ITOOBIYA IYO SUUDAAN (3985)

Пікірлер: 6

  • @ahmedpjamac7238
    @ahmedpjamac723819 күн бұрын

    WCS ASXABTA SMC SALAN SARE MANSHA ALLAH WAA MASUL SARE KUFADHIYA KURSIGI BOQORKA MANSHA ALLAH XAFIDA HU ALLAHU WAA CAQLIGA SALIMKA AH CIMRI DHABIILA INSHA ALLAH GUUL IYO GOBANIMO SOOMAALIYEY

  • @aminaibrahimhaji9949
    @aminaibrahimhaji994920 күн бұрын

    Cajiiib Abii iyo Sudan 😅

  • @Kulbiyoow114
    @Kulbiyoow11419 күн бұрын

    Macal8nka Mugeeya safarkaas dheer iyo kaabadda la fuulaayo adigu qablaayad ayaad u diyaarsatay Allah swt inaad kula kulanto ee kaabaddaas adigu iska yaree

  • @mahdiabdi6583
    @mahdiabdi658319 күн бұрын

    Muwadin somaliyed ayan ku garanaya aniga figradeda guleso

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad2519 күн бұрын

    Ithopia soomaalia iyo suudaan midii fududaato ayeey badda ka qaadaneeysaa

  • @deeqajama6313
    @deeqajama631320 күн бұрын

    War aadamow ninkaan hadlooyo waa mucjiso Ilahay cimriga ha u barakeyo waa shaqsi caqli ilahay siiyey ilahay ha dhowro caqligiisa. Amiin

Келесі