Hadeysan Tijaabadan Ku Qancin Maxaa Ku Qancin Karo?

Facebooga Nagala Soco Page-kan:
/ abdiwalikhalif22
*Buugga Deep Work:
• HOWLKAR -- Deep Work -...
1. Talooyin Waxbarasho:
• Shahaadooyin Ka Qiima ...
2. Takhasusaadka Jaamacadaha Lagu dhigo
• Waa Maxay Engineering?...
3. Sookoobid Buugaag (Barnaamijka ILA AKHRI). Sida kuwan hooose:
* 7 Habits of Highly Effective People:
• 7da Caado Ay Leeyihiin...
*Atomic Habits:
• Isbadallo Yaryar, Horm...
*How to stop Worrying:
• Jooji Walwalka Bilow N...
*Finish What you Start:
• 1/2 Saad waxaad bilowd...
*Sidey meel sare ku gaareen:
• Sidey Meel Sare Ku Gaa...
4. Sheekooyinka Camoo Aadam:
• Natiijada Qaadashada T...

Пікірлер: 148

  • @yuuzuffarah5635
    @yuuzuffarah5635 Жыл бұрын

    Mahadsanid Abdiwali, In badan baan ku xirnaa muuqalada runtii waxa tahay nin waxa uu sheegayo isaga ay ka muuqato, dhalinyaro badan role model waa inay kaa dhigtaan. Waxaana kugu bogaadinayaa inad halkii ka sii wado. Best video I ever watched.

  • @cabdiwali

    @cabdiwali

    Жыл бұрын

    Adigaa mahad mudan wlle.

  • @mahadcabdi7280
    @mahadcabdi7280 Жыл бұрын

    Alle hakaa abaal Mariyo tusaalaha fiican eed Nala wadaagtey ustaad 🥰🧠

  • @AbuIbrahim84
    @AbuIbrahim84 Жыл бұрын

    amazing brother, thank you for the beneficial clips, I am big follower of yours. keep up the good work.

  • @Deeqow

    @Deeqow

    Жыл бұрын

    Hda afsomali ugu sheegto mxey kaa dhibe Ileen afsomali buu kula hadlaya

  • @cabdiwali

    @cabdiwali

    Жыл бұрын

    You welcome wll. Mahadsanid.

  • @mohamedsaacid8576
    @mohamedsaacid8576 Жыл бұрын

    Chanelada aan daawado 1:Sahanka Xogaha 2:Salmaan maadow Ya ila daawada?

  • @yaashshariif

    @yaashshariif

    Жыл бұрын

    Ana kula daawada lkn ani waxaa iidheer anaga production

  • @ahmedaamiin8669

    @ahmedaamiin8669

    Жыл бұрын

    Aniga knaa kow ii ah

  • @Abdifatah5792

    @Abdifatah5792

    20 күн бұрын

    Sahanka xogaha wuu is badalay laakiin waan daawan jiray

  • @ismahanmohamud6012
    @ismahanmohamud6012 Жыл бұрын

    tijaabo cajiib ah ustaad Allah ku dhawro waxbadan baan ka faaiiday muuqaaladaada

  • @halimah5923
    @halimah5923 Жыл бұрын

    Masha Allaah wllo mahadsanid waa barnaamij zaaid loogu bahnaa waliba wakhtigaan aan dantayadii hilmamnay malayacni iyo waxyabo raqiis ah aan ku dhex lunay marka wllo noosoo badi barnaamijyadan

  • @amaalabdullahiadenaden2150
    @amaalabdullahiadenaden2150 Жыл бұрын

    Mahadsanid wll Allah hakubarakeeyo waqtigaaga iyo cimrigaaga

  • @-thecaptain9171
    @-thecaptain9171 Жыл бұрын

    Masha Allah Ustaad Faa'iido Lataaban Karo Noosoo bandhigaty JazaakallaH

  • @salmaanabdiqadir2884
    @salmaanabdiqadir2884 Жыл бұрын

    Shukrn wll وجزاك الله خيرا

  • @mahamedwarsme9283
    @mahamedwarsme9283 Жыл бұрын

    Wallhi maanta aayey iqabsatey tan cmll Waxan rabey inaan aqriyo chepter Inoo dhamedey aan murajac ku sameeyo Balse waxna kama Aprin due to social media aan kumashquley sorry 😞 But it will never happen again Insha allha I will do this wey Thank you my brother 🙏 ❤ 🙌

  • @alihassanhussein5948
    @alihassanhussein5948 Жыл бұрын

    Masha Allah ustaad abdiwali khalif mahdsanid Allah haku barakeyo

  • @hamdaabdi6368
    @hamdaabdi6368 Жыл бұрын

    amazing mansha Allah shukran

  • @shaficiaxmed9769
    @shaficiaxmed9769 Жыл бұрын

    Mnshlh ustaad mhdsanid wnu kaa faiidney hore u soco guulayso

  • @vidasi7735
    @vidasi7735 Жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad mar walba muuqaalo faa’ido leh oo horumarka ku saabsan ayaad nala wadaagtaa

  • @AbuIbrahim84
    @AbuIbrahim84 Жыл бұрын

    Tijaabo aad muhiim u ah weeye, wax badana waan ka faa'idnay. Jazakallahu khayran. Ustaad Abdiwali.

  • @cabdiwali

    @cabdiwali

    Жыл бұрын

    Wa iyaak wll.

  • @I_am-shaahid
    @I_am-shaahid Жыл бұрын

    جزاك الله خير

  • @midnimo3593
    @midnimo3593 Жыл бұрын

    Ilaahay haydin barakeeyo adiga iyo ehelkaagaba wll

  • @Abdisamed_
    @Abdisamed_ Жыл бұрын

    Masha Allah wlhi waa tijaabo cajiib ah mahadsanid ustaan

  • @emiir252
    @emiir252 Жыл бұрын

    Wow wlhi tusaale ayaad meel dhow iga tusisay thanks bro

  • @hassannor3686
    @hassannor3686 Жыл бұрын

    Masha Allah ustaad shukrn si Cajiiba oo i tus oo itaabsii ah ayaad inogu sharaxday qaabkii aan u nidaamsan lahayn waqtigeena qaliga ah 👏

  • @shaficiaxmed9769
    @shaficiaxmed9769 Жыл бұрын

    Mnshlh aqoonyhn mhdsanid alle haku barakeeyo caqliga iyo cilmigaba

  • @mohamedisackabdi6971
    @mohamedisackabdi6971 Жыл бұрын

    Mahadsanid wll

  • @obayd4617
    @obayd4617 Жыл бұрын

    Mahadsanid ustad

  • @abdiwahaabhassan5636
    @abdiwahaabhassan5636 Жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad magaaladadi kismaayo ka soo salamaya

  • @abdiweliabdallazamatar5235
    @abdiweliabdallazamatar5235 Жыл бұрын

    You're amazing, thank for your supporting us.

  • @qumanhorusocod6177
    @qumanhorusocod6177 Жыл бұрын

    MashaAllah mahadsanid wllo

  • @Mr-Abib
    @Mr-Abib Жыл бұрын

    Jazakaallahu khayr walal Abdiwali

  • @aliyusuf-pro
    @aliyusuf-pro Жыл бұрын

    @Abdiwali Khalif, si wanaagsan ayaad u sharaxday oo itus oo itaabsii ah, aad ayaana ugu mahadsantahay.

  • @mohammedyusufahmed2573
    @mohammedyusufahmed2573 Жыл бұрын

    Mahadsanid ustaadi

  • @ibrahimnour6123
    @ibrahimnour6123 Жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad Abdiwali khalif, fadlan waxaan kaa codsanaa inaa vedio nooga soo sameyso. Go’aan qaadashada

  • @cabdiwali

    @cabdiwali

    Жыл бұрын

    Insha'allah wll.

  • @Adamyussuff
    @Adamyussuff Жыл бұрын

    mahadsanid ustaad

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 Жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad

  • @sacdiyoxasan7239
    @sacdiyoxasan7239 Жыл бұрын

    Aad iyo aad baad umahadsantahay wll qaali wlh waa very good example eewax lagu fahmi karo anigu waan qadanaya nidaamkani kuwa kalane waan kasugeeyna ia( well done ✅✅✅)♥️♥️♥️🌹🌹🙏🙏🙏👌👌👍👍

  • @asadsuldaan5658
    @asadsuldaan5658 Жыл бұрын

    Masha allah alle caqliga hakuu siyaadsho ustaad

  • @Qaali-
    @Qaali- Жыл бұрын

    Thanks jazakallahuqeyr

  • @saafimedia4578
    @saafimedia4578 Жыл бұрын

    Masha Allah thanks ustaad

  • @CamirAcademy24
    @CamirAcademy24 Жыл бұрын

    Masha Allah waa tijaabo aad Uqiimo badan allaha kuxiftiyo wll guulayso wll cabdiwali khaliif

  • @Abdifitahabdullahi8654
    @Abdifitahabdullahi8654 Жыл бұрын

    Thankscustaad Abdiwali Waa tijaabo wanagsan Oo wax ku ool ah islamarkaana cashar laga barankaro.

  • @YoungAdesh143
    @YoungAdesh143 Жыл бұрын

    Maasha'Allaah wll qaali. ❤️💯🤗

  • @abdishakourmohamed3130
    @abdishakourmohamed3130 Жыл бұрын

    Masha allah wll aadbaad u mahadsantahay sida quruxda badan ee aad nooguso gudisay tijaabadan cajiibka

  • @maryanahmad9235
    @maryanahmad9235 Жыл бұрын

    Asc brother thanks jisakalaahu kheyr

  • @osmanhussainosman3962
    @osmanhussainosman3962 Жыл бұрын

    M.a mahadsanid Macalin

  • @cabdiqaadircirro228
    @cabdiqaadircirro228 Жыл бұрын

    mahadsanid sxbkeena qaaliga ah wax badan ayaan fahmay dhawrkii sano ee aan kula socday

  • @The-BoY-x5r
    @The-BoY-x5r Жыл бұрын

    Cajiib Aadbaad u Mahadsan tahay Ustaad.

  • @keyfladan673
    @keyfladan673 Жыл бұрын

    Beenta maaha runti Jazakallaahu khyr bro abdiwali

  • @user-is7ct7gd1b
    @user-is7ct7gd1b7 ай бұрын

    So Amazing , Masha aLh Brother .

  • @abdifatahsupparka6843
    @abdifatahsupparka6843 Жыл бұрын

    Mahadsanid wll Abdiwali, Waxbadan baan kaa faa'iday.

  • @ismailmohamed982
    @ismailmohamed982 Жыл бұрын

    Its good example thanks sir

  • @mascuuudbashiir638
    @mascuuudbashiir638 Жыл бұрын

    Thank you ustaad

  • @Carafaad.Cabdikerim
    @Carafaad.Cabdikerim Жыл бұрын

    mahadsanid macalin cashar dhamays tiran, baad nala wadaagtay, runtii waa itus oo itaabsii,ILLAAHAY hakaa abaal mariyo, anagana hanagu anfaco waanadaada walaalnimo.

  • @abdifatahofficial4931
    @abdifatahofficial4931 Жыл бұрын

    Wa mahad santahay wll gulayso

  • @cabdibaraf
    @cabdibaraf Жыл бұрын

    mashallah ustaad mahadsanid 👏✨🥰

  • @abdirashidsuleiman9878
    @abdirashidsuleiman9878 Жыл бұрын

    Mahdsanid Wll Cabdiweli Khalif. Wllhi Waa Videogi Ugu qaalisnaa ee Aan daawado

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 Жыл бұрын

    Masha Allah, Jazakala khayr Runtii waa Tijaabo Cajiiba Oo isoo Jiidatay

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 Жыл бұрын

    Maash allaah

  • @mohamedhussen6780
    @mohamedhussen6780 Жыл бұрын

    Good ustaad aad bad umahad santahay wllhi

  • @cabdicasiis1276
    @cabdicasiis1276 Жыл бұрын

    Mashlh ustaad Thanks

  • @zhajaara2232
    @zhajaara2232 Жыл бұрын

    Mnsha allaah ustaad abdiwali khalif alle haka abal mariyo

  • @Nasri_Jama
    @Nasri_Jama Жыл бұрын

    Thanks ustaad

  • @alcadaalamedia448
    @alcadaalamedia448 Жыл бұрын

    Maasha Allah ustaad waxaad na siisay tusaale la taaban karo oo xigmadeysan mahadsanid Alle haku sharfo

  • @halimaahmed7941
    @halimaahmed79418 ай бұрын

    Maanta ayaa channelkaaga helay binge watched ❤

  • @iqradahir8605
    @iqradahir8605 Жыл бұрын

    M.a mahadsanid Wll

  • @maxamedcali1867
    @maxamedcali1867 Жыл бұрын

    جزاك الله خيرا جزأ

  • @maxamedcali1867

    @maxamedcali1867

    Жыл бұрын

    Allha yaxfaduka

  • @farhaanmohamed
    @farhaanmohamed Жыл бұрын

    Mahad sanid ustaad wax badan ayaa ka fahmay shukran✅️

  • @abdirizakmohomed1535
    @abdirizakmohomed1535 Жыл бұрын

    Mashaa allah ustaadi

  • @Tech_gear_
    @Tech_gear_ Жыл бұрын

    Kheir iyo ajar allaha kasiyo walalkey wakhtiga ad kubixiso in jiilka cusub wax qabsadaan mar walba wankuduceyn inshallah 🙏🙏🙏

  • @yahyebaarakallah7244
    @yahyebaarakallah7244 Жыл бұрын

    Masha allah wa tijaabo cajiib ah abti Jasaakallahu kheyran allah ha ku barakeeyo mahd snid

  • @cabdiwali

    @cabdiwali

    Жыл бұрын

    Wa iyaak xabiibi. Allaa yacizak

  • @youngabdalla3451
    @youngabdalla3451 Жыл бұрын

    Thnks thanks thanks A lot Ustaad abdiwali 💯💯💯💯

  • @cabdiwali

    @cabdiwali

    Жыл бұрын

    You welcome wll.

  • @gaabayacade8029
    @gaabayacade8029 Жыл бұрын

    waa qancin xagii ugu danbaysay ustaad

  • @Tiger.275
    @Tiger.275 Жыл бұрын

    Horey usoco zhb

  • @Ina-ugaas
    @Ina-ugaas Жыл бұрын

    Shukran

  • @shaaficiismailaadam738
    @shaaficiismailaadam738 Жыл бұрын

    Mhdsnd ustaad alle hakuxafido

  • @MusseAbdi19
    @MusseAbdi19 Жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad abdiwali khalif , hadii aan ku dhaho hal ku dhig yar mise oraah yar oo aad ku dhaqanto ila wadaag mid noocee ah ayaad ila wadaagi lahayd....

  • @4d63
    @4d63 Жыл бұрын

    Waa tijaabadii ugu fiicnayd ee Aan arko 2022-12-25

  • @abdullahihiis8302
    @abdullahihiis8302 Жыл бұрын

    XogagaaL Alle haku barakeeyo

  • @abdikhaliqjamaali4359
    @abdikhaliqjamaali4359 Жыл бұрын

    OK talada iyada ah wd ugu ogahy insha allh 👏

  • @Zahruush
    @Zahruush Жыл бұрын

    Wow masha Allah tijabo cajib ah😊💯💌

  • @omarhaadnaan3737
    @omarhaadnaan3737 Жыл бұрын

    Good example

  • @amiiradadan4444
    @amiiradadan4444 Жыл бұрын

    Masha allh ustadi

  • @M-KHALIF
    @M-KHALIF Жыл бұрын

    What a beautiful Experiment 😮

  • @khaledahmed-ee3rc
    @khaledahmed-ee3rc Жыл бұрын

    Macalin cajiibsanidaa ❤ mahadsnd

  • @momienahmed6207
    @momienahmed6207 Жыл бұрын

    Masha allah wax wayn baan ka faa'iday Barakoow

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo Жыл бұрын

    Masha aalh tusale wanagsan weeyi

  • @aminaismaciil3354
    @aminaismaciil3354 Жыл бұрын

    Maasha allah allahuma baarik wan ubogay tijaabadan waana ku qancay

  • @tiitecali9879
    @tiitecali9879 Жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad waxaan wax noogu fahansiisay sida ugu fudud ee qof wax kufahmo ustaad in badan mahad sanid.

  • @saeedasomali8134
    @saeedasomali8134 Жыл бұрын

    Aad ban ugu haley wlh insha allah nolosheydan wan ku dabiqi dona

  • @mohamedmustafe7858
    @mohamedmustafe7858 Жыл бұрын

    Mahdsnid ustaaad runtii waa tijaabo xaqiiqda ku fadhida

  • @shunmyung2287
    @shunmyung2287 Жыл бұрын

    Mhdsd. Ilahaw kuwo faaideysta naga dhig, waxan kaa magan galayna kuwa dhoohan. Aamin

  • @ADESH.BOY1
    @ADESH.BOY1 Жыл бұрын

    Aad baad umahadsantaxy horey usoco

  • @Muhsin_Ciiltire
    @Muhsin_Ciiltire Жыл бұрын

    Mahadsanid Walal Sida Wanagsan Aad Noo Tusalesay🙏

  • @cabdiwali

    @cabdiwali

    Жыл бұрын

    Adaa mudan wll.

  • @King_Abdirahiim
    @King_Abdirahiim Жыл бұрын

    Ustaad Aad ayaan u jecelahay Muuqaaladaada🥰🥰🥰

  • @mahdimaydal
    @mahdimaydal Жыл бұрын

    Asc wll abdiwali ruun ahanti waa tusale laguqancii karo jasakalah

  • @jabra0563
    @jabra0563 Жыл бұрын

    Qaab falsafadeesan ayaa usharaxday mahadsanid brother

  • @kaafiyare291
    @kaafiyare291 Жыл бұрын

    Aad baa u mahadsantahay wll

  • @yasminabdi3003
    @yasminabdi3003 Жыл бұрын

    Saxiixi mashaallaah

  • @Akafi_Guulane
    @Akafi_Guulane Жыл бұрын

    AllH hakaa abaal Mariyo ustaad

  • @salmaabdala9331
    @salmaabdala9331 Жыл бұрын

    Ustaad allaha ku xifdiyo

  • @kadarkaka1414
    @kadarkaka1414 Жыл бұрын

    Madsanid ustaad

  • @bahsanehozil5425
    @bahsanehozil5425 Жыл бұрын

    Muhim sxb

  • @abdirahmankeisal9939
    @abdirahmankeisal9939 Жыл бұрын

    I'mma first