REACTION MUUQAALKA AROOSKEENA OO 12 SANO KASOO WAREEGATAY ||QOSOLKA ADUUNKA SAXAAF FOOL XUMO BADNA||

Пікірлер: 625

  • @AdnaChannel
    @AdnaChannel2 жыл бұрын

    Asxaabta plz amiira aan caawino kzread.info/dash/bejne/eYhn2cuKqcmfkqw.html

  • @khadraafyar266

    @khadraafyar266

    2 жыл бұрын

    haye wll

  • @maryammohamed8191

    @maryammohamed8191

    2 жыл бұрын

    Maxa kudhahay amiro

  • @jamaadwarsame6860

    @jamaadwarsame6860

    2 жыл бұрын

    Maasha allah qoys qurxoon alle ha idin barakeeyo

  • @YahyeKhalif-cj6rt

    @YahyeKhalif-cj6rt

    25 күн бұрын

    Hye wllo 🎉🎉

  • @hogaan5015
    @hogaan50152 жыл бұрын

    waxaas oo comments hadad iga dhex aragto adi iyo hooyadaba ilahay ha idin xifdiyo🤲🏼💯

  • @nashaadofficial170

    @nashaadofficial170

    2 жыл бұрын

    Aamiin

  • @nuramohamed392

    @nuramohamed392

    2 жыл бұрын

    Aamiin yaa rabbi iyo dhamaan muslimiintaba

  • @zilloverhapep1163
    @zilloverhapep11632 жыл бұрын

    QOFKII UGU FIICNA UGUNA KHAYRKA BADANA UGUNA AQOONTA BADNA UGUNA NAXARISTA BADANA UGUNA AKHLAQDA WANAGSANA UGUNA UDGONKA BADANA INATA UU ALLE SAREEYE ABUURAY " NABI MAXAMED " NNKH aYNu KuSaLiNo MaR WaLiBa WaLaLaHaYoW " أللهم صل على سيدنا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم "❣🌸❣

  • @sacdiyoali2665

    @sacdiyoali2665

    Жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Hana_ghost
    @Hana_ghost2 жыл бұрын

    Abaayo iyo abowe lacagaha xafladaha kubixiney siin dadaa biya la aan heysaa noqdo dhaliyaro lagu dado🙏🙏🙏

  • @xaliimosacdiya3827

    @xaliimosacdiya3827

    2 жыл бұрын

    Waa run ثم لتسئلن يومئذ عن النعيم

  • @umuclaahi5562

    @umuclaahi5562

    2 жыл бұрын

    zaxiix wlhi sacdiyo xuseen afkaaga caano laku qby

  • @aminaomar6271
    @aminaomar62712 жыл бұрын

    Mash Allah, labada qqof mudo ay wada joogan waa isku ekadan. Illahay cimir iyo caafimad dheer ha idin siiyo Amiin

  • @iizabellainaabdi4481
    @iizabellainaabdi44812 жыл бұрын

    Adno ataxyaad ma ufadhisa gacmaha saa jilbaha usaaratay manooli🤣🤣🤣🤣 love u sis adno😘

  • @dreamgirl544

    @dreamgirl544

    2 жыл бұрын

    Am done 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😩😩😂😩

  • @salmacabdiqadir6684
    @salmacabdiqadir66842 жыл бұрын

    Ramadaan coming soon like dhac

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa30572 жыл бұрын

    Maa shaallaah Allah indin barakeeyo Waxaad yihiin lamaano Qurux badan Horay usocoda maa shaallaah ilxun idinma argto Aamiin Aamiin yaarbi beautiful family maa shaallaah 🎊🎉👏👏

  • @fatoum4388
    @fatoum43882 жыл бұрын

    anigu waan dawadaa videosyadina lkn inta badan comment maqoro waad isla korteen meel fogna reerka waa ka keenteen😄 Mashallah , inta dholashina ka hadhayna halkaa kawada rabi haydin garab galo hana idin sahlo tan aduun iyo tan aakhiraba sanada badan jira sanad guura wanagsan🌹

  • @abdikarimaidid1635
    @abdikarimaidid16352 жыл бұрын

    Macha allah ADNA quruxley waaye isma badalin macha allah family qaaliya alle ha ini xifdito

  • @princessqurux404
    @princessqurux4042 жыл бұрын

    Wwwww manta qof igma horeyso keep going lamaanaha sanadka sanad guuro Wacn😍🥰💕❤️❤️❤️❤️❤️

  • @hodanali7453
    @hodanali74532 жыл бұрын

    Masha allah walala saxaaf iyo aadna waa xasus Alle ha idin xafido dhaman teenba idin kaiyo carurtinba😍😍😍😍❤❤❤❤❤❤🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻👍🥰🥰🥰

  • @tunisgacalchannel6058
    @tunisgacalchannel60582 жыл бұрын

    Wowww mnshallah forever inshallah best video

  • @cadeybolo7383
    @cadeybolo73832 жыл бұрын

    Masha'Allah dad Isla koray islasoo jabay iga dheh😂🤣 isku waara abidkiin

  • @malyunsacid6016
    @malyunsacid60162 жыл бұрын

    masha allaah aad ayaan ugu faraxsanahay inaan faawado aroos kiina quruxda badan adna quruxey waad udhalatay quruxda walina waad fawadataa allaah haidin sharfo adinkoo awoowe iyo ayeeyo ah ayaan sugayaa hadane inaad video sidaan cml ah aad soo duubi doontaan cimri dheer iyo cibaado suuban farxad kushaaxa

  • @mariamdegan8961
    @mariamdegan89612 жыл бұрын

    Masha allah tabarakalah Allaha iskukiin xiftiyo sanad guure wanagsan 🍃🍃🍃🍃🍃🎉🎉🎉🎉🎊🎊🎊🎊🎊❣❣❣❣🌹🌹🌹

  • @marwodumar
    @marwodumar2 жыл бұрын

    Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💟💔💘❣

  • @sahraabdirahman3517
    @sahraabdirahman35172 жыл бұрын

    Masha Allah! Kuwaara caafimaad intey nolol jirto. Guriga cusubna quraan isaga aqriya

  • @Ogaalkadhacdoyinka
    @Ogaalkadhacdoyinka2 жыл бұрын

    Adna Markan iyo markii hore waa kala labo run ahaantii waxay ahay d quruxlay inta qabta like ku muu jiya asaxaabay

  • @ibrahimhibo4539
    @ibrahimhibo45392 жыл бұрын

    Que du bonheur pour 2 inchaallah jolie famille

  • @nastexanalka1464
    @nastexanalka14642 жыл бұрын

    Anaa uhoreeyo😢

  • @farhaanss1114
    @farhaanss11142 жыл бұрын

    Maanshallah binti cami iyo saydigeey cimri dheer caafimaad iyo cibaado suuban aamiin

  • @jawahirjalaqsn9584
    @jawahirjalaqsn95842 жыл бұрын

    Congratulation isku waara abid inta noloshiina islaqata adunka waxa ugu kun waa isha bini aadanka illahey ha.idinka koriyo adinka iyo caruurtiina Allaha idin barakeeyo mar kalle sanad guuro wacan🎁❤❤❤❤❤

  • @hani8826
    @hani88262 жыл бұрын

    Masha Allaah. Rabbi ha isu kiin daayo ubadkana ha xafido aamin.👍🌹♥️♥️♥️🌹

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe56292 жыл бұрын

    Maasha Allaah Queen Adna

  • @sahradesign774
    @sahradesign7742 жыл бұрын

    Mansha Allah tabarakallah ilaahay ha isku keendayo jeceylka dhaba tah marna ma dhamaado 🥰🥰🥰

  • @sunaliitapea8807
    @sunaliitapea88072 жыл бұрын

    😅😅😅😅 xiligas gabadha ine qososho ceeb aye ehed san maqlay ciyaar iyo qosol hashegin

  • @riyaanqurux5719
    @riyaanqurux57192 жыл бұрын

    Adna Routine kaga gurigaga cusub no so duub inta igu racsan like🥰

  • @haaruunmaxamed3443
    @haaruunmaxamed34432 жыл бұрын

    Inta murugeysan murugada Allah ha ka qaado aamiin isoboqo wll macan 🙏

  • @aminaahmed1080

    @aminaahmed1080

    2 жыл бұрын

    aniga cml iso ducey

  • @umumaryama2802
    @umumaryama28022 жыл бұрын

    Masha allah tabarakallah allah idin xafido farxadiina ayaan jeclahay farxad waarta ayaa allah idinkaga baryaa xabiibti adna iyo abowe saxaaf

  • @naimamohamed2761
    @naimamohamed27612 жыл бұрын

    Masha Allah beautiful family

  • @safiyosiciid3204
    @safiyosiciid32042 жыл бұрын

    Masha allah wllshey adna waa yariis waalaga yar yhy wllky saxaaf allaha isku kiin barakeeyo ❤❤❤❤❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman12282 жыл бұрын

    Manshallah 😍 adna xubi maxay qpsle cunug yar waaye keydka hooyo ayay yaqanan 🥰✌

  • @ramlayaasiin7064
    @ramlayaasiin70642 жыл бұрын

    Maashallah tabarakallah isku waara waligiin allahuma Aamen🤲🤲

  • @sadiyanurre7802
    @sadiyanurre78022 жыл бұрын

    Masha Allah adna waxay leedahay indhaha xuurul caynta oo kale Saxaaf aad ufiiri indhaha adna qaali yaysan kaaga darsamin gabdhaha jooga aduunyada adna waa xuurul ciinta aduunyada oo Allah kuugu deeqay ilaali oo haku xadgudbin waa hadiyad kaaga timid xaga allah

  • @nasranuur9271
    @nasranuur92712 жыл бұрын

    Wllhi wan Qosolay 🤣🤣🤣🤣❤❤Masha allah Wllky iyo Wlashey Hambalyo Hambalyo 🤣🤣🤣❤❤❤🤴👸🏽❤

  • @hibohusseinn6955
    @hibohusseinn69552 жыл бұрын

    Masha allaah ❤️ ❤️ adno weey qurux bad deeyd

  • @rahmakiin8001
    @rahmakiin80012 жыл бұрын

    Nin Iy0 naagtiis meel iskaga eg maadan maqlin miyaa abayo adna ilaahi ha idin xafido isku duqooba idin Alle ❤💋

  • @najimaxuseen9838
    @najimaxuseen98382 жыл бұрын

    Man shalha ilhhayi ha isak kin dayoh il xun idan arag toh😍😍😇

  • @fathiyaahmad8740
    @fathiyaahmad87402 жыл бұрын

    Horta hal mid sand walba xaflaf lama dhigtee dhawrkii sanaba mar baa la qabsadaaye lacgta wax kle ku qabsdoo iskadaaya

  • @khadrohaji2183
    @khadrohaji21832 жыл бұрын

    Mash allaha tabaraka allaha isku waare caruurtana alle ha idlin xafido amiin ya rabbi insh allaha

  • @zuhuurasomali6219
    @zuhuurasomali62192 жыл бұрын

    My family aan jeclahay allah idin barakeyo isku waara abid isha allh lkn maxa waye adna io saxaf 2011 aa is guursaten waxana loomodaa 2000 inuu aha taasna wa kaftan yaah Hambalyo 👏👏🥰🙏

  • @Ahaan07518
    @Ahaan075182 жыл бұрын

    Leee maxaa waye saa utaashin 😂😂😂😂😂😂 somalidii hore ayaba u egeydeen walle ma yarifiin muqalkan 12sano ka weyn wallhi

  • @qadracabdiqaaliq3925

    @qadracabdiqaaliq3925

    2 жыл бұрын

    haa saxwaaye wiilkooda ayaaba 13 sano jiro somali io isyares lagama waayo

  • @tafsiirainaaxmeddige7694
    @tafsiirainaaxmeddige76942 жыл бұрын

    Mansha allah labdiinaba wad yar yareydeen hadii run la shegaayo

  • @juweriyosahal4053
    @juweriyosahal40532 жыл бұрын

    Masha alaaah xabiibtii ilaahey haidin barakeyo dhamantin

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel88932 жыл бұрын

    Soomaalidi Waa sunta hargaha Haday arkaan qofo nolol fiicana hayaseta ma tirahadan hanballayo Aroosoka maasha Allaah buu Ahaa Adno cunugu yar baya aheeyde iskuwaar ubada kana ilaahay hadiin dhaafo kuwo kalena haydiinku daro yaa rabii🤲🤲🤲🤲🥰

  • @mohamadcawaale720
    @mohamadcawaale7202 жыл бұрын

    Manshalh 12 year wow wat a lovely family keep going 😍😍😍😍

  • @fahmadhagane6340
    @fahmadhagane63402 жыл бұрын

    Ila hada quruxley ayaa tahay mansha allah tabarakallah laba qof aah oo laisdontay

  • @queensa1357
    @queensa13572 жыл бұрын

    Oh adna said ee u yared wlhi saxaf waye duqa 😂😂😂😂ar adna hindidii masakiinta nimanka lagu qasbi jiray lee u ekatay mida kale adna suniyaha only me maka dhigatay 😂😂😂🤟

  • @hooyadasuheyb6920

    @hooyadasuheyb6920

    2 жыл бұрын

    😂😂😂😂

  • @ady426

    @ady426

    2 жыл бұрын

    😂😂🤣manooli hindidi ninka lagu qasbi jiri aaa kk

  • @ayanabdi54
    @ayanabdi542 жыл бұрын

    Adnaa quruxley Mashallah xaas kaga ha dhihin qofaa kaa qorxoon Saxaaf.

  • @rawihassan8615
    @rawihassan86152 жыл бұрын

    Masha allah allaha isku Kiin xafido aduun iyo aaqiro aniga waxaan u arkaa inaad edna ka weyn tahay ee si fiican u kool kooli

  • @soph_lol6942
    @soph_lol69422 жыл бұрын

    She is right adna because me and my husband is look like we live 20 years

  • @carfoonofficial9416

    @carfoonofficial9416

    2 жыл бұрын

    Masha allah alh idin barakeeyo

  • @naciimacabdirashidibraahim4035
    @naciimacabdirashidibraahim40352 жыл бұрын

    😂😂😂😂adna xaraabo wn idin jeclahy sanadopadnwadajira keep going ❤❤❤❤

  • @naciimoyacquub8456
    @naciimoyacquub84562 жыл бұрын

    Alookubarakey abaayo mcnto waan idinjeclahay keb gown

  • @umumohamed2399
    @umumohamed23992 жыл бұрын

    Mash allaah 🥰❤️👍 horay usocda

  • @deqomohamudahmed2418
    @deqomohamudahmed24182 жыл бұрын

    Adna wa yareed wlh aroos jiro oo quruxda bdn wad dhigaty🥰masha allh nolada

  • @shadiabashir7666
    @shadiabashir76662 жыл бұрын

    Masha Allah qaabka aad u sharaxdey sadaqada wixii sadaqada muhiim ma ahn inay dadka ogaadaan🙏

  • @faadumonuur8777
    @faadumonuur87772 жыл бұрын

    Masha Allaaha abaayo & aboowe

  • @najmahassan9466
    @najmahassan94662 жыл бұрын

    My family Allah idin barakeeyo

  • @sumayomohamed6044
    @sumayomohamed60442 жыл бұрын

    😂😂Horta Adnaay Quruxdaas waa u soo dulqaadatay wllhi 😂😂😂😂 kugu ma dheeraanaayo hbo mcn 😂🥰🥰 . Ani wxn jeclaan lahaa Sanad guuradiina inaaa si Qurux bdn . Wllhi Ani ahan wxn u arkaa 12 sano oo arooskiina ahaa iyo maatan la taagan yahay wllhi farqi u dhaxeeyo uguna muhiimsan waxa waaye Hbo Adnaay Arooskaaga maadan Qosleen lkn just waad faraxsan tahay 😂😂🥰🥰🥰🥰 waa sheega koowaad ee aan ku farxay markan dawaday fidiyowgan . Teda kle Sumayo ha caaynina simidey waaye Saxaaf iga xishoo Sumayo Ha caayn 😂😂😂😂😂😂😂😂. Family Qurux bdn tihiin ❤❤❤💋💋💋💗💗 oo kudayasho Mudan jilka maanta soo koraayo io jiilka soo socdaba masha Allah 🥰🥰🥰❤❤❤❤💗💗💗💖💖💓💓 . Wllhi si aan idin kugu xiranahay 2019 illa just 2022 2$ imise 3$ ku shubtaa si aan idin daawado 💓💓💓💖💖💖💗💗💗❤❤ . Family la jecel ku Abuurtay dad bdn baa tihiin m.a . Wxn sugaba waa sanad guuradiina oo si farxad ku dheehan tahay . Ramadaan coming soon 💖💖💖💖 i.a 💓💓💓💓💓💓💓💓💓

  • @fartuunmohamed9089
    @fartuunmohamed90892 жыл бұрын

    Masha Allah cunug yar lee ahayd bee masha Allah isku wara indan Allah waan idin jeclahay ilahay amarkii

  • @hooyomacanto8342
    @hooyomacanto83422 жыл бұрын

    Maashaaallaaah alaha iskukeen barakeyo maashaallaah

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman53512 жыл бұрын

    Mashaa Allah, xasuus qaali, aroos qaali ah Isku waara abid Maxamed siciid iyo Adna sharaf, Aamiin Aamiin yaa Allah❤️❤️🌹😘

  • @ismahandayib7561

    @ismahandayib7561

    2 жыл бұрын

    Mazha allah aroosyadii 1990 qurux ahaayeen

  • @asmaqaalichannl251
    @asmaqaalichannl2512 жыл бұрын

    adna sakii dheeray aaway hada waa gaabtee 🤣🤣🤣laakiin aad baad uasturantahy mashaa allh guurka raaga waa kan asturnaanta lagu guuriyo israaga hilibka kal io mooyo iskugu tuma ilkaha iku dhacsada 🤲🏼🤲🏼

  • @seynabdiiriye6239
    @seynabdiiriye62392 жыл бұрын

    Masha Allah alle ha idiin barakeeyo

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs2 жыл бұрын

    Adna 😅🙆‍♂️ dumashi meel dheer ayaad ka imaaten WalE 😂🎤 saxaf alif ilaa ya ayuu kula dhigtay

  • @suadmire7450
    @suadmire74502 жыл бұрын

    Asc manshaallaah saxaaf adna aad ayey u qurux badan tahay waadna nasiib badan tahay allahkubarkeeyo amiin amiin 🌹❤️

  • @niciimomohamoud2511
    @niciimomohamoud25112 жыл бұрын

    Lee waaaba yar yarydeene 🤣🤣 lkn wallhi Qurux ahydeeN 💍 ❤ m.a

  • @qadrocabduwali5155
    @qadrocabduwali51552 жыл бұрын

    Salan iyo sama samo runti ad ban idin jeclahy my familkeyga noloshu idinma xumeyso intas iyo in ka badan isla joga insha allh💕💕💕💕

  • @nasarasheekh8100
    @nasarasheekh81002 жыл бұрын

    Masha alllah allow idin xafid

  • @jmk7b947
    @jmk7b9472 жыл бұрын

    Masha allah 100 Sano Kale & Farxad Caafimaad & Xiiso Jaceyl

  • @fardowsahassan9420
    @fardowsahassan94202 жыл бұрын

    Maasha Allh Adna saxaaf qalbiga niigajeclahy

  • @munamohamed4809
    @munamohamed48092 жыл бұрын

    Mashaa Allah Tabarakallah Allah idin barakeeyo

  • @sareedomire8265
    @sareedomire82652 жыл бұрын

    Mi role model fmly Allaha isku kiin dhaafo❤️❤️❤️❤️🌹

  • @ashaibrahim3312
    @ashaibrahim33122 жыл бұрын

    Masha alalh farxad badan in sha alalh amiin amiin yaa rabi 🤲🤲❤️❤️❤️❤️👍🤲🤲✅

  • @ashodakane5245
    @ashodakane52452 жыл бұрын

    Labadinabo waad is korsaten masha Allah isku waraa insha Allah

  • @aymanaragsan6033
    @aymanaragsan60332 жыл бұрын

    Ma sha Allah family qurux badan Allah haydin barakeeyo Aamiin Lakin walaloyal iska dhafa xaflada sanad guurada wax fiican maha keliya waxad samaysan hadyado isasiiya labadiino Lakin music iyo fasahaad Allah ma jecle joojiya please

  • @bilanarahmaan730
    @bilanarahmaan7302 жыл бұрын

    Adno saaid uyareed bee saxaaf wuukugaaday yariis tahay mashaallh lkn makeupka bis lagaga dhele always you are beautiful queen 👸👑 saxaf adna wakawentahay😂😂😂

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa77172 жыл бұрын

    Masha Allah tabarikalha Adna beb Ahayda 💖 💓 💕 ❤ 💗 💖

  • @zahrabelabeauty7863
    @zahrabelabeauty78632 жыл бұрын

    Kkkkk whli adna hada aniga iyo saxibkey wan isku e kanay🤣🤣

  • @munaabdullahi6809
    @munaabdullahi68092 жыл бұрын

    MashaALLAH wad isku egtihin

  • @maryangaras7214
    @maryangaras72142 жыл бұрын

    Masha Allah Allah haku idiin xafido dhamaan teena

  • @Elham12340
    @Elham123402 жыл бұрын

    Alla qofka shashka ku sarayaa oo garba saarta😳 basaliga wadata waa aado xamiido sambuusi Allow kuu naxariiso 🤲

  • @khadrageedi414
    @khadrageedi4142 жыл бұрын

    Asc mashaa allah allah ha idin xafido Sanad guurada waxaan dhihilaha Adna sidi aroonka u aamusneed Hamatosho waxyar inta kale iska farxa

  • @faatimaadam5043
    @faatimaadam50432 жыл бұрын

    Wlhy xaraame tihiin quruxda waad usoo samirteen ee in laydun ku daydo weeye hhh m.a beauty family aad idiin jeclahay ❤😘😘😘😘😘😘

  • @rifaacaabdiali4522
    @rifaacaabdiali45222 жыл бұрын

    Maan shaa Alaah is ku waara waligiin wax idin dhiba Ale idin ma tuso aamiin

  • @carafaatmuxudiincusmaan4153
    @carafaatmuxudiincusmaan41532 жыл бұрын

    M.allah intaas iyo in kabadan alle ha idiin gaarsiiyo

  • @qureyshaabdi1312
    @qureyshaabdi13122 жыл бұрын

    Masha alaah abayo adna rotiinkii waanu uxiisnaye away

  • @ruuniitaamussa9234
    @ruuniitaamussa92342 жыл бұрын

    We can't wait xlaflada sanad guurada🥰🥰

  • @hamidaali372
    @hamidaali3722 жыл бұрын

    walahi aroosyadi dhowr sano kahor waa qosol dadku si kalay wada ahaayeen😂😂😂😂

  • @ilwadqurux6584

    @ilwadqurux6584

    2 жыл бұрын

    Cabsi cabsi bey ahayen🤣🤣🤣

  • @bisharoomargedi6209
    @bisharoomargedi62092 жыл бұрын

    Masha Allah isku waara familkena quruxda bdn

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial64792 жыл бұрын

    Haa waad isku eektihin walahy mahsalaly

  • @ridwaanali2076
    @ridwaanali20762 жыл бұрын

    Masha Allah cadno waa ilmoyar

  • @nimconfg
    @nimconfg2 жыл бұрын

    Maansha Allah isku waara oowlaadiina baari Allah haydinka dhigo waxaa tihiin dad kudayasha mudan mansha Allah.

  • @SANDUUQA_QISOOYINKA
    @SANDUUQA_QISOOYINKA2 жыл бұрын

    Walal waxan soo gudbinaa filmaantii u dambeeyay, oo af soomali ah, inagoo kugu soo gudbinayna qaab casri ah, filmka dhannah kugu tabinayna daqiiqado kooban, nagu soo biir walal ❤ 🙂

  • @shamsohaaruun4844

    @shamsohaaruun4844

    2 жыл бұрын

    Umad filameed ma ahan umaddaan wa muslimiin

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim81112 жыл бұрын

    Ma sha alla Adna quruuxly mahamed saeed ka daran quxudan iskuwar in ti hory kabadan ❤❤❤❤👏👏👏👏👏💋💋💋💋❤💋

  • @mabsuudxasanmataan6663
    @mabsuudxasanmataan66632 жыл бұрын

    Mashaa allaah isku waara idam Allaah

  • @makoahmed9651
    @makoahmed96512 жыл бұрын

    ما شاء الله مبروك الله یبارك فیکم الله یحفظکم hambalyo ebedkiin iskuwaara cimri dheeriyo caafimaad may Allah bless you my beautiful familly very god example for the other family tusaale wanaagsan kudayasha wanaagsan ba tihiin Allah idinbarakeeyo

  • @nimconfg
    @nimconfg2 жыл бұрын

    Adna iyo saxaaf waligiin farxadkuwaara Aamiin Aamiin. Mansha Allah.

  • @faadumo3718
    @faadumo37182 жыл бұрын

    Hhhh waaa maasha Allah Allah ha idin xafido