DEG-DEG Qoomiyadda Canfarta oo Weerar Kusoo qaadday Gobolka Siti Iyo Dagaalkii Gabal dhacsaday

Ойын-сауық

DEG-DEG Qoomiyadda Canfarta oo Weerar Kusoo qaadday Gobolka Siti Iyo Dagaalkii Gabal dhacsaday

Пікірлер: 39

  • @alijaamac2952
    @alijaamac29523 жыл бұрын

    Allahayoow canfarta gardaran jabi dadkeena weerar un lagu hayoo u hiili Ameen yaa rabal calaamiin. Ameen dhaha walaalayaal

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf88883 жыл бұрын

    Wa ogaden cajiib

  • @maxamedshataa3680
    @maxamedshataa36803 жыл бұрын

    Waanasiibdaro in dadkaas loogurmanwaayo

  • @cabdicismaan7284
    @cabdicismaan72843 жыл бұрын

    MA AHAN WAXA WEERARKA SOO QAADAY CANFARTA EE WAA SOOMAALIDA

  • @safiaabdi8080
    @safiaabdi80803 жыл бұрын

    cayda ma daysaan jaamac war kiinu waa wax aflagaado ku jira waxaad ku hadlaysaan cay iyo qabyaalada

  • @abdalaabdi6769
    @abdalaabdi67693 жыл бұрын

    Canfar ayaa weerar soo qaadey miyaa lagu jirayaa..... dadka soomaaliyeed meelkaska saas ayaa loogu dilayaa

  • @simeh4522
    @simeh45223 жыл бұрын

    Shacanka Somaliyeed ha lahubeeyo sisu difaacaan. Cagjar Axmaar war u hayn waxa ka socda deegaanka. Cagjar Acmaar si deg deg ah ha iscasilo

  • @cabdicismaan7284
    @cabdicismaan72843 жыл бұрын

    ADEER DADKA YAAN LA ISKU DIRIN CANFARTA IYO CIISE WAA LABO QABIIL OO WALAALO AH OGAADEEN BAANA ISKU DIRAY CAQLIGU HA SHAQEEYO NABADANA HA LAGA SHAQEEYO

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he3 жыл бұрын

    War haloo gurmado Ciise Madoobe.

  • @ismaelabdi1538

    @ismaelabdi1538

    3 жыл бұрын

    Hooyaad haloo gurmado doofar cafarta hooyaad baaa waasa inshallah inshallah guul ciise weyn Mashallah Mashallah Mashallah

  • @cabdicismaan7284
    @cabdicismaan72843 жыл бұрын

    JIGJIGA WAA IN MAAMUL GOONI AH LOO SAMEEYAA SIDA DIRIRDHABA OGAADEEN WAA IN DHULKOODII LOO CELIYAA

  • @SALEBANMSHIRE
    @SALEBANMSHIRE3 жыл бұрын

    La ilaha ila lahu mohameddul rasulahi walahi waa dhibato ayaan daro ah weyan jamac galad waad ku mahadsan tahey mustafe yeysan waxba laga sugin isaga waa dufar dhiig lawe ah weyan wll

  • @abdullahiyare4699
    @abdullahiyare46993 жыл бұрын

    War Cabdi muxumudkii laga qaylin jirey ayaa Soomali nimadu ku weynayd ,waxaan u malaynayaa ninkaan hadda jooga ayaa ka danbeyey,xiritaankiisa,war haday baqayaan may ku dhawaaqaan madaxbanaani sidii Tigray,adinkaaba dhul Soomaaliyeed dhinacyada idinka xigaan.Dagalama waa taasoo aad dhiman weydaan.

  • @cabdicismaan7284
    @cabdicismaan72843 жыл бұрын

    WAA IN MAAMULKII CANFARTA LAGU SOO CELIYAA DHULKA LA ISKU HAYSTO JOOJIYA BEENTA

  • @abdikadirahamed8573
    @abdikadirahamed85733 жыл бұрын

    Asc walalyal

  • @shiine127
    @shiine1273 жыл бұрын

    Dembina ha igu ahaatee Cabdi Iley ayaa dhaamay kan Axmaar kalkaalka ah ee Ina Cagjar odhan maayee Ina Axmaar u shaqeeye. Cabdi Iley dadka ha laayee hadana Canfartan xunxun iyo Oromadu kumay soo saqajaami jirin Soomaalida iyo dhulkoodaba.

  • @aminafouad5097
    @aminafouad50973 жыл бұрын

    Kursi iyo badbadda shi iibka midkee Wayne????????

  • @leenaimran6822
    @leenaimran68223 жыл бұрын

    Candiqaadir Cali baro taariikhda soomaalida iyo dastuurka 1960 ee soomaaliya Coil qabow cagta hoosteeda gal Waligeedba waa la yaqaanay dadka soomali iyo somaliya difaaca Hadaad Hal meel aad ka dagto 5 somaliya waxba kuuma tari karo Ee ku qanac waxii ilaahay ku siiyay Dadka sharafta lehna wasakhdaada ha marmarin

  • @wavyali5768
    @wavyali57683 жыл бұрын

    Waa naxadin aan ka xumahay in xita gurmad loo fidin wayo

  • @CismanGeedi-st7nd
    @CismanGeedi-st7ndАй бұрын

    Cisman.geedi

  • @CismanGeedi-st7nd

    @CismanGeedi-st7nd

    Ай бұрын

    473

  • @cabdicismaan7284
    @cabdicismaan72843 жыл бұрын

    MEESHAAS WAXAA LOO DIRAY GUDI XAQIIQA RAADINA OO KA KOOBAN 7 NIN OO OROMO AH IYO HAL NIN OO SOOMAALI AH WAXAYNA XAQIIJIYEEN IN SOOMAALIDU GARDARAN TAHAY MARKA WAAN SOO DHAWEYNAYNAA WARBIXINTA GUDIGAAS HADAANU MADAXDII SOOMAALI NAHAY

  • @AIA-xk5dj
    @AIA-xk5dj3 жыл бұрын

    Waxaan ku waanin ciisuha in ay ka'tashadaan weeraradaas canfarta iyo waxtar laata dds ee qabiilka ku dhisan isla maarkaana liyuboliskeedu dadkooda uun ay layso oo kolnaba an difaaceen dhulkeeda . Wa in si cad looga goosto dhulka dds oo dowlad ismaamusha ay samaystaan .

  • @ismaelabdi1538
    @ismaelabdi15383 жыл бұрын

    Cafarta hooyaad baaa waasa inshallah inshallah guul ciise weyn

  • @yucubyabooshow9418
    @yucubyabooshow94183 жыл бұрын

    say dooniba hanoqtee TPLF warkeedii jamaca galad kama hayno🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @nadarmohamedgaaridagalcad652
    @nadarmohamedgaaridagalcad6523 жыл бұрын

    Subxana lah

  • @ahmedismailabdullahi3821
    @ahmedismailabdullahi38213 жыл бұрын

    ismaaciil cumar geele mxuu ka baqanaya ma cumri baa u hadhay toban waddan baa ilaaliya. Illeen qori kali ah oo hoos ahaan la isu siiyaan waa dan.

  • @leenaimran6822
    @leenaimran68223 жыл бұрын

    Jamac iyo Nuur guilty iyo gabonimo Waad ku mahadsan tihiin wararka sugan eed soo jeedisaan

  • @ahmedarte5858
    @ahmedarte58583 жыл бұрын

    Baltuugaan Dhagaysata jaamac Lagumagacaabayo iyo Kankale Dadka Dhagaha Hakawasaqaynina Munaafaqiinyahay Waxyaalaha Qudhunka Ah Eeaad Soomaali kuladhixjitaan Soomaali was ogyihiin

  • @abdikadirahamed8573
    @abdikadirahamed85733 жыл бұрын

    Beenta dhafa ee runta sheega

  • @axmedxasseeyjaamac9805
    @axmedxasseeyjaamac98053 жыл бұрын

    Uf uf Wali Jaamacoow miyad kihaysa

Келесі