Waxqabad-Ka Sadex Ayuu u Baahanyahay!

Facebooga Nagala Soco Page-kan:
/ abdiwalikhalif22
Linkiga Sheerxirfad: sheerxirfad.com/
Qeybaha Muuqaalka:
0:00 Hordhac
0:25 Tamar
5:00 Diirad-saar
6:40 Waqti
*Buugga Deep Work:
• HOWLKAR -- Deep Work -...
1. Talooyin Waxbarasho:
• Shahaadooyin Ka Qiima ...
2. Takhasusaadka Jaamacadaha Lagu dhigo
• Waa Maxay Engineering?...
3. Sookoobid Buugaag (Barnaamijka ILA AKHRI). Sida kuwan hooose:
* 7 Habits of Highly Effective People:
• 7da Caado Ay Leeyihiin...
*Atomic Habits:
• Isbadallo Yaryar, Horm...
*How to stop Worrying:
• Jooji Walwalka Bilow N...
*Finish What you Start:
• 1/2 Saad waxaad bilowd...
*Sidey meel sare ku gaareen:
• Sidey Meel Sare Ku Gaa...
4. Sheekooyinka Camoo Aadam:
• Natiijada Qaadashada T...

Пікірлер: 34

  • @abdifatahmustafshoble2657
    @abdifatahmustafshoble2657 Жыл бұрын

    *Ustad, Engr, the COA platform SHAREXIRFAD ABDUWALI KHALIF* Salam 🎉 Waxaa xaduustaa 2xalqo aad soo dhigtey ila aqri, 10bil ka hor in aan dabaqay oo aheyd *WAX IS BARID SARE* Sida u sharxayso iyo tusaalooyin ka nool nool waan kaa faaidey ! Ilaa hadana ani ayaa wax is baro, E-LEARNING in bdn alx, alle ka sugow adaa u fadli leh *allah hakaa abaal mariyo* sida aad bulshadaada ula wadaageysid muqaalo wax tar u leh oo faaido miiran. *MAHADSANID* 💯

  • @wallalganey2635
    @wallalganey2635 Жыл бұрын

    Mahadsanid wallal aad baan kuugu mahad celineynaa

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 Жыл бұрын

    Soobadi ustad mowduucyadan dhiirigalinta ah mahadsanid ❤

  • @amiinyahya5644
    @amiinyahya5644 Жыл бұрын

    Maansha allah jazakalah bro

  • @yasminabdi3003
    @yasminabdi3003 Жыл бұрын

    Mashaallaah Walla aad baa u mahadsantahay jisaakumo allaaha qayara

  • @sakariye932
    @sakariye932 Жыл бұрын

    Buugi aabo qani ah noo dhamee mawduuca xiga wlalo😊

  • @user-fu4yr8by1n
    @user-fu4yr8by1n Жыл бұрын

    Walaal alla hku sharfo

  • @xilkasxilka932
    @xilkasxilka93210 ай бұрын

    Masha Allah

  • @madeyabass5198
    @madeyabass5198 Жыл бұрын

    Mahadsanid sxb

  • @abdiqanimaxamedaxmed3149
    @abdiqanimaxamedaxmed3149 Жыл бұрын

    mahadsanid walal

  • @mohamedisackabdi6971
    @mohamedisackabdi6971 Жыл бұрын

    Thanks pro

  • @CadaalaMedia
    @CadaalaMedia Жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad❤😮

  • @suldaanhassan7531
    @suldaanhassan7531 Жыл бұрын

    Thanks

  • @vidasi7735
    @vidasi7735 Жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad cabdiwali khaliif 👍

  • @Luqadda
    @Luqadda Жыл бұрын

    RICH dad and Poor dad awi

  • @user-xi3rx2yw3g
    @user-xi3rx2yw3g Жыл бұрын

    Wala Qiimo badan guuleyso

  • @Ogaalsidee
    @Ogaalsidee Жыл бұрын

    Thnks

  • @DamacWarsame-cd2ih
    @DamacWarsame-cd2ih Жыл бұрын

    Ustad abdiwali waxaynu kaa codsan lahayn inaad in yar uun oo waqtigaaga ah aad nooso diyaariso kulliyadaha mustaqbalka fiican leh sidaad ogatahay xilligan waa iminka ay ardayda dugsiyada sare ay isudiyarin lahayeen jaamacad iwm so waynu kudawaqnay kuliyadaha tan mustaqbalka leh iyo mid laga guuri doono please ustad waqti nooo gali si dhaqsa leh Waaan ogahay inuu jirey muuqal hore oo aad professor 'afyare cilmi kuwaraysatay blse waa xilli hore ayaan isleeyahay iminkoo qibrad badan aad faa,iiday bal wax uun nooga sheeg .....mahadsanid ustad🎉

  • @vidasi7735
    @vidasi7735 Жыл бұрын

    Channel ka ka ustaad cabdiwali khaliif 100k hala gaadhsiiyo dhalinyaro si ay dhiirigalin ugu noqoto barnaamijyo fiicana inoogu soo diyaariyo

  • @Ajajajajajjs_jk
    @Ajajajajajjs_jk Жыл бұрын

    JASAKALLAAH WLL

  • @cxg8528
    @cxg8528 Жыл бұрын

    Walaal aabo hodan aabo sabool ah noo soodhig🥺

  • @user-zp9gk4cm8z
    @user-zp9gk4cm8z Жыл бұрын

    Mhdsnd ustaad

  • @amiirmaxamed2149
    @amiirmaxamed2149 Жыл бұрын

    Macalin jimicsigii murur Q yo xanuun baan ka qaaday

  • @cabdiwali

    @cabdiwali

    Жыл бұрын

    waadan joogteyn, hadaad joogteyso kuma xanuunayaa, hana isku badin dabcan sidi hurdada

  • @amiirmaxamed2149

    @amiirmaxamed2149

    Жыл бұрын

    ​@@cabdiwalimahadsanid

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 Жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad

  • @najaadhupi4619
    @najaadhupi4619 Жыл бұрын

    Alx waxaa badan baa ka bartay channel eng Abdiwali alle ha ku baraakeeyo 6000kun buu marayeey maanta waa ku faraxay in aan sii joogta kugu xidhanahay waliba aan waxa badan ka bartay aniga oo barta kuuliyada civil engineering-ka jaamacadda camuud ❤

  • @Bashiirbarako

    @Bashiirbarako

    Жыл бұрын

    Aniga qaybta culuum qur,aanka dhigtaa camuud

  • @Ak_jimcale
    @Ak_jimcale Жыл бұрын

    Ustaade inbadan mahasanid Hal codsi wataa Waxan rabaa Inaan jamacada bilabo marka Takhasuska (IT ga) muqal kale nosodiyarsid hadey macqul tahay Video hore wan dawade part 2

  • @Mubarakhagi22

    @Mubarakhagi22

    10 ай бұрын

    Twitterka aad waxad search gareysaa shakir ahmed,waxad tagtaa qeybta replieska,26 August 2023 taarikhda aad then 2 hours iyo half ayaa lasharaxayaa su'aal laisweydiiya Waxad kaheleysa waxyaabo bdn oo laxiriira IT iyo computer science oo sii faahfaasan

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 Жыл бұрын

    Mahad sanid

  • @najmaabdiz5249
    @najmaabdiz5249 Жыл бұрын

    Ustaad mahadsanid Ardayad Baan ahay waxan doonayaa dhanka ganacasiga inaan horumar ka sameeyo oo aan hada ku dhex jiro Markaa waxaan ubaahnaa websites iyo waxwalba oo iga cawinkara cida haysaa inay iigusoo dirto

  • @NaimaMuhammad-kn3lq

    @NaimaMuhammad-kn3lq

    Жыл бұрын

    Ganacsi noocma ayaa heeysaa saan kugu sii dhiiro galino

  • @gacalofficial2734
    @gacalofficial2734 Жыл бұрын

    Thanks pro