Xal Aad Kaga Baxayso Faqriga Iyo Busaaradda || U.Hamse Habiib

Пікірлер: 107

  • @yasinabdirahmanahmed3487
    @yasinabdirahmanahmed34872 жыл бұрын

    Waa Masiib Daro Mowduuca.sidan u dhisaya Noloshaada iney dawadaan dad Yar Kuwa Maala.Yacniga ama.Hees aan wax ku kordhineynina ey daawadaan Malaayiin keep going on ustaad masha Allah Tabarakalah

  • @engslmaan2655

    @engslmaan2655

    2 жыл бұрын

    Mashaalah

  • @AhmedadanAli

    @AhmedadanAli

    Жыл бұрын

    Wax lala yaabo weeye halka qof youtube ka qaylinaya 1milion view daawatay ..

  • @CabdullahiCadde1

    @CabdullahiCadde1

    Жыл бұрын

    Shayga Qaaliga Ma Waafajiyo Alle Dadka Qaaliga Ama Udadaala Maahe Hala Yaabin In Muuqalkan Iyo Kuwa Lamidka Inayna Daawan Dadka Qiimaha Leh Maaha Ama Uu Anficin Kuwa Diyaarka U ah Is Badal

  • @samsamsaid3449

    @samsamsaid3449

    9 күн бұрын

    𝑀𝑎𝑛𝑠ℎ𝑎 𝑎𝑙𝑙𝑎ℎ

  • @mustafajiindhe5058
    @mustafajiindhe50582 жыл бұрын

    Waxaan halkaas ka arkay cilado badan oo aan leeyahay kuwaas oo sixid iiga baahan, Shukran Ustaad.

  • @shaficiaxmed9769
    @shaficiaxmed9769 Жыл бұрын

    Mnshlh ustaad xamse xabiib waxa ugu muhiimsan waa goanka iyo fulinta fikradda isla markiiba

  • @jaalexeylaawi1829
    @jaalexeylaawi18292 жыл бұрын

    Mashllh waa dhiira galin aan cadifad aheen ee ah tilaabadaas qaad wana tan lo bahanyahy

  • @maymuunmuuse4919
    @maymuunmuuse4919 Жыл бұрын

    Mnsh allah waa qodobo muhiima macalinkaygii faraaidka iyo fiqiga rabi haku xafido macaln xamse xabiib xuseen

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 Жыл бұрын

    Alle haku barakeeyo Macalin big respect gob gob dhashy noolow

  • @maxamedcabdibucul7593
    @maxamedcabdibucul759311 ай бұрын

    ١ كن مشروعا قال تعالى ان الله لايغير مابقوم حتى يغيرو ما بانفسهم فمن ضبط نفسه فهو لغيره اضبط لابد من استثمار نفسي ويساعد اثنين ١ قوى مايمكن تغييره ٢ اخرج من دائرة الشعور بالامان واقحم المصاعب ٢ وأبدا مشروعا وتعدد مصادر الدّخلي ٣ ثم مكّن المشروع وكن اول من يفتح واءخر من يغلق

  • @ceelqooxlemedia110
    @ceelqooxlemedia110Ай бұрын

    Maasha Allah shiikh Allah haku barakeeyo runtii wax badan ayaan ka faaiiday hada oo aan muuqaalkaan daawanayo taariikh 16/5/2024 Insha Allah sanad kadib waxaan rajeynaa in ay nolosheyda wax badan iska bedelaan oo aan talaabooyinkaan fuliyo Ilaahay hakaa abaal mariyo shiikh

  • @Mac-hadkaKhairulDaareyn.
    @Mac-hadkaKhairulDaareyn. Жыл бұрын

    أنت كفوو شيخنا الفاضل بارك الله فيك وجزاك الله خير.

  • @halabuurdumar8998
    @halabuurdumar8998 Жыл бұрын

    Allah ku caawiyo ustaat aduun iyo aaqiro

  • @southsomalia7485
    @southsomalia7485 Жыл бұрын

    12 sana aan shaqaynaayay oo aan qaadqnayay $250 waxna ka dhigan waayay hadda 2022 clipkaan aan daawaday waxbaa iska kay badalay alx . Ustaad thnks

  • @AbdifitahAbdukadir
    @AbdifitahAbdukadir8 ай бұрын

    Macalin aad baan kuu jecelahay. ILLAAHEY Kheyr badan ha ku siiyo.

  • @mahamedabdi9270
    @mahamedabdi92702 жыл бұрын

    masha Allh ustaad Alle hakaa abaaliyo waxa aad i barty school iyo jaamacad toona kama helin

  • @rudwanmahamud8553
    @rudwanmahamud8553Ай бұрын

    Shukran wll

  • @qoraashaqiiri8614
    @qoraashaqiiri8614 Жыл бұрын

    جزاك الله خيرا يا معلم والله استفيدك اشياء كثيرة لا أعرفها حفظك الله

  • @sahrahassanali9340
    @sahrahassanali9340 Жыл бұрын

    Maasha Allah khayr farabadan Allaha kugu abaal mariyo sheekh wllhi aniga waxbadan ayay iga badaleen kiliibyadaada laga dhadhansanayo inaad dadaal farabadan galisay kuwii kafaa’iidaysta Allaha naga dhigo anagana

  • @qadarabdullahi5165
    @qadarabdullahi51652 жыл бұрын

    ما شاء الله تبارك الله، شكرا استاذ

  • @yaabka4355
    @yaabka4355 Жыл бұрын

    Masha allah Qeer alaha ku siyo sida wanagsan Oo aad no fa hansisay

  • @nimcohanamahamoud9379
    @nimcohanamahamoud9379 Жыл бұрын

    Mashallah allaha ku barakyo ustad

  • @batuulasaid6921
    @batuulasaid6921 Жыл бұрын

    جزاك الله خير الجزاء استاذ

  • @mohamudyusuf5073
    @mohamudyusuf5073 Жыл бұрын

    Jazakallahu khayr ustaad.

  • @samatargahmed
    @samatargahmed Жыл бұрын

    Maashaa Allaah. Mahadsanid Ustaad Xamse

  • @user-mu8se2yt7j
    @user-mu8se2yt7j7 ай бұрын

    جزاك الله خيرا أستاذة

  • @maryanabdi1468
    @maryanabdi1468 Жыл бұрын

    Masha Allah

  • @Abdullahi_Hassan_Eynte
    @Abdullahi_Hassan_Eynte Жыл бұрын

    Jazaakallah ustaaad.🙏

  • @user-of6mc2jw9s
    @user-of6mc2jw9s2 жыл бұрын

    Maansha allah tamaarakallah Ustad mahadsanid waa dhiirigalin muhuum noo ah

  • @doualehhussein5837
    @doualehhussein58378 ай бұрын

    Brother you are best teacher in my life so thank so much indeed

  • @hapipahmtt6805
    @hapipahmtt6805 Жыл бұрын

    Jazakallaah al ustad

  • @guuleysowalaal891
    @guuleysowalaal891 Жыл бұрын

    Casharo aan ku faaiidey wax ka yar saacad mahadsanid ustaad.

  • @Shaxshaxmedia75
    @Shaxshaxmedia758 ай бұрын

    Mahadsanid ustaad

  • @abdiahmed2676
    @abdiahmed267610 ай бұрын

    جزاك الله خيرا.

  • @shaficiaxmed9769
    @shaficiaxmed9769 Жыл бұрын

    Mnshlh mcln alle haku barakeeyo caqliga iyo cilmigaba wn ka xumahy inaanan hore kuu arag ama kuu baran waa casharo aan u baahnaa mhdsanid

  • @Quranly
    @Quranly Жыл бұрын

    Mahadsanid shiiq Alle haku barakeeyo

  • @nuurmaxamedijaabooy8432
    @nuurmaxamedijaabooy84329 ай бұрын

    M.a Baaraka Allahu laka yaa ustaadonaaaaa Al faadil

  • @hassanshiine6440
    @hassanshiine6440 Жыл бұрын

    Allaah haku barakeeyo sheekh

  • @nasrahassan5575
    @nasrahassan55752 жыл бұрын

    MashaAllah, jzk kheira

  • @hissahmednur8469
    @hissahmednur84696 ай бұрын

    ماشاءالله Adeer Khayr Allaha kusiiyo waxbadan ayaad noo iftiimisay

  • @cabdirashiidmacalin6049
    @cabdirashiidmacalin6049 Жыл бұрын

    Ustaad aad baad u mahadsantahay.

  • @Islaam12
    @Islaam127 ай бұрын

    Jasaka allah khayr ustaad

  • @AbdiQadarCabdullaahi-bj2yo
    @AbdiQadarCabdullaahi-bj2yo Жыл бұрын

    M.a waad mahadsanatahy ustad

  • @MohamettNuur-yo4vg
    @MohamettNuur-yo4vg22 күн бұрын

    in sha allah

  • @user-yy1ov8ue6t
    @user-yy1ov8ue6tАй бұрын

    Ma sh allah wll

  • @husseinmursal7830
    @husseinmursal7830 Жыл бұрын

    masha allah jazaaka laahu kheyr allah ku cizeeyo adun iyo akhiro

  • @qadhib5stars558
    @qadhib5stars5582 жыл бұрын

    shukran ustaad

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 Жыл бұрын

    Jazaakalllah khayr

  • @youssoufgouled7576
    @youssoufgouled7576 Жыл бұрын

    Jazakallah khair

  • @apdiaziizsalad1409
    @apdiaziizsalad140911 ай бұрын

    jasakallah ustad

  • @caalamisiciid4185
    @caalamisiciid4185 Жыл бұрын

    ماشاءالله استاد زادك الله علما

  • @m.d.t-series2704

    @m.d.t-series2704

    Жыл бұрын

    mashaAllah .Razeen wa channel wax muhiim ah soo gudbiyo cidii wax fahmi xaqiiqdi

  • @faaychannel4468
    @faaychannel4468 Жыл бұрын

    Manshallah jazakallah kheyr wlle dadala waa garaa

  • @kaaftoonlifestyle4685
    @kaaftoonlifestyle4685 Жыл бұрын

    Awal hore waxaad ahayd macalinkayga carabiga imikana macalinkayga dhaqaalaha abaalkaaga ma anaaba gudi kara ustaad

  • @asaddacar9079
    @asaddacar9079 Жыл бұрын

    Mahadsanid macalin

  • @cumarmohamedyuusuf8893
    @cumarmohamedyuusuf88933 ай бұрын

    M.a Thankz

  • @user-ug6ef1rr8g
    @user-ug6ef1rr8g2 ай бұрын

    Mahadsanid.

  • @shankaroon1434
    @shankaroon1434 Жыл бұрын

    Jasakallahu khyr

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse9498 ай бұрын

    Shukran 👏👏🤝

  • @riyaadofficial9978
    @riyaadofficial997811 ай бұрын

    Shukran wllo

  • @umashaymahodan797
    @umashaymahodan797 Жыл бұрын

    Masha’Allaah

  • @sucadcali6452
    @sucadcali64528 ай бұрын

    Mansha Allaah xamse xabib xusen farax illahay hano kadayo

  • @easylearnmath1364
    @easylearnmath1364 Жыл бұрын

    Jasakalah ustaad

  • @Warsame44
    @Warsame446 ай бұрын

    شيخي ذكي قديما وحديثا❤

  • @Mac-hadkaKhairulDaareyn.
    @Mac-hadkaKhairulDaareyn.3 күн бұрын

    Muuqaalkana dadka daawanaya % 2 Ayuun baa wax ka baranaya sida caadiga.

  • @haboodinrahaboodeilkacass8170
    @haboodinrahaboodeilkacass81705 ай бұрын

    manshallah ustaad

  • @mahdiabdallah1274
    @mahdiabdallah1274 Жыл бұрын

    Masha.alaaah

  • @engapdirahman6079
    @engapdirahman60792 жыл бұрын

    Mansha Allah waa mawduuc muhim ah mahadsanid ustad

  • @fardwsaahmed4600

    @fardwsaahmed4600

    2 жыл бұрын

    Pp

  • @maymuunmuuse4919

    @maymuunmuuse4919

    Жыл бұрын

    Guul weeye

  • @maymuunmuuse4919

    @maymuunmuuse4919

    Жыл бұрын

    Msnsha allah mcln xamse walaahy waa qodobo na anfacaya waad mahdsanty

  • @aaminomohamed7524
    @aaminomohamed7524 Жыл бұрын

    Mansha allaah wll

  • @m.13mediaproduction40
    @m.13mediaproduction40Ай бұрын

    1.naftaada mashruug gali xooga 2.marshuuc samee 3.sugitaan

  • @MohamedZiyad-go6nx
    @MohamedZiyad-go6nx2 ай бұрын

    Alaha ku xafida ustasd

  • @nuuradam9052
    @nuuradam90522 жыл бұрын

    2 masha alaah

  • @azaamahmeddigale-xaltuse-9923
    @azaamahmeddigale-xaltuse-99232 жыл бұрын

    Masha allah

  • @saeedofficial
    @saeedofficial2 жыл бұрын

    Masha alllah

  • @abdihakimqorane3737
    @abdihakimqorane3737 Жыл бұрын

    Alla haku sharfo macalin

  • @shaaficidiiriye1859
    @shaaficidiiriye1859 Жыл бұрын

    masha allah

  • @mohamedissack3823
    @mohamedissack3823 Жыл бұрын

    Thanks

  • @salaadzamzam392
    @salaadzamzam392 Жыл бұрын

    Maasha'allaah

  • @maxamedaxmed6309
    @maxamedaxmed63092 жыл бұрын

    Mansha allh eebe ku abaal mariyo wanaag ahaan inbadan

  • @halabshukri5657
    @halabshukri56574 ай бұрын

    Mahadsantid ustaad

  • @abdulahish.abdirahman5913
    @abdulahish.abdirahman5913 Жыл бұрын

    Maashaa alaah

  • @saeddaher9812
    @saeddaher9812 Жыл бұрын

    Jasaakalaah

  • @ciisemuuse9117
    @ciisemuuse9117 Жыл бұрын

    Masha allaah

  • @zubayrabdulahi6512
    @zubayrabdulahi6512 Жыл бұрын

    Very good

  • @qalbigasaaxiibkiitheemossi4119
    @qalbigasaaxiibkiitheemossi41192 жыл бұрын

    Wcs wllky🙂

  • @abdulahish.abdirahman5913
    @abdulahish.abdirahman5913 Жыл бұрын

    ❤ m.a

  • @shaficiaxmed9769
    @shaficiaxmed9769 Жыл бұрын

    ❤❤❤

  • @wacaneozil7647
    @wacaneozil7647 Жыл бұрын

    M.a

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos19405 ай бұрын

    Waxaan akhristay buugii aad qortay oo ahaa 💯 mashruuc iyo mashruuc

  • @m-koke7185
    @m-koke71858 ай бұрын

    Ustaad tnks

  • @abdirihmanhusenmahamed6479
    @abdirihmanhusenmahamed64792 жыл бұрын

    بارك الله في الدّارين

  • @falasaden6552
    @falasaden65522 жыл бұрын

    Asc

  • @xalsideproduction2391

    @xalsideproduction2391

    2 жыл бұрын

    Mashaa allaaah

  • @c.aofficial6056
    @c.aofficial605611 ай бұрын

    Ustaad Buuga 100 Mashruuc iyo Mashruuc Adimaa Qoray 😮

  • @amnaahmed8855
    @amnaahmed8855 Жыл бұрын

    Halkaa laga dhigta mashaaricda sida loo diraseeyo oo loo hore mariyo?

  • @MohamedAbdulkadir9

    @MohamedAbdulkadir9

    Жыл бұрын

    market research kuqor google waa daraasaynta nooca suuqa aad rabto inaad bilowdo

  • @user-hc1zn5gs9b
    @user-hc1zn5gs9b7 ай бұрын

    Runtii filin xun ayuu hadal kaasi imka iga joojiyy

  • @sekisaid8929
    @sekisaid8929 Жыл бұрын

    ما شاء الله تبارك الله، شكرا استاذ

  • @rashidaxmed6098
    @rashidaxmed6098 Жыл бұрын

    Masha Allah

  • @abdirazakgarad8785
    @abdirazakgarad87852 жыл бұрын

    Mahadsanid.

  • @Shantai_34
    @Shantai_34 Жыл бұрын

    Masha allah

  • @umashaymahodan797
    @umashaymahodan797 Жыл бұрын

    Masha’Allaah

  • @zakariyeabdikarin7008
    @zakariyeabdikarin7008 Жыл бұрын

    Masha Allah