XAFLADA SANAD GUURADA AROOSKA SAXAAF IYO ADNA || AMAZING FULL VIDEO ||

#subscribe#more
Mahadsanidiin daawashada!
Booqo KZread keeyga lamaad: / @adnahenna
Booqo KZread ka Walaalkeyga Abuukar:
/ @abukarchannel
Booqo KZread ka Ridwaan iyo Ilyaas: / @saxaafchannel
Booqo KZread ka Walaalkeyga: / @amirsayid

Пікірлер: 1 500

  • @ferihasayit
    @ferihasayit3 жыл бұрын

    Bismillah mansh aallah ilaahow ilxun iyo ilxaasid kafageh yaa Rabi🤲🏻 wlshey iyo seygeeda ilaahay cimri dheeri iyo cafimad suuban

  • @maryanabdullahi5870

    @maryanabdullahi5870

    3 жыл бұрын

    Wllshey qaaliga amal malmahan kuma arkine kuaway abayo inad fican tahay aan kurajeyni insha allah wllshey qaaliga

  • @munizhamukhtar8902

    @munizhamukhtar8902

    3 жыл бұрын

    Adn saxaaf hanblayo wada jiraa waligiin isla gabooba waaaaaw saxaaf si wacan ayuu u ciyaarayaa kun jeer qosol maalintiina adna saxaaf hanbalyo hnblyo afku waxab maahee uurka ayaan idiinka hanbalyeeyay

  • @Nuurada_madow

    @Nuurada_madow

    3 жыл бұрын

    amaal xppti xge ka dhacdey adi waa lagu wayey be so noqo ku xiisney xppti

  • @mohamedclwali4376

    @mohamedclwali4376

    3 жыл бұрын

    Manshaa allha

  • @iqraiqra8220

    @iqraiqra8220

    3 жыл бұрын

    Mansha allah siqurux bdn ayey udhacday xafladi sanad guradii Allah Ayan idin kaga bar yaya cimri dher iyo cibado suuban abayo adna iyo wll saxaf isha xasidka allaha idinka ilaliyo love you lamanaha somalida ogu quruxda bdn Aya tihin allaha idin dhowro

  • @ishaaziiz
    @ishaaziiz3 жыл бұрын

    Mashalla hanbalyo ❤️❤️❤️

  • @fardowsagacal1651
    @fardowsagacal16513 жыл бұрын

    Saxafow 7 days kadib rerkaga quran sar mar kasto 7 malin marka jogtan quran isasara mehan wax malisku rawo ilahow isku kiin daa owlad kalo bdn nh idin sii kuwana idin barake mashlh mashlh mashlh

  • @zamzamabdullahi2168
    @zamzamabdullahi21683 жыл бұрын

    Ragow mxaaaa idiiin diidey intaaa naag labaaad aroosi lahydeeen inaa xasaskinah mar kleh iygah aroostan mnsha allh qoys aan jeclahay frxdodah alle ha idin barakeeyo❤️🙏

  • @hodanbeautylife7974

    @hodanbeautylife7974

    3 жыл бұрын

    Byo ragu qalad maleh why nagta haday hormarkeda kataliso oo waxwalba ninka kuqasabto inuu usameyo oo ayadanah waxqabsato marka waxwalba WAA LASAMESAMKARA

  • @aaminoali6620

    @aaminoali6620

    3 жыл бұрын

    Abaayowaaruntaa

  • @aaminoali6620

    @aaminoali6620

    3 жыл бұрын

    Haawaasaa laakiinhaduuninkuxunyahayna

  • @ikraamhassan7275
    @ikraamhassan72753 жыл бұрын

    Cawa anaa ugu horeya inta sugesay like dhac igu siya😄

  • @MohamedBuskutOfficial
    @MohamedBuskutOfficial3 жыл бұрын

    Masha Allh hambalyo Famil an jeclahay il xun Allah idin ka qabto

  • @sahrasiciid2316

    @sahrasiciid2316

    3 жыл бұрын

    Hambalyo aabo sharaf leh saxaf iyo adna qiimo badan il iyo cawriba la,aada dhaha Marsha allah

  • @fadumaaliwaaalidknhkulaabt3499

    @fadumaaliwaaalidknhkulaabt3499

    3 жыл бұрын

    Mash Allaah Famil qurux bdn alle haydnii barky

  • @cookingfoodsaa2046

    @cookingfoodsaa2046

    3 жыл бұрын

    Family an jecelahy hambalyo ❤💚🧡❤

  • @akamustigangchannal5546
    @akamustigangchannal55463 жыл бұрын

    Waxaa idin dhantay qarashkaas inaad ku sadaqeesataan Caruurta ogoonta ah ama kuwa indholaha oo aan dad iyo ehel aynan heesan dambi mahanee maxaa ka faideeysaan Xaflad aroos waliba idinkoo walid ah xaka diinta u soo batay dhalinyaraay alaha nasoo hadeeyo dhamanteena ameen idinkuna alaha idin xafido ameen asc dhamaan

  • @caashosiciid9925

    @caashosiciid9925

    3 жыл бұрын

    Indho adeg bdnida kkk waxoda ku dhigten kuwas shegeysana ha shaqestan

  • @faadumomahmud4418

    @faadumomahmud4418

    3 жыл бұрын

    Aamiin Wll Alle haynaso hanuniyo aomalideni dhaqan galo ayey wax wanagsan moden

  • @lily_sweetie

    @lily_sweetie

    3 жыл бұрын

    Wllo ma agoonba shaqaysankarta sow caruur maha sadaqaduna wa wax lo bahanyahy o ka horaysa farxaduna wa wax lo bahan yahy noloshoda ha qataan caisha sas ula soco

  • @akamustigangchannal5546

    @akamustigangchannal5546

    3 жыл бұрын

    @@caashosiciid9925 ilahay u noqo waxa wanagsan inaa sadaqada baxsato ilahay ha ku soo hadeeyo waxa wanagsan in ika fakiro dadka baahan

  • @abdirisakcawil5522

    @abdirisakcawil5522

    3 жыл бұрын

    Waa arin wngsn in wax lasadaqaysto sadaqadana waxay ku wngsn tahay si qarsoon marka waxa lagayaba ama aan huba familkan inay yihin dad caawintoida badan tahay

  • @Candyg14
    @Candyg143 жыл бұрын

    This is too much really looks like real wedding 😂😂😂

  • @marwasadiamohamedomardagan8284

    @marwasadiamohamedomardagan8284

    3 жыл бұрын

    Wada jira waligiin

  • @queenshankaroon7927
    @queenshankaroon79273 жыл бұрын

    Dhiig soomaali haduu kugu jiro cawa 1k aa ubaahanahay iisaara hambalyo adnaa xabibty 11 sano guuradaada 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @ifoozasalad2454
    @ifoozasalad24543 жыл бұрын

    Waxan aaminsanhy comentiga ugu badan inuu yhy lcktiina maad sadaqeesataan😂😂 war dadkaan wax wey sadeqeesteen hal malin ay farxad dhiganaayan la farxa o warka daaya ileen malin wlbo lama dhigto xaflad inta ay xaflad dhiganayaan iyo inta wax sadaqeestaan intay wax sadaqeesteen baa badan dee ka dhamaada dadka wah😐 masha allaah isku waara anigne herkaan mid allaaah i gaarsiyo adigne allaaah kusiyaadiyo abyo adna❤💋🥰🥰💞

  • @hafuuuuzahmed1623

    @hafuuuuzahmed1623

    3 жыл бұрын

    Ma aragty wlhi ana yaaby somlida wa dad walan ba sadqada ma iyagy la hor istagyn mise wa qarsanyan

  • @mohabofficial6489

    @mohabofficial6489

    3 жыл бұрын

    Isoo booqo wlshy qali

  • @halgandecoration7729

    @halgandecoration7729

    3 жыл бұрын

    Kuwa sidaa leh yaa u dhiiba bal iney sadaqaystaan ka leexda dadka ha idinka raaxaysatane masha allah

  • @canabchannel5532

    @canabchannel5532

    3 жыл бұрын

    Haaa wllhu somalidu wxaba isuma quraan wll alle hayasku daayo famiilka

  • @nastehosaleban8336

    @nastehosaleban8336

    3 жыл бұрын

    Iney xaraanthey oo lacagta ay malinta kliya xaflada kusmeysanyn io music inu alle kala xisaabtmyo

  • @Firxad
    @Firxad3 жыл бұрын

    Xiligaan saxafoow xiligiisa markad xalashatay adna, xubnahaga xasilay xiskaaga xaawaley kaxurobay. Sanad guuro wacan walal saxaaf adi iyo dumashideey Adna🩸 iyo inti ku faraxsan sarxadiina🌌⚡️

  • @najaxmouse6925
    @najaxmouse69253 жыл бұрын

    Msha allh ilxumi allow iniga xijaab adna iyo saxaaf lamaane ku dayasho mudan keep going xpptih

  • @Nafisaofficial74
    @Nafisaofficial743 жыл бұрын

    Qof waliba o Allow darta Subscribe igu sara allow jirkiisa narta ka xure danbigiisa iyo kan walidkii u dhaf Allow muradkisa sahal. Mahadsanid

  • @mahadguure1339

    @mahadguure1339

    3 жыл бұрын

    Nafisa wan ku saray abayo guuleyso Abid wlshy qali Asxbey adinka gabadha u hiiliya o garab siiya xasid Nimadu ma fiicnee🙏❤💢

  • @suleimanyare1130

    @suleimanyare1130

    3 жыл бұрын

    Abyo mcn wanku saray hore usoco ilhay hakula garab galo I.a

  • @hanaaccofficial3137

    @hanaaccofficial3137

    3 жыл бұрын

    Nafisa shuruud la.aan kugu sssry

  • @hanaaccofficial3137

    @hanaaccofficial3137

    3 жыл бұрын

    Anna ii saar huuuno adigs waabs tagtee

  • @ikraanmaxamed5522
    @ikraanmaxamed55223 жыл бұрын

    Waxa nunsanahy iso duceya😭😭 inta ilamidga ah allh hacafiyo dhaman😓 ammin 😭😭😭😭😭😭

  • @basimaomar3648

    @basimaomar3648

    3 жыл бұрын

    Amin ya rabi abayo illahay cafimad dagdag haku siiyo adiga iyo inta xanusan

  • @dekaosman7483

    @dekaosman7483

    3 жыл бұрын

    Allaha ku cafiyo abyo

  • @daganlovehoyofatima1203

    @daganlovehoyofatima1203

    3 жыл бұрын

    Ilhay hakucafiyo abayo

  • @Farxadiyoguul

    @Farxadiyoguul

    3 жыл бұрын

    ILAHAY HAKU CAFIYO

  • @balqiisupdi1161

    @balqiisupdi1161

    3 жыл бұрын

    Allaha kucaafiyo wloqali

  • @sumayayusuf9636
    @sumayayusuf96363 жыл бұрын

    Wlhi adna masaakiin waaye xishood aa ka muuqdo 😂❤👌

  • @ummukulthumabdullah174
    @ummukulthumabdullah1743 жыл бұрын

    Ma shaa Allah hambaliyo Kun iyo koow jeer ... Alxamdulilah RABII wu idhiin barakeye waligiina isku waaaara aaamiin ... laaaaakiiiiinn so kama wanagsaneen inaa ALLAH ka farxisaaaaaan ...(((walalayaal dad baa wexey Cunaan heysan)))!!!!!! xasuuuusta aduunka waa malmo koobaan

  • @zakiismail6177
    @zakiismail61773 жыл бұрын

    Cafimad qab haddi ku dawanayso allah ha ku barakeeyo cafinadka inta xanusan ha daweeyo #Subscribe ta ha ilo dhaafin sxpta qali ❤❤❤❤👇👇👇❤❤

  • @faaizahiir7241
    @faaizahiir72413 жыл бұрын

    Wanagi oo dad ah adna io saxaf 11sano io kapadn paa ina wada nolatan 2suno ah bn ini tukaday wana ini duceyay family qurux pdn ilahy isha cadowga hayniga hayo smile for ever mai family 🙏🙏🙏🙏💪

  • @anzalcadey3622
    @anzalcadey36223 жыл бұрын

    this one is another level wlhi.m.a congrats #ridhwan recording his parents second wedding hhhhhh

  • @ayaancarabkaahiyecarab7343
    @ayaancarabkaahiyecarab73433 жыл бұрын

    adna inay qanjilaad ka dhaamaty yaa arka msha allh allaha isukiin daayo wllo qoys qurx badan oo dhaqan leh msha allh💯💯🙏😍😍😍😍😍❤❤❤

  • @iqraaden5100
    @iqraaden51003 жыл бұрын

    Yaab naagtii haflada leeh mabatumaneyso nagaha kale mahaahaya .hishoodka wa udhalasho😆😆 any congrats my family

  • @salmaahmed2263

    @salmaahmed2263

    3 жыл бұрын

    😂😂😂

  • @yaasminabbdi111
    @yaasminabbdi1113 жыл бұрын

    Manshaballah intaa sugii karii laeed like isaraa please walhy malin walba wan egaya inla so galiyaya ilaahy ha isku kiin barkeyoo😀💯❤💯💯💯💯💯💯💯❤❤❤❤❤❤❤❤💯💯❤💯💯💯💯💯💯💯❤❤❤❤❤

  • @sumayaabdi5436
    @sumayaabdi54363 жыл бұрын

    Happy anniversary guys INsha Allah I hope many more beautiful years

  • @ruwaydachannel9292
    @ruwaydachannel92923 жыл бұрын

    Masha Allah marka koobaad Allah iku kiin waariyo ilxasidna haydinka hayo Marka xigta maadaama as walaladay somaliyeed tihiin wax isku sheegna laysku leeyahy waxaa rabaa inaan waxyar idiin sheego Wll illahy wuu idiin nimceeyay Masha Allah lkn wuu idinku fiirinayaa Saad wax yeeshasn Ood wax umasmushaan waxaad Soo marteen duruufo badan Mar waxaa jirtay gurigiin 1kilo oo but ah Haad sadex cisho Ku noolaydeen Saad nooga sheekayseen Manta illahy markuu dhibkii Idinka saray waxaa JIRA wali dad dhibkii Ku JIRA oo ehelkiin ah ama Somali ah ama dariskiin Islam ah waxaa lagayabaa inay idin fiirsnayaan ayagoo gaajo hayso Waxaan idin dhihi lahaa marka koobaad illahy Ku xamdiya markii xigta ha Ku fasahaadina aduunka waxa idinka baxayaa masaakiinta Iyo dadka xanuunsan Ku sadaqaysta xaflad dhigta lkn mid qurux badan oo gurigiina ah maxrab kaliya ah dhigta lkn wll fisqi Iyo munkar lacag ha Ku bixina waa iga Talo xumaana ha ii arkina

  • @tabantaabochannel6752
    @tabantaabochannel67523 жыл бұрын

    Wow beautiful hambalyo nolaada intey nolol jirto farxad qurux badan ♥️

  • @deeqadabeec2559
    @deeqadabeec25593 жыл бұрын

    Masha Allah isku waara oo ilmo badan dhala insha Allah qoys qiimo loo qurux iyo wanaag u dhaqmaa tihiin tiir adag ahaadoo isku duubni joogta ah janadii firdowsa na Eebe idinku soor walalheyga aan ilaaahay dartiis u jeclhay

  • @deeqoqaliif1546
    @deeqoqaliif15463 жыл бұрын

    Manshaalah hambalyo il xun alah haidin ka haayo adi iyo saxaf iyo carurtaba

  • @yubnacadey5048
    @yubnacadey50483 жыл бұрын

    Masha alaah xabiibti adna waaw famil quruxbadan kudayasho mudan batihiin barakalaaah abayo macanto alaah idin xifdiyo insha alaaah#hanbalyo#hanbalyo#

  • @hodanahmed5856
    @hodanahmed58563 жыл бұрын

    Masha allah tabarakallah farxad kuwaara abidkiin dadwenow qoyskan ducada kudara masha allh hala dhaho allah idin xafido family quruxbdan

  • @foosaden812
    @foosaden8123 жыл бұрын

    My lovely family congrats from Garoowe❤️🔥

  • @nazlinbeauty8797

    @nazlinbeauty8797

    3 жыл бұрын

    Subscribe isaar abaayo

  • @amenhsoso9672

    @amenhsoso9672

    3 жыл бұрын

    Habaloy habalyo ❤️ iskuwar 1 1 intan iyo inkabadan kuwara my ♥️ famili ❤️❤️❤️❤️

  • @fartuunfartuun6074
    @fartuunfartuun60743 жыл бұрын

    Masha allah waxaa saa sanad guuro lagadhahaa inabo caadi ma ahan wllshey marwalbo farxad ayaan kurajeynayaa keep giong

  • @umamiinmuqtar811
    @umamiinmuqtar8113 жыл бұрын

    Maashaa allah muxtaramad adna. Quraxeey asthrnaantada baan aad ugu helay abayo allaha idinbarakeeeyo dhamaantiin.

  • @faaykitchen4593
    @faaykitchen45933 жыл бұрын

    Congratulations 👏 beautiful couples

  • @fadumoahmed2584
    @fadumoahmed25843 жыл бұрын

    Www mnsha allaah hambalyo hambalyo hambalyo adna iyo maxamed sanad guuro wacan isku waara wada noolaada intay nololi jirto King & Queen👸🤴💍🎂❤👏

  • @nastohqalbi9652
    @nastohqalbi96523 жыл бұрын

    مشاء الله تبارك الرحمن الله يحفطكم الف مبروك الف مبروك آلف مبروووووك ♥️♥️♥️

  • @aduunaayomaleh4316
    @aduunaayomaleh43163 жыл бұрын

    Maasha'llah ❤⚘❣😍 Cimri dheer caafimaad iyo cibaado suuban ku wada noolaada wllayaal..👏 "ASAL"👌

  • @ManaalAndirazak
    @ManaalAndirazak3 жыл бұрын

    Mancha'Allah Congratulations hbbty Farxad ku waara abid👏❤⚘

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk3 жыл бұрын

    Walalayal waxan ah abo somaliyed o niga wAdA codsanayo in ad igu wada sAacidin SUBSCRIBED ii wada sartan SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @lifeofbahja
    @lifeofbahja3 жыл бұрын

    Ma sha Allah habibty ilah ha isku kiin daayo❤️🥀

  • @ashwaqabdi7900
    @ashwaqabdi79003 жыл бұрын

    Mashaallah my role model family♥️ hamplyo wadha nooolada intas iyo kabadan adna xupi iyo duma saxaf Allah bariik laahum♥️♥️♥️💕

  • @fatmadaahir8871
    @fatmadaahir88713 жыл бұрын

    Mcha Allah wada jira abid inta ila sugaysay xaflada is cadee hee

  • @sundusfarahrage3336
    @sundusfarahrage33363 жыл бұрын

    What a beautiful couple Happy 11th anniversary May Allah being 4ever life🥰♥️

  • @hindisac7758
    @hindisac77583 жыл бұрын

    Mash Allah beautiful family congratulations guys 💓👏

  • @hodanmindhayare3666
    @hodanmindhayare36663 жыл бұрын

    Maasha allah tabarakallaah allah iskukiin dayo mabruuuk❤❤❤❤

  • @ugbaadbeauty880
    @ugbaadbeauty8803 жыл бұрын

    Hanbalyo hanbalyo 🥳🥳🥳xaflada darteed hadaaad soo crarty is muuji

  • @warsancookingbeauty3331

    @warsancookingbeauty3331

    3 жыл бұрын

    Walashay qali subscribe igu cawi rabi haku xafido

  • @ugbaadbeauty880

    @ugbaadbeauty880

    3 жыл бұрын

    @@warsancookingbeauty3331 ok sis

  • @somaliofficial7957
    @somaliofficial79573 жыл бұрын

    Congratulations my couple's

  • @sudannews9772
    @sudannews97723 жыл бұрын

    nice one cool God Bless you

  • @MohammedAhmed-zl5nc
    @MohammedAhmed-zl5nc3 жыл бұрын

    Masha Allh What a family, cadow giina Allh haniiga Koriyo Guul wligiin Farxad igu wara Love You from around the world 🌎 ❤️😍🔥

  • @FartuunTuuney
    @FartuunTuuney3 жыл бұрын

    Masha allah famili quxux badan il xin idin ma aragto ❤️❤️❤️

  • @muraayomahdi5538

    @muraayomahdi5538

    3 жыл бұрын

    Vidmate

  • @maryansaleeban2181

    @maryansaleeban2181

    3 жыл бұрын

    M a

  • @anshaxphotographer8752
    @anshaxphotographer87523 жыл бұрын

    Adna io zaxaaf CADOW GIINA ALLAH WABTO FARXAD UGU NOLAADA WALALYAALO LOVE YOU _____ 🥰🥰🥰🥰

  • @fatmahaji4077
    @fatmahaji40773 жыл бұрын

    Masha allaah tabarakallaah allaah idinka haayo isha xaasid wx tihiin family qurux badan oo kudayasho mudan isku wara waligiin ❤❤❤❤

  • @kashkaazure2266
    @kashkaazure22663 жыл бұрын

    Masha Allah ❤️ Family qurux badan 💖 Jaceel dhaxal gal ah wax dhaama lawa🥀 Isha cadoowga Ilahey ha idin ka duwo lamaana qurux badan ba tihiin🔥🙏🏼💯

  • @Nasriina564
    @Nasriina5643 жыл бұрын

    Bismilaaha waaban ku dul seexay isagoo 19sec yaalay bn furay ilaa imnkanba xasusty cimments masha allah adna io saxaaf alle hysku kiin daayo

  • @farhiyofiska3245
    @farhiyofiska32453 жыл бұрын

    Masha Allah iskuwara lamano Qurux bdn farxad igu nolada🥰🙏👌

  • @somalichannel1633
    @somalichannel16333 жыл бұрын

    Maasha,allaah Congrats Dhamaantiina Qaasatan Adna iyo Xaajigeeda Saxaaf ilxun Rabi idinmatuso adinka iyo owlaadiina Aamiin iyo dhamaan inta kasoqeybgashayba Aamiin

  • @ayanizamahamed845
    @ayanizamahamed8453 жыл бұрын

    Mnsh allh🌝 Allh keep you all of them beauty family♥️🥰🦋

  • @Ritajey23
    @Ritajey233 жыл бұрын

    Hamplyo Adna Iyo saxaf Sanado bdn farxad wado qaata Crrtana bariyal allaha idinkaga dhigo Iyo kuwo kalo bdn Insha allah 🥰❤ Love You Family

  • @ashaamusse5210
    @ashaamusse52103 жыл бұрын

    Saxaf agshinka naga sax sanadka danbe inashallah😂💕 garabka ha qabsan yaa ✌🏿hada kadin dhexda 😂kaftan lkn manshallah wad nuraysen alle hays ku kindayo 🥰🥰

  • @anisocali607

    @anisocali607

    3 жыл бұрын

    Wlh anoo dhihi rabi iga hor daftey 😂🤞🏾

  • @mushtaaqmaxamed7117
    @mushtaaqmaxamed71173 жыл бұрын

    Man sha allah wllshy adno iyo saygeeda saxaf kun jeer hambalyo sanad guuro wacan wayo badan oo farxad ah insha allah isha cadowga allah idinka hayo aameen aameen

  • @romanhassandahir4972
    @romanhassandahir49723 жыл бұрын

    Adna waxaa mooda Caruso cusub xishoodka iyo quruxda Allow idin dhowr MaashaAllh 7❤❤🤲🤲🤲😍🌺🌺🌺🌺🌺🌹🌹🥀🥀😍

  • @khatrahussein3057
    @khatrahussein30573 жыл бұрын

    Maasha allaah adna xubi and saxaaf hambalyo hambalyo❤️❤️🍰🍰🍡🍡💝💝🎂🎂🍨🍨🍧🍧❤️❤️

  • @fatimaabdrizakshire2725
    @fatimaabdrizakshire27253 жыл бұрын

    Hampalyoo adna io saxaaf allah haysu kiin barakeeyo🥰🥰🥰😍😍

  • @thelastqueen4096
    @thelastqueen40963 жыл бұрын

    Maasha Allah congratulations alle ha idin barakeeyo qoyskiina

  • @maxamadcabdiraxmaancabdull9096
    @maxamadcabdiraxmaancabdull90963 жыл бұрын

    Masha allah hamplyo saxaaf iyo adna ilaahay ha isku daayo

  • @dariiqaguushaofficial4955
    @dariiqaguushaofficial49553 жыл бұрын

    DADKII LAYGA BEEROW🙏🙏XAQ UMALIHI MIYA IN #SUBSCRIB LAY😪SAARO WALIBA ANO WAX KHAYRLE SO GUDBINAYO🙏 ALLE DARTII IGU SAAR WLL MAHADSAN🙏🙏

  • @hawoluul1171
    @hawoluul11713 жыл бұрын

    Masha alah hambalyo adna ada saxaf iskuwara ebet 🥰❤️💕✌️

  • @deksanmoudrobleh100
    @deksanmoudrobleh1003 жыл бұрын

    Mashallah my dear famly hambal🥰🥰😍😍😍yoo isku waara abiid from Djibouti 😘😘😘❤

  • @hafsadagan6382
    @hafsadagan63823 жыл бұрын

    Masha allah tabarakallah Reerkii lagu nastee lagu nagado allah idinka dhigo dhisma oo dhaqma awoowe yo ayeeyonoqda ilxun idinma argto 👏👏👏❤💯💯

  • @umuaxlaam6775
    @umuaxlaam67753 жыл бұрын

    Sbxnllh anniversaries birthdays iyo wixi lamid ah diintena maaqabato rer saxaf illahey kabaqa dhaldhalkan adunyo u idhin sirin wixi jecel iyo kalsoni weybanantahsy but extravagancy ga daya

  • @cawilkoyla
    @cawilkoyla3 жыл бұрын

    Adna abaayo heeska GABARYAHY CUDOONEY inan leyahy bulshada maad uso bandhigtid hanbalyo 🙏

  • @deeqmahad3688
    @deeqmahad36883 жыл бұрын

    Masha Allah tabaarakalaah dhal gobbed oo is jecel Allah waxan idin kaga baryaya cimri dheer cafimad Cibaso suuban ku wada nolada adna & saxaf 💖💖💖💖💖💖💖💋💋💋💋💋💋💋❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ Kudayasho Aya mudan tihiin

  • @iftinmohamed1930
    @iftinmohamed19303 жыл бұрын

    Msha allah cimri dheer ,cfmad cibado suban alle ha idin siyo amiiiin insha allah fmly qurxbadan long life and tgthr for ever

  • @kadin_media
    @kadin_media3 жыл бұрын

    Walalahey aniga fanka waan kabaxay ilaahe ba iga madobeyey chenelkega wakan ee 2k oo subscribed igaarsiya abaayo ama abowe mahadsan oo pls 2k pl

  • @salmaa2871

    @salmaa2871

    3 жыл бұрын

    Haye i wad sheekada...... War ninka islaameed haku qaraabanin. Fear Allaah, Astaakhfirullaah

  • @balqiisupdi1161

    @balqiisupdi1161

    3 жыл бұрын

    @@salmaa2871 😂😂

  • @rahmoruun762

    @rahmoruun762

    3 жыл бұрын

    Dantada iyo aqiradada uku baxde tugsika ad dinta ku qarabaneso naka joji kusow labo hadi ad donto adiga laku xisabinaya

  • @naruurahaajiabdallah7625

    @naruurahaajiabdallah7625

    3 жыл бұрын

    @@rahmoruun762 asagiii xataa ma aha waa ku kale ku qarabanaayo dufowga

  • @faatimamohamud3060
    @faatimamohamud30603 жыл бұрын

    Masha allah hambalyo lamanahayga WADA nolada abid i,a ❤😘💋

  • @fatumadeq4733
    @fatumadeq47333 жыл бұрын

    Masha allh beautiful wllhi ilhy isha cadawga ha idinka qabto❤❤❤❤❤❤

  • @kowtharcookingchannel
    @kowtharcookingchannel3 жыл бұрын

    Masha allah walalahay aad aya idin jeclahay wana ku farxay sanad guuro wacan inte nolol jirto farxad iyo wada jir aya idin rajena lkn hal codsi walal saxaaf sida farxada u qarash kareyse oo waqti u siide u sii dadka masaakinta big respect

  • @zakiismail6177
    @zakiismail61773 жыл бұрын

    Maqaan cida commenti keyga aqrin doonta lakin: Hooyada janada allaha geeyo channelka subscribe isaar wll plz🙏😍

  • @Shacnibarud

    @Shacnibarud

    3 жыл бұрын

    Waankusaraay adna iisaaar plz

  • @maryanqurux3897

    @maryanqurux3897

    3 жыл бұрын

    Masha alh hamblyo hmblyo adn iyo saxaf sanad guro wcn hory usoco

  • @hodanabdirahman807

    @hodanabdirahman807

    3 жыл бұрын

    Waan kuu saaray

  • @maariaapdikaafijamac7924
    @maariaapdikaafijamac79243 жыл бұрын

    Hmbyo hmbyo hmbyo kun Rer qosal malintiin Farxd andhamaan kunoladah waligiin Nacabku Darbiyad hajiro Cadowagin darjad ha wayo Guul iyo Gobnimo baan idiin Rajeen ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🥰🥰🥰🥰🥰🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤❤❤❤

  • @sacdiyosimaan3084
    @sacdiyosimaan30843 жыл бұрын

    Masha allah family qurux badan ❤️ congratulations

  • @khadraahmed8673
    @khadraahmed86733 жыл бұрын

    Maanshallah maanshallah hambalyo walalayal ilahy ha idin daysto isku wara waligiin❤️❤️❤️❤️ wan isla kiin jecelahy from Minneapolis

  • @hassankafi2252
    @hassankafi22523 жыл бұрын

    Koleyto dadkaan dislike ta saaraayo waa dad iskaapulo ah 😀 oo hormarka familkaan ka xun illah ishooda ha idin ka xijaabo 🤲 inshallah isku waara abidkiin

  • @shamsoabsuge7992
    @shamsoabsuge79923 жыл бұрын

    Mashallah beautiful party and Happy Anniversary ❤️

  • @munaahmaanka8418
    @munaahmaanka84183 жыл бұрын

    M a family aan soomaalida kaga faano oon ugu jeclhy kudayasho mudan allaha in xifdiyo dhamaantiin barakooba war mansha allahda ha la dhaafina♥️♥️♥️

  • @nicmahajji168
    @nicmahajji1683 жыл бұрын

    Ilahay ayaa mahad leh wayo dad is calfay hadana isku farax sannayaa tihin allha idin barakeeyo😘🤲

  • @umunajxaofficial8632
    @umunajxaofficial86323 жыл бұрын

    Masha allah abayo

  • @saynabxasan1103
    @saynabxasan11033 жыл бұрын

    Masha allaH family an ad uje celahy Raxmanku hydin xafido Hhhhh adno layidhi ciyaarxarbo wllhi From burco alle hysu kiin barakeeyo abid

  • @izmahaanmohamed1185
    @izmahaanmohamed11853 жыл бұрын

    Mansha allah adna qurux iyo saxaaf wada noolada waayo badan mansha Allah mansha Allah

  • @salmaa2871
    @salmaa28713 жыл бұрын

    Hayee,,,, Sheekoy kunacay,,, hal Qaada keega laguwada cunaya, mrs karoonaay yaaba ku yaqaan ba.... Maxey naga yaqanan Soomali ba nala dhahaaye...🤣🤣🤣🤣😅oh my ribs

  • @fatumahani9169

    @fatumahani9169

    3 жыл бұрын

    😂😂😂🤣🤣🤣😅😅😅😃😃

  • @salmaa2871

    @salmaa2871

    3 жыл бұрын

    @@fatumahani9169 Hehehe, Aar naga bandheeya dheh bahasha, Hadiikale canihi aan hooyadeen ka cabnay bay inagasoo matajinayaane🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😅😅😅

  • @xayatskitchen1943
    @xayatskitchen19433 жыл бұрын

    Masha allah tabarakallah happy anniversary xbbti

  • @queenhafsomohamed869
    @queenhafsomohamed8693 жыл бұрын

    Mnsha allh Nice ilaahay ha idin xafido

  • @nieycadey5135
    @nieycadey51353 жыл бұрын

    Farxada ku nolad my family xafidulh adna io saxaf alf makruup 💯 ❤ Hampalyo Hampalyo contains

  • @FMGaryare
    @FMGaryare3 жыл бұрын

    Masha Allah hambalyo family an jeclahay illhay swt ha idin xifdiyo farxad an dhamad lahayn an idin rajaynaya😍😍😍😍😍😍😍😍👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽🎉🎉🎊🎊🎊❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aminonor7586
    @aminonor75863 жыл бұрын

    Mashallah 🥰 Stay long lifeBeautiful family

  • @mohawadanioffical8092
    @mohawadanioffical80923 жыл бұрын

    Intaa allah iyo RASULKISA MOHAMED(SCW jaceel subscribe iku cawii wll

  • @faizahussein9512
    @faizahussein95123 жыл бұрын

    Mashallha so beautiful Family i ma from Washington ❤️❤️❤️❤️👏👏👏

  • @qalbisan5683
    @qalbisan56833 жыл бұрын

    Manshallah Calayk walaashay iyo saygeeda isha xasadka Eebe idinma tuso caafimaad ku waaro cimrigiinu dheera ❤❤❤❤❤❤❤ love from Canada ottawa Ontario

  • @sohansiman06
    @sohansiman063 жыл бұрын

    Masha Allah my family beautiful Allah ha idinka dhowro ilcadow Alfa mabruk my bro and sis one love

  • @SAMEYEMEDIA
    @SAMEYEMEDIA3 жыл бұрын

    Codsi wall mcn hadad comments keyga ad aragto please alle dartisa subscribe isar wa codsi kaliya wall 🙏

  • @munasaromar4857
    @munasaromar48573 жыл бұрын

    I know it is very hard for people to listen to me but weeding anniversaries are haram in Islam be careful because you will be asked about it on judgement day

  • @qalbiuroon8645

    @qalbiuroon8645

    3 жыл бұрын

    Thank you walal for your good reminder

  • @fatumahassan1441

    @fatumahassan1441

    3 жыл бұрын

    Mansh allah that’s true

  • @nuraahmed3352
    @nuraahmed33523 жыл бұрын

    Mansha Allah family qurux badan oo aan jeclahay keep going