Xeerarka Waxqabadka & Waxsoosaarka Qofka || 6da oogu Muhiimsan!

Facebooga Nagala Soco Page-kan:
/ abdiwalikhalif22
Linkiga Sheerxirfad: sheerxirfad.com/
Qeybaha Muuqaalka:
0:00 Hordhac
0:40 Sheerxirfad
1:25 Xeerka 1aad
2:37 Xeerka 2aad
3:30 Xeerka 3aad
4:55 Xeerka 4aad
6:30 Xeerka 5aad
7:40 Xeerka 6aad
8:45 Tusaale
*Buugga Deep Work:
• HOWLKAR -- Deep Work -...
1. Talooyin Waxbarasho:
• Shahaadooyin Ka Qiima ...
2. Takhasusaadka Jaamacadaha Lagu dhigo
• Waa Maxay Engineering?...
3. Sookoobid Buugaag (Barnaamijka ILA AKHRI). Sida kuwan hooose:
* 7 Habits of Highly Effective People:
• 7da Caado Ay Leeyihiin...
*Atomic Habits:
• Isbadallo Yaryar, Horm...
*How to stop Worrying:
• Jooji Walwalka Bilow N...
*Finish What you Start:
• 1/2 Saad waxaad bilowd...
*Sidey meel sare ku gaareen:
• Sidey Meel Sare Ku Gaa...
4. Sheekooyinka Camoo Aadam:
• Natiijada Qaadashada T...

Пікірлер: 67

  • @cabdiwali
    @cabdiwali Жыл бұрын

    Linkiga koorasyada Sheerxirfad: sheerxirfad.com/learn

  • @cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556

    @cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556

    Жыл бұрын

    Wllkey koorosyada xog kusaabsan ma ila wadaagi krtaaa

  • @BurqadChannel
    @BurqadChannel Жыл бұрын

    1. Hawl kasta waxey qaadataa waqti ka badan intii aan qiyaasnay. 2. Waa inaad xaddido waqtiga hawlkasta ugu tala gashay. 3. Hawl kaste oo wax kaasoo dhex galaan tayadeeda hoos ayeey u dhacdaa waqti badanne wey qaadataa. 4. Waxqabadka qofka wuu is dhimaa ilaa uu eber ka hoos maro. 5. Maalinkaaga ku bilaw hawshaada ugu muhimsan uguna adag. 6. Juhdigaa 20% ayeey ka dhalan doontaa 80% natiijadaada.

  • @yaqiin264

    @yaqiin264

    Жыл бұрын

    P

  • @eng.mohamedali4922

    @eng.mohamedali4922

    Жыл бұрын

    Thanks

  • @nuurmahdi689
    @nuurmahdi689 Жыл бұрын

    Muuqaalkaan tayadiisu Waxweeyn ayuu uleeyahay Dhamaan uma Soomaaliyeed Meelkasto eey joogaan, Waxaana jeclahay inaan helo Muuqaalo Sidaan ookale Tayo uleh, Mahad Sanid ustaad C/ Wali 💯

  • @furqanbook
    @furqanbook Жыл бұрын

    Intan bartay chanelkaga, waxaan sameeyay horumar weyn❤guulyso ustad❤

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 Жыл бұрын

    Coming soon 20 years Alhamdulilah Thank you so much ❤Ustaad

  • @munaabdi9351
    @munaabdi9351 Жыл бұрын

    Asc walaal waad mahadsan tahay aqoon kordhintaada runtii waa nimco kamid ah nimcooyinka allaah dad ayaa intaad noo sheegtay hada juuni waqti iyo qarash ah ku bixin jirey waqti aan dheereyn so I wish that Somali youth will benefits from you bro thanks again and again may allaah rewards you.

  • @Mooyan186
    @Mooyan186 Жыл бұрын

    Allahayow nagu anfac taladaan kuwii ka faaiidaystana naga dhig Aamiin yaarabii 🤲🏻. ustaad Alle khyr hakaa siiyo

  • @mohamudnor8086
    @mohamudnor8086 Жыл бұрын

    Mahadsanid. Waxaan kaa coddsaneynaa in aad noo soo badisid muqaalada la xiriira wax soosaarka shaqsiga ah.

  • @abdirahmannouh344
    @abdirahmannouh344 Жыл бұрын

    Ustad aad iyo aad bad u mahadsan tahay, Ilaahay ha ku barakeeyo.

  • @user-lu8jb2hd9r
    @user-lu8jb2hd9r Жыл бұрын

    Jazakallahuhairan

  • @maxamedcabdibucul7593
    @maxamedcabdibucul7593 Жыл бұрын

    جزاك الله خير الجزاء اخي

  • @ciisecabdisiyaad8782
    @ciisecabdisiyaad8782 Жыл бұрын

    Shukran ustaadii

  • @abdifatahsupparka6843
    @abdifatahsupparka6843 Жыл бұрын

    Mahadsanid walaal Abdiwali.

  • @mohamedsharif2030
    @mohamedsharif2030 Жыл бұрын

    Masha Allah Jazakallahu kheyr ustaad

  • @samiryare5850
    @samiryare5850 Жыл бұрын

    Masha allah Waa 6 Talo ad iyo aad u qiimo badan Shukran Ustaad

  • @abuabdirahman892
    @abuabdirahman892 Жыл бұрын

    شكرا لك يا أستاذنا

  • @aisha2149
    @aisha214911 ай бұрын

    Shukran

  • @AB-880
    @AB-880 Жыл бұрын

    Mahadsanid Ustaad Bugaagtii dhaqaalaaha noosoo badi

  • @khadaribnufaysal7321
    @khadaribnufaysal7321 Жыл бұрын

    M.a vedio ga editan kiisu waa wax kle Keep going

  • @harunali4018
    @harunali4018 Жыл бұрын

    Mhdsanid Ustaad jazaka'allah ❤

  • @user-lu8jb2hd9r
    @user-lu8jb2hd9r Жыл бұрын

    Sukran

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 Жыл бұрын

    Mahadsanid ustad abdiwali ❤

  • @Mulkiabdulqadir
    @Mulkiabdulqadir28 күн бұрын

    Mahadsanid wllo

  • @EBYAN5
    @EBYAN5 Жыл бұрын

    Mahadsanid wll qiimo badane ❤

  • @CamirAcademy24
    @CamirAcademy24 Жыл бұрын

    Masha Allah wll cabdiwali khaliif illahy haku xiftiyo

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 Жыл бұрын

    Mahad sanid 20 ahaan weynu ka faaidnay ustad eebbe haku sharfo

  • @hassanelmi9789
    @hassanelmi9789 Жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad jazakallah.

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 Жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad

  • @I_am-shaahid
    @I_am-shaahid Жыл бұрын

    Thanks

  • @mohamedawes6370
    @mohamedawes6370 Жыл бұрын

    Mahadsanid walaalka

  • @mohamedfarah8842
    @mohamedfarah8842 Жыл бұрын

    جزاك الله خيرا Runtii waa talooyin wax tar leh!

  • @AbdiFatax-ct3ok
    @AbdiFatax-ct3ok Жыл бұрын

    Mashalaah

  • @daahqaad1624
    @daahqaad1624 Жыл бұрын

    Thank ust

  • @safa-55
    @safa-55 Жыл бұрын

    Thanks mcln

  • @weydowchannel8648
    @weydowchannel8648 Жыл бұрын

    ustaad aad iyo ayaad umadsantahay illaahay ha ku sharfo

  • @mukhtar274
    @mukhtar274 Жыл бұрын

    Alle khayr iyo wanaag hakaaga abaalmariyo wll.

  • @sunduscabdidaahir8199
    @sunduscabdidaahir8199 Жыл бұрын

    Thnkz ustad wxbdn kafaidy

  • @Bashiirbarako
    @Bashiirbarako Жыл бұрын

    Wllkan intee ayuu igaga qarsoona intii hore dhawaan unbaan kusoo biiray omar inshar baana itusay runtii waxaad kamid tahay dadka uu ilaahay xikmada siiyay

  • @engcabdimacain
    @engcabdimacain Жыл бұрын

    M.n ustaad waad mahasantahay anagana alle hanagadhigo ku wiikafaa,iida

  • @NUURIYE.
    @NUURIYE. Жыл бұрын

    Legend

  • @naciimocismaan1438
    @naciimocismaan1438Ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ducaaleaxmedcabdi1894
    @ducaaleaxmedcabdi1894 Жыл бұрын

    ustad abdi wili waanka salaamay marka hore su.aasheydu waxey tahay koorsada sheer xirfad makabaran karaa taleefanka ama kombiyoutar ayaa leygaga baahan yahay waxaan raneynaa inaad iga soijawaabi doontid

  • @ifrahismail1558
    @ifrahismail1558 Жыл бұрын

    First viewer & first comment 😅🙌

  • @m.k.7788

    @m.k.7788

    Жыл бұрын

    1. Afsoomaaliyeey Qoraalkaadda. 2. Faallo Wanaag tar soo qor.

  • @shakrayare5672

    @shakrayare5672

    Жыл бұрын

    Ra,yi dhiibo waqtiga ha iskaga dhumin waxyalahan wll

  • @sahalduale7531
    @sahalduale7531 Жыл бұрын

    Macalin life lessons noo soo bandhig

  • @abdihafidfarahahmedali9196
    @abdihafidfarahahmedali9196 Жыл бұрын

    Mahadsnid mudane

  • @user-zr3nd3rq3w
    @user-zr3nd3rq3w Жыл бұрын

    Asc ustaad casharada autocatka nashqadeynta guryaha maa noo sii dhameystir ustaad

  • @handhise5059
    @handhise5059 Жыл бұрын

    Asc ustd waxaa fiicnaan llaheed websiteka sheer xirfad koorsada cypersecurity inaa ku soo dartaaan

  • @husienaadan401
    @husienaadan401 Жыл бұрын

    Ustaadow waxaan aan rabaa in aad casharro ka sameysto Agriculture I y o meelaha ugu fican aan kabarankaro Waxaan aan baraneyaa Faculty Agriculture

  • @salmamohamed8220
    @salmamohamed8220 Жыл бұрын

    Course inteen kaheli karaa link maisoo diri kartaa wll khayr alaha kusiiye

  • @abdisalamrabah4372
    @abdisalamrabah4372 Жыл бұрын

    Asc cabdiwali . Walal ma heli karnaa course G.I.S engineering ah . Mahadsanid

  • @updy_khayreaaqilkaynan
    @updy_khayreaaqilkaynan Жыл бұрын

    #Abdi_Wali_Khaliif ❤😊

  • @shakrayare5672
    @shakrayare5672 Жыл бұрын

    Wakaga mahad celina talooyinka iyo tusaaloyinka noso bandhigto iyo soo koobista boogagata aadka u qiimaha badan wll dadka waxabaa tartaa in badan bogaadin ayadna mudan tahay

  • @Barashadajarmalka
    @Barashadajarmalka Жыл бұрын

    Ustaad barigaas timaad lahayd timihii maxa kaahelay iminka

  • @ducaysane1133
    @ducaysane1133 Жыл бұрын

    Yaah saas lee waaye

  • @Ducaysane-to1qv
    @Ducaysane-to1qv Жыл бұрын

    Wll Su'aal . Sidee buug loo so kooba si aan uso gudbiyo ?

  • @sowdacalix9593

    @sowdacalix9593

    Жыл бұрын

    Inta adiga kusoo jiidato kasoo qaado ani sidaas ila thy

  • @Ducaysane-to1qv

    @Ducaysane-to1qv

    Жыл бұрын

    @@sowdacalix9593 Wa fikir fiican 🙌🏾

  • @salmamohamed8220
    @salmamohamed8220 Жыл бұрын

    Korsoyinka af somali may kubaxayan ama english

  • @cabdiwali

    @cabdiwali

    Жыл бұрын

    Afsoomaali

  • @user-lu8jb2hd9r
    @user-lu8jb2hd9r Жыл бұрын

    Sukran

  • @user-xi3rx2yw3g
    @user-xi3rx2yw3g Жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad

  • @user-nc8bk7bv5k
    @user-nc8bk7bv5k Жыл бұрын

    Thanks