KHASAARAHA QARSOON EE DAGAALKA QASA | HAMAS -ISRAEL WAR

Ойын-сауық

Israeli opposition leader says gov’t is losing control
Yair Lapid has said that as long as the Netanyahu government is in power, Israel will not be able to win the war in Gaza.
His comments came after Defence Minister Yoav Gallant rejected the possibility of Israeli civil or military governance of post-war Gaza.
“The government has lost control,” Lapid wrote in a post on X. “Soldiers are being killed every day in Gaza and they fight among themselves on television. The cabinet is disassembled and non-functional. Ministers protest in front of cabinet meetings.”
“One cabinet sends humanitarian aid convoys and the other burns them,” he added. “Relations with the US are collapsing, the middle class is collapsing, they have lost the north”.
“We can’t go on like this. We will not win with this government.”

Пікірлер: 27

  • @abdiabdulleabikar3617
    @abdiabdulleabikar361727 күн бұрын

    Asc waa guuleysatay falastiin

  • @ifrahabchir4223
    @ifrahabchir422327 күн бұрын

    Salan sare mashallah ❤

  • @ibrahimafgoye3408
    @ibrahimafgoye340827 күн бұрын

    Asc Masha Allah

  • @diriehdaher2027
    @diriehdaher202727 күн бұрын

    Brt tv guulaysta

  • @aaminoculusow2124
    @aaminoculusow212427 күн бұрын

    beiden wuxuu ka wadaa bal islaamku xanaaway soo fiiriya

  • @bashiroble2816
    @bashiroble281627 күн бұрын

    Hadhe heedhe keep going

  • @safariexpresstv

    @safariexpresstv

    27 күн бұрын

    Mahadsanid

  • @degaghedi1738
    @degaghedi173827 күн бұрын

    He is right we all know it’s qawda maqashii waxna hauqaban sidaa daraadeet kaliya waxan dhagaystaa hadii xamaas rayso galbeedka warkooda waa manaafuqnimo xataa malaha waxay propaganda da bilaabaan markay arkaan dadka kacsan illaahayow kaligaa ayaan kaabaryaynaa in Gaza/ Palestine guul degdeg ah siisid

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed27 күн бұрын

    USA, UAE, KSA, Masar, urdun iyo yurub waa maamul goboleedyo hoos taga yuhuuda .

  • @user-qi2dy9ym9e
    @user-qi2dy9ym9e27 күн бұрын

    Guul falastiininsha,,allah cadowga alaha jebiyo

  • @mohamudsufi716
    @mohamudsufi71627 күн бұрын

    Wax lasts ka dhaca addunka ka socda, waa arrin ilaah wata, waxa keli noo furan docada

  • @AbdirizackMohammed-ft7wl
    @AbdirizackMohammed-ft7wl27 күн бұрын

    Cabdixafid waxan kuguhambalyeynya barnamijkan halosoduceyo rerfalastin wa cabdi arba bariga wajer

  • @xasancali438
    @xasancali43827 күн бұрын

    Asc wariye maxamed waa runtii hadalka marekanka lama aamini karo oo maanta haduu yiraahdo israil hubka waa kajoojiyey galabta waxaa siin hub ayuu odhan.isaga ayaa is dhageysta iyo in caraba oo wali hadlkiisa waxyi u haysafta

  • @user-eq1tq4it1l
    @user-eq1tq4it1l27 күн бұрын

    Asc wllo c/xafid sucudugu wllo mawuxuu noqday 3 aad ee maraykanka iyo yuhuda iyo sucuudigu dhaqaalaha aykudagalamayso yuhudu sucuudigabixiya soo uma eka 2baad ee yuhudu kudulaysa waa maraykanka iyo sucudiga madfahantay calam islaana dhulku lagalay ee halkiisi turkiga iyo 🇮🇷 Iran ayaa kabcada kuhabon

  • @cismaanmaxamed29
    @cismaanmaxamed2927 күн бұрын

    inooma quruxbadna koofiyada fooda dheer

  • @safariexpresstv

    @safariexpresstv

    27 күн бұрын

    😂😂😂 OK. I hear you.

  • @user-yl3qc5bl3u
    @user-yl3qc5bl3u27 күн бұрын

    Asc horta madaxwene marekan muxuu awood uleeyahay maxuse awood ulahen ok

  • @rirachekheyr188
    @rirachekheyr18827 күн бұрын

    Asc cabdixafid. Burnurki israil sida u sheegay ilaahay quraanka Karimka ah. Suuratul Israa in ay laba goor kibrayaan ilaahayna uu burburindpno.

  • @kaliaabdi6651
    @kaliaabdi665127 күн бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🤲🤲🤲🤲😢

  • @alphakatun7878
    @alphakatun787827 күн бұрын

    War waxan waa is og yihiin waa maawil dadka intaan damaynayno

  • @alxijaz1847
    @alxijaz184727 күн бұрын

    Codkaagi xabeeb ayaan ka daremaya samooniga

  • @cabdiraxmaanxuseen8565
    @cabdiraxmaanxuseen856527 күн бұрын

    Kani fanqeeye maaha eenagadaa

  • @maryanali6192
    @maryanali619227 күн бұрын

    Horta mooska jilicsani ka adag wuu ka macaan badan yahay xukun adagina dhib iyo kala qaybsanaan ,aar goosi ayuu dhalaa

  • @abdallahsaad-md5ef
    @abdallahsaad-md5ef25 күн бұрын

    Taani waa Masacre of Joe

  • @mohamedabdiasis1107
    @mohamedabdiasis110727 күн бұрын

    So tay lahayeen xamasay xabad joojinta qata bliikin

  • @warfaaskar7548
    @warfaaskar754826 күн бұрын

    KKibirkii qureesh tii reer Makka sidii laga yeelay Badar oo kale baa laga yeelaa kuwan kirka u soo duulay. Kibir salkii waa hoog.

  • @UmuAhmed143
    @UmuAhmed14327 күн бұрын

    Ascww walaasheey ama wallkeey waxaankaa codsanayaa inaad iisoo booqato KZread kaan please 🥺 illaaheey darrtii iigu saar wll waxaan ahay walaashaa soomaliyed ha idhaafin wll

Келесі