Wax isbaridda Sare || ULTRALEARNING || ILA AKHRI || 2/2

1. Talooyin Waxbarasho:
• Shahaadooyin Ka Qiima ...
2. Takhasusaadka Jaamacadaha Lagu dhigo
• Waa Maxay Engineering?...
3. Sookoobid Buugaag (Barnaamijka ILA AKHRI). Sida kuwan hooose:
* 7 Habits of Highly Effective People:
• 7da Caado Ay Leeyihiin...
*Buugga Deep Work:
• HOWLKAR -- Deep Work -...
*Atomic Habits:
• Isbadallo Yaryar, Horm...
*How to stop Worrying:
• Jooji Walwalka Bilow N...
*Finish What you Start:
• 1/2 Saad waxaad bilowd...
*Sidey meel sare ku gaareen:
• Sidey Meel Sare Ku Gaa...
4. Sheekooyinka Camoo Aadam:
• Natiijada Qaadashada T...

Пікірлер: 92

  • @abdurehmaniidle11
    @abdurehmaniidle11 Жыл бұрын

    1.wixii aad soo bartay qor wixii aad kaxasuusato kahor inta aadan Aqrin. 2. isku day in aad kajawaabto su'alihii aad qortay adiga oo u kala qaadaya-- kuwa fudud, kuwa dhexe, iyo kuwa adag. 3. samee space reading oo meeshii aad Aqrin laheed waqti badan side 5saac oo xiriir ah waxaad samaysaaa 2saac oo aan lahayn wax kale oo mashquuul ah distractions. ugu danbayn 4. la imow dulqaad iyo sabar oo iska ilali dhibsasho iyo caajis. oo sabir waxa aad baranaysid ilaa aa ufahanto si deeply ah( qoto--dheeer). ustaadow markaa vedio ka daawaday baan sameeye inaa qoro wixii vedio ku saabsanaa waan bilaabe caadadaas anigu mahadzanid ustaad.👌

  • @yaxyecalimaxamed4395

    @yaxyecalimaxamed4395

    Жыл бұрын

    Thank u for u summarizing

  • @AbuIbrahim84
    @AbuIbrahim84 Жыл бұрын

    Great advice well done ustaad.

  • @cadekacade9909
    @cadekacade9909 Жыл бұрын

    Mahadsanid ustaadi cabdiwali jazaka allahu kheyr

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia Жыл бұрын

    Shukran akhii Allah bless you

  • @abdirisakkhabir1905
    @abdirisakkhabir1905 Жыл бұрын

    Mahadsanid Ustaad Abdiwali

  • @waddaqore9088
    @waddaqore9088 Жыл бұрын

    Mahadsanid mudane noleeye sharafta raga iyo gabdhaha somaliyeed

  • @purhaanxbf8496
    @purhaanxbf8496 Жыл бұрын

    Jazakumullah ustad

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 Жыл бұрын

    Masha Allah ustaad mahadsanid

  • @mabsudaabdi5030
    @mabsudaabdi5030 Жыл бұрын

    jasakalah khayarn ustaad

  • @Zahruush
    @Zahruush Жыл бұрын

    Thanks my teacher

  • @waxtarkawalaalkamedia1400
    @waxtarkawalaalkamedia1400 Жыл бұрын

    Jizakalaahu kheeyran kheeyral jazaa akhii

  • @carabofficial3789
    @carabofficial3789 Жыл бұрын

    Thank you really you are good atutor🥰

  • @Abdifitahabdullahi8654
    @Abdifitahabdullahi8654 Жыл бұрын

    Thank teacher ajar Alle hakasiiyo waan kafaa iidaystay buuggan .

  • @Shafie211
    @Shafie211 Жыл бұрын

    Alaykum Salam warhmatulahi wabarkatuh ustaad❤❤❤

  • @adiirfarhanharoole489
    @adiirfarhanharoole489 Жыл бұрын

    Ustaad mahadsanid

  • @ayubdhagacade8854
    @ayubdhagacade8854 Жыл бұрын

    Jazakallah ustaad

  • @bintu_abuukar
    @bintu_abuukar Жыл бұрын

    Waaba dhibka i heeysto, wxn bartay inaa dad sii baro ka cabsadaa. Shhukran ustaad👏🥰♥️

  • @saafimedia4578
    @saafimedia4578 Жыл бұрын

    Masha Allah thanks ustaad

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur4430 Жыл бұрын

    Jazaakallaah walaalkay C.wali.

  • @canabahmed1233
    @canabahmed1233 Жыл бұрын

    Tnx wll qali

  • @Ahmedabdirahmanhusen.
    @Ahmedabdirahmanhusen. Жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad

  • @mubarigahmed3483
    @mubarigahmed3483 Жыл бұрын

    Macha Allah keep going

  • @abdallajx252
    @abdallajx252 Жыл бұрын

    Mahadsanid mudane

  • @asadabdirisak143
    @asadabdirisak143 Жыл бұрын

    Aad iyo baad umahsan tahay ustaat 🙏

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 Жыл бұрын

    MahadsanidMacalin

  • @camiradan4863
    @camiradan4863 Жыл бұрын

    Thanks

  • @aniyali6633
    @aniyali6633 Жыл бұрын

    Thanks bro

  • @tasliimaduceysan682
    @tasliimaduceysan682 Жыл бұрын

    Thnks ustad waan sugaynay casharkaan waana dhibka ugu badan een xalkiisa ubaahnayn🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @marwojannah6820
    @marwojannah6820 Жыл бұрын

    Masha Allah keep going walaal ❤️😘

  • @fathiahmedismail4158
    @fathiahmedismail4158 Жыл бұрын

    Thank you ustad🥰

  • @techtopfives343
    @techtopfives343 Жыл бұрын

    Hore usoco brother

  • @mtjoker.
    @mtjoker. Жыл бұрын

    Thanks pro🖐💯✊🙏

  • @Maryama_cabdillahi
    @Maryama_cabdillahi Жыл бұрын

    Mahadi hakaa gaarto ustaad.

  • @hanahibo2494
    @hanahibo2494 Жыл бұрын

    Mahadsanid

  • @OgaalSaxan2023
    @OgaalSaxan2023 Жыл бұрын

    M.a Walaal Mahadsanid insha Allah muuqaalo kaloo dhalinta anfacayso inaa soo Gudbisaa Rajayna.

  • @abdifataaxhaaji2236
    @abdifataaxhaaji2236 Жыл бұрын

    Thnks

  • @abdielmi6419
    @abdielmi6419 Жыл бұрын

    Abdiwali aad baan kuu salaamayaa. Waxbadan ayaan kaa bartay.

  • @abdirizakmohomed1535
    @abdirizakmohomed1535 Жыл бұрын

    Mashaa allah

  • @abdiazizmoalimhussein2348
    @abdiazizmoalimhussein2348 Жыл бұрын

    Shukran

  • @ardocabdillahi5259
    @ardocabdillahi5259 Жыл бұрын

    Insha Allah

  • @yuuzuffarah5635
    @yuuzuffarah5635 Жыл бұрын

    Really motivitional speaker thank you Ustaad.

  • @user-er5vw7cb9v

    @user-er5vw7cb9v

    2 ай бұрын

    Or right

  • @alihassanhuseein1680
    @alihassanhuseein1680 Жыл бұрын

    Masha allah ustaad keep going mahdsnid allah ku barakeyo ❤ 👏 💖 💙 🙏 ♥ ❤

  • @abdalavlogs2610

    @abdalavlogs2610

    Жыл бұрын

    Abdala Vlog waa channel KZread waxa an ku so gudbiya muqalada travel Vlog ah fadlan igu so biir

  • @Inis_Nake_252
    @Inis_Nake_252 Жыл бұрын

    M.a uztaad Horta waan kaaga mahad celinaa waxaan kaa faaiidey run ahaantii waxaan ahay dadka aadka kugu xiran oo dhiiri galintada shidaal ii ah alle hakaa abaal mariyo lkn uztad Ardey baan ahay Oo f4 ah talo kaga bahanaye xageen kala soo xariiraa Uztaad

  • @mohamedawes6370
    @mohamedawes6370 Жыл бұрын

    mashaAllah barakaAllah

  • @abdalavlogs2610

    @abdalavlogs2610

    Жыл бұрын

    Abdala Vlog waa channel KZread waxa an ku so gudbiya muqalada travel Vlog ah fadlan igu so biir

  • @zalmaahmet565
    @zalmaahmet565 Жыл бұрын

    Mahdsanind ustaad

  • @AbdirahmanHAhmed-wl3ks
    @AbdirahmanHAhmed-wl3ks Жыл бұрын

    Wad mahadsantay akhii Really waxa aad u isticmali jiray video ka ka hore wax ka mid 1: active recall 2: space reputations 3: anki[flash cards]

  • @xamakowramram7730
    @xamakowramram7730 Жыл бұрын

    Shukran wll wax badan ayaa noo iftiimisay jazaa kallah

  • @abdalavlogs2610

    @abdalavlogs2610

    Жыл бұрын

    Abdala Vlog waa channel KZread waxa an ku so gudbiya muqalada travel Vlog ah fadlan igu so biir

  • @abdirahmanabdullahi4418
    @abdirahmanabdullahi4418 Жыл бұрын

    Haaa waa runta wll aniga dhibkas Kalsoni daro

  • @abdulahiomar7933
    @abdulahiomar7933 Жыл бұрын

    Thanks ustad abdiwali 👏

  • @abdalavlogs2610

    @abdalavlogs2610

    Жыл бұрын

    Abdala Vlog waa channel KZread waxa an ku so gudbiya muqalada travel Vlog ah fadlan igu so biir

  • @emric_apthalla624
    @emric_apthalla624 Жыл бұрын

    mahad sanid ustaad🎶🎬

  • @smartmultimedia1790
    @smartmultimedia1790 Жыл бұрын

    Mahadsanid walaal

  • @abdalavlogs2610

    @abdalavlogs2610

    Жыл бұрын

    Abdala Vlog waa channel KZread waxa an ku so gudbiya muqalada travel Vlog ah fadlan igu so biir

  • @faadumocarab3093
    @faadumocarab3093 Жыл бұрын

    inaaan falo kuso qoro wlh waa muhiim wax aan kugu til malo maqano wll qali ilahay aqliga kama qado

  • @iqrocumar7534
    @iqrocumar7534 Жыл бұрын

    M.a ustaad Alhakuxafido

  • @abdalavlogs2610

    @abdalavlogs2610

    Жыл бұрын

    Abdala Vlog waa channel KZread waxa an ku so gudbiya muqalada travel Vlog ah fadlan igu so biir

  • @salafibare8945
    @salafibare8945 Жыл бұрын

    Eng applicationka magiciis

  • @shukrihirey2262
    @shukrihirey2262 Жыл бұрын

    Thank you for the perfect video.

  • @abdioksijinhaloosooiibiyoa8805

    @abdioksijinhaloosooiibiyoa8805

    Жыл бұрын

    Alle ha usahlo wax barasho fiican iyo dad macalimiin fiican iyo wadan dagan oo waxbarasho siiya dad kaas . Dad badan baa qaba bac iyo qajajac wax ku maranayee. Intii haysata wax barasho shar ci yeeysanna maasha Allaah tabaaraka Allah laa xowla waa quwata illaa billaah.

  • @SurprisedBarbecue-mz7ed

    @SurprisedBarbecue-mz7ed

    5 ай бұрын

    ⁵yj⁸

  • @mohamedomar8313
    @mohamedomar8313 Жыл бұрын

    M.a ustaad Anki flashcards full vedio kso diyaari , sida lo sameyo , iyo habka cards organize loga dhigo . Mhdsanid

  • @queendiamond308
    @queendiamond308 Жыл бұрын

    Waaad ku mahsnthy wll wxaan kaa codsaneynaa courses online oo wx tar leh noo so gali

  • @ayaandhaqne2460
    @ayaandhaqne2460 Жыл бұрын

    ustad waxaa nooga faaloota coursera googla ay leedahay mahadsanid 🙏🥰

  • @maamafood1587
    @maamafood1587 Жыл бұрын

  • @ramlayusuf5143
    @ramlayusuf5143 Жыл бұрын

    Mahadsani wllo

  • @abdalavlogs2610

    @abdalavlogs2610

    Жыл бұрын

    Abdala Vlog waa channel KZread waxa an ku so gudbiya muqalada travel Vlog ah fadlan igu so biir

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 Жыл бұрын

    Mahad sanid ustaad

  • @abdirahmanbinali2446
    @abdirahmanbinali2446 Жыл бұрын

    Wllhi aad ayaad umahafsantahay waxyaabo badanaan kaa faaidnay

  • @zakikarazaay5483
    @zakikarazaay5483 Жыл бұрын

    Macalin okiyaalaha ugu fiican iftiinka computer difaacayo macaiisa ila wadaag Mahadsanid

  • @kafiyakiin3163

    @kafiyakiin3163

    Жыл бұрын

    Aniga xatta wan u bahanay doctor u taag laha

  • @shaficiahmed2739
    @shaficiahmed2739 Жыл бұрын

    Ustaad waxan jeclaan lahayn in buuga nala wadaagtid isagoo pdf ah

  • @abdalavlogs2610
    @abdalavlogs2610 Жыл бұрын

    Abdala Vlog waa channel KZread waxa an ku so gudbiya muqalada travel Vlog ah fadlan igu so biir

  • @osmanabuqadiregal2605
    @osmanabuqadiregal2605 Жыл бұрын

    Brother fartan dhib kuqabaye sidee yeela

  • @ramadanalpha3429
    @ramadanalpha3429 Жыл бұрын

    Waan ku salamay macalin waxan rabay in aan Nosoo samayso video ku saabsan ahmiyada ay leedahay ku dhimashada iyo ku qabashada hawlaha guud meel dagan iyo buuq ay san ka jirin ? Waxan rajaynayaa in aad isoo jawaabidontiid.

  • @techtopfives343
    @techtopfives343 Жыл бұрын

    Ustaad waxaad kasoo Hadashaaa shirka dhalinyarada diplomasiyiinta loogu qabto turkey Thailand

  • @shekhul.kuli-23
    @shekhul.kuli-23 Жыл бұрын

    Halmar ban ku naf baxaa waxa markasiban bil mooganaada Misana hadaan kuso noqdo meeshii waa habaa an

  • @husniyare7185
    @husniyare7185 Жыл бұрын

    Mhdsnd ustaad

  • @maxamadcabdirahman1197
    @maxamadcabdirahman1197 Жыл бұрын

    Asc walalkay waxad isheegta websta free ah it ah

  • @khadarcabdiraxmaan3031
    @khadarcabdiraxmaan3031 Жыл бұрын

    Asc warax matulh wabarakatuhu. Vidoe talo bixin ah nooga soo diyaari Islamic banking and finance fdln. Mhdsanid in bdn.

  • @khadarcabdiraxmaan3031

    @khadarcabdiraxmaan3031

    Жыл бұрын

    Information ku saabsan

  • @ahlaamcdey8851
    @ahlaamcdey8851 Жыл бұрын

    Wax iz bar mrka is dhaho mrka bilawo ba izka daya dhibkaz ba qaba

  • @zakariyemohamudabdi962
    @zakariyemohamudabdi962 Жыл бұрын

    𝕂𝕙𝕖𝕪𝕣 𝔸𝕝𝕝𝕤 ℍ𝕒𝕜𝕦 𝕤𝕚𝕚𝕪𝕠 𝕒𝕒𝕞𝕚𝕚𝕟 Hᴀʟᴋᴀᴀs Nᴏᴏɢᴀ sɪɪ ᴡᴀᴅ Usᴛᴀᴀᴅ

  • @zakariyemohamudabdi962
    @zakariyemohamudabdi962 Жыл бұрын

    𝐔𝐬𝐭𝐚𝐚𝐝 𝐀𝐚𝐝 𝐁𝐚𝐚𝐝 𝐔𝐦𝐚𝐡𝐚𝐝𝐬𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐚𝐧 𝐊𝐮 𝐒𝐮𝐠𝐚𝐲𝐚𝐲 𝐋𝐤𝐧 𝐄𝐞𝐛𝐞 𝐌𝐚𝐡𝐚𝐝𝐢𝐢 𝐖𝐚𝐚𝐝 𝐬𝐨𝐨 𝐃𝐡𝐚𝐦𝐦𝐞𝐲𝐬𝐚𝐲

  • @Abucadnaan
    @Abucadnaan Жыл бұрын

    Mahadsanid