Fandhaal podcast 52 | Sideed ku Ogaan In aad Bislaatay .

Пікірлер: 193

  • @madey1943
    @madey1943 Жыл бұрын

    Cumarow Adigoo aad u mahadsan inoo soo diyaari mowduuc ku saabsan laabida arraga جزاك الله خيرا

  • @HudaOmar-rl8ms
    @HudaOmar-rl8ms Жыл бұрын

    Dadka baraha bulshada ku jira waxa loogu qaatay qofkii wax laga faa ido mashaallah

  • @zakichamac2561
    @zakichamac2561 Жыл бұрын

    Omar inshar iyo sheekh mustafe ayaan tageera ❤😂

  • @safiinatulkhayr435
    @safiinatulkhayr435 Жыл бұрын

    1. Inaad ledahay harag yaxaas 🐊 2. In niyad u hayso hawlahaga ad qabanayso 14:04 3. Xadaskaad muhiim sii sa 16:15 4. Wixi laso dhafay wa laso dhafay 25:58

  • @saidabdulahiabshir6769
    @saidabdulahiabshir6769 Жыл бұрын

    Thanks sxp omar. Nio wlaahay podcast-yadaada aad ayaan u dhagaystaa Siipa markaan shaqada joogo aan. Intaan Eerafoono iska gashto paa Aad kuu dhagaystaa wax aad u padan ayaan kaa faaiday. Thanks sxp

  • @carafaadmusic8848

    @carafaadmusic8848

    Жыл бұрын

    Run ahaantii noloshayda adaa sabab lagaaga dhigay inaa badasho thanks

  • @AhmedMooge-wi5mg
    @AhmedMooge-wi5mg4 ай бұрын

    You are the best teacher in the world so mr omar keep going

  • @boqorobilan1974
    @boqorobilan1974 Жыл бұрын

    Ninkan kaliyee naftey waxyaabo badan ka badaley wlhi waxan abaalkaga ku gudo ma aqaan kaliya Mooye inan ku duceeyo ربنا يبارك فيك ربنا يحفظك 🤲❤️

  • @hadillaium
    @hadillaium Жыл бұрын

    27:05 that point saaid u dareemay wlh😢 mahadsanid ustaad😊❤

  • @abdemalekali9742
    @abdemalekali9742 Жыл бұрын

    من عمل عملا صالحا فلنحيينه حياة طيبة ما شاء الله اخي عمر انشار والله العظيم أني أحبك في الله اللهم إجعلنا من أهل الجنة 🤲

  • @mohamudsalad5750

    @mohamudsalad5750

    Жыл бұрын

    Ayyada quraanka iska sax wll

  • @abdemalekali9742

    @abdemalekali9742

    Жыл бұрын

    @@mohamudsalad5750 maya anigu hda ayaad ahaan uma soo qaadan ee kalmad ahan ayaan usoo qaatey

  • @afmaale
    @afmaale2 ай бұрын

    Yaa salaam cumar inshar Allah ha ku sharfo ilahey ha kaa abaalmariyo janatul firdaws nabiyada la jirkooda 🤲🤲🤲♥️

  • @Cubeyda104
    @Cubeyda104 Жыл бұрын

    Runtii waxan ku gu xiranahy mudo aad udheer xili xitaa waxaa jirtay adi iyo qof dumar ah aad soo wada deen jirteen muqaal masha allh ah ilaa iyo hadda wan ku gu xiranahy wax badan ayaan ka faaiday Shukran wll qali ‏

  • @AhmedHassan-di6vb
    @AhmedHassan-di6vb Жыл бұрын

    Dhaleeceyntu badanaa waxey ka timaadaa qof aan diyaar u aheyn inuu kaa caawiyo baahidaada oo doonaya inuu dadka u muujiyo inaadan aheyn qof u qalma in wax lala qabto si uu eedda isaga fogeeyo . Waana nooc ka mid ah xaasidnimada, Waa sidey ila tahey, Takale Inshaar Waad Ku mahadsantahey barnaamijyada dib uga shaqeysiiya maskaxda ee aad mar walba noosoo gudbiso,

  • @ismailmohamedahmed6994
    @ismailmohamedahmed6994 Жыл бұрын

    Omar. Barnaamijyadaan Waakaaga mahadnaqayaa Aadbay inoo anfaceen Inoosii joogtey insha alah

  • @hereismyanswer4255
    @hereismyanswer4255 Жыл бұрын

    Masha Allah Ustaad Mahadsanisid adine sidookale holahaaga Allaha kula garab kalo insha Allah wax badan AA Kaa faaidnay A-Z waan dhageystaa xitaa booq yar oo xageyga ah haduu isoo Maro waan kuceshtaa Sidii iney waxidhaafeyn cml mowduuc tooos qalbiga utaawanaayo Yaa Ahla Wasahln mahadsanisid 💯

  • @abdirahmanfarahjaylanguile5359
    @abdirahmanfarahjaylanguile5359 Жыл бұрын

    #Masha allah Ustaad Omar Allaha Kuu barakeeYo Cimriga Iyo Aqliga 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @mursalsayed
    @mursalsayed Жыл бұрын

    Masha allah qodob aad u muhiima ayaan ka dhex helay. Ilaahay miisaanka xasanaadka howgu daro wllka aad buuna u mahadsan yahay.

  • @hamdaabdi1385
    @hamdaabdi1385 Жыл бұрын

    Mncha allah wlloh aaad ayaad u mahad santahay illahy khayr aduun iyo mid aakhiroba haku siiyo ❤

  • @abdjrtheintertainer6589
    @abdjrtheintertainer6589 Жыл бұрын

    Pod castigan ilaa ku dhawaad 1 sano ku xirnahay wali mowduucyada uu nala wadaago omer ma arkin qof kale oo nala wadaagaya dhanka social mediyaha❤❤

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 Жыл бұрын

    Yaa Salaam, Alloow ku barakee Ustaadii runtii wax aad u baddan baan kaa faa'idaa mar walba oo aan dhageysto kanaalkaga

  • @adnakeyse8570
    @adnakeyse8570 Жыл бұрын

    Omar iyo sheekh mustafe add ayan uu Tagera wallhi😫❤😭

  • @ismalure-25
    @ismalure-25 Жыл бұрын

    Fandhaal podcast waan sugaa Markuu soo dhacana wan farxaa cajiib😊

  • @Ducaysane-to1qv

    @Ducaysane-to1qv

    Жыл бұрын

    Taas muhiM Ma aha Ee su.aashaN iswaydi Ma dhaqangalisa Maclumadka😅

  • @mubaarakmogadishawi
    @mubaarakmogadishawi Жыл бұрын

    حياكم الله وبياكم وجعل الجنة مثوكم

  • @abdirizaq8637

    @abdirizaq8637

    Жыл бұрын

    Ooraahda ustaadka weeye

  • @sahroahmed5665
    @sahroahmed56652 ай бұрын

    Masha Allah, jazaakal Allah

  • @user-qd7uz9dc3s
    @user-qd7uz9dc3s3 ай бұрын

    Ustaad ilaahy khayr haku siiyo,wax badanaa ka faidnay

  • @Muniira_omar
    @Muniira_omar Жыл бұрын

    haraga yaxaaska waa mid aad u adag kaas oo ay adag tahay in uu dhaawac gaaro! qofka dhibaatoyin badan usoo joogay qofka soo bislaaday saamayn kuma yeeshaan hadalada dadka 😊

  • @mohamedadan7815
    @mohamedadan7815 Жыл бұрын

    جزاك الله خير الجزاء يا ابو ..... ogaansho ❤🤍🔥

  • @Jamaal_Ahmed
    @Jamaal_Ahmed Жыл бұрын

    100k coming soon i.a 🎉❤😊 .

  • @abdullahhassan9113
    @abdullahhassan9113 Жыл бұрын

    Laabida araga wey wanagsa tahay inad muqal ka samesid ajirna Alle u xisaabsatid Ustaad

  • @bintufarxiosalah
    @bintufarxiosalah Жыл бұрын

    الحمدالله. Waligey wax alle raali kaaheyn soicalka maaodhigin hadana marabo omer wll mhdsanid

  • @user-kd5ew7zl7w
    @user-kd5ew7zl7w Жыл бұрын

    Jasakallah🎉 alla hana fahamsiiye❤ wanaag oo dhan waa kalmad igu weyn nolosheyda😊

  • @munaahmed5187
    @munaahmed5187 Жыл бұрын

    M.a cumar inshaar alle haku xafido aduun iyo akhiro wax badn aynka faaiidnay boos wayn ayad ugu jirtaa umada soomaliyed jasakallah kheyr

  • @wacayzkhalifa
    @wacayzkhalifa Жыл бұрын

    walahi podcast yadaada noloshayday badaashay allah karamadada kor ha u qado

  • @SirTa-NolosHa.
    @SirTa-NolosHa. Жыл бұрын

    Thanks Omar inshaar zxp noloshayda waxaaad ka badashay sababta ALLAH wax aad uwayn guulayso😍😍

  • @maryamliban
    @maryamliban Жыл бұрын

    Masha Allah waa xalaqo aad ufaaido badan #ustaad mahadsanid

  • @vatimaali59
    @vatimaali59 Жыл бұрын

    Mhdsanid ustaad omar wlhi waan nafisaa mrkaan ku dhageesto maalin welipa mrkaa jaanis helo wn ku dhagestaa ""Meelbaa ku qortaa hadaladaadi qaar"" xitaa hdii KZread-ka iga soo horbixin wnku raadiyaa 2daadi Kanaal❤🥰

  • @hafsamohamed5738
    @hafsamohamed5738 Жыл бұрын

    Mhdsanid wll in badan waan ka faa’iday muuqaalkaan qodobada ku jiraana midkastaaba inaan leeyahay ayaa ii sawirmeeysa Alx yaa rabi , xaqa Allaha inna waafajiyo

  • @LeofaiNo1
    @LeofaiNo1 Жыл бұрын

    ILAHY DARTII BAAN U-TAAGEERA #OMERINSHAR ♥️👑

  • @sucaad3425
    @sucaad3425 Жыл бұрын

    Mowduuc muhiim ah masha Allah

  • @Cubeyda104
    @Cubeyda104 Жыл бұрын

    Marka hore ilahay ayaa mahad leh Marka xigta adiga ayaan ku mahad celinyaa Runtii dhalinyaradda manta aad ayeey ugu bahan yihiin wacayi ahaan in la dhiso shukran. ‏جزاك الله خير يا أخي

  • @shacbanabdi6552
    @shacbanabdi6552 Жыл бұрын

    Saxiibka waxaa tahay walaalka naga weyn ama naga yar ee mar walba noo naseexeeyo waliba naseexo qalbiga ka soo go´da allaha kaa ajarsiiyo

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 Жыл бұрын

    Shukran omar inshar 💯 ✔ 🇸🇴

  • @BosAli666-lq7ru
    @BosAli666-lq7ru5 ай бұрын

    Jazaakumullaahu kheyr Madax sare thanks

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 Жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad Omar inshaar

  • @mohamedabasmohamed5188
    @mohamedabasmohamed5188 Жыл бұрын

    Masha allah Mahadsanid ustaad

  • @Bullale6
    @Bullale65 ай бұрын

    muhiimada uu maqduucani ku saabsan yahay waa sidii aad u dhisi lahayd wacyigaaaga.

  • @cabdinaasir5493
    @cabdinaasir5493 Жыл бұрын

    Ustaad Nolasheeda wax badan ayaa ka badashay mahadsanid ustaad

  • @ahmedromanio
    @ahmedromanio Жыл бұрын

    Mansha alah omaar tnx dhalinyaro hada nahy madaxa no saranthy keep moving Insha allah ❤

  • @MohaSalah-ki6io
    @MohaSalah-ki6io11 ай бұрын

    The best youtubeka in soomalia

  • @user-jn4ys4hn6e
    @user-jn4ys4hn6e Жыл бұрын

    جزاك الله خير

  • @MohamedOmar-oq3dw
    @MohamedOmar-oq3dw Жыл бұрын

    MASHA ALLAH 💖💖💖

  • @xuseenmaxamed8684
    @xuseenmaxamed8684 Жыл бұрын

    Thanks omar😊

  • @Naisa641
    @Naisa641 Жыл бұрын

    Mahadsanid wllo cumar

  • @user-ox3ht4lw9l
    @user-ox3ht4lw9l8 ай бұрын

    mnsha allah walalkay qali Alle hake xiftiyo

  • @marianruun1157
    @marianruun1157 Жыл бұрын

    Hadaan awoodi laha waxaan ku siin lahaa bilad dahaba my favourite KZread omar inshaar 😢❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanabdullahi3077
    @abdirahmanabdullahi3077 Жыл бұрын

    Thanks Omar inshar

  • @sawdaali6266
    @sawdaali6266 Жыл бұрын

    Mahadsanid walal alle haku barakeyo ❤

  • @younesmohamed6317
    @younesmohamed6317 Жыл бұрын

    Comment inad akhriso ma modayn legend wanku salamay🖐️

  • @liibaansaalax8998
    @liibaansaalax899811 ай бұрын

    Mashaa allah waan kafaaidaysanay allah kuxifdiyo

  • @abdulahiahmed8252
    @abdulahiahmed8252 Жыл бұрын

    University of ogaansho wax badan aan kabaranay جزاك الله خير الجزاء

  • @Muhanat744
    @Muhanat744 Жыл бұрын

    Shukran ustaad

  • @mascuudxikmaawi6838
    @mascuudxikmaawi6838 Жыл бұрын

    Thank you my teacher

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 Жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad

  • @NasroSheekhxasan-lb8jr
    @NasroSheekhxasan-lb8jr Жыл бұрын

    Alhamdulillah waligeey sawir aan leeyehe social media ma dhigin

  • @nafisashikhcumar6415
    @nafisashikhcumar6415 Жыл бұрын

    Mansha allah 😍😍😍😍❤❤

  • @hoodocali421
    @hoodocali421 Жыл бұрын

    jazak allhu khayr

  • @abdisalam7521
    @abdisalam7521 Жыл бұрын

    Mahadsanid ustaaad

  • @AmunOsman845
    @AmunOsman845 Жыл бұрын

    Harag yaxaaz waan ahay imink 2023😂

  • @CashirShaqlene-mw4gy
    @CashirShaqlene-mw4gy Жыл бұрын

    ما شاء الله. جزاك الله خيرا

  • @hasan4901
    @hasan4901 Жыл бұрын

    Thanks pro omar❤

  • @queensuad3301
    @queensuad3301 Жыл бұрын

    Mansha allah ❤

  • @anaslabamadax-tq5xm
    @anaslabamadax-tq5xm Жыл бұрын

    الله يبارك فيك ياأخي عمر

  • @isterabdilaahi2989
    @isterabdilaahi2989 Жыл бұрын

    Cumar inshar aad ayad umahadsantahay wllhi wax badan ayaa kaa faaiiday ma aqaano wax aan kugu awaalgudo janada guri alaha kaasiiyo wll mahadsanid kun jeer

  • @user-lv2kk9mn6b
    @user-lv2kk9mn6b5 ай бұрын

    Omar My role model

  • @mohamedabdulkadir2465
    @mohamedabdulkadir2465 Жыл бұрын

    Mahadsanjd walaal omar danbigada allaha dhaafo walaa aan dar alle u jeclahay tahay guuleyso bro

  • @cabdixasan7887
    @cabdixasan7887 Жыл бұрын

    Zxp walahi waxan kafaa iday waxa badan thanks 😊 🙏 👍

  • @ahmedfaaraxabdi8963
    @ahmedfaaraxabdi8963 Жыл бұрын

    Mash allh

  • @mohammedbashiir8186
    @mohammedbashiir8186 Жыл бұрын

    Mahadsanid Omarooow

  • @marufiprahim8827
    @marufiprahim8827 Жыл бұрын

    100k insha all wall omar 👍💯

  • @Daud612
    @Daud612 Жыл бұрын

    Mash allah 👍🏻

  • @NayraVlogs.297
    @NayraVlogs.297 Жыл бұрын

    Asc umada islamka oo dhan meshan jogaan Ilaahey hanugu sugu xaqaa iyo jidka siradka

  • @Maskax-dhise
    @Maskax-dhise Жыл бұрын

    YAA SALAAM barnaamijyadaa markaa dhageysto waxaa umaleeyaa inaa Aniga ila hadleyso sidii inaa ka warheyso waxa gudaheyga ku jira Hoygaaga janatu firdows Al aclaaa Allah ka dhigo

  • @mohamedsaedmohamed
    @mohamedsaedmohamed Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤Shukran Ustaad ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Mokhaliifa
    @Mokhaliifa Жыл бұрын

    Jazaakalaah

  • @ayanmukhtar6897
    @ayanmukhtar6897 Жыл бұрын

    Mahadsanid bro😊😊

  • @kaltummohamud1267
    @kaltummohamud12675 ай бұрын

    Manshallah

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 Жыл бұрын

    Mahadsanid ustad

  • @abdullahiabuubakar2410
    @abdullahiabuubakar2410 Жыл бұрын

    Haragaga waa harag yaxaas waa cajiib 🎉🎉🎉

  • @taaa820
    @taaa820 Жыл бұрын

    jasakalaahu khayr

  • @xaajiabshirali9310
    @xaajiabshirali9310 Жыл бұрын

    M.allh wll cumar inshaar allaha ku sharfo

  • @khalidjamac1359
    @khalidjamac1359 Жыл бұрын

    waad mahadsan tahay wll ❤

  • @nouraabdi5777
    @nouraabdi5777 Жыл бұрын

    Wll nabiyulaahi ciisa iso yar nabi laga dhigay قال تعال(إني آتاني الكتاب وجعلني نبينا )

  • @mustafemaxamed7092
    @mustafemaxamed7092 Жыл бұрын

    Mahadsanid wll

  • @amazingrespect3115
    @amazingrespect3115 Жыл бұрын

    Masha allah

  • @harrizapdul2529
    @harrizapdul2529 Жыл бұрын

    msh alh dhgysiga fandhal produst wxyabaha aan ka barto mrka laga reebo dhgysigoda wxn ku darema xasiloni io frxd mhdznid Omar Inshar 👐

  • @cabdiraxmaanidirismaxamed684
    @cabdiraxmaanidirismaxamed684 Жыл бұрын

    100k Subscribe Coming soon ❤❤ Insha allah

  • @dr1171
    @dr1171 Жыл бұрын

    Ugu danbyn Xalaqa cusub❤

  • @mascuudsacdi
    @mascuudsacdi Жыл бұрын

    Ma odhan karo hadal aan ka ahayn (ilaahay khayr hakuugu badalo)

  • @kimyoung8864
    @kimyoung8864 Жыл бұрын

    Waa ruunta Walal Omar

  • @xogmaalchanel6169
    @xogmaalchanel6169 Жыл бұрын

    Facebook bage fandhaal ah inoogu samee ka dibna soo dhig podcastska Talo

  • @ruweydaabdiaziz4153
    @ruweydaabdiaziz4153 Жыл бұрын

    Mshlh i wait podcasts inaa dhageysto