Wararkii Ugu Dambeeyay ee Dagaaladii Canfarta Iyo Soomaalida ee Gobolka Siti.

Qarri Jiqood is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News and Videos covering, Islaam Videos, Muhaadarah, News in Business, Politics, Entertainment, technology, and Much More.
Don't forget to Subscribe, Share And Like Qarri Jiqood
FG: Lagu Xigtaa lagu Xasuustaa ka horeeysa💕One💕Love💕.
QarriJiqood

Пікірлер: 14

  • @issackhassanabdi4988
    @issackhassanabdi49882 жыл бұрын

    Masha Allah hambaliyo ilahay cadowgiina ha jabiyo waxaa tihin gesiyasha hordada u diiday dhamaan cadowga umada soomaliyeed garahan shacab weynaha gobolka siti ilahay Kii dhintay naxriistisa firdowsa ha geyo ehelka iyo qaraabada u kabaxeen samir iyo iiman ilahay ha siyo inshallah

  • @issackhassanabdi4988
    @issackhassanabdi49882 жыл бұрын

    Dhamaan umada soomaliyeed waxaan ugu. Baqaya in aay midooban si aay iska dhiciyaan

  • @hindanuur347
    @hindanuur3472 жыл бұрын

    Mashallaah guuul soomaalida

  • @KaledMehamed-wn7fk
    @KaledMehamed-wn7fkАй бұрын

    Halyayada liyuu polisku guulguul dhaman umada soomaaliyeed waydinku faraxsanyihiin

  • @issackhassanabdi4988
    @issackhassanabdi49882 жыл бұрын

    Ugu dambeen waxaan leenahay cagta Mariya dhig cabiyasha baneysata matida soomaliyeed waa in laga dhiciyo falaagada la soo diraya

  • @barkadaden6012
    @barkadaden60122 жыл бұрын

    Insha allah guul guul guul insha allah gulista gulista ameen ameen

  • @bilalmoussa9140
    @bilalmoussa9140 Жыл бұрын

    Geesiyalka galbeka sitii guuuul

  • @issackhassanabdi4988
    @issackhassanabdi49882 жыл бұрын

    Abiye axmed naftiisa waa argagaxista u taagera haliskudara

  • @KaledMehamed-wn7fk
    @KaledMehamed-wn7fkАй бұрын

    Kaca dhalinyaro dhulkeena any ka sooridanee itoobiya ma aha canfar kaliya itoobiyaan Manihin inagu Somali ayaynunahay

  • @UbaxishBby-cr1up
    @UbaxishBby-cr1upАй бұрын

    Waxan darqti aya dahy shek mar hora

  • @CabdiHindi-rp2cn
    @CabdiHindi-rp2cnАй бұрын

    Mid nimo soomaliye inshala waxan rajanana gul somaiyad

  • @libanjama4217
    @libanjama4217 Жыл бұрын

    Hanoolato Somali

  • @bilalmoussa9140
    @bilalmoussa9140 Жыл бұрын

    Guulasta walalayal

  • @KaledMehamed-wn7fk
    @KaledMehamed-wn7fkАй бұрын

    Kaca dhalinyaro dhulkeena any ka sooridanee itoobiya ma aha canfar kaliya itoobiyaan Manihin inagu Somali ayaynunahay

Келесі