Faa'idada iyo Saamaynta xeerka halka daqiiqo || 1 Minute rule | Time management .

Ойын-сауық

Muqaalkan waxa aan ku sharraxaynaa xeer loo yaqaanno 1 minute rule oo kaa caawinaysa in aad kor u qaado waxqadkaaga maalinlaha ah .
90 maalmood maxaad ku qaban kartaa
• Hab aad wakhtiga uga f...
• Sida wakhtiga looga fa...
• Kalsooni darada iyo is...

Пікірлер: 39

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglishАй бұрын

    Waxa ugu dhibka badan ee hormarka naga hortaagan waa resistance ama iska caabin. Xeerkaanna waa waxa wax looga qaban karo❤❤❤❤❤

  • @muna607
    @muna607Ай бұрын

    Mahad sanid wllo mubaarka ilahay haku sharafo waad na dhiiri galise❤🙏

  • @wardaqali8394
    @wardaqali8394Ай бұрын

    Ilahay haku sharfo wll Mubarak khulaasadii buugta noo soo celi wll waxa badan wana kaa faaiidaynay❤😊

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    Ай бұрын

    Insha allah Waan wadnaa

  • @ShukriyaBbb
    @ShukriyaBbbАй бұрын

    Thanks 🎉❤ will ❤️👍

  • @cabdulaahiabshirxirsi8407
    @cabdulaahiabshirxirsi8407Ай бұрын

    @mubark hugur 1million baa uqalan5 Taa

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    Ай бұрын

    Mahadsanid wll Waynu gaadhi insha allah

  • @HassanDool
    @HassanDoolАй бұрын

    M.a ustaad thanks ❤❤😂

  • @ayaanibraahim2002
    @ayaanibraahim200226 күн бұрын

    Thanks so much wlo Muparik hawlba idhibtey insha wodobkan ayan ku shaqeynay❤❤

  • @AaminCiise-ke6ng
    @AaminCiise-ke6ngАй бұрын

    Mashaalhh shiikh mubaarig hugur

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    Ай бұрын

    Mahadsanid wll

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture401411 күн бұрын

    MashaAllaah tabarakallah Allaahumma Baarik walaal laakiin weelka qalaji. Isagoo qoyan ha xarayn

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    11 күн бұрын

    Haye insha allah . Mahadsanid wll

  • @najmaquen9389
    @najmaquen9389Ай бұрын

    Wcs wlll💯

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    Ай бұрын

    😊

  • @saacidbashiiraxmed4066
    @saacidbashiiraxmed406625 күн бұрын

    Shukran ustaadiii waan kaafaa iday❤

  • @Naakhuude
    @NaakhuudeАй бұрын

    Mahadsanid ustaad

  • @FIKRADAHADUNIDA11
    @FIKRADAHADUNIDA11Ай бұрын

    Mahadsanid ustaad❤

  • @Dajiya.axmednuur
    @Dajiya.axmednuurАй бұрын

    Thanks so much my brother😊

  • @user-kl8ji3fc6l
    @user-kl8ji3fc6lАй бұрын

    Masha alaah very thnkz wll

  • @xafsamahamed1435
    @xafsamahamed1435Ай бұрын

    Thanks again 🎉

  • @MaxamedaxmedJamac-es7uy
    @MaxamedaxmedJamac-es7uy23 күн бұрын

    Wadamahasantah walaal

  • @zamiiraahmed1698
    @zamiiraahmed1698Ай бұрын

    Thank u Coach 😊

  • @Abdifkafi
    @AbdifkafiАй бұрын

    Thanks my brothsr

  • @Mohamettali8
    @Mohamettali8Ай бұрын

    Thanks bro

  • @maxamedsheikhabdullahi1551
    @maxamedsheikhabdullahi1551Ай бұрын

    Thnks ❤❤

  • @axmedkalluun9228
    @axmedkalluun9228Ай бұрын

    Aniga waxaan ku noolahay qurbaha waliba kaligey qolka jiifka qolka fadhiga iyo jigada wey ii nadaamsan yihiin weelka aan wax ku cunay durbar waa dhaqaa meeshiisa ayaan ku celiyaa dhaqankaas waan la qabsaday. Markaan maqaayada wax ka cuno wiilka aan wax ku cunay miidka ayaan ka qaadaa oo waan ilaawaa in meesha maqaayad tahay oo qof shaqadiisa tahau lkn waa la qabsaday mahadsanid 🎉

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    Ай бұрын

    Ragganimo

  • @CabdilahiXasan-or7xm
    @CabdilahiXasan-or7xmАй бұрын

    Wad mahdsan thy 🙏 😊

  • @MaxamedAxmed-z1n
    @MaxamedAxmed-z1nАй бұрын

    MASHA ALLAH SIDA AAD MUIQAALKA U SAMAYSAY IYO FAAIDADA AD BULSHADA SOOMALIYEED U WADID WAA WAX AAD U FIICAN KEEP HOING ❤👏👏 جزاك الله خير

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    Ай бұрын

    Mahadsanid wll

  • @nimcoqaniqani8557
    @nimcoqaniqani855729 күн бұрын

    Mahadsanid wllo mubarak waleekasana ha engago marka lkhanada gali gulayso

  • @hodoali5714
    @hodoali571426 күн бұрын

    Walaahi wanka faa’idey midhaas waalka markiiba wan iska xalaaa

  • @ConfusedAnacondaSnake-lq1be
    @ConfusedAnacondaSnake-lq1beАй бұрын

    M.a

  • @hassansiad2392
    @hassansiad2392Ай бұрын

    pls ustaad waan ku wareera editink see u bartaa

  • @user-yp4el6ig4r
    @user-yp4el6ig4rАй бұрын

    Saan kuu sugo hadaad ogaan lahayd maalin walba waad noo soo galin lahayd markaan caajisoba kuwii horaan iska daawadaa markaasaan fadhiga ka kacaa oo waxbadan qabsadaa

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    Ай бұрын

    Soo dhawow wll

  • @hassansiad2392
    @hassansiad2392Ай бұрын

    wll adigoo mahasan see ku bartaa video editinka pls iso jawaab

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    Ай бұрын

    Bilow uun maalinba waxbaa kuu kordhiye oo cabsida iska dhaaf

Келесі