WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | ISRAEL - HAMAS WAR

Ойын-сауық

#subscribe
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | ISRAEL - HAMAS WAR | RUSSIA | UKARANE | US • WARARKII UGU DANBEEYAY...
US faculty speak up and stand alongside student Gaza protesters
With pro-Palestine students arrested and campus protests broken up, educators are increasingly rallying in support . www.theguardian.com/us-news/2...
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
Israel says it is studying Hamas response to possible deal
The Israeli government has issued its first official remarks on Hamas’s response to a possible truce deal, stating that the group’s comments are being studied by all parties involved in the mediation process, but offering few details.
“Hamas’s reply has been conveyed by the Qatari mediator to the Mossad. Its details are being thoroughly evaluated by the officials involved in the negotiations,” a statement from Israel’s foreign intelligence agency, the Mossad, said on Tuesday, per the office of the prime minister.
US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
www.timesofisrael.com/us-isra...
US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
Report: Bullish US negotiators draft phased deal freeing hostages for 2-month pause
The Associated Press confirms a New York Times report on a two-part plan for the release of hostages kidnapped from Israel and a pause in fighting of up to two months, citing two senior administration officials.
Like the New York Times, the AP report notes that CIA director Bill Burns is expected to discuss the contours of the emerging agreement when he meets on Sunday in France with David Barnea, the head of Israel’s Mossad intelligence agency, Qatari Prime Minister Mohammed bin Abdulrahman Al Thani, and Egyptian intelligence chief Abbas Kamel for talks centered on the hostage negotiations.
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )

Пікірлер: 58

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV16 күн бұрын

    FALDAN | LIKE | SHARE | SUBSCRIBE | COMMENT | GUULAYSTA THANKS 🥰

  • @NafiisayuusufCashuur
    @NafiisayuusufCashuur16 күн бұрын

    Allaah haka qaado dhibaatada haysata dadkaa walaalaheena ah falastiin allaah haw garaaro insha allaah aamiin aamiin

  • @reemali6728

    @reemali6728

    16 күн бұрын

    Alaahum aamiin yaarab alcaalamiin

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis185216 күн бұрын

    Ascm salansare cxafid Iyo injiner axmad waad mahad san tihin barakalaah vikum kuligin 🎉❤

  • @ahmedsabban8990
    @ahmedsabban899016 күн бұрын

    (Libaax waan kusoo dhaweynayaa)😮yes wiilka reer ceelgaab

  • @xanafixaaji1257
    @xanafixaaji125716 күн бұрын

    Masuul Adiga & inj wa idin salamaya Allah ha idin xafido

  • @reemali6728
    @reemali672816 күн бұрын

    waaidin salaamay ingnerka iyo cabdi xaafid habeen wanaagsn

  • @user-mk5kd7sz9y
    @user-mk5kd7sz9y15 күн бұрын

    belaayo walaaleeya oo masiibo inku dhacday gaalo iyo gaalo kalkaal aamiin illahoow ugargaar falastiin aamiin aamiin

  • @Abdiyabeh
    @Abdiyabeh16 күн бұрын

    Wan idin sm slmck waraxmatu allahi wbrkt c.xaafid axmed apt injin xaaya allah aqonyaho somaliyed halka kawada

  • @sudiyusuf5269
    @sudiyusuf526916 күн бұрын

    Ilaahoow gardaradaas waad aragtaaye israel gacantaada kujabi

  • @mahamudbarre2225
    @mahamudbarre222516 күн бұрын

    Asc abdihafid wakusalami igusalan ingenerka wixii jira iyo raayigaga umban danayna

  • @calinurcsalam6072
    @calinurcsalam607216 күн бұрын

    Soo Dhawow ING. Abtidoon

  • @nuurcige3647
    @nuurcige364716 күн бұрын

    Guul islaamka oo Dhan insha Allah

  • @canabcumar2771
    @canabcumar277116 күн бұрын

    Waa kaam injineere

  • @niimaneur4842
    @niimaneur484216 күн бұрын

    Mashallah et jazakallah khair

  • @umuguled3903
    @umuguled390315 күн бұрын

    Abdihafid iyo ingeniør/inginer Salaam walaalo ilaahay mahadleleh

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim836716 күн бұрын

    Thank you

  • @reemali6728
    @reemali672816 күн бұрын

    waaninsoomaaliyeed haduu xunyahay iyo hadiikale hadhagaysan ninkii rabaa hadhageysto umada kaleexda idinkaaba kadaran subxaana laah

  • @reemali6728
    @reemali672816 күн бұрын

    اللهم النصر الاسلام والمسلمين كلمكان يارب العالميين امين اللهم امين

  • @Aadane1
    @Aadane116 күн бұрын

    Qaybo ka mida Somalida ayaa waxay jecelyihiin usoo daysaan yacani laabqaboojis

  • @sahrociise
    @sahrociise8 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤Mashallaah

  • @user-ok3pw7ol6m
    @user-ok3pw7ol6m15 күн бұрын

    Guuuul islamka uudhan shaalhaa amiiiin❤❤❤❤

  • @ajanmohamed8524
    @ajanmohamed852415 күн бұрын

    Allaah sooma joogo Rafah........bes Hasbuna Allaah Wanicmal Wakiil....Munaafiq iyo Muinin baa lagu kala sarayaa dagaalkaan.X waa dad wadankoda la heysto ma aha waxa ku shegayaan iyagaa argagixiso ah ..Ceel Caro baa na dishay 😢😢😢😢😢

  • @hassanali-cm6dl
    @hassanali-cm6dl15 күн бұрын

    Waad ku mahadsan tihiin soogudbinta Wararka Xaqiiqada ah

  • @user-zq7nb9oz9i
    @user-zq7nb9oz9i16 күн бұрын

    Asc Asxabta Waxaan salamaya C xaafid iyo iinjinerkena Abtidon Waa Batalale Bodhari Barbara

  • @calinurcsalam6072
    @calinurcsalam607216 күн бұрын

    Mahadsanidiin

  • @nuurcabdiraxmansayid7185
    @nuurcabdiraxmansayid718515 күн бұрын

    Eng abtidoon so dhawaw

  • @Abdiyabeh
    @Abdiyabeh16 күн бұрын

    Ilaho ugar gar umatul islam camahan qas ahan falastin iyo somali

  • @ruqiyom8302
    @ruqiyom830215 күн бұрын

    Palestine

  • @umretaaj9939
    @umretaaj993916 күн бұрын

    Wad otagey mabirigi laascono huwantu kadagalameysey

  • @abdiqaalingate5789
    @abdiqaalingate578915 күн бұрын

    Libax libax wan ku amisan nahay diga iyo madax waynaha mustaqbalka cabdixafiid

  • @maahirahmed7069
    @maahirahmed706915 күн бұрын

    Eng ka io diplomacygii abdifitaax ahaa labada falanqaye ee barnamij ka ugu wacan

  • @falisdahir3348
    @falisdahir334816 күн бұрын

    Runta wax dhamalawaa Adun iyo Akhiraba

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv16 күн бұрын

    Kii kudilayey marka kunoqdo garsoore ma kula tahey inaad cadaalad heleyso

  • @abdihillow8876
    @abdihillow887616 күн бұрын

    Rafaa ugedhada keli waa ini shacabka laalayo oo Dulka uuxaaro israil.

  • @halimaahmed8756
    @halimaahmed875616 күн бұрын

    Ha diido hamas 40 days wayoo dadka soo nocda ayaydoonayaan inay dila'n, ALLAH ha ka qabto

  • @user-ok3pw7ol6m
    @user-ok3pw7ol6m15 күн бұрын

    Asc scw scw scw

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed682716 күн бұрын

    Injinerku maalin dhaweyd waxa uu ka maroora dilaacay Abgaal oo tidhi halaga baxo guryaha Damdemiska

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed16 күн бұрын

    Maraykanku wuxuu dilay atoorihii fillimka oo ahaa xoriyatul-qawlka. Markaa muxuu beri caalamka u sheegi doonaa?

  • @calinurcsalam6072

    @calinurcsalam6072

    16 күн бұрын

    Ku darso Xuquuqul insaankii ey sheegi jireen.

  • @user-qg9bl5bf7p
    @user-qg9bl5bf7p16 күн бұрын

    Sharta kaliyah inaad soo gudbisaan oo waliba aad ku taagtaagsataan waa laga fiican yahay. Dadka qalbiga in laga xumeeyo journalism ma ahan.

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd763416 күн бұрын

    Wax human rights la dhaho majiraan waa iska sheeko!!

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b15 күн бұрын

    Finish carabi way ku deysey muslimineey.dadooxdii inta la gumaaday baa hadana la leeyahay.qasab ku Ogallala yuhuuda.lacnadu korkooda ha ahaato

  • @caliphabdoe708
    @caliphabdoe70816 күн бұрын

    Ha cusbeh

  • @reemali6728
    @reemali672816 күн бұрын

    Somali faduul badanaa adiga hadadan arki karin anagaa rabna eekaleexo

  • @husseinhared
    @husseinhared15 күн бұрын

    Sidan jeceshin ayad shegna caqliga hashaqey o indhahena iyo caqligena wa iftiin kahadla runta kadaya naxliga mediala ad ku radineysan fiyus

  • @Jacaylmohamed1
    @Jacaylmohamed116 күн бұрын

    Naga jooji alle hadaad taqaanid ambassadors maxamed caaalin koley kaligey maahan inta codsanaysa ninkaas in laga joojiyo wareysiga haday dad ku xumay iyo qabiil ku fogay kaa tahay ma ahid qofka doonaya wanag iyo midnimo soomaaliyed waayo title aanu lahayn baa horey loogu siiyay maxaa yeelay in ambassadors lagu dhigo ayaa indho la,aan ahaa hadana maba noqon karo mana ku macnayn karo in uu yahay ruux fiyoow maxaa yeelay waxyaabo aan wax lagu saxi karin buu maalin walba media haaga la soo taagan yahay hadaad adigu ku raacsan tahay waayo caay qayim iyo sharaf qof weyn u qalma maahan

  • @Maxamed_cali
    @Maxamed_cali16 күн бұрын

    Buun buunis waa ka buuxa daa adna beeloow

  • @Jacaylmohamed1
    @Jacaylmohamed116 күн бұрын

    Adigana waxaa kugu haboon in aad annaga cabashadeena tixgelisid qaasatay aniga si qaas ah ninkaa ha inugu soo celin

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed500216 күн бұрын

    Enginer Abti doon Dhagarta Pelican Bideyn Yuhudda Ingriska kuwa kale ee huwanta ah,Tarikhda aan Guul kagarin Duulamadooda, Goanka Dadka Fakastine Talada Rabiga Ayaa Goamin.

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv16 күн бұрын

    Reer gelbed ka magaca xam4as waxay ula jedan Waa islaamka muxu na la mid yahay sidii argagixiso oo kele bey ku isticmalaan

  • @shamsudinmohamed7099
    @shamsudinmohamed709916 күн бұрын

    Engineere, Israaiil waa nuclear power waxay rabto uun baa soconaya maraykana dhex dhexaad ma noqon karo waayo Israaiil waa qayb kamida maraykanka.

  • @WllXoosh-vk2hr
    @WllXoosh-vk2hr15 күн бұрын

    muslin xaniiyoleh lamarabo

  • @badalabshir502
    @badalabshir50216 күн бұрын

    Sucuudi maxay qasa ka gashaa

  • @xaqiiqdacusub.2023
    @xaqiiqdacusub.202316 күн бұрын

    Walaal waxaan kaa codsanaa in aad maskaxdaada dib usoo celisid somali ayaad tahay somali tv ayey ku wanaagsanaan laheyd waan isweydiiyay sababta british aad u isticmaalaysid mar waxaan isdhahay britishka maalgaliyo haddana sida wararka israel aad usoo tabinaysid ayaad ka ogaaday in aysan shaqo isku laheen gaalada inama jeclo inagana ma ahan in aan jeclaano uk si indho la aan ayey utaageeraysaa dadka musliminta lalaynaayo inaga in aan nacno ayaa waajib nagu ah

Келесі