No video

Sirta wax isbarida xirfadaysan || Talooyin iyo Tilmaamo ku caawin doona .

Muqaalkan waxa aan idinkula wadaagi doonaa Talooyin iyo tilmaamo kaa caawin doona in aad adigu wax is barto si heer sare ah waliba
tusmada muqaalka
00:00-00:23 hordhaca muqaalka
00:24-03:02 qodobka 1aad .
03:03-06:50 qodobka 2aad .
06:51-08:34 qodobka 3aad .
08:35-09:32 qodobka afraad

Пікірлер: 45

  • @bukhatir1454
    @bukhatir14543 ай бұрын

    Ustaad waxaan chaneelkiisa kusoo biiray 2024 alxamdulilah waxbadan ayaan kafaa,iiday ustad mubaarak😊😊😊😊😊

  • @abdirahmaansagaale5937
    @abdirahmaansagaale59373 ай бұрын

    Aad baad umahadsan thy ustaad allaha kuu barakeeyo cilmigaad nala wadaagtay❤❤❤

  • @AdamGas-jx3oj
    @AdamGas-jx3oj3 ай бұрын

    You always help me to develop my self my sir

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan92363 ай бұрын

    Thanks ustaad sadexdii qodob book baan ku qortay waanan ka jawaabay haduu alle iidmo waa inan bilaabo jadwalka

  • @mohmeddaud4424
    @mohmeddaud44243 ай бұрын

    Shugran Sxb Markasta oo kanalkaada aan Daawadu wax un baan ka faaiida Dhiiro galintaada Waan kaaga mahad celinayaa Markan Cajis Dareemo oo an Howlihii iyaalay an ka mashquulo Dadka an Daawado oo motivationka ka helo ayaad kamid tahay Thankz sxb

  • @HusenApdi
    @HusenApdi3 ай бұрын

    Ustaad thanks

  • @yasiin-guray
    @yasiin-guray3 ай бұрын

    Mahadsanid walaal

  • @Mohamettali8
    @Mohamettali83 ай бұрын

    Aad baad umahadsantahay walal🙏

  • @khadarcabdle7483
    @khadarcabdle74833 ай бұрын

    aad bad ugu mahadaantahay wll talooyinkaa iyo tusaaaloyinka waxku oolka ah ee aad mar walba ladaba joogto dhalinta somaliyed 🙏✅

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish3 ай бұрын

    Aadan iyo aad Muhiim jiddan

  • @user-lo6ou8ln9p
    @user-lo6ou8ln9p2 ай бұрын

    😊😊

  • @diiriye9guure856
    @diiriye9guure8563 ай бұрын

    Ustad Hugur Mahadsanid

  • @nimofarah8193
    @nimofarah81933 ай бұрын

    Jisaakallaahu khayran walaal 👍👍

  • @istahiljimale7422
    @istahiljimale74223 ай бұрын

    Masha allah mahadsanis wll

  • @ALMAHDI12677
    @ALMAHDI126773 ай бұрын

    Intelligent man teacher muparek

  • @NuuraAxmed-ms9xc
    @NuuraAxmed-ms9xc2 ай бұрын

    Thank u

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax81063 ай бұрын

    Mahadsanid ustaad

  • @Yuusuf_M_Y
    @Yuusuf_M_Y3 ай бұрын

    Mahadsanid masuul.

  • @ashasaid7324
    @ashasaid73243 ай бұрын

    Mahdsanid ustaad🎉

  • @engmohamedessehassan8412
    @engmohamedessehassan8412Ай бұрын

    Thnks sxp

  • @xaawocnafic9305
    @xaawocnafic930525 күн бұрын

    Wll waxan ahay ardayad four ah sandakan 2024_2025 talo isìi sidee ugu fiican ee aan jadwal akhris u samaystaa ama wax u akhristaa wll talo isii adoo mahadsan

  • @Hafsa-qd2ff
    @Hafsa-qd2ff3 ай бұрын

    Anigu meeshaan wax ka baranlahaa ayaan la yahay khayr alle hakusiiyo

  • @M.f3711

    @M.f3711

    3 ай бұрын

    Maxaad doonaysaa inaad barato markaa hore

  • @Hafsa-qd2ff

    @Hafsa-qd2ff

    3 ай бұрын

    Inaad copmuterka aad u barto ayaan raca wllo meel sare ka gaadho

  • @user-mv5rn7wg9o
    @user-mv5rn7wg9o3 ай бұрын

    Aniga uso horeyo manta❤

  • @user-ws6wk9hf9e
    @user-ws6wk9hf9e3 ай бұрын

    Thnks

  • @CabdigalladAbsullhi
    @CabdigalladAbsullhi3 ай бұрын

    Good my teacter

  • @rRdwanmaxamud
    @rRdwanmaxamud3 ай бұрын

    Aad bd u Mahadsanthy ustaad

  • @RIYOKAABTEC666
    @RIYOKAABTEC6663 ай бұрын

    M.a ustaadow aad baad umahsanthay❤❤❤

  • @SiyaatAdam
    @SiyaatAdam3 ай бұрын

    Asc Ustaad Mubaarak salaam kadib waxaa tahay qof aan markasta daawado markasto aan ku daawadana waxban kaafaaidaa runti balsi codsi ayan wataa oo ah waxaad nosoosameysaa muqaal ku saabsan sida jadwal looga diyaariyo teleephoonka jadwalkaas oo wata gambaleel mahadsanid

  • @muhsinbazarce
    @muhsinbazarce3 ай бұрын

    mubarak hiugur wakusalamay

  • @user-nt8bn4dw4e
    @user-nt8bn4dw4e3 ай бұрын

    Mashala time saving

  • @abdihafittism9422
    @abdihafittism94223 ай бұрын

    Mahadsanid 👏 wll

  • @salmodheeman579
    @salmodheeman5793 ай бұрын

    Mhdsanid Ustad ❤

  • @MohanAhmed-no9cd
    @MohanAhmed-no9cd3 ай бұрын

    Mahadsanid ❤️

  • @hawashireafrah5862
    @hawashireafrah586215 күн бұрын

    Talo i siiya.Inglish iyo Carabi sideen ku Baran karaa?

  • @ICC17
    @ICC173 ай бұрын

    Muqaalkan inbadan sugayay hadana waa I anfacay waana I dhiiri galiyay mahadsanid ustaad

  • @IsmaaciilMaxamuud-cx1lb
    @IsmaaciilMaxamuud-cx1lb3 ай бұрын

    M.a

  • @Mohamoud_1_YusuF
    @Mohamoud_1_YusuF3 ай бұрын

  • @Mohametamiin-bo5ts
    @Mohametamiin-bo5ts3 ай бұрын

    Zhp mubarik website kaa aadka baran jirtay saxaafada magiisa iso sheeg zhp?

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    3 ай бұрын

    التعليم الإلكتروني معهد الجزيرة للإعلام Ayaa la dhahaa wll

  • @alrowdamedia
    @alrowdamedia3 ай бұрын

    Asc luqada English la aan ted computer ka malabaranika

  • @Abdirdkdsoeskdms

    @Abdirdkdsoeskdms

    3 ай бұрын

    Haa waa baran kartaa

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt54123 ай бұрын

    Mahadsanid ustaad

  • @kinghamaaz1352
    @kinghamaaz13523 ай бұрын

    Mahadsanid ustaad

Келесі