsan lacagtii baa kasoo dhamaatay

  • @ubaxadam6636
    @ubaxadam66365 күн бұрын

    Xildhibaano guuleyta

  • @siradhersi2273
    @siradhersi22735 күн бұрын

    Waan rajeyneyna hadaan shacabka masaakiinta ah, barlamaanku iney rabbigii abuurtey ka baqaan, xaqii lo doorteyna fulliyaan😡🤬🙈🥵😡🤬😡🥵🙈🙈🙈🥵😡

  • @AZus6pd
    @AZus6pd5 күн бұрын

    It can be frustrating when leadership decisions appear to be driven by tribalism or other forms of favoritism rather than competence and wisdom. Effective governance requires knowledgeable and capable leaders who prioritize the well-being of the entire nation over narrow interests. When leaders lack the necessary skills and understanding to govern, it can lead to widespread dissatisfaction and hinder the nation's progress.he must go Hassan Sheikh.

  • @nuuraabdi8090
    @nuuraabdi80905 күн бұрын

    Waa runtaa ku dara adinkaa keeney garguurte markaad farmajo aad ku orineyseen ma ilawden ha idin gato garguurte 😂

  • @user-ol7ih8po7h
    @user-ol7ih8po7h5 күн бұрын

    Idinma duceyn FARMAJO ayaad arkeyseen,Markasatkenteen XASAN?Dhuunta Alaha Idinkagooy tuugo

  • @saidohassan4729
    @saidohassan47295 күн бұрын

    Dhildhibaanadu sow mahan Kuwii Xassan iibsaday marka laga reebo xildhibaanadii u codeeyay Mw.Farmajo