werarki dagaalki jabhada canfarta galbeedka sitti o jab xogan logaystey sida at no Xaqijiyen gobjog

warkasi halkan kala soco

Пікірлер: 27

  • @maxamedcabdo3565
    @maxamedcabdo35652 ай бұрын

    Illaahayaw la jir soomaalida waa laga gardaran yee

  • @user-gf6mu3fr3v
    @user-gf6mu3fr3v3 ай бұрын

    Waxan ka codsanaya wariyaha wargeyska sitti su'aalihi u odayga weydinayey iyo jawaabti waxay ahayen arrimo khaldan sababta oo ah amiga iyo hawl galka dagal ayey wax u dhimeysa fadlan ha laga wantobo.Taas wa waano ha leyska ilaaliyo qabka wax loo wareysto iyo cidda la wareysanayo. Guul tolkow & ciidankaba.❤❤❤❤❤❤

  • @user-ct9cb7yq2x
    @user-ct9cb7yq2x3 ай бұрын

    Guuulaystaa

  • @califaaraxcige8200
    @califaaraxcige82003 ай бұрын

    Ethiopia sharci kama jiree cidii wax iska celisa uunbaa ku noolaan ee intaad nooshiin dagaalama dawlada ithiopiana maanta maalin ay ka jilicsanty ma jirto ee xitaa haday soo raacaan yaga dabka saara ethiopianku waa fulay guul ciise wayne

  • @user-bb1df3tr1v

    @user-bb1df3tr1v

    3 ай бұрын

    Wa runta shacabka somalieed wakuwo gesiya ah lakin dadki hagilaha ayan jiriin oo diibada gubka nucyadisa kala duwan dawoyinka iyo dhirigalin hospitalo

  • @Hadonloveyou
    @Hadonloveyou2 ай бұрын

    ☝☝☝☝

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix2 ай бұрын

    Ilaahoow idin guulee Ilaahoow soomaali midee cadowgoodana jabi iyagana is jecleysii

  • @user-zg3cl9pu3u
    @user-zg3cl9pu3u3 ай бұрын

    Gooli

  • @user-ct9cb7yq2x
    @user-ct9cb7yq2x3 ай бұрын

    Digriigaa iyo ducada iyo quranka badiiyaa ilahay kuu xiidhnada

  • @abdulrahmanothman5675
    @abdulrahmanothman56753 ай бұрын

    Abti laya dhaman maxabista si ay ugu qusqatan wax ay muslim yihin majirtee

  • @FaraxJuus
    @FaraxJuus15 күн бұрын

    Wwwww

  • @DADAahmed-iz4xw
    @DADAahmed-iz4xw2 ай бұрын

    iska celiya cadowga dhulkina difacda xududahana kaxirta cadow waye dhulbalarsi ayey rawan dulmi aya wado lkn inshaAllah mel magari donan

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l3 ай бұрын

    Waa jihaade Gala dagaalka .Ciisow warale wiligii ahaa Ciise:. Nin aan 5taada kaa reebin sharci kaama reebo.: Shahiidnomo ama Guul :

  • @abdulrahmanothman5675

    @abdulrahmanothman5675

    3 ай бұрын

    Anigo cise ah ku leh dagaalkan waa canfar iyo somali liyu geenanana wuu nala socda

  • @medidrissIdrissmed
    @medidrissIdrissmed3 ай бұрын

    mashaalah wagul ❤❤❤❤❤❤ ilahayow quwe dadkena

  • @IbrahimDahir-uy8sg
    @IbrahimDahir-uy8sg3 ай бұрын

    Guul Guul ❤❤❤❤❤❤❤inshaallah

  • @user-ct9cb7yq2x
    @user-ct9cb7yq2x3 ай бұрын

    Inshalah

  • @medideabdi7397
    @medideabdi73973 ай бұрын

    Sawiro cadaymo labahanyahay

  • @abdoulkaderalawi629
    @abdoulkaderalawi6292 ай бұрын

    tout le monde t'a abandonné c'est fini pour toi même les Somalie

  • @MahdiHassen-if3fn
    @MahdiHassen-if3fn3 ай бұрын

    Guul guul

  • @YonisAbdillahihersi-zq1oq
    @YonisAbdillahihersi-zq1oq3 ай бұрын

    Cali wayaane

  • @user-gp1uk7gu2n
    @user-gp1uk7gu2n3 ай бұрын

    Guul Masha Allah

  • @cismaanguure927
    @cismaanguure9272 ай бұрын

    Shacab soomaali iyo canfar ah oo haddana muslimiin ah dagaal dhexdooda ka jira goormay iska dhicinkaraan gaalo cadow soo jireenkooda ah oo iyaga sugaya markay isku baaba'aan allaalow tusi diintooda islaamka darteed in ay isku dhaafaan ,

  • @douffaalihassan8793
    @douffaalihassan87933 ай бұрын

    Guul Qomiyada Cafared inshallah

  • @tj-mi2ix

    @tj-mi2ix

    2 ай бұрын

    Guul soomaaliya

  • @mnviepapa2003

    @mnviepapa2003

    2 ай бұрын

    Nacaladi canfar nimada ahed waase , hhhh wani wasnaa , ustakyal maxad tartin , war xitaa bisad iskaa ma celineysin ,markaa iyaa somali isku deysan , o anu hada maxa iskaa dalinayaa ,koley wxad fhmeysid maleee

  • @aadan_cabdirisaaq-saalax

    @aadan_cabdirisaaq-saalax

    2 ай бұрын

    Somali iyo canfar maalin xitaa galinkeed kugu soo afjari karaa qoomoyad qoomiyad dagaalku haduu noqdo

Келесі