SHAQADA MOBILE APP DIYAAR MAAD U TAHAY

HADII AAD DIYAAR U TAHAY SHAQADA MOBILE APP DEVELOPMENT, LA SOCO VIDEO GAN
Contact me on:
mahdimiad.com
Lets be a friend on :
/ mahdimiad
/ mahdimiad

Пікірлер: 74

  • @mawlidmuxamed5051
    @mawlidmuxamed5051 Жыл бұрын

    Insha'Allah, diyaar walaalo Mahdi Micaad

  • @mohamedradwan6798
    @mohamedradwan67982 жыл бұрын

    I'm ready BRO comes it

  • @ridwanmarlow8761
    @ridwanmarlow8761 Жыл бұрын

    Thank you so much 💓 💗 💗 💛 💖

  • @suleimanyasin6199
    @suleimanyasin61992 жыл бұрын

    Waxaan jeclaan lahaa inaad tutorial (casharo aqooneed noo bilowdo) sidoo kale inaad warbixin dhameystiran naga siiso websites laga shaqaysto ee kamid yihiin ( upwork, indeed ) sida ciwaan looga sameysto oo practical ah iyo sida looga shaqaysto intaa noo faa’ide mahadsanid masuul 👍💯

  • @TestTest-dz9zv
    @TestTest-dz9zv2 жыл бұрын

    Mahadsanid Ustaad

  • @zamriyeofficial9599
    @zamriyeofficial95992 жыл бұрын

    Mahadsanid😊😇

  • @alifarax4955
    @alifarax49552 жыл бұрын

    Insha allaah FLUTTER KA inaad samayso baan u codeeyay

  • @kabahaardaydaacafimaadkaof5600
    @kabahaardaydaacafimaadkaof56002 жыл бұрын

    ustaad thnks

  • @muzcaphazan5361
    @muzcaphazan53612 жыл бұрын

    Thanks teacher

  • @motimacade1
    @motimacade12 жыл бұрын

    Haa ustaad

  • @omarhaadnaan3737
    @omarhaadnaan3737 Жыл бұрын

    masha Allah saad u sharaxaday waa sicajiib .Jasaaka Allah

  • @suleimanyasin6199
    @suleimanyasin61992 жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad laga faa’ido waxyaabo badan sifiican ayaan channel kaaga ugu xidhanahay, muuqaladadana waan share gareeya si dad badan kuugu soo xidhmaan oo lagaga faa’ido

  • @Aftoohmedia10
    @Aftoohmedia102 жыл бұрын

    I'm ready bro

  • @axmednuurmaxamedmuhamud1745
    @axmednuurmaxamedmuhamud17452 жыл бұрын

    Jisakalaah Qeer Akhi

  • @abdisalanyasin
    @abdisalanyasin2 жыл бұрын

    Wcs ustaad, so dhowow.

  • @Hannilacky
    @Hannilacky2 жыл бұрын

    Shukran wll wa runta isticmalka Mobilka aad ayu ubadanyahay, Talo fican iyo xirfad fican shukran ustadi

  • @filsankassimaden4771
    @filsankassimaden47712 жыл бұрын

    Prête inshaAllah

  • @axmedfaarax3045
    @axmedfaarax30452 жыл бұрын

    Diyar macalin

  • @apdallailkacaze4339
    @apdallailkacaze4339 Жыл бұрын

    Uztaadi bloggingka course ka soosamee waadna mahadzanthy ustadi🥰👍🥰

  • @zundusmohammed721
    @zundusmohammed721 Жыл бұрын

    So labo teacher

  • @abdirahmanomarosmankabsool6963
    @abdirahmanomarosmankabsool69632 жыл бұрын

    Techer casharkii 4 part ahaa ee wordpras ka nama aadan tusin sida hosting loogato oo hawada losoo galiyo plz taa nagu caawi teacher

  • @abdulaahihasan7126

    @abdulaahihasan7126

    2 жыл бұрын

    Casharkaas waan sugaynaa ustaad

  • @cabdijabarhamud6817
    @cabdijabarhamud68172 жыл бұрын

    We are ready big pro😢🥰

  • @walaalahaofficial3992
    @walaalahaofficial39922 жыл бұрын

    Haa

  • @loukmanabdi
    @loukmanabdi2 жыл бұрын

    Asc macalin

  • @kunneyare9407
    @kunneyare94072 жыл бұрын

    Website-ka indeed ee laga qabto shaqooyinka remote-ka ugu badan inaad course nooga soo diyaariso ayaad naga ballan qaaday, waan ka soo samayn ayaa tiri. hadad hilmaantay ustaad waa iga xusuusin fadlan nooga soo diyaari

  • @suleimanyasin6199

    @suleimanyasin6199

    2 жыл бұрын

    Haa codsigaa waan kula xoojinaya iyo waliba inuu sharaxo sida ciwaan fiican looga sameysto goobaha shaqada laga helo ee indeed iyo upwork labadaas sifiican Ha inoogu sharaxo masuul ku

  • @musemohamed1064

    @musemohamed1064

    2 жыл бұрын

    @Mahdi ustaad qodobkaa kasoo hadal, waxa jira dhalin badan oo caqabad ka haysato job finding. Thanks

  • @najmaqurux4351
    @najmaqurux4351 Жыл бұрын

    Diyaar

  • @myfunny5348
    @myfunny53482 жыл бұрын

    Remote jobs soobadi ustaad. Dhalinyaradu baahi weyn bey u qabaan. Mahadsanid

  • @t-maker3702
    @t-maker3702 Жыл бұрын

    I.a waanku sugayna wll qaali

  • @mohamedabdirizak988
    @mohamedabdirizak9882 жыл бұрын

    Su aal baan qabaa ustaad website kii WordPress ka aad casharadiisa waday intaas mey ku ekaatay mise waa soo wadaa hosting iyo diamond malahee

  • @mr.slowly8020
    @mr.slowly80202 жыл бұрын

    Ustaad cybersecurity kasoo hdal

  • @shakaawigaming677
    @shakaawigaming6772 жыл бұрын

    Teacher COURSES noga sameey

  • @runway5394
    @runway53942 жыл бұрын

    As wr wb wll online marketing bilow ilaa dhaad sida loosamey sida wax loo dhigo sida lacagta loo ogaado iyo sida loola baxo inoo samee akhii alaha kubarakeyo wll

  • @correct_score624
    @correct_score624 Жыл бұрын

    zxb wll sideee kulasoo hadlaaaa

  • @barkhadmacrozon3034
    @barkhadmacrozon30342 жыл бұрын

    Waan kaa daawanayaaba

  • @jonah6150
    @jonah6150 Жыл бұрын

    Scm wll Mahdi Miad wll maad noofaaidaysid ood cashar nooga sodiyarisid designing & graphic design cadaankuba way sogaliyan iyago 5sac soconaya somalida wll maad nofaidaysid adu marba hadadan noodhigayn lacagna anad naga rabin tnkz wll

  • @fadumomhg8829
    @fadumomhg8829 Жыл бұрын

    Asc wan ku salaaamay walal miad waxaaan kuu hayaaa fikrad app samayn xageee kaaala soo xiriiira

  • @motimacade1
    @motimacade12 жыл бұрын

    Ustaad mopil app developer course inoo bilow diyaar baan nahay barakaw

  • @motivationvedios6601
    @motivationvedios66012 жыл бұрын

    Mahdi I asked this question mararbdhan. Waxan kuficnhy calculation ka. Mxa igula taking laheed inan barto

  • @abdifatahmohamedosman1558
    @abdifatahmohamedosman15582 жыл бұрын

    Ustaad waxaa ka codsaneynaa inad cashir noga so sameyso sida friendly-remote ka loga shaqeysto

  • @abdikafiqalbixabxab3977
    @abdikafiqalbixabxab3977 Жыл бұрын

    Ustad pls meel aan kaala soo xariiro ii sheeg

  • @xogbaar
    @xogbaar2 жыл бұрын

    Aslm ustaad anigu waxaan kaa codsanayaa inaad noosoo baarto Mid la dhaho ( Appache Cordova )

  • @myfunny5348
    @myfunny53482 жыл бұрын

    Fadlan Visual Assistant xog naga sii.

  • @mahadfantaastic6274
    @mahadfantaastic62742 жыл бұрын

    Zxp plz xagee kaala so xiriira codsi wye kaliya inaa wax Barton rabaa wlhi aan wax qabsado

  • @nastexomxmednalka6116
    @nastexomxmednalka61162 жыл бұрын

    Ustaad gancsigaaga online ee aad iska leedahay magaciisa iyo linkiga manala wadaagi kartaa adoo mahadsan

  • @mohamedgawiido8227
    @mohamedgawiido8227 Жыл бұрын

    wll mahdi miicaad hal su’aal baan rabay iyo talo yar inaan kuwaydiiyo oo aad experience uleedahay xagee kala sooxiriiraana?

  • @bosska_channel5038
    @bosska_channel50382 жыл бұрын

    Ustaadd tutorial ma inoo bilaabi kartaa android developer?

  • @Ducayzane_1M

    @Ducayzane_1M

    Жыл бұрын

    yes waan kugu racsanahay sxb ustaadka waxan uga baahanahy android studio inuu cashar inooga so sameeyo

  • @mosheikh9
    @mosheikh92 жыл бұрын

    Ustaadow kusoo qabtaye jawaabtada mee ?????

  • @numericade
    @numericade Жыл бұрын

    Sxb kuliyadan kasoo hadal BSc in Entrepreneurship and Innovation

  • @intisaamisak
    @intisaamisak Жыл бұрын

    social madia application sida loo sameeyo noo soo sheeg

  • @mohamedkobra2305
    @mohamedkobra23052 жыл бұрын

    Course no bilow ustaad

  • @rajochannel7234
    @rajochannel72342 жыл бұрын

    Ustaad su.ala ayaan jawbtoda kaga bahanhy ee whats appkada linkigisa isoo ustaad mahadsanid

  • @norbilmusic3549
    @norbilmusic35492 жыл бұрын

    Wan cusubahay ustad no billow ana wan kugu so birraye

  • @mohamettsamadon3987
    @mohamettsamadon39872 жыл бұрын

    Mahdi sweatcoin kaso hadal waa ii muhiim

  • @yasinfarah
    @yasinfarah2 жыл бұрын

    Nio sidaan u baran karaa graphic design

  • @Ahmednavmn

    @Ahmednavmn

    2 жыл бұрын

    .

  • @ysfbin7869
    @ysfbin78692 жыл бұрын

    hadal badan somaali ba u thy balse dadka wax waa usoo kordhineysaa lkn hadal iska haf action keen course ama casharo

  • @guleidgallery
    @guleidgallery2 жыл бұрын

    mclin mahdi remove bg m lacagbuu kaaga baahanyhay markaa istcmaalaysid >

  • @maxamedyasiin3120
    @maxamedyasiin31202 жыл бұрын

    Ustaad mahadsanid plz sua Shan iga so jawab wlkey Waxan bartay html and css website wanku dhisay ilaa 3 ama 4 Marka waxan raba siden isku tijabin Kara Inan barty Io in kale mida kale ilaa herkey leyga raba Inan barto iso jawb plz Allah ku sharfo wllkey thanks 😊👍

  • @jabrasiin7583

    @jabrasiin7583

    2 жыл бұрын

    Wan kula mid ahay pro inkasto aniga an bartay html css javascript and poostarap marka ustad naga so jawab

  • @xogbaar

    @xogbaar

    2 жыл бұрын

    Kolley macalinku wuu idiin jiwaabi doonaa lakin html iyo css waa front end ama si kale waxaa lagu dhisaa wajiga hore ee website ka marka haddii aad rabto inaad noqoto web developer dhamays tiran waxaad raacisaa luuqad web server ah sida java, php, python javascript na waa muhiin ayana iyo back end sida mysql, Msql server Mahad sanid html waa asalka designka website kasta haddii aad fahanto ugu yaraan 342 tags iyo waxa ay qabtaan

  • @mohammedaweis3014

    @mohammedaweis3014

    2 жыл бұрын

    Markaa samenesay 3 ila 4 website vedio maa ka fiirsatay oo wuxu samenayo vedioga maa ka daba samesay Hadii aad kaligaa samesay oo aadan vedio ka daawan hanbalyo waa taqanaa html iyo css bes horay u soco js baro backend wa ku darsan karta

  • @baromacdangoldandgemstons4044
    @baromacdangoldandgemstons4044 Жыл бұрын

    sidee loo bartaa macdanta dhulkaaga hooyo ( minerals gold and gemstones) kzread.info/dash/bejne/noRs1qyoZ9i3hpM.html

  • @mustafacabdilaahi9860
    @mustafacabdilaahi98602 жыл бұрын

    Wll daawo Tayga ayuu ka hadlayaaye. kzread.info/dash/bejne/hXaF0aSemMKZmNI.html

  • @Millonare_Brain143
    @Millonare_Brain1432 жыл бұрын

    Ustaad mahdi miad alle haku sharfo From hargeisa kaala socdaa aad baan kugu xidhanahay instgram iiga so jawab su aalo yara macquula aad iiga jawabtide ustaad ♥️👍

  • @mahdimiad

    @mahdimiad

    2 жыл бұрын

    ok walaal waad mahadsantahay

  • @herariofficial2689
    @herariofficial26892 жыл бұрын

    Mahdiyow sxb ila so xariir muhim waye wan ku bahna cabdisalaam554@gmail.com igala so xarir ama meel an kala so xariiro isheg muhim ku ahay ......

  • @updalladaniel9915
    @updalladaniel99152 жыл бұрын

    Thanks teacher

  • @numericade
    @numericade Жыл бұрын

    Sxb kuliyadan kasoo hadal BSc in Entrepreneurship and Innovation

  • @numericade
    @numericade Жыл бұрын

    Sxb kuliyadan kasoo hadal BSc in Entrepreneurship and Innovation

  • @numericade
    @numericade Жыл бұрын

    Sxb kuliyadan kasoo hadal BSc in Entrepreneurship and Innovation