XALAY U DARNAYD (3980)

Пікірлер: 71

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim836723 күн бұрын

    Waa yaab Al cadaala waa tuug Alshabaab ah waa noo sheegi jirtay wariye Adam thank you

  • @ubaxadam6636
    @ubaxadam663623 күн бұрын

    Xakha afka hadii laga xero feeruhuu kadilaacaa xakhii ayaa is furfurooyo yaarabi farmaajo soonokho adoonabada inshaa alaah

  • @ahmedmohamedibrahim5674
    @ahmedmohamedibrahim567423 күн бұрын

    Dilalka dadbaa nolol iyo faa'iido iyo nolol kadhigtay laakiin dadkii La laayey dadkooda way ogyihiin qof qof iyo qabiilba Meel ugu qoran tahay waana Qaan ku maqan qabiiladii soo duulay😎

  • @shukrifarxan8065
    @shukrifarxan806523 күн бұрын

    Walle wey is-wadadataa Aakhiro cadaalad baa taaia Boowe

  • @sahalade4245
    @sahalade424523 күн бұрын

    Al qabyaala allaah haka qabto umada somaliyeed

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim836723 күн бұрын

    Wuu soo baxay warkii thank you our senior journalist

  • @user-lq4dk7lg1i
    @user-lq4dk7lg1i23 күн бұрын

    Ilaahay ha u wada naxariisto

  • @AhmedAhmed-mu1fr
    @AhmedAhmed-mu1fr23 күн бұрын

    Iftiin ayaa soobaxday. Somalia guul

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk23 күн бұрын

    NEVER TOO LATE 😅 XATOOYO XOOLO DADWEYNE.

  • @engineercumarnuuryarow3558
    @engineercumarnuuryarow355822 күн бұрын

    Alcadaala waa khaatul weyn runtaa mahadsanid.

  • @user-ld3de2sn4r
    @user-ld3de2sn4r23 күн бұрын

    Yes, good, thanks

  • @SabriyeadanSabriye2024
    @SabriyeadanSabriye202423 күн бұрын

    Insha. Allah. Dhul. Murusade. Ma. Dagidonaan. Habargidir. Shqana. Kuma. Lahan.

  • @user-it6bz8gx7u
    @user-it6bz8gx7u23 күн бұрын

    Asc masha allah Macalimu haujoojinin kuwa qaran dumiska ah eekabaqaadka u ah isticmarka&dhgarqabayaasha Duniyay qarankii somalia

  • @mahamedcade6982
    @mahamedcade698223 күн бұрын

    macalin wandhageystay alcadala wa shabab

  • @adanbonja8107
    @adanbonja810723 күн бұрын

    wallahi wa layap

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander695122 күн бұрын

    Lahjadan ISAAQA sxb hlkeed ka hido raacayaa

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan655523 күн бұрын

    Xaqqa xaqqa wuuuu cilaaacay

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato74122 күн бұрын

    Haa war kaga run lakiin waryashii dhamadee bisinja kawaanka dadka wax ba ka horeeya alcadaalow

  • @IsseMohamed-pv8ey
    @IsseMohamed-pv8ey23 күн бұрын

    Gul gul gul aben macalin salamou halekoum merci ❤😂

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan655523 күн бұрын

    Waaaa wareeeeeey kusoco cabdi qaadir ilaaaa ikraaan tahliiil

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR.23 күн бұрын

    1:17:53. AADAN CADE kadib. Xasan Shiikh baa dhulkaan nasiiyay. 2038 Warkaa baa... INSHA-ALLAH

  • @shacabkasoomaaliyaa1
    @shacabkasoomaaliyaa123 күн бұрын

    Horaan usheegeeya ninkaan waa alshabaab wayee xasuuqaa shacabk Somalia kucaan yahaaye

  • @SabriyeadanSabriye2024
    @SabriyeadanSabriye202423 күн бұрын

    Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Waxaa. Dambas. Noqday. Sixirkii. La. Isku. Qarin. Jiriay. Iyo. Allah. Xaqiisa. Oo. Soo. Banaanka. Yimid. Iyo. Baadilkii. Oo. Tirtirmay. Allah. Baa. Kashifay. Argagixisadii. Oo. Is. Qarin. Jiray. Oo. Kashifay. Baadilkiina. Sidaas. Ayuu. Ku. Dhamaaday.

  • @khalidatteye8142
    @khalidatteye814222 күн бұрын

    Timahii waa soo baxeen mashallah 😂😊

  • @SabriyeadanSabriye2024
    @SabriyeadanSabriye202423 күн бұрын

    Walalkey. Cabdisataar. Waxuu. Ahaa. Agaasimaha. Talifishinka. Qaranka. Ahaa. Allah. U. Naxariiste. Dhul. Murusade. Shaqo. Kuma. Lahan. Mana. Dagidonaan

  • @mohamudhashi9619
    @mohamudhashi961923 күн бұрын

    Waa iskeentay

  • @abdiazizgafurey6389
    @abdiazizgafurey638922 күн бұрын

    True walaahi

  • @abdigah5364
    @abdigah536423 күн бұрын

    MayMay intaad dulmi weriyeyaal lagu sameeyey qaarna la laayey dhegeysatey ayaad qosol iyo hees ku xigsiisey . Adiga markaa sow bilaa damiir ma tihid . Wax lagu qoslo iyo wax aan lagu qoslin kala garo haddii aad caqli sheeganayso وبالله التوفيق

  • @sahrakhalifa8467
    @sahrakhalifa846723 күн бұрын

    Waa sax

  • @user-hr4tt2bd5u
    @user-hr4tt2bd5u23 күн бұрын

    Habdhaqankada markii an arkey

  • @FartunK
    @FartunK23 күн бұрын

    Al cadala waa al Shabaab waa in international court Lagu dacweeyaa

  • @KamalAbukar
    @KamalAbukar18 күн бұрын

    Murasade waa laga eryay gobolkoodii Habargidir baa qabsatay iyagoo ku andacoonaya inay been abuur yihiin Qur’aanka Alle soo dejiyay inay naga dalbadaan ma codsanayso inay qabiilo kale dhul ku qabsadaan wixii uu Xasan Sheekh ku hungoobay ee uu ulajeedka lahaa waxaa soo maleegay webiga Maayland oo xiriir la leh.

  • @user-it6bz8gx7u
    @user-it6bz8gx7u23 күн бұрын

    Sorry marka here dheh ALQABYAALA😢😢😢😢😢😢😢😅😮😊😂Mogadishu BOYZzz

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib233623 күн бұрын

    Asc ww waan ku salamay wariye Aadan ingiriis

  • @mohamudhashi9619
    @mohamudhashi961923 күн бұрын

    Sheega dee

  • @luqmanalxakiim4170
    @luqmanalxakiim417023 күн бұрын

    Reality man walhi dadkan waa garane

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim836723 күн бұрын

    Ileen Al cadaala wariyaashii wuu dhammeeyay ilaa iyo kaligiid soo. Xaray

  • @PeacefulPendulum-vf2iz
    @PeacefulPendulum-vf2iz23 күн бұрын

    aalh maxa cashola loga fadhiya lafta gareen

  • @yusufhaji7059
    @yusufhaji705923 күн бұрын

    Murusade marhore aya deynile lagalay waeegay.

  • @user-up9tw2zu6m
    @user-up9tw2zu6m23 күн бұрын

    haaaaaaasaa🎉haaaaaaaa

  • @mahamedcade6982
    @mahamedcade698223 күн бұрын

    xaqa aya dilaacay xaqiiqo 😂😂😂hasocoto

  • @idrissmahamed3120
    @idrissmahamed312023 күн бұрын

    Ahaaaaaaa ahaaaaaaa yes be careful WALKING MAN? If you Ever go to Somalia?

  • @fadumoshiino8363
    @fadumoshiino836320 күн бұрын

    We hmqb .1❤❤❤

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul592322 күн бұрын

    Laftagareen wa xaskii garguurte kamid yahy calaa calka iskda reer kofur Galbed dad noon bo mah ayago noool xala caaso tasba udhanta xildhibanadodu iyo akhas naas waaqiin Baxi ixaaye Bura kikoyey

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander695122 күн бұрын

    HADHA HADHA 😂😂

  • @AhmedAhmed-mu1fr
    @AhmedAhmed-mu1fr23 күн бұрын

    Shaabab waa lagu fashilmey 😅 yaa shaabab aax 😂 somali guul

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf514723 күн бұрын

    alcadaala waa xaqiiqo in hatida oow dhacay taas shaki ku majirto dabaqyo dheer ayow leeyahay

  • @Xxc-zu2xm

    @Xxc-zu2xm

    23 күн бұрын

    Kaligiis wax ma DHICIN xasan bakhti kenyati u sujuude iyo dhammaan damujadiid AYAA wadanka xaraashay

  • @alihajiayanahmed9352
    @alihajiayanahmed935223 күн бұрын

    Maanta ma bila cod baad tahay klkkkk

  • @user-it6bz8gx7u
    @user-it6bz8gx7u23 күн бұрын

    Marka hire ha dhihin Alcatel-Lucent ee waxaad dhahdaa (ALQABYAALA😂😂😂😂😂😂

  • @suleimanmuseabdirahman2849
    @suleimanmuseabdirahman284922 күн бұрын

    Hadha hadha habileyso habiqleyso

  • @sacdiyaabdulla9478
    @sacdiyaabdulla947823 күн бұрын

    Iyaa iyaa al cadala wanfilay in ilaahey malinun kashifidono😮😮😮😮😮😮😮

  • @carinohope3117
    @carinohope311722 күн бұрын

    😂😂😂

  • @Hugeii-sr4iv
    @Hugeii-sr4iv23 күн бұрын

    Dowlada waa alshaab weye dee Alshabaab dowlada waa tuugo diin aan laxeyn alle kafurtey dee

  • @abuukarmaxamedcabdiabuukar5081
    @abuukarmaxamedcabdiabuukar508123 күн бұрын

    Ustaad hadalka cabdiqadir ciise waa xaqiiq beena ma sheegin

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato22 күн бұрын

    Xildhibaan 5,000, doolar. Waa lacag aad iyo aad ubadan, balse maxay qabtaan oo lagu xasuusankaro oo micnaleh ? Waa yaab……..Wasiirkuna waa imisa ?

  • @laylaahmeeday1168
    @laylaahmeeday116823 күн бұрын

    Sax

  • @mahdiabdi6583
    @mahdiabdi658323 күн бұрын

    Haaaa wey iskentay

  • @Ilyaas777
    @Ilyaas77723 күн бұрын

    Walee shaqsi hg si fiican uyaqaana ayaa yimid kkkkkkk

  • @bakarkulow6312
    @bakarkulow631223 күн бұрын

    Waa inay jiridda u siibaan inta aysan ku ay xoogsanin. Ladtagareen waa inuu feejignaada100%, yamani looga soo gabanin Sheekh Adan Madoobe, Iyo Taliye Shub. Waa inuu kor u qaadaa beesha D&M , waxayna ku xiran tahay halka isaga MW Xasan ay isla gaaraan, waa inuu ka guulaystaa sidii Deni oo kale.

  • @luqmanalxakiim4170
    @luqmanalxakiim417023 күн бұрын

    Hhhhhhhhhhhhh

  • @cabdullahiyareyare1517
    @cabdullahiyareyare151722 күн бұрын

    Somaliyey jahilnimada iskadaayaa

  • @fosiafaarax8998
    @fosiafaarax899823 күн бұрын

    Nabsigii farmaajo

  • @Ahmedali-fo4wo
    @Ahmedali-fo4wo23 күн бұрын

    So somali ma ahan adiga dadka ha isku dirin jooji munaafaqnimada ilaahey wuu kuu jeedaa somali wey isdileen dadfiican iyo dadxunweyleeyihiin

  • @Hugeii-sr4iv

    @Hugeii-sr4iv

    23 күн бұрын

    Adiga soomali matihid dee Gobolka aad dagto sheeg dee Dad dhul aan laxeyn soomali nahey waa ajiib weye dee

  • @user-hr4tt2bd5u
    @user-hr4tt2bd5u23 күн бұрын

    Cabtooy ayad tahay

  • @user-sp2zm7zi2o
    @user-sp2zm7zi2o23 күн бұрын

    Waxay isku halleynayaan ciidanka Eritrea laga keeni doono damu jadiid maxaa may land ka gala Ay ugu dul meereysanayaan iyadoo noo sharax Aw maclinow daciif miyaa

  • @Hugeii-sr4iv
    @Hugeii-sr4iv23 күн бұрын

    Geerido waa hag dee

Келесі