DAGAALKII GAZA OO CIRKA ISKU SHAREERAY+DHUUMAALEYSI+DHIMASHO

Ойын-сауық

#subscribe
WAXAAN MA KHAYAANU KADHAN SHACABKA REER FALASTIIN BAA MISE WAA WAX KALE • DAGAALKII GAZA OO CIRK...
Current ‘objections’ to Israel’s invasion of Rafah not affecting US’s long-term weapons supplies
This [package of more than $1bn in weapons aid to Israel] is being presented as part of the US’s long-term commitment to supply Israel with weaponry.
It consists of $700m of tank ammunition, $500m in tactical vehicles and $60m in mortar rounds.
According to officials, it could take many months, up to three years… we are beginning to hear, to supply all of this weaponry to Israel.
Again, it’s a long-term commitment. That’s how it is being presented.
This is not necessarily connected to what is happening right now [in Gaza].
www.aljazeera.com/news/livebl...
US does not support major Rafah ground operation: Blinken
US Secretary of State Antony Blinken spoke with Egyptian Foreign Minister Sameh Shoukry, reaffirming that Washington does not support a major military ground operation by Israel in Rafah, the State Department has said.
Earlier we reported that Shoukry told his counterpart that continued Israeli military operations in Gaza, and especially in Rafah, near the Strip’s border with Egypt, have “grave security risks”.
Report: CIA chief heads to 'emergency' meeting in Doha as cease-fire talks 'near to collapse'
An official briefed on negotiations between Israel and Hamas says CIA Chief Bill Burns is traveling to Qatar's capital for an emergency meeting with the country's prime minister, as talks "near to collapse."
US faculty speak up and stand alongside student Gaza protesters
With pro-Palestine students arrested and campus protests broken up, educators are increasingly rallying in support . www.theguardian.com/us-news/2...
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
Israel says it is studying Hamas response to possible deal
The Israeli government has issued its first official remarks on Hamas’s response to a possible truce deal, stating that the group’s comments are being studied by all parties involved in the mediation process, but offering few details.
“Hamas’s reply has been conveyed by the Qatari mediator to the Mossad. Its details are being thoroughly evaluated by the officials involved in the negotiations,” a statement from Israel’s foreign intelligence agency, the Mossad, said on Tuesday, per the office of the prime minister.
US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
www.timesofisrael.com/us-isra...
US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
Report: Bullish US negotiators draft phased deal freeing hostages for 2-month pause
The Associated Press confirms a New York Times report on a two-part plan for the release of hostages kidnapped from Israel and a pause in fighting of up to two months, citing two senior administration officials.
Like the New York Times, the AP report notes that CIA director Bill Burns is expected to discuss the contours of the emerging agreement when he meets on Sunday in France with David Barnea, the head of Israel’s Mossad intelligence agency, Qatari Prime Minister Mohammed bin Abdulrahman Al Thani, and Egyptian intelligence chief Abbas Kamel for talks centered on the hostage negotiations.
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )

Пікірлер: 90

  • @user-jv4mj1zc7o
    @user-jv4mj1zc7o16 күн бұрын

    Absolutely cabdi xaafidoow anigu maalintii koowaad oo aan maqlay xayiraadda ayaan ogaadau iney tahay qawda maqashii waana ku guileysteen oo dad badan ayaa rumeystay hadalkaas laakiin wijiga runtaa waa kan hadda

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel613716 күн бұрын

    Hubkii hore muxuu u taray mareykankan iyo Israël kana halkii kii hore ayaa la marin iinshaa allaah

  • @safahussen8381
    @safahussen838116 күн бұрын

    Insha allah weygulesane falastii

  • @fatoumadaher859
    @fatoumadaher85916 күн бұрын

    لا حولة ولا قوة إلا بالله العلي العظيم اللهم انصر اخواننا المستضعفين و المظلومين في الفلسطين

  • @mohamedaxmed813
    @mohamedaxmed81316 күн бұрын

    ALLAH WAAJOGAA FALASTIIN ALLE AYEY LEEYIHIIN ANAGUNA DUCAA LAGARAB TAAGANAHAY INSHA'ALLAH ILLAHEY WAANA AQBALAYAA

  • @idrissaidarous-hi3mf
    @idrissaidarous-hi3mf16 күн бұрын

    Wxa dagaalka qasa wada wa maraykanka ilaha uu dumini kara maraykan anaga oo daawanayno sida ugu dhaw wan sugayna malin aad oyo aad udhaw inshallah

  • @husseinabdullahi1932
    @husseinabdullahi193216 күн бұрын

    Alxamdulillahi alaa kulli iyo xaal dulmigaa dhammaanaaya muslimiintaa guuleysaneysa inshaallah falastiina wey xoroobeysaa inshaallah ♥️

  • @user-gt4sr5lu9z
    @user-gt4sr5lu9z16 күн бұрын

    Wesla ogyihin

  • @mali-dy4yj
    @mali-dy4yj16 күн бұрын

    Yaa RABII u gargaar

  • @abdisharif8315
    @abdisharif831516 күн бұрын

    Subax wanaagsan A.hafid

  • @shukriabdi4766
    @shukriabdi476616 күн бұрын

    Alaah ba ugu filan reer falastiin dhagartooda

  • @Deqanuura
    @Deqanuura16 күн бұрын

    Insha allah falastin wetguleysaneysaa inteyraban hasiyaan israil ‏ والعاقبة للمتقين

  • @canjeero
    @canjeero16 күн бұрын

    Nasri Allaha siiyo Falastiin war kale ma jiro

  • @ladanjogdher3105
    @ladanjogdher310516 күн бұрын

    Subax wanaagsan cabdulxafiidow ugaas 👑

  • @abdurazakbeshir2009
    @abdurazakbeshir200916 күн бұрын

    ❤❤markastaba waxaan guuleysa Falatiin

  • @jesshalan6325
    @jesshalan632516 күн бұрын

    Ka Masaru haystack waa yuhuudi ilaahay naarta ku fogee

  • @safiaissa5917
    @safiaissa591716 күн бұрын

    Allaah weeyn ninkii aamina awoodleh Guul guul falstiin

  • @ahnettek3298
    @ahnettek329816 күн бұрын

    Allaaha guusha u siyaadiyo .hubkasta oo uu u geeyana waxba kama qaadikaraan .waxaana allaah uga baryaaynaa inuu qaniimo u siiyo mujaahidiinta reer qazza .allaahuma aammiin

  • @user-vx9wy1ww2y
    @user-vx9wy1ww2y16 күн бұрын

    Inshaallah gul Falastin ugu dambaytaa way jabayan yahudaa iyo munafiqinta carbed Inshaallah

  • @degaghedi1738
    @degaghedi173816 күн бұрын

    Naxdin badanaa allaah waa maxay waxa dhacayaa illaahayow ada wayn awoodna kaligaa ayaa leh

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar58116 күн бұрын

    hubhasiiyo mareykan laakiin cadowgan waa kuwii baaba ay InshaAllah reer falastiin Allah ayaa umaqan

  • @user-vx7qk1ks9u
    @user-vx7qk1ks9u16 күн бұрын

    Masar iyadaa ciidan haysee ha ugurmato walaalahood

  • @Ubaxsalebanmaxamed-ze4hg
    @Ubaxsalebanmaxamed-ze4hg16 күн бұрын

    Illahay.ayaa.awood.iska.leh.maraykan.iyo.yuhuudna.maguulaysanayaan.insha.allah.xaqa.illahay.kor.haka.dhigo..guul.guul.yaa.rabi.

  • @user-kh9fh8cs6q
    @user-kh9fh8cs6q16 күн бұрын

    Rabigay ayaa garabsiinaa falastiin cadowkasta waa ka adkaanayaan insha Allah xms waxaan urajaynaynaa labadii wanaagsaneed midood

  • @fadumo2199
    @fadumo219916 күн бұрын

    Guul illahay hanoo soo dedejiyo bidinillahi kariim

  • @maryanali9871
    @maryanali987116 күн бұрын

    Ilaahay baa Cassini insha allah

  • @Cabdiraxman-cd7ff
    @Cabdiraxman-cd7ff16 күн бұрын

    Inasha Alaah wal laga furan Doona yahuuda run e arxanka daran

  • @ladanjogdher3105
    @ladanjogdher310516 күн бұрын

    Waxaas oo dhan awooda Rabbi swt ayaa ka adag . Soo socda dheh

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed698116 күн бұрын

    Haddaba maa la yiraahdo Dagaalka Gaza ee u dhaxeeya Mareykanka iyo Xamaas lagana daayo oraahda Israa'iil iyo Falastiiniyiinta

  • @degaghedi1738
    @degaghedi173816 күн бұрын

    Awalba galadaan warkooda yaa aaminaya

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad957916 күн бұрын

    Masar marka ay aragto in yuhuuda la jabinaayo ayee bilaabi doonta shirka wada hadalada qaahira cajiib

  • @AbuAli-kx6nw
    @AbuAli-kx6nw16 күн бұрын

    Alaahu akbar ☝ walilaah xamdi 🤲

  • @AqoonyahanPro
    @AqoonyahanPro16 күн бұрын

    Insha Allah Hamas guul

  • @ajanmohamed8524
    @ajanmohamed852416 күн бұрын

    Ma soo dhaafo Allaah idinkiis ha ku qarxaan iyaga...inta soo haratayna Alyasiin Allaha eber ooga dhigo..waa mijrimin kuligood waxa intaan so gaarsiyay waa odayga xafada wata oo laclaah ee mar hore lagu quracan laha xaasidiinta guri skool maxey u bergsanayan...klaab klaab dhahay...kir dheh

  • @fadumajelle3220
    @fadumajelle322016 күн бұрын

    scwb hal ka bilyanka oo hubka ah waxaa jejebinaayo alyasiin inshaaallaha

  • @bobmohamed3206
    @bobmohamed320616 күн бұрын

    Subxanllah miyaya wali dhibaya carurta hubkilagu dililahaa illahow nogargar adanku baryana

  • @nasrabashir3958
    @nasrabashir395816 күн бұрын

    Malinti hore qawda maqashii bay ahayd lkn hada hubkaas waxaa larabaa mindhay bariga dhexe oo dhan inuu kula dagalo sida 🇮🇷. Allahu akber ilahay baa kawayn 😢 wixi alle qadaro baa dhacaya.

  • @sahroali1196
    @sahroali119616 күн бұрын

    Waan ogeen sisi.1000000.kun.oo.aqwaanumuslimiin.ah.ayuu.laayey

  • @abdirahmanmoalim5562
    @abdirahmanmoalim556216 күн бұрын

    Khaa'imiin waaye reer galbeedku ku ligood waxa fahmay ee kaliya waa ho,gaamiyaha xuutiyiinta

  • @Fays2010
    @Fays201016 күн бұрын

    Masar & Israel maku kala duwana howsha ka socota Falastiin. Midkoodna ma oggola in dadkaas ay noqdaan kuwa xor ah, xaqna leh. Sisi & Natanyahu waa isku boos.

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad2516 күн бұрын

    Bisinka ilaaheey ayaa joogo falastiin guusha waa dhankooda

  • @fadumajelle3220
    @fadumajelle322016 күн бұрын

    maya masar iyo yuhuud waa isla shaqeeyaan waana wada ognahay in dhiiga reer falastin biishaan madaxda masar ee shacbiga ma aha

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh967516 күн бұрын

    Wllhi. Ineey Waxba Kajirin Harumeysan C xafiiidoow Nimankaas Balan Iyo Run. Midna Mayaqaaniin

  • @user-sp5qt1jk1v
    @user-sp5qt1jk1v16 күн бұрын

    Wa munafiqnimadii réer geelbedka mareykaku qarni iya barbu qu taqeyricey barakiyinta réer falestine

  • @dahirduale5650
    @dahirduale565016 күн бұрын

    allaah u gargaaro walalaha Falastiin lkn Inaga oo Somali ah Ethopia ayaa rabtay in Dhulkeena iyo Badeena Xoog ku qabsato

  • @axmadibraahimcariif3827
    @axmadibraahimcariif382716 күн бұрын

    Abdi xafid balanqadkan ayuu.oga.dabcan

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor400816 күн бұрын

    Hubka dadkii kudagaalamilaha aya lobahanyahi ilen ukrain ba walasiya wayna jabti

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh991216 күн бұрын

    God bless Palestine

  • @abdisharif8315
    @abdisharif831516 күн бұрын

    Asc wr wb

  • @huseinomary6154
    @huseinomary615416 күн бұрын

    Aniga waxaan khabaa siisi waa wiil israali ay dhaleen siisi waa israaiil sheekadana waa shimbiryahaw heesa alahh hau gaargaaro reer fasastiin

  • @hibo7569
    @hibo756916 күн бұрын

    Pour nous oui ils travaillent ensemble mais ce gens là ce sont des youyou 🤲🇵🇸🤲🇵🇸🤲🇵🇸🤲🇵🇸❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹

  • @user-rt7df1lq1s
    @user-rt7df1lq1s16 күн бұрын

    Sheki malahan inay labs csdow ay wada shaqeeyaan

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by16 күн бұрын

    Dadoow qof kasta ayaa og maraykan iyo israiil midqudha yihiin waxa xasuuqaya shacbiga qaza maraykan iyo ingiris yuhuuda waxay ciidamo iyo hublahaayeen ayaa qaza Ku dhan

  • @abdisharif8315
    @abdisharif831516 күн бұрын

    Guul falastiin

  • @kaliaabdi6651
    @kaliaabdi665116 күн бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @ruqiyoahmed6582
    @ruqiyoahmed658216 күн бұрын

    Asc C/Xakiim Biden iyo Nataniyaahu labada waa beenaalayaan iyo Madaxda Carbeed oo Munaafiqiin ah ayaa isu kaashadey falastiin balse Alle hoojin maayo Adoomadiisa. Aduuna cise ayey ku noolaan akhirana janno bi’idni laah, Alle haku xoojiyo ciidankiisa aameen 🤲

  • @Waris668
    @Waris66816 күн бұрын

    Shacabkaa lagu xasuuqayaa miyaa waxaasaa 7 bilood ladaawanayaa

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor400816 күн бұрын

    Anaga marekan iyo israil lamayaabanin e waxanlayabanahi carab huruda

  • @AbdiDabaqaac
    @AbdiDabaqaac16 күн бұрын

    Siisii waa laba wejiile waxuu u israa ill iyo marecanka

  • @jesshalan6325
    @jesshalan632516 күн бұрын

    Qalbigiina ha gelinina yuhuud ayaa meesha ka dagaalamaysa iyagaa dulmanayaala waxa dagaalamayaa waa maraykan iyo hubkiisii dhaqaalihiisii

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed698116 күн бұрын

    Halkaa markay taagan tahay bal u fiirso Xisbu-Laah waxa ay sameyso iyo sida ay wax u dhacaan

  • @ruqiasalah5744
    @ruqiasalah574416 күн бұрын

    Waxaan ka dhashay carab, carabna waa tuugada iyo dabadhilifka ugu weyn caalamka

  • @sahroali1196
    @sahroali119616 күн бұрын

    Carabta.hoogtay..ayaa.lagu.sharafta.looga.qaaday.sisi.waa.sahnuni

  • @sahrabarkhad2333
    @sahrabarkhad233316 күн бұрын

    Asc cadi xxfidw subaxba subaxa ka calool xumo badan saaka warku igu adagaa in aan dhegysoto

  • @jesshalan6325
    @jesshalan632516 күн бұрын

    Adiga gaa Gan weriyaha ah iyo aniga iyo shacabka Muslims intact ah maxaa inoo meel yaal

  • @user-cw2rg3qh3i
    @user-cw2rg3qh3i16 күн бұрын

    Maskiin yuhuud iyo Kristen isku bahaysteen weye ilaahay ha ugargaaro

  • @HarbiProfEPS
    @HarbiProfEPS14 күн бұрын

    100kun weye dadka dimtay baan umaleynaya.

  • @user-sg9ql6le8g
    @user-sg9ql6le8g16 күн бұрын

    carab ey ey dhashey gaalo waa taas caawineysa yuhuuda iyaguna sidaas bey uga aamusan yihiin alle idin rog wlhi shacabka rer falastiin waxa ku dhacaya waa idiin dan beyn

  • @user-gk3jm5pr8b
    @user-gk3jm5pr8b16 күн бұрын

    Wariye kelmadaha Ingiriisida ah naga daa soomaali baanu nahee, barmaamijkaagu miyaanu afsoomaali ku baxayn ?

  • @abdikadirfarah2069
    @abdikadirfarah206916 күн бұрын

    Balse ayaah u jeedah dhamantood ba palestine dad ale ha guuleyo shacabka masarida afgambigii zizi dhibtii loogaystay ayey wali xasuustan marka uma jeedo meel ay ka muda horadan cabsi dareed

  • @sahrabarkhad2333
    @sahrabarkhad233316 күн бұрын

    Waxa kale mtari karo e alw u gargaar

  • @Waris668
    @Waris66816 күн бұрын

    Marrykanka hadalkiisa dhanlooraaco maleh

  • @user-sr4sc4dp7f
    @user-sr4sc4dp7f16 күн бұрын

    Yuhuuda msrwaamd waxqsbay caalmk grgaarka sa

  • @abdiwahidhassan2292
    @abdiwahidhassan229216 күн бұрын

    Masaryk iney joojiso wada hadalada waa talaabo fiican mida kale marekanka inuu hub udaabulo Israel waxey taas cadeynesa inuu laba wajiila yahay mareknaka ogow cabdixafiid 35 kun ee la dilay marekanka hubkiisa ayuu lagu dilay marka waxan urajeenaya falastiin inuu ilahay Guusha siiyo

  • @CheerfulClover-pd6we
    @CheerfulClover-pd6we16 күн бұрын

    15bisha shawaal maxey thy waaba lasoodhaafee

  • @SuldanAbdullahi-ts3ud
    @SuldanAbdullahi-ts3ud16 күн бұрын

    Sisi wa Israel doli

  • @abdikadirfarah2069
    @abdikadirfarah206916 күн бұрын

    Waa isku mid dameer iyo labadisa dhagod isreal ayada ayaah afkeeda ka sheegtay in zizi uu rufyan u yahay isreal marka america israel iyi egpyt they all some ale ayaah u maqan reer palestine

  • @user-ie6zt4wk6o
    @user-ie6zt4wk6o16 күн бұрын

    Muslim mise gaal masar sacuudiga muslim miyaa dowlada mise waagaalo qadar muslim miyaa mise waagaalo turkiga m alemiyuukabaqaa mise mareykan islaam miyaalagutilmaamaa bakistaan mise gaalo soomaali ma horeayeeygaal u ahaayd mis hada ayeeyrabtaa taariiqda wax iigasheek cabsida waxiigasheek qiyqqnada waxiigasheek qiyaamo waxiigasheek geerida waxiigasheek maalka waxiigasheek suaasha axiigasheek waajibka waxiigasheek masjidulaqsa iyo waajibka islaamka waxiigasheek iimaanka waxiigasheek

  • @abdulqadirali5419
    @abdulqadirali541916 күн бұрын

    Masar waa been warkeeda wayna is ogyihiin israiil iyo masar waa beenalayaal labadooda ee waxey caalamka u jilayan film hindi

  • @museabdallah2671
    @museabdallah267116 күн бұрын

    Zizi is worse than benyamin

  • @fadumoahmed6170
    @fadumoahmed617016 күн бұрын

    Masar ayaa loo socdaa carab haka saarto waay diideen inaay hurdad ka kacaan haka sarto

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman600016 күн бұрын

    Wa dagaal diimed, mareykanka & xulufadisu wa (protestant) waxy aminsanyihiin in dhulka falastin yuhudda la siiyo hadi kale Cise ma imanayo

  • @adrahilowle1083
    @adrahilowle108316 күн бұрын

    Munafiq waye marekanka

  • @jesshalan6325
    @jesshalan632516 күн бұрын

    Bush iyo bash iyo been maroodi ku joogsaday

Келесі