Razeen Training Center

Razeen Training Center

Razeen Training Center is a platform designed for distance learning and training according to the learner’s schedule. It is also financially capable and easy, as there are courses available all the time and at a cheap price as well. Hamse Habiib, Founder


Пікірлер

  • @cbilladflims8518
    @cbilladflims851823 сағат бұрын

    Qaybihii kle meeyiin

  • @AbdiwahidBashir-fe7ht
    @AbdiwahidBashir-fe7htКүн бұрын

    Xageen kahelaaa korsigaaan shkeqa hadaan ayaan arkaye

  • @razeentrainingcenter189
    @razeentrainingcenter189Күн бұрын

    @@AbdiwahidBashir-fe7ht halkan guji 👇 wa.me/message/2JG4QJHIX327H1

  • @mursaldhoobo2389
    @mursaldhoobo23892 күн бұрын

    Ustaad xgee kaala soo xiriira

  • @razeentrainingcenter189
    @razeentrainingcenter189Күн бұрын

    @@mursaldhoobo2389 Halkan 👇 wa.me/message/2JG4QJHIX327H1

  • @SahraMshire
    @SahraMshire2 күн бұрын

    Xage laga helayaa buuga DAWAN

  • @razeentrainingcenter189
    @razeentrainingcenter1892 күн бұрын

    @@SahraMshire IQRA BOOKS la xidhiidh iyagaa kuu keenaya insh allah

  • @MohamedNoor-wl7jz
    @MohamedNoor-wl7jz2 күн бұрын

    Mashallah Sheekh hamze

  • @awilabdulahi5531
    @awilabdulahi55312 күн бұрын

    Fadlan pdf halaga dhigo also

  • @mahamedmame9783
    @mahamedmame97832 күн бұрын

    شكرا لك استاذي

  • @ClaahiCrasaaq-um9fk
    @ClaahiCrasaaq-um9fk2 күн бұрын

    Ustaad xagee lagaala soo xiriira Talooyin ban ubaahna

  • @razeentrainingcenter189
    @razeentrainingcenter1892 күн бұрын

    @@ClaahiCrasaaq-um9fk Halkan ka hel wixii xog ah ee macalinka ku saabsan wa.me/message/2JG4QJHIX327H1

  • @laylacarab
    @laylacarab3 күн бұрын

    Man shall alaah

  • @ZakarieMohamed-cq9zs
    @ZakarieMohamed-cq9zs4 күн бұрын

    Jasakallaahu khyr waa mawduuc bulshada soomaaliyeed ubaahneyd qaybta 5ad so galiya in sha Allaah

  • @AbdirahmanMohamedHusein-nt6pw
    @AbdirahmanMohamedHusein-nt6pw4 күн бұрын

    #Shardiga Dahafka Saxda Ah >>> *Waa inuu noqdaa mid meeshaa joogto anfacaya <<<Ganacs,Xirfado ,Waxbarasho iwm>> *Waa inuu qeybo qeyb kala duwan yahay << *Waa inuu yahay Qorsho qoran oo la aqrin kara <<Sida:Day Rotein >> *Waa inuu yahay Qorsho wax laga badali karo<<24hr, Months & Years >>

  • @mohamudgarane4845
    @mohamudgarane48454 күн бұрын

    Nairobi keena PLZ

  • @razeentrainingcenter189
    @razeentrainingcenter1892 күн бұрын

    Maktabadda Iqra la xidhiidh wll iyadaa keenaysa meel walba

  • @daarusalaamchannel1200
    @daarusalaamchannel12004 күн бұрын

    Mahadsanid macalin waxa noo qabatay hawl muhiim ah

  • @abdinasir23
    @abdinasir234 күн бұрын

    2:47 Tickets halkee laga helaya ustad

  • @razeentrainingcenter189
    @razeentrainingcenter1892 күн бұрын

    waa lasoo baahinayaa dhawaan

  • @abdiasiisali2203
    @abdiasiisali22034 күн бұрын

    Mahadsanid macalin waan ka hayaa buugaas

  • @MohamedNoor-wl7jz
    @MohamedNoor-wl7jz4 күн бұрын

    Mashallah

  • @CabdiRahman-cu9ll
    @CabdiRahman-cu9ll4 күн бұрын

    جزك الله خيرا

  • @khaledahmed-ee3rc
    @khaledahmed-ee3rc4 күн бұрын

    Mnshlla buugaas habeen dhawyd ayaan ka helay iqra books

  • @hassanimran4942
    @hassanimran49424 күн бұрын

    Asc, Ustaad Allah ha ku barakeeyo dad badan baa kugu xiran ka faa,ideysta aqoonta iyo wacyi gelintada oo aan Hargeisa joogin waxaan ka codsanaynaa in aad xamar soo gaarsiso

  • @razeentrainingcenter189
    @razeentrainingcenter1892 күн бұрын

    Maktabadda Iqra ayaa kuugu keenaysa meel walba ee fadlan la xidhiidh wll

  • @abdirahmanilyas
    @abdirahmanilyas4 күн бұрын

    Allaha ku barakeeyo Sheekhe, Xageenu ka heli karnaa kaadhka (Invatation) ka Bandhiga.

  • @razeentrainingcenter189
    @razeentrainingcenter1892 күн бұрын

    waa lasoo baahinaya wll

  • @ahmedhaibe1756
    @ahmedhaibe17564 күн бұрын

    Mahadsanid Macalin xamse. Alle ha ku barakeeyo. Run ahaan waa mawduuc aynu aad ugu baahannay bulsho ahaan.

  • @abdiwelimohammed3004
    @abdiwelimohammed30044 күн бұрын

    Masha allah 01/7/2024 Ayaan shaqada katagy, Waxaan rabaa in aan soo gato Buugan* waxaana rajaynayaa in uu badalo habfikirkyga Guud❤❤

  • @user-ur3pw7zs8i
    @user-ur3pw7zs8i4 күн бұрын

    Ustaad intee ka helaa buggaan asiga oo pdf

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse9495 күн бұрын

    Shukran

  • @Sooyalka
    @Sooyalka5 күн бұрын

    "Bogan waxan ku soo gud-binaa xogaha islamka iyo soyalkii umadihii hore" Nasoo raac mahad sanid

  • @user-qg6tj6rw1c
    @user-qg6tj6rw1c5 күн бұрын

    Shukran ustad

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish5 күн бұрын

    Aad iyo aad Muhiim jiddan

  • @AxmedIsmaciil-kt1eg
    @AxmedIsmaciil-kt1eg5 күн бұрын

    جزاك الله خيرا يا استاذى

  • @user-de8we3wx1b
    @user-de8we3wx1b5 күн бұрын

    Wall bugii 100 mashruuc iyo mashruuc aaway

  • @razeentrainingcenter189
    @razeentrainingcenter1892 күн бұрын

    Halkqn kala xidhiidh 2ll wa.me/message/2JG4QJHIX327H1

  • @Abdiwahab-Ismail63
    @Abdiwahab-Ismail635 күн бұрын

    Hungow baa igaga imid shaqadi aan hayay mudo hada 2 sano ah wxn kusoo noqon laahay meeshii aan nolol ahaaan joogay. Waxan rajaynaya insha allah in aanan mushahar dambe isku halayn 😊

  • @cabdiraxmanaxmed8782
    @cabdiraxmanaxmed87825 күн бұрын

    Ustad intee laga halikaraa

  • @user-hx6wx9lx9i
    @user-hx6wx9lx9i5 күн бұрын

    Waan sugaynaa ustaad mahadsanid Nairobi iyo muqdisho masoo gaadhi doona inshallaah ?

  • @razeentrainingcenter189
    @razeentrainingcenter1892 күн бұрын

    Waa lasoo gaadhsiinayaa maktabadda iqra kala xidhiidh iyadaa idiin tilmaamaysa Halka laga heli karo Muqdisho iyo Nairobi ee meelaha kaleba

  • @azuz3197
    @azuz31975 күн бұрын

    Ustaad aad baan kugu bogaadinayaa bugaas aad noo tarjuntay ❤

  • @IsmaciilXasan-fw6kr
    @IsmaciilXasan-fw6kr5 күн бұрын

    الله يبارك فيك وجزيت خيرا يا شيخنا الحبيب الغالي ❤❤❤❤

  • @axmadcomedy
    @axmadcomedy5 күн бұрын

    soobadi ustaad

  • @Cabdulahiqardo
    @Cabdulahiqardo5 күн бұрын

    Halkeee laga heli karaaa

  • @maxamedabdirahman2581
    @maxamedabdirahman25815 күн бұрын

    Maalgashi umadeedbaad waddaa qaadhaankan kale eed wacyigayaga kor ugu qaadayso waanu kaa gudoonay rabbi haku barakeeyo ustaad.

  • @muuseshiikhmuxidiin7684
    @muuseshiikhmuxidiin76845 күн бұрын

    Ustaad cashirada wacyiga qeybta 5 ayaa kaasugeenaa

  • @ayaanlemahamed5234
    @ayaanlemahamed52345 күн бұрын

    جزاك الله خيرا الجزاء أستاذا ❤❤❤

  • @ABDIRIZAAKMOHAMED-jp1uo
    @ABDIRIZAAKMOHAMED-jp1uo5 күн бұрын

    Uadaad kugu maal nay aduun iyo aakhiroba guul baan urajaynayaa dhalinta soomaaliyeed

  • @user-tl9zk6kp1k
    @user-tl9zk6kp1k5 күн бұрын

    Muqtisho ayaa joogaa ee xagee kahilaa. ustaa xamse

  • @user-dz2fg1gd8m
    @user-dz2fg1gd8m5 күн бұрын

    We are in Mogadishu and we need this book where we can get?

  • @razeentrainingcenter189
    @razeentrainingcenter1892 күн бұрын

    ​@@user-dz2fg1gd8m waxaad waydiisaa maktabadan iqra iyadaa kuu sheegaysa halka laga heli karo muqdisho

  • @xamsemahdi3861
    @xamsemahdi38615 күн бұрын

    Halkeee ka heli karaa buugan ustaad

  • @user-dq1xi4fl4m
    @user-dq1xi4fl4m5 күн бұрын

    War muuqaalka dhameysta degdeg badnidiiinaa 😂😂

  • @HAYBENEWSTv
    @HAYBENEWSTv5 күн бұрын

    Masha alla ilahay caqliga iyo cilmiga hakuu barakeeyo sheekh Waxbadanbaa noo faa,idaysay 🎉 Wacyigaya ayaad dhistay Caqligayaga ayaad kor u qaaday masha alla

  • @kinggureey5913
    @kinggureey59135 күн бұрын

    Xage ka hela ustad

  • @razeentrainingcenter189
    @razeentrainingcenter1892 күн бұрын

    muuqaalka dhamayso xaga danne ayaa lagu sheegay wll

  • @Mac-hadkaKhairulDaareyn.
    @Mac-hadkaKhairulDaareyn.6 күн бұрын

    Muuqaalkana dadka daawanaya % 2 Ayuun baa wax ka baranaya sida caadiga.

  • @MohamedNoor-wl7jz
    @MohamedNoor-wl7jz6 күн бұрын

    Mashallah Sheekh Abu ubayda

  • @IsmaciilXasan-fw6kr
    @IsmaciilXasan-fw6kr6 күн бұрын

    الله يبارك فيك وجزيت خيرا يا شيخنا ❤

  • @Ciyaalka
    @Ciyaalka6 күн бұрын

    Course kan waan waayay please iga caawiya

  • @MohamedNoor-wl7jz
    @MohamedNoor-wl7jz7 күн бұрын

    Mashallah Sheekh hamze