No video

Waad ku faa’idi hadaad sidan u kala qaybiso hawlahaaga maalin walba | 𝐓𝐢𝐦𝐞 𝐌𝐚𝐧𝐚𝐠𝐞𝐦𝐞𝐧𝐭 𝐌𝐚𝐭𝐫𝐢𝐱.

• Sidee imtixaanka loo d...
sirta wax isbarista
• Sirta wax isbarida xir...
• 7 qodob oo aad ku qii...
scriptiga muqaalka oo dhamaystiran .
Waxa jira afar dhaqan(caado) oo aan dagaal adag kala galay naftayda,qofkastana ay tahay in uu kala dagaalamo naftiisa .
1. Isbarbar dhiga dadka kale .
Qadobkani waxa uu kaa qadayaa in ay kuu dhadhanto nimcadii yarayd ee ilaahay adigu ku siiyay,noloshana wuu kaa kharibayaa.
Waxa uu kaa qaadayaa in aad ka faa’idaysato oo aad ku qanacdo hibooyinka gaarka ah ee aad leedahay .
Hebel waxaaas ayuu haystaa anigu ma haysato , heblayo sidaas waaye laakiin anigu ma ahi IWM. odhaahyadan oo kale waxa ay kugu keenayaan niyad jab iyo war-war joogto ah .
Illaahay markii uu ina abuuray qof walba waxa uu siiyayhibooyin isaga u gaara oo aanay cidi la wadaagin,hadii uu si dhaba uga faa,idaystana aan cid kale ku gaadhayn .
Ku dadaal in aad naftaada ku kalsoonaanto, ku qanacdo waxa aad haysato ,bar bilow fiicanna aad ka dhigato .
2. Yaraynta Isticmaalkii badnaa ee baraha bulshada .
Qodobkani saamayn wayn ayuu noloshayda ku yeeshay runtii ,sababna waxa uu u noqday in aan baraarugo oo aan xooga saaro waxkasta oo muhiim u ah noloshayda labada daroodba ,sida oo kalena aan iska idho tiro waxyaabaha aan qiimaha kusoo kordhinayn naftayda .
Waxa aan helay wakhti aan iskula xisaabtamo ,isla markaana aan kaga fikiro mustaqbalka noloshayda iyo bulshada igu xeeranba .
Waxyaabaha iga caawiyay qodobkan waxa ka mida in aan ka saaray dhamaan baraha bulshada mobilekayga . marka laga reebo whatsapp iyo instagram oo aan marmar isticmaalo .
Labadaasna notifications-ka ayaan ka xidhay oo marka aan u baahdo uunbaan galaa .
Hadaan facebook u baahdo waxa aan kasoo galaa computer -ka .
3. Soo jeedka habeenkii (dhafarka) .
Waxa aan odhan karaa dhibaatada ugu wayn ee haysta dhalinta hada joogta badankoodu waa soo jeedka habeenkii ee bilaa hadafka ah .
Soo jeedka habeenkii waxa uu sabab u noqonayaa waxqabadkaaga maalintii oo yaraada , dabeecad xumo ,difaaca jidhkaaga oo daciifa iyo waliba muqaalkaaga guud oo silloonaada !
3. Ka cabsashada isbadalka .
Cilmi baadhisyo badan oo la sameeyay ayaa waxa ay tilmaamayaan dadka badankooda waxa ka hor taagan guusha in ay tahay cabsi ay ka baqayaan is badalka ay noloshooda ku samaynayaan .
Waxa la yidhaahdaa isbadelku waxa uu ka bilaabmaa caqliga.
marka koobad waa in aad xooga saartaa in aad garaadkaaga koriso , ka dib waxa imanaya in aad ku qanci waydo halka aad joogto oo raadiso in aad hore u dhaqaaq samayso .

Пікірлер: 31

  • @AdamGas-jx3oj
    @AdamGas-jx3ojАй бұрын

    Wow for the last days I've been trying to know this Matrix first time I heard Andrew Tate and before this vedio I don'tknow Thank you BuDdy ✊✊✊🖖

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    Ай бұрын

    Glad it was helpful!

  • @user-zy5ll3gh6r
    @user-zy5ll3gh6rАй бұрын

    Wllo janadaan kugu duceyey❤

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    Ай бұрын

    Allahuma aamin . Mahadsanid wll

  • @Ganey-official
    @Ganey-officialАй бұрын

    Mahadsanid ustaad ❤

  • @nastehoaliosmaan1460
    @nastehoaliosmaan1460Ай бұрын

    Mubarik Nosoo Badi jamacda Examkii noso dhawyahee

  • @STRAIGHTPATH-zk6b
    @STRAIGHTPATH-zk6bАй бұрын

    thanks bro

  • @muhammadsalah8197
    @muhammadsalah8197Ай бұрын

    Mansha allah jazzakallah khair ustaad

  • @DaahirXuufekowte
    @DaahirXuufekowteАй бұрын

    Masha allh ustaadi waa arin muhiima

  • @xasanqawdhan4970
    @xasanqawdhan4970Ай бұрын

    waa cashar muhim ah. mahadsanid wll Mubaarig

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglishАй бұрын

    Waa talo iyo figrad wanagsan

  • @Sahruush
    @SahruushАй бұрын

    Shukrn ustaad Wax bdn ka fa'idnay❤

  • @khadarcabdle7483
    @khadarcabdle7483Ай бұрын

    wx badan bad mowduucyo faa,ido leh Nala wagaagtaye mahadsanid🙏 wll

  • @hindiya11m
    @hindiya11mАй бұрын

    Wcs wr wb MashaAllah

  • @OsmaanAbdullaahiHiraab
    @OsmaanAbdullaahiHiraabАй бұрын

    Thanks dear brother ❤

  • @AbdiXasan-hk8to
    @AbdiXasan-hk8toАй бұрын

    Mubarak wad mahadsanthy CAADOYINKA YER YER BOOK ku arkey Lkn sas uma fahansaneyn

  • @mohammedmohamud7433
    @mohammedmohamud7433Ай бұрын

    Totaly appreciated🫡.

  • @user-kl8ji3fc6l
    @user-kl8ji3fc6lАй бұрын

    Thank you sir

  • @huseenabdulle4069
    @huseenabdulle4069Ай бұрын

    Asw walaalkey guuleeso waa Arin waxtar leh

  • @Cabdiqaniabiib-dr9wz
    @Cabdiqaniabiib-dr9wzАй бұрын

    Asc

  • @yuusufuk3664
    @yuusufuk3664Ай бұрын

    Zxp waqti la seexdo habeenka markaad tahay arday Inoo soo dhig iyo xiliga wax la aqri fiican

  • @user-si8ew8bb7r
    @user-si8ew8bb7rАй бұрын

    Asc Zxp time management matrix waxan ku qaatay dugsigaygii sare. Waxy ii tahy xasuus❤

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    Ай бұрын

    Good .

  • @AwilMohamud-rd8kv
    @AwilMohamud-rd8kvАй бұрын

    Great

  • @haawoabdulahi3861
    @haawoabdulahi3861Ай бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @abdirasakali8365
    @abdirasakali8365Ай бұрын

    Salada howl muhim ah deg degna ah xilagey taagantahay

  • @sahroomar8149
    @sahroomar8149Ай бұрын

    😊😊😊😊😊

  • @laylomohamutt6735
    @laylomohamutt6735Ай бұрын

    Mahadsnid wll saad wax nogafaidaysid lkin wll inaan kaligey wax isbaro wa awoodi la ahay mxa talo isiin lahayd taladaas muhiim bay ithy

  • @fardows612
    @fardows612Ай бұрын

    Talo ayaan ka rabay wll halkee kala so xariiraa✍️

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    Ай бұрын

    Instagram ayaad fariin iigu reebi kartaa @mubarak_hugur

  • @NaasirAwed
    @NaasirAwedАй бұрын

    Aad ayaad umahadsanthy ustaad.

Келесі