Sideed Buugaagta oola Saaxiibi Kartaa? || 3 QAAB

Muuqaalka Waxaan kusoo bandhigayaa:
0:00 Hordhac
01:05 Talooyin ama fikrado akhrinta buugaagta ah.
06:20 Qaabka 1aad
06:45 Qaabka 2aad
11:00 qaabka sadexaad
13:55 Gunaanad
Daawasho wacan
Mahadsanid.
Linkiyada aad buugaag ka heli karto:
1. t.me/somalibooks
2. z-lib.org/

Пікірлер: 98

  • @cabdiwali
    @cabdiwali2 жыл бұрын

    Linkiyada aad buugaag ka heli karto: 1. t.me/somalibooks 2. z-lib.org/ z-library markaad buug kasoo dajiso waxa uu noqonayaa e book format ah waxaad u baahantahay inaad u badasho pdf. websitekan ku uploud garee si'uu pdf kaaga dhigo kadibna soo dagso : www.freepdfconvert.com/epub-to-pdf

  • @Mulla-alyusufi

    @Mulla-alyusufi

    2 жыл бұрын

    Patroleum Engineering Qatar malagu bartaa 1. meeqa lacag ah kugu filan semester kasta 2.maxaa loo baahan yahay inaad taqaanid 3. Adoo shaqaynayan mabaran kartaa Waad mahad san thy walaalkay Fadlan iiga soo jawaab hadii aad awoodid💓💯

  • @mahamedcadi6104

    @mahamedcadi6104

    2 жыл бұрын

    M a

  • @somaliyoutuber3959
    @somaliyoutuber39592 жыл бұрын

    Quraanka ilaahay la saaxiib iyo tafsiirkiisa asaa wax walba oo buuga kaaga filan

  • @maxamedcabdiraxim3221

    @maxamedcabdiraxim3221

    2 жыл бұрын

    Masha'alah walal Ada u mahadsantahay Allaha cimri dheer iyo Camal wngsn iyo cibado suban nasiiyo dhaman muslimiinta

  • @Calasoow
    @Calasoow2 жыл бұрын

    SOMALI LIBRARY IYO SOMALI BOOKS waa labada meel ee aan ka raadsado buugaagta Af Soomaaliga ah. Mahadsanid ustaad.

  • @zakyhmohamed9572
    @zakyhmohamed95722 жыл бұрын

    ٱقۡرَأۡ بِٱسۡمِ رَبِّكَ ٱلَّذِی خَلَقَ

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial71162 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @abdirahmankeisal9939
    @abdirahmankeisal9939 Жыл бұрын

    Buugagta ay tahay inaad dhammeyso ama aad wada aqriso waa buugaagta novels ah ama buugaagta sheegooyinka sidaad u taqaanidba. Mahadsanid ustaad

  • @mohammedmanann9977
    @mohammedmanann99772 жыл бұрын

    Mashaa allaahh ust.

  • @ahmeyabdi1758
    @ahmeyabdi17582 жыл бұрын

    Thanks ustadh it is my first time to become first viewer 💯💯

  • @hodanmohamed2515
    @hodanmohamed25152 жыл бұрын

    masha allaah c/ wali

  • @hakiim2323
    @hakiim23232 жыл бұрын

    Aaad iyo aad umahdsantahy Waxbaadan ayaan ka faaiday Allh hakaa abaaal mariyo

  • @abdikafimohamed3076
    @abdikafimohamed30762 жыл бұрын

    Alle haa kuu siyaadiyo cilmigaga

  • @abdiqaniahmedmohamed6413
    @abdiqaniahmedmohamed64132 жыл бұрын

    Mncha allah ha jaasi mariYo wllo

  • @abdiwaliahmed3301
    @abdiwaliahmed33012 жыл бұрын

    Alle ha ku barakeeyo

  • @husienaadan401
    @husienaadan4012 жыл бұрын

    Ustaadow waa mahadsantahay

  • @axmedjaamaccabdullahi282
    @axmedjaamaccabdullahi2822 жыл бұрын

    أفادتنا حياك الله يا أستاد

  • @najibmohamed21
    @najibmohamed21 Жыл бұрын

    Mhadsanid wll 🙏

  • @yahyeyusuf3492
    @yahyeyusuf3492 Жыл бұрын

    M,a thankz ustaad

  • @mohedrashed8403
    @mohedrashed84032 жыл бұрын

    Ustaad ALLE cimriga iyo cafimadka hakuu dhereyo

  • @saytuunmaxamud2031
    @saytuunmaxamud20312 жыл бұрын

    mash allah macalin allah kusharfi😍😍😍💥💥💥

  • @cilmigamaantaofficialtube4481
    @cilmigamaantaofficialtube44812 жыл бұрын

    masha allah sxb buugta ayaan ugu baahnaa

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax81062 жыл бұрын

    Mnsh Allah alle hakuxafdiyo

  • @xidigsharif
    @xidigsharif2 жыл бұрын

    Mahadsanid Abdiwali sxb

  • @asadjr8680
    @asadjr86802 жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad karaamada rabi korkaaga ha ahaato

  • @abdulahiofficialchanel7352
    @abdulahiofficialchanel73522 жыл бұрын

    Thanks so much professor

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser72 жыл бұрын

    NIN khabiir oo wax bdan og mahsanid bro👍🏽

  • @alidhoodhe4975
    @alidhoodhe49752 жыл бұрын

    Mahadsanid akhii جزاك الله خير

  • @bilaalchanel1443
    @bilaalchanel14432 жыл бұрын

    Talo effective ah runtii, mahadsanid ustaad.

  • @maafaraxnaa5665
    @maafaraxnaa56652 жыл бұрын

    mahadsanid ustaad

  • @Shafie211
    @Shafie2112 жыл бұрын

    جزاك الله خيرا أستاذ قد استفدت منك وشكرا🙏

  • @ahmedyare1976
    @ahmedyare19762 жыл бұрын

    masha Allah waad mahadsantahy waad noo faideysay

  • @abdulkadirmuhumedgure5865
    @abdulkadirmuhumedgure58652 жыл бұрын

    Macalimiinta aan ku tashto abdiwali khalif iyo salmaan madow, guul wacan.

  • @mohmedamin9440
    @mohmedamin94402 жыл бұрын

    Mnsha allaah ustaad.waad mahadsantahay

  • @omarali433
    @omarali4332 жыл бұрын

    Mashaa Allaah, Mahadsanid.

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish2 жыл бұрын

    Mahadsanid ustd abdiweli Khalifa

  • @hibaaqhuzien7937
    @hibaaqhuzien79372 жыл бұрын

    الله يجزيك الخير وأعاننا علي الإستفادة منها

  • @nuurhassan7183
    @nuurhassan71832 жыл бұрын

    جزاك الله خيرا جزاء

  • @fartunmuhamud4074
    @fartunmuhamud40742 жыл бұрын

    Thank you

  • @mohamedadow5780
    @mohamedadow57802 жыл бұрын

    شكرا أستاذ وجزاك اللّٰه خيرا

  • @sakariyekeyse
    @sakariyekeyse2 жыл бұрын

    Alle Haku Barakeeyo UstaaD

  • @abasabdullahi6340
    @abasabdullahi63402 жыл бұрын

    Allaha ku sharfo ustaad runtii waa vedio cajiib ah allaha kaa abaalmariyo.

  • @iqrasomali12
    @iqrasomali122 жыл бұрын

    Vdieo wa muhiim mhdsanid wll

  • @mohamedsuleimanabdi212
    @mohamedsuleimanabdi2122 жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad

  • @hassanwarsame3121
    @hassanwarsame31212 жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad.

  • @ANNA-vh3pi
    @ANNA-vh3pi2 жыл бұрын

    Mahadsanid macalim

  • @bilemama6331
    @bilemama63312 жыл бұрын

    Mahadsanid wll mcn

  • @c.raxmancabdixayi5393
    @c.raxmancabdixayi53932 жыл бұрын

    jzk allah ustaad

  • @hudafa__6814
    @hudafa__68142 жыл бұрын

    Thank you aad baad u mhddsan tahay

  • @abdiqanigadhyare7973
    @abdiqanigadhyare79732 жыл бұрын

    waan soo radiyey casharkan kadib shaley markaan arkey inaad berri soo gelinaysid mahadsanid

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur44302 жыл бұрын

    Jazaakallaah.

  • @abdiqani7649
    @abdiqani76492 жыл бұрын

    Shugran ustaad

  • @aminayussuf8125
    @aminayussuf81252 жыл бұрын

    Macalinkeygah 🥰💥

  • @yahyegood5458
    @yahyegood54582 жыл бұрын

    Keep going oro

  • @hassenguled82
    @hassenguled822 жыл бұрын

    Asc ustaad runtii cilmi badan ayaad noo faaidaysaa in mudo ah ayaan bayjkaga ku xidhanahay anoo ethiopia jigjiga ku nool ustaad Alle ha ku ciseeyo wll.

  • @abdirahmanmohamed3285
    @abdirahmanmohamed32852 жыл бұрын

    Mashaa allaaaa

  • @MohamedAli-ps4vm
    @MohamedAli-ps4vm2 жыл бұрын

    aad ba umahadsantahay wll abdiwali

  • @ArimaHeena121
    @ArimaHeena1212 жыл бұрын

    Mahdanid ustaad

  • @abdikarimhassan1557
    @abdikarimhassan15572 жыл бұрын

    M.a.jazakallahu kheyr macalin waxaan ku waudiinayaa halkeen ka heli karaa kindle ka qiimaha uu joogo hadii aad ila wadaagi karto waxàan jooga somalia gaar ahaan muqdishu-somalia Mahadsanid macalin

  • @itsdagan5080
    @itsdagan50802 жыл бұрын

    Sida xisaabta loo barto noo soo same ustaad thnks

  • @nasriinafi5258
    @nasriinafi52582 жыл бұрын

    Allh ku barakeyo ustaad

  • @fikradkaabe
    @fikradkaabe2 жыл бұрын

    @MubarakHadi Kanalkas Ba Helysa Buugag badan oo Cod ah Ama Podcast ah

  • @engjamaal426
    @engjamaal4262 жыл бұрын

    Ustaad Jazkllah Kheyr Ee link inoo so dhig

  • @rayaanismail9851
    @rayaanismail98512 жыл бұрын

    Eng kayda buugta laga helaya asna nooc walba waxaana yaala buugaga i cajabiye mahadsanid eng

  • @liibanibraahim4346
    @liibanibraahim43462 жыл бұрын

    Ustaad aad umahadsanthy hadaan soofiiriyay inaad soodhigtay iyo inkale thanks

  • @abdirahmanabdimajidiman9695
    @abdirahmanabdimajidiman96952 жыл бұрын

    Ustaad magaceegu wa c.raxman c.majid iman. Waxan ahay arday wax ka barta dalka turkiga . kuliyada mechanical engineering . Waxan wax ka barta jamacada karabük university . Oo ka mid ah top 10 ka jamacdaha turkiga. Waxan maraya fasalka 4aad semisterki ugu danbeyay. Waxan donaya inan ka mid noqdo macliminta wax ka bixiya website ka at sameysen. Waxan ahay qof ku xeel dheer aviation field. Waxan ka mid ahay team jamacada ka diyarineysa so sarinta air drones ka oo an anigana ka qeyb ahay. Qasatan dhanka design ka iyo analyse ka. Maadooyin badan oo an bixin karo aya jirta. Sida 1.solidworks, 2.ansys 3.catia 4cfd 5.xflr5 6. Differantial equations 7. Mathematics 1 8.mathematics 2 Iyo maadoyin badan oo an bixin karo aya jirto. Waxan donaya in ardayda jamacadaha waxka barta qasatan kuliyada engineering inan ugu faaideeyo. Cv geegi wan idin so diri kara

  • @ibrahimnour6123
    @ibrahimnour61232 жыл бұрын

    Vedio waxaan daawanayaa anoo safar from Islamabad to Lahore u socdo mahadsanid saxiib

  • @abdirahman8500
    @abdirahman85002 жыл бұрын

    Halkan ayaad ka heli kartaa buug soomaali dhagaysi ah iyo kuwo PDF ahba: t.me/kaydbooks

  • @khalidoday8943
    @khalidoday89432 жыл бұрын

    Buuga akhriskiisa 5daqiiqo yoomki uqoondee maalina hdayn ee maalin wlba qosob isaga dhig inad aqriso 5ta daqiiqo bilowgunba adag ee hdaad bilowdo waadku raaxaysanysa oo saacad waadku gaadhaysa ugu yraan

  • @farxaansheekh1324
    @farxaansheekh13242 жыл бұрын

    Usthad waxad ka Hadassah sida language English lagu barakaro jwb kasugaaa

  • @waanooyinqiimobadan
    @waanooyinqiimobadan2 жыл бұрын

    Aaladaa kale macalin magaceed se ma lehelayaa

  • @fadxaxaaji9657
    @fadxaxaaji96572 жыл бұрын

    Wll sided u arkata hadi an buxiyo jamacado bdn

  • @haa7643
    @haa76432 жыл бұрын

    *Ar i so booqda faa'iido ayan idin sidaa👍*

  • @abdiabdullhi395
    @abdiabdullhi3952 жыл бұрын

    Ustaad sharaf ku noolaw

  • @Maryama_22
    @Maryama_222 жыл бұрын

    Telegram aad ayan uga faidey runtii buugaag badan Pdf ah baan ka helay luuqadaa rabtidna ku qrn Somali,Arabic iyo English ba Anyway shukran ustaad

  • @yusufabdisamad4281

    @yusufabdisamad4281

    2 жыл бұрын

    Magaciis Telegram kaas plz 🙏

  • @Maryama_22

    @Maryama_22

    2 жыл бұрын

    @@yusufabdisamad4281 10:07 ❤ ""Somali books"" ""Somli library"" ""Buugaag Afsomali Wllo telegramka "ka search karey waa ay ku so bixi donan. Buugagta ku jiro afsomali u badan,lkn wad ka heli kartaa qaar ku qoran English iyo Carabi. Shukran

  • @abshiroibrahimxikmad5000
    @abshiroibrahimxikmad50002 жыл бұрын

    Asc ustat sethy muqalda soo dhigtit way I acajibiyay hadaba waxan raba in adi kula sxiibo raba

  • @mohamedomeribrahim2306
    @mohamedomeribrahim23062 жыл бұрын

    Asc ustaad magaceygu waa mohamed omer dhowr jeer baan su'aal ku soo weydiiyey igama aadn soo jawaabin lkn tan waxaa jecelahay inaad iiga soo jawaabto. waxaan rabaa in aad vedio ka soo sameyso faculty of journalism & communicatio iyo xirfadaheeda iyo micno ahaan . ustaad ha iga iloobin ee hanoqda vedioga hadda lagaa sugaayo thanks ustaad💯🙏🙏 Ha i hilmaamin ila soco🤔🤔

  • @marianshire5671
    @marianshire56712 жыл бұрын

    Asc ustaata waxaad isheegtaa Hal buug oo Somali aha ookahadlaya dhiiri galinta nafta

  • @mohadahir4619
    @mohadahir46192 жыл бұрын

    Kindle qaabka buugta loogu shubto

  • @muuseali3917
    @muuseali39172 жыл бұрын

    ustaad aad bad umahdsan tahy lkn hal midbaa jirta mkrey e book tahy buugagto een lsoo dego website aad so dhigty PDF iima bedalyo ee bal adoo raaliya iso fahnsii

  • @ahmedcaynsane5418
    @ahmedcaynsane54182 жыл бұрын

    Ustaad Abdi wali aad baad u mahadsan tahay wllky. Aaladaas kindle ma sida telephone da ayaa meel walba laga heli karaa mise waayar yahy oo meelo gaara umbaa laga heli karaa ? Qiimihiisa se maxaad ku ogtahay oo uu gaadhayaa?

  • @mohamedaidarus4522
    @mohamedaidarus45222 жыл бұрын

    Mahadsanid Abdiweli. Kindle Paperwhite 10th Gen baa hadda afar bilood isticmaalayaa. Runtii waan ka kahelay. Waa aalad cajiib. Buugaagta English, MOBI format-ka website ka aad sheegtay ee Z library iyo PDF drive ban ka helaa. Buugta Carabiga weliba siiqada MOBI. Xagee laga heli karaa iyagoo free ah?

  • @ameinali9371
    @ameinali93712 жыл бұрын

    wll wadmahdsan thy

  • @karamaaddullahi8208
    @karamaaddullahi82082 жыл бұрын

    Ustad abdiweli waxaan kaa codsanayaa in aad Ii fasaxdo Hal muuqaal oo aan ardayda tusin lahaa . Anigoo magacaaga kuxusaya

  • @cabdiwali

    @cabdiwali

    2 жыл бұрын

    Fasaxbaad u tahay wlle.

  • @karamaaddullahi8208

    @karamaaddullahi8208

    2 жыл бұрын

    Ustad waa muuqaalka kahadlaya waxbarashada saxda iyo tan kale ) download-ka Wu kaxirabyahy sidee kuhelaa

  • @cabdiwali

    @cabdiwali

    2 жыл бұрын

    @@karamaaddullahi8208 walaale youtube-ka toos wax oogama dajin kartid hadaad lacag bille ah bixinin waa inaad app-kale ood ku dajisan karto raadiso. waxaad sameysaa linkiga muuqaalka y-da youtube waxa ka horeeyo masax ss-na ku badal meel aad kasoo dajin karto ayuu ku geyn.

  • @shaficiahmed2739
    @shaficiahmed27392 жыл бұрын

    Wr zxp see wax ledahy wepp kii bugaGtan kasoo dajiyay wada istiikaro noqdeene maxaa khaldan

  • @cabdiwali

    @cabdiwali

    2 жыл бұрын

    comment-ga 1aad ka fiiri xalka mushkiladaas. Mahadsanid

  • @shalaychannel2201
    @shalaychannel22012 жыл бұрын

    Soomalida hadal heer ay ku soo heesaan hadal lee maa wadaynaa

  • @Mulla-alyusufi
    @Mulla-alyusufi2 жыл бұрын

    Mhd snd walaal Fadlan waxan rabaa in aan machad ka carabiga qatar ku imaado kadibna aan jaamacad iska galo Fadlan kasoo hadal PATROLLEAM ENGINEER

  • @verygoodboy5724
    @verygoodboy57242 жыл бұрын

    Camerada mxaa kudhacay

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish2 жыл бұрын

    Free English courses (ku baro ingiriiska si free) kzread.info/dash/bejne/f4uKwZOaktLLhZs.html Luuqaddu waa furaha aqoonta.

  • @mohamedisackabdi6971
    @mohamedisackabdi69712 жыл бұрын

    mahadsanid ustaad

Келесі