XASAN AADAN SAMATAR | HEESTII DOOKH | OFFICIAL VEDIO LYRICS

Музыка

#Dadna_Adawgu_Qurux
#Badanee_Jeegaanta_Roobkiyoo
#Adoo_Doogna_Ka_Udgoon
#Dumarna_Waa_Adoo_Qura
#Duntuna_Iigu_Kaa_Xidhan
#Suuxayelyrics

Пікірлер: 568

  • @Amalkaaba
    @Amalkaaba2 ай бұрын

    Who is watching 2024

  • @sahra4122

    @sahra4122

    2 ай бұрын

    Me

  • @s.o.6544

    @s.o.6544

    2 ай бұрын

    Me

  • @user-nj5op3gh2j

    @user-nj5op3gh2j

    2 ай бұрын

    Masha aalah wall caabi farxad iyo farxiya fiska iyo q❤111❤1❤11111111111111111❤1❤❤❤1❤❤❤1 http 100

  • @munasarcabdi8671

    @munasarcabdi8671

    2 ай бұрын

    Aad iyo aad

  • @yasinmohamed2680

    @yasinmohamed2680

    Ай бұрын

    Still watching ❤

  • @ayanleabdi7452
    @ayanleabdi74522 жыл бұрын

    Heestaan waxaan u hibeeyay qof igu qaali ah waxaan rajeynayaa in ay cafimaad,nabad iyo naxariis ku daawato❤️🙏🏾

  • @mustafembc
    @mustafembc2 жыл бұрын

    "Daymada sideedi marka aan ku daawado qalbiga igu diirsada" .... cajiib weyi dookhu runtii 2022❤👈

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 Жыл бұрын

    Heestan waxa ijecleysiyey Guri Barwaqo marwalba wu qada🤴♥️

  • @najiibhassan
    @najiibhassan2 жыл бұрын

    Legend samatar 2021 inta iga danbaysa like sara 🥰😂✌🏼

  • @caashoxassan5702

    @caashoxassan5702

    2 жыл бұрын

    30/12/2021

  • @user-bh2ti2zu6y
    @user-bh2ti2zu6y Жыл бұрын

    Heestaan xasuus igu ledahy waxa iqaadi jiray my husband ❤ hddana gabar noo joogta allow hanakala wadin

  • @suuxayelyrics

    @suuxayelyrics

    Жыл бұрын

    Allaha isku kiin dhowro insha allh❤️

  • @adenabdi1906
    @adenabdi19067 ай бұрын

    Fanka wuu kabaxay 😢❤ Cimri dheer iyo Cibaado Suuban Caafimaad Taam ah Allow Siii I.a

  • @cadey__boolo__556
    @cadey__boolo__55611 ай бұрын

    Raggne waa adoo qudha🫵🏿 Dookhna waa kan igu jidha❤️🔥 Duntuna igu kaa xidhan 💍 Future Husband 😊

  • @azharxassanjimcale

    @azharxassanjimcale

    8 ай бұрын

    As ßpl

  • @msoofficial3050

    @msoofficial3050

    6 ай бұрын

    Jah aniga miya😢😢😢

  • @studiofarsamo2961

    @studiofarsamo2961

    3 ай бұрын

    Sorry kumaqli maayo anaa kuleh me two

  • @maxamedshacraawi

    @maxamedshacraawi

    15 күн бұрын

    😂😂😂😂

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын

    Raggna waa Adoo Qudha ❤ dooqna waa kan igu jira 🖤 duntuna igu kaa xiraan😘 xaajikeyga mustaqbalka 🫂❤Allow kuu keen 😢🤲

  • @cabdiraxmancabdullaahi6641

    @cabdiraxmancabdullaahi6641

    Жыл бұрын

    Xajiyada mustaqbalka so dhawow🥰🥰

  • @XALUL145

    @XALUL145

    Жыл бұрын

    I’m here 🥺💗👸

  • @Hinraaz777

    @Hinraaz777

    11 ай бұрын

  • @AbdiladiifabdiMuuse

    @AbdiladiifabdiMuuse

    9 ай бұрын

  • @AhmedbiciideAhmed

    @AhmedbiciideAhmed

    7 ай бұрын

    Xaadir ilwaad quruxeey inabti Ahmed kayse oo jooga dalka America ❤

  • @farhanmohamettfarah
    @farhanmohamettfarah Жыл бұрын

    Dumarna waa adoo qudha dookh na waa kan Igu jira duntuna igu kaa xidhan xaask3yga muztqablk3y👸♥️ what words ❤

  • @RiyaaqcaLi
    @RiyaaqcaLi11 ай бұрын

    Ragna waa adoo qudha❤ Dookhna waa kan igu jira❤ Duntuna iigu kaa xiran😢❤ Haajigyga mustaqbalkoow❤🤴♾

  • @AbshirMohamud961

    @AbshirMohamud961

    11 ай бұрын

    Wll 😢😢😢

  • @UgbadAdan-nk1zm

    @UgbadAdan-nk1zm

    Ай бұрын

    Fariid 🎉❤

  • @maxamedshacraawi

    @maxamedshacraawi

    15 күн бұрын

    ISkeeensii marka😂😂

  • @mohamedjaambiir5190
    @mohamedjaambiir51903 жыл бұрын

    Dumarna waa ado qudha Dookhna waakan igu jira Duntuna iigu kaa xidhan 01:32 habeenimo aniga jacylkayga wada dhagaysanayna❤

  • @mohadacapaldiriximan4119

    @mohadacapaldiriximan4119

    3 жыл бұрын

    Xasnan aadan samtar fanan qaaliya

  • @muktarmohamud8094

    @muktarmohamud8094

    2 жыл бұрын

    Alle ha isku kiin dhowro

  • @zaimahassan1183

    @zaimahassan1183

    2 жыл бұрын

    Maasha Allah, you're so lucky both of you 😍

  • @asmaidil

    @asmaidil

    Жыл бұрын

    İsku waara❤️❤️❤️

  • @ibrahimabdi6399
    @ibrahimabdi6399 Жыл бұрын

    Waa erayadii Abwaan Xasan Xaaji cabdilaahi Xasan ganey Abwaankeenii waynaa ee 💖 😍 💕 looga hadhay hadaha iyo dhaqanka somalida

  • @hotha5352
    @hotha53522 жыл бұрын

    Ragana waa adoo qudha ❤ Dookhna waa kaigu jira 💞 Duntuna iigu kaa xidhn 🥰

  • @clwahaabnadaara6405

    @clwahaabnadaara6405

    2 жыл бұрын

    🥰🥰🥰

  • @apdyrahmanibnuapdalla7110

    @apdyrahmanibnuapdalla7110

    2 жыл бұрын

    Ke waaye kaaz

  • @nimconalka7914

    @nimconalka7914

    4 күн бұрын

    ​@@apdyrahmanibnuapdalla7110😂

  • @cadnaan_caarshe1889
    @cadnaan_caarshe18895 ай бұрын

    Still listening 😊2024

  • @abdifitahhassanmohamed2750
    @abdifitahhassanmohamed275011 ай бұрын

    Xasuus iyo waayo waayo, heeskaan waxaan qoray aniga oo Dagaari maraya! Waxaana la kulmay xiddigtii Dagaari. 🔥

  • @abshirdagel5135
    @abshirdagel51353 ай бұрын

    Oo Raqamtu Dayr Dhalay❤🎉

  • @yasincagayare532
    @yasincagayare532 Жыл бұрын

    Waa habeen arbaca ah waa 1:07 am roob ayaa da aya waxaan joogaa hargeisa somaliland waa 31/05/2023 Guuxa roobku, dhibcaha roobka ee jiingada ku dhacaya iyo heesta oo kuu baxaysa waa wakhti aan dip usoo laabanayn 🙂

  • @MuniirPoy11
    @MuniirPoy118 ай бұрын

    Fan waakiihore dadna waaa kiihore legend xasan aadan raab san usodhegeysanayey waku Daley meshan maxad dagsi yalaaa❤❤2nov 2023 hada dhegeysana loveta❤❤

  • @HamdaSahal-mf1zy
    @HamdaSahal-mf1zyАй бұрын

    Ragna Addoo quraa Dooqna kan igu jiraa duntu na igu kaaxiran❤

  • @abshirali2945
    @abshirali29452 ай бұрын

    Dumarna waa adoo Qura❤ Dokhna waakn igu jira❤ Dantuna igu kaxiran❤ Future wife intaa idinka salamaayaa❤🎉

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Жыл бұрын

    Dumarna waa adoo qudha. Dookhna waa kan igu jira... Duntuna igu kaa xidhan😍Heblaayoy.❤️

  • @ApdiwahidJingue
    @ApdiwahidJingue2 ай бұрын

    Dumarna wa ado qudha 😢 💔 2/5/2024

  • @arwaaxxasan1660
    @arwaaxxasan16602 жыл бұрын

    Codka 100% musicga 100% laxanka 100% erayada 100% dagananta 100% is raaca heysta 100% goodluck legend🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏👍👍👍

  • @mazkapoi1828
    @mazkapoi18282 жыл бұрын

    Adoo qoftada la joogtit ma u daartay meel banan fadhisiin😰✋❤ waayo waayo

  • @salaadmaxamedwardheere8166
    @salaadmaxamedwardheere81663 жыл бұрын

    waa ereyadii xasan ganey iyo laxankii xasan aadan ruwayadii dumista aqalkeygiyo aroski inankeyga waayo waayo

  • @aymanmusic6721

    @aymanmusic6721

    Жыл бұрын

    Laxanka waxa saaray axmed nuur jaango riwayadoo dhan heesaheeda isaga laxameyaay wllo

  • @mrceerigaabo8484
    @mrceerigaabo84842 ай бұрын

    Dumarna adiga ugu qurux badan dookhna waa kan igu jira duntuna igu kaaa xidhan ruweida abdi cabdulaahi xirsi aniga aduunkaygiiyey ❤

  • @Maslaxgoox
    @Maslaxgoox Жыл бұрын

    Waxaan dhagaysan anoo safar ah Jigjiga to adis eshcalaa hees Legend Samatar waawaynka fanka

  • @husseinjey4523
    @husseinjey45232 ай бұрын

    Dumarna waa atho Qura Doqna wakan igu #606 😢❤love you

  • @hassandahir8241
    @hassandahir8241 Жыл бұрын

    Codka iyo laxanka isasaaran eshqiyaaska Dadna❤ Ada ugu qurux badan Dumarna waa adoo qudha Miskintaydi ❤

  • @abdiwaliyasindiriye7404
    @abdiwaliyasindiriye74047 ай бұрын

    @Wakhtigii ugu quruxda badnaa buu ku jiray Wagaas Alle ha u dambi dhaafo Xasan Aadan Samatar ninweyn buu ahaa. Maalmo kahor buu Fanka sagootiyay. Annigu caawa annoo Xamar ku dhex safray ayaa ii baxaysaa. ❤

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari2 жыл бұрын

    Dumar Waa adoo qudha Dookhna waakan igu Jira Duntuna iigu Kaa xidhan

  • @sahroaligelle3537
    @sahroaligelle3537 Жыл бұрын

    Ragna waaa adooo qura dookhna waa kan igujira duntuna iigu kaaxidhan.Ⓜ️🤴❤

  • @Faisalabdiaziiz
    @Faisalabdiaziiz Жыл бұрын

    Dadna adaa ugu qurux bdn Badaane jeegaanta roobkiyo adaa doogna ka udgoon Dumarna waa adoo qudha Dooqna waakan igu jira Dantuna iigu kaa xidhan 😢❤

  • @Muniiroabdlla
    @Muniiroabdlla6 ай бұрын

    2024 still fav song 🔥🔥🔥🔥

  • @SadiiqCabdi-oq5pu

    @SadiiqCabdi-oq5pu

    4 ай бұрын

    😢🎉😅

  • @iidlecagaweyne8320
    @iidlecagaweyne83204 ай бұрын

    Dumarna Waa adoo qura Dooqna waa kan igu jira❤

  • @Mohamedabdihakimali-cz1qw
    @Mohamedabdihakimali-cz1qw3 күн бұрын

    So gali Maalmaha Qallooca Xasan Aadan Samatar. Erayadii Abwaan Mxmmed Cali Walash.

  • @user-dc6yh6bl3r
    @user-dc6yh6bl3r5 ай бұрын

    Wadan Waa Loo Dhashaa Laguma Dhashaa Guul IYO Gobanimo 🤠 Gal Mudug Geesiga Babar 🤠 Guul 💪💪💪💪💪 Iyo Gobanimo 🎉🎉🎉🎉🎉💯💯💯💯💯🌹🌹🌹🌹🌹💐💐💐💐💐👏👏👏👏👏

  • @sofaomer4873
    @sofaomer48732 жыл бұрын

    Heestan qofaa I is jeclnahy I baray marksta ii aqriya alalhow isku keena beeg Ee shaki nga dhex saar oo nga dhig lamaanayaal isku waara is Fhn la aantaan grmee ka bxeenaa ilaahow 😭😭😭

  • @user-lr6ew5mv8v

    @user-lr6ew5mv8v

    2 жыл бұрын

    Malinti ugu dambaysay soonka waaye ilahayow isku kiin beeg oo noqda kuwa is hela wada negada ❤💋

  • @Say-2004

    @Say-2004

    Ай бұрын

    Baayo qofki ma is fahanteen 2sano kaso wareegay qoraalkaga

  • @mohamedahmedqasaali3243

    @mohamedahmedqasaali3243

    Ай бұрын

    ​@@Say-2004 wakala yaa ceen 😂😂😂😂

  • @AbshirMohamud961
    @AbshirMohamud96111 ай бұрын

    Dumarna wa malayin dookna wakan igatagy qalbigaygu ka xidhan jacel xanunka an karay ilahay unba og😢

  • @ciilaawkulmiye3281
    @ciilaawkulmiye32812 жыл бұрын

    Dumar na waa adoo qura dooqna waakan igu Jira dantu ha igu kaa xiran legend Hasan

  • @abdirizack582
    @abdirizack582 Жыл бұрын

    Xasan aadan samatar reer diinsoor ahaa runtii allah ha unaxriisto

  • @yahyejemes1900
    @yahyejemes19005 ай бұрын

    (2024) 3:40 Habeen isniin soo galeeso lajirkeyga ay tahay gabar aad u qurux badan ayey ii baxaysaa heestaan♾️🥰

  • @LayaanSamiih

    @LayaanSamiih

    5 ай бұрын

    Hubby ❤️

  • @axmedibrahim4746
    @axmedibrahim4746 Жыл бұрын

    XasaN AdaN samatar IlahaY Cimriga Hakuu BarakeeyoH CajiiP Wllhi Heesihii Hore

  • @DH-yi5dx
    @DH-yi5dx11 ай бұрын

    Jeegaanta maahee waa Deegaanta Roobkiyo n.b xaraf higaadeedku waa D. sacad muse Jeegaanta Deegaanbay dhahaan

  • @MuniirPoy11

    @MuniirPoy11

    8 ай бұрын

    Sax❤

  • @loneboy3904
    @loneboy39045 ай бұрын

    Heestan mar kasta oo aan dhageysto waxaan xasuustaa gabadh aan jecelahay. Aad baan kuu jecelahay Najaad Nhy❤ 5:05

  • @ibrahimabdi6399
    @ibrahimabdi63992 жыл бұрын

    Erayadii Xasan Xaaji cabdilaahi Xasan ganey iyo laxankii xudaydi codku waa Xasan aadan samater

  • @maxameddeeq1396
    @maxameddeeq1396 Жыл бұрын

    2023 still ma arko fsnan so gari kara al fanaan hasan adan samatar

  • @FaysalCabdulaahi-zv2kf
    @FaysalCabdulaahi-zv2kf10 ай бұрын

    Dalsankii wariirioow Xiligi oku diijiraye Dabarsamuu ku onkaday .... Goor cadkiisi loo dhigaay Habluuhuu dahab lamoodiyo Doobkiyo babartuna Ila waafu dalaco Sacabkanay daynaayn Daymada sideedi Marka an ku daawado Thr

  • @nadiifohassan
    @nadiifohassan Жыл бұрын

    Inaba caadi ma aha xassan aadan samatar

  • @nadiifohassan

    @nadiifohassan

    Жыл бұрын

    Noolow intay nololi jirto

  • @hassenhero1745
    @hassenhero17459 ай бұрын

    My Favorite Somalia 🇸🇴 Singers 👨‍🎤 🎤 ❤

  • @allowiirumeeriyadayda3710
    @allowiirumeeriyadayda37102 жыл бұрын

    29/03/2022 Kowdii habeennimo lix daqiiqo ayaa iidheer magaalada boosaaso inan aad igu wayn ayaa isoo diray insha allahu waan rajeen inaan nolol wadaagno waan kugu soo xasuusan doonaa aboowe

  • @upahsaid

    @upahsaid

    Жыл бұрын

    Wada jira waligiin

  • @Say-2004

    @Say-2004

    Ай бұрын

    Mawada joogtan inankii huno

  • @hanimohamudmohamed6761
    @hanimohamudmohamed6761Ай бұрын

    Ayy boqorkeyga habiin waliba iiqadoh rbbow iixafid Said Baan ujeclhy 😢😢😢❤❤❤

  • @Apdifatah99
    @Apdifatah992 ай бұрын

    2024 ❤ madhageysatay lpx

  • @badacs1272
    @badacs12722 жыл бұрын

    Habeen ciid ay tahay jawigana deganyahay ayan dhagaysanaya 2may2022 Allaw cimriga no barakeey.

  • @hothoezmil1424
    @hothoezmil14249 ай бұрын

    Dokhna waka igu jira bea 😩😭😭😭❤️

  • @sundusabdi4363
    @sundusabdi43632 жыл бұрын

    Dar alle jalecada waxay dunida u egyihin dambi li i adaa jira🥰👸

  • @Abdulkhafmeko
    @Abdulkhafmeko3 ай бұрын

    My name is Abdulkhaf iam from itopiya this lyrics is best ilove you all somali people

  • @abdifatahabdullahinuuriye7332
    @abdifatahabdullahinuuriye73325 ай бұрын

    2024 old is gold ❤🎉

  • @mohamedlagad
    @mohamedlagad2 жыл бұрын

    midhaha heesta sida uu fanaanku uqaadayo sidaad uqortoon khalad badan baa kujirta fadlan markad midhaha qoraysaan lakaashada dad af yaqaan ah

  • @omarabdi3332
    @omarabdi3332 Жыл бұрын

    Heestaan markii ugu horeysay oo aan maqlo waxay ahayd 1976. Mana garan karo inay isla sanadkaa soo baxday iyo inay dhowr sano xiligaa jirtay. Erayadaa Xasan Ganay from Burco.

  • @abdihakimahmed10

    @abdihakimahmed10

    Жыл бұрын

    Meeqa Sanaa jirtaa

  • @omarabdi3332

    @omarabdi3332

    Жыл бұрын

    @@abdihakimahmed10 55

  • @user-lr6ew5mv8v
    @user-lr6ew5mv8v Жыл бұрын

    Sagaal bil kadib noloshayda maryan waan helay alxamdulillaaah 💓💋

  • @marisacillahi1537

    @marisacillahi1537

    Жыл бұрын

    Kkk ma xalay buu arooskiinu ahaa Masha allh

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire8212 жыл бұрын

    We love you fananka 5 somali intan ka aheyn ogadeen kuwa baranbura o kaso jeda xabashida itopia

  • @mubarekabdihirad6559
    @mubarekabdihirad65593 жыл бұрын

    SAXID MAHA GOOR CADKISI LODHIGAYE WAA DAYR CADKISI LODHIGAY NIRGAHA MEEL DULEDKA AH

  • @ismacildictionary5394
    @ismacildictionary5394 Жыл бұрын

    Dadna adow ugu qurux badaaneey jeegaanta roobkiyoooo adaa doogga ka udgoon ❤❤❤

  • @nimcaancabdiraxman3931
    @nimcaancabdiraxman39312 жыл бұрын

    Heesna waa tanoo qudha dookhona waan kan igu jira

  • @CabdishukriGolos
    @CabdishukriGolos29 күн бұрын

    Mid ka mid ah heesaha ugu tayada badan Soomaalida dhexdeeda.

  • @feikowpmb1906
    @feikowpmb19062 жыл бұрын

    Hasaan Adan Samatar. One of The best somali musician. Legend is always a legend. Son's will be like ... Fifa Somali ❤️❤️🇸🇴🇸🇴

  • @feikowpmb1906

    @feikowpmb1906

    2 жыл бұрын

    M.a

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 Жыл бұрын

    Hasan Adan Samater the best of entire singer's who is alive long live to Hasan adan samater insha Allah ameen

  • @user-vi2hv2nf6i

    @user-vi2hv2nf6i

    10 ай бұрын

  • @washin460
    @washin460 Жыл бұрын

    Ragna waa ado qudha duntuna igu kaa xidhan🥺🫀

  • @roodamaxamuud-mz2us
    @roodamaxamuud-mz2us5 ай бұрын

    Fanka miyuu ka baxay❤😢

  • @specialgirlintheworld395
    @specialgirlintheworld395 Жыл бұрын

    Heestan without reason waan jacelhy❤😢

  • @bureeqojanno9893
    @bureeqojanno9893 Жыл бұрын

    Raggna waa adooQura Dokhna wakan igujira Duntuna igukaxiran❤🥰

  • @felixkituku4684

    @felixkituku4684

    Жыл бұрын

    Hhhhh

  • @mohamedyasintoodho7522

    @mohamedyasintoodho7522

    Жыл бұрын

    Dumarna waa adoo qura dookhna waakan igu jiraa duntuna iigu kaa xiran

  • @user-cq1ez3tc5x
    @user-cq1ez3tc5x9 ай бұрын

    Darantuna ugbaad tahay horamadku deer dhalay ❤❤❤❤

  • @facecrack2k864
    @facecrack2k8642 жыл бұрын

    2022 still a banger yaa dhagesanaya ✋🏾

  • @haboniita5847

    @haboniita5847

    2 жыл бұрын

    Isla cawa aniga ayakula dhagaysanaaya allow umuraha iisikhir

  • @facecrack2k864

    @facecrack2k864

    2 жыл бұрын

    @@haboniita5847 🙏🏾🙏🏾

  • @muxidiinmaxamed8238
    @muxidiinmaxamed82382 жыл бұрын

    Dadna adaa ugu qurux badanee Jeegaanta roobkiyoo adaa doogna ka udgoon my wife caafimaad kunooloow

  • @amiiroyoonis2349

    @amiiroyoonis2349

    2 жыл бұрын

    🥺🥺

  • @cabdisamaddaarood8011
    @cabdisamaddaarood80112 жыл бұрын

    Goor cadkii sii waa qalad waxaad ku badashaa Dayr cad kiisii Tusaale geelu wuxuu dhalaa dayr iyo gu oo ah xili roobaadka Markaa dayrcadku waa geela dayr dhalkaa ok

  • @subanyusuf8972
    @subanyusuf89722 жыл бұрын

    Daymada sideedii markii aan ku daawado qalbigeygu diirsada❤💖

  • @feikowpmb1906
    @feikowpmb19062 жыл бұрын

    Markanb jari daada shan iyo toban, markan damacan guur lasokaci... Was my fav song.. all best Mr samatar

  • @A2afamily
    @A2afamily5 ай бұрын

    Dumar waa Adoo quraaa ❤

  • @ishwaqcabdle294
    @ishwaqcabdle2942 жыл бұрын

    raagna waa ado qudha doona waa kaa igu jiiratanta igu kaa xiiray my naxariistayda ♥︎♡︎C♥︎♡︎

  • @Khalid46518
    @Khalid465182 жыл бұрын

    Dadna adaa ugu quruxbadanee jegaanta roobkiyo adaa doogna ka udgoon Dumarna wa adoo qudha dookhna waa kan igu jira duntuna iigu kaa xidhan Farshaxanimo halkii ugu sareysay

  • @user-lr6ew5mv8v
    @user-lr6ew5mv8v2 жыл бұрын

    Still waan dhagaysanayna 😭😭😭 Kumee jacaylkayga😭😭😭

  • @ahmedsadak2
    @ahmedsadak2 Жыл бұрын

    haben isniina taraqidu wa 13/feb/2023 sacadu 02:37 from Johannesburg to Capetown aniga ceydarus karan boy waxey ehed haben ad qurux bdan iyo safar cajib ah uu xasan adan nagu wehlinyayy cimri dher iyo cibado suban ayan alle uga baryaa

  • @shficicisman9896
    @shficicisman98962 жыл бұрын

    SIXID, DAYR CADKIISI LOO DHIGAY NIRGA MEEL DULEEDKA AH(dayr cad= nirgo awr dhal fiican dhalay oo quruxsan )

  • @Abdullahabsim
    @Abdullahabsim2 ай бұрын

    Who is watching in 2024 the best song Hassan Adan samattar

  • @user-qf1fs2ck4s
    @user-qf1fs2ck4s8 ай бұрын

    Dumarna waa adoo Qudha Dookhna waa kan igu jira Dantuna iigu kaa Xidhan

  • @nimcoxasan6881
    @nimcoxasan68817 ай бұрын

    Ragna waa adoo qudha dooqna waa kan igu jidha jeeganta roobkiya adaa doogna ka Udgoon..❤😊

  • @maxamed7258
    @maxamed7258 Жыл бұрын

    Xidigtii dagaariyo. Dayax iyo cadceedoo. Daris oo gantaalaha. Dacalada ka baxayiyo. Diilinta iska hor yimid. Waa science-fiction movie 🍿 the imagination, creativity and the language are very impressive.

  • @omarabdi5273

    @omarabdi5273

    Жыл бұрын

    Mashallah 🥰 Really

  • @idilmohamed1349
    @idilmohamed13493 жыл бұрын

    Erayada weey iga gadan yihiin❤️❤️❤️❤️

  • @habibiabdirizack8797

    @habibiabdirizack8797

    3 жыл бұрын

    💋💋♥️

  • @maxamedxuseen7369

    @maxamedxuseen7369

    2 жыл бұрын

    Qaar maad fahmi wayday

  • @saidahmedali9939
    @saidahmedali99394 ай бұрын

    Abaha fanka 🔥 legend hees asaa lo dayay

  • @abdifitaaxadan8699
    @abdifitaaxadan8699 Жыл бұрын

    Fanka waa kii hore legend Hassan adan

  • @khadirmed6001
    @khadirmed60013 ай бұрын

    Fanku waa xasan adan samadar iyo inyaro laku qurxiyay

  • @kinghamada10
    @kinghamada102 жыл бұрын

    Dumarna waa adoo Qudha dookhna waa Kan igu jira duntuna Iigu kaa xidhan ❤️

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan3 жыл бұрын

    سنظل في قلوبنا للأبد ..... متعك الله بالصحه والعافيه الاسطوره حسن أذم سمتر

  • @blueetoile5518

    @blueetoile5518

    3 жыл бұрын

    Afqalaad aqoon miyaa awoowe?

  • @ahmedxavi5338

    @ahmedxavi5338

    2 жыл бұрын

    @@blueetoile5518 1

  • @ahmedxavi5338

    @ahmedxavi5338

    2 жыл бұрын

    Queen¹111qe

  • @leilaahaye918

    @leilaahaye918

    2 жыл бұрын

    Gvhjkihghyf cb jud x. Hhgvbnk 💙💙💙💙💙🙌🙌🙌😭😭

  • @abdallamoha7793

    @abdallamoha7793

    2 жыл бұрын

    ستظل✔️

  • @aminosaid9757
    @aminosaid9757 Жыл бұрын

    Heestan arookeygaan kadarayaa walee ❤🎉💋🎶dadna aadaa ugu qurux badaneeyoy badaanta roobkiyo adaa Doogna ka udgoon dumarna waa adoo qura dookha waa kan igu🤵💍👰‍♀️ jira duntuna igu kaa xiran ✌👌

  • @Sumayo-d5c
    @Sumayo-d5c11 күн бұрын

    Heestan waxan dhagaysanaya ani goo safar ah oo tahriipayo isoo ducaaya 2024😢😭💔

  • @haniya_5600
    @haniya_56002 жыл бұрын

    Ragna wa Adoo qudha dooqna wa kan igu jira Duntuna igu ka xidhan my husband 🥰❤️

  • @Heesocusub752

    @Heesocusub752

    2 жыл бұрын

    Ilaahay Ha Isku Kiin Daayo your husband 💑🥰😇

  • @haniya_5600

    @haniya_5600

    2 жыл бұрын

    @@Heesocusub752 aaamiin aamiin wll tnx ☺️

  • @upahsaid

    @upahsaid

    Жыл бұрын

    Wada jira waligiin

  • @nuuryaremoha6919
    @nuuryaremoha6919 Жыл бұрын

    Daymada sideedi kolkaan aan ku daawado qalbigaa igu doogsada 1/18/2023 ayaan dhageesnayaa heestan macanka badan 2017/ waxay aheed meel tuulo ah markaas ayaa schoolka lay geeyey 2 bilood ka bacdi reero xoogaa ah ayaa soo degay arday cusub ayaa lagu soo dary schoolkayagii subax sabti ah ayaa schoolki imi anoo la socda wiil aan sxpo aheen baa markaa schoolki sidaas u soo galy waxaa halmar indhahaygu qabteen gabar aan quruxdeeda la soo koobi karin Gabartiii aad ayaa u jeclaady markaas classka iga sareeya ayaa la geeyay xaga da'dana way iga wayneed 7 cisho markay dhiganaysay intaasna aanan la hadlin ayay igu tari waa ku salmaay ana waa ka qaaday magaceeda ayaa waydiiyy wy ii sheegtay ana sido kale runtii waxy aheyd qof aad u qalbi fiican lkn aan ogayn waxa qalbigayga ku jira wax barashada markaa ka baxo yacni galabtii io habeenki gurigood ayaa agmaraa si aan wejigeeda hal mar u arko Runtii ani wXba waa u sheegan waayay markasta oo aam jaanis ku helo awooda dhan way iga tagtaa Ilaa 2 sano ayaan schoolki wada dhiganaynay isku tuulona waan aheen lkn ani 2 sano waxba uma sheegan wakhti kastana qalbigayga iyadaa ku jirtay 2019 ayaa gabar hooyo walaasheed ah ayaa dibada ka timi waxayna timi jigjiga xarunta dds hooyo ayaa iga codsaty inaa raaco si aan walaashed usoo booqano mudo yar ka bacdi wa kusoo noqonay tuuladi anoo caasimad ka imi oo markaas dhar fiicm kabo fican mobile fican oo wxaa islahaa qofta markay saa ku aragto iyadaa ku jeclaanaysa waa imi habeenki ayaa imi tuuladii subaxdi guriga iska jogay duhurki ayaan suuqi imaaday anoo go aansady inaa wax walba u sheego meher ayy lahayeen qado iigu rid ayaa ku dhahy waa laygu riday gabadhi waa arki waayy qadadi way ii dhadhami wayday banan usoo baxay wiil aan zxpo aheen oo deriskooda ah ayaa ku dhahy gabadhi meeady wxuu iigu jawaabay 1 bil ka hor ayy tagty hadana waxy joogta adis ababa oo way kasii duuli rabtaa wax yar ayy noloshaydii isku bedeshy inaa is dilo ayaa ku sigtay waxbarashadii waa iska dhaafy cabtoy ayaa noqday oo nolosha dhan inaa ku dhacy ayaa isu maleeyy Duniya mahaed cali caafimad io cibaado suuban ayaa ku rajaynahaa😭💔 FG.arintan wiilasha way kudhacdaa 100% 20

  • @maryanfarax7793
    @maryanfarax77936 ай бұрын

    Ragana waa ado qura dokhana wa kana igu jira Mi future husband 💍❤

  • @maxamedshacraawi

    @maxamedshacraawi

    15 күн бұрын

    ᴡᴀᴀᴀ ɪᴋᴀɴᴀᴀᴀᴀᴀ😂😂

Келесі