waa maxay Dimension,

Hagaha Ardayga = waa xarun taasi oo si' fudud, tayona ay ku dheehan tahay ka siisa taba-bar ardayda jamacadaha wax la xariira maadada RESEARCH METHODOLOGY, waxa ay sidaa oo kale xarunta taba-baro siisaa ardayda jaamacadaha ee wax ka barata kuliyada maamulka iyo dhaqaalaha (foculty of economic and management) qeybteeda ganacsida iyo maamulka (BUSINESS ADMINSTRATION).
Hadii aad tahay arday wax ka barta BUSINESS ADMINSTRATION waxa aad naga heli kartaa in aan kaa caawino hadba maadadii kuugu adkaata simister 1-aad ilaa iyo simisterka ugu danbeeya ee jaamacada, iyada oo aad ku helayso qiimo ku qanciya iyo mucalim aad wax ka faa'iidayso, INSHAA ALLAAH. soo dhowow wallaal
Nagala soo xirir
whatsapp number +252615263600
tiktok @abuukarkurbi
telegram +252615263600

Пікірлер: 28

  • @fardussalah5015
    @fardussalah50152 ай бұрын

    mahadsanid walaal hagaha ardayda wax badan baad naga caawisey!

  • @munayusuf2327
    @munayusuf23272 жыл бұрын

    Thnks ustaaad Allh hakaa abaalmariyo dadaalkaa aad ardayda somaliyeed ugujirti

  • @libanmahamed375
    @libanmahamed375 Жыл бұрын

    Maa shaa allaah, kunjeer mahadsanid macalin

  • @mohamedmohamudhussein5064
    @mohamedmohamudhussein50642 жыл бұрын

    Maash allah mahdsanid Ustaad.

  • @dahirhirsiyusuf6875
    @dahirhirsiyusuf6875 Жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad

  • @isbatoorenuur481
    @isbatoorenuur4812 жыл бұрын

    Well done

  • @abdiwalimuhumed4502
    @abdiwalimuhumed45022 жыл бұрын

    jazakalah khayr this is really help full

  • @bishaarmohmuud1481
    @bishaarmohmuud1481 Жыл бұрын

    thanks ustaad aad ayad no tageertay allah haku abaalmirayo

  • @nimcohappy6347
    @nimcohappy6347 Жыл бұрын

    Thanks walkay allha kuxifdiyo

  • @adoontiiallechannel7499
    @adoontiiallechannel74992 жыл бұрын

    جزاك الله خير الجزاء على كل حال وفي كل مكان

  • @ACOUNTANTp
    @ACOUNTANTp Жыл бұрын

    Thanks ustad

  • @husseinabdullemohamed1222
    @husseinabdullemohamed12222 ай бұрын

    Buugaan xagee laga heli karaa asxaabeey?

  • @isbatoorenuur481
    @isbatoorenuur4812 жыл бұрын

    Bravo

  • @ahmedhajisalah2998
    @ahmedhajisalah29982 жыл бұрын

    Mhdsnid ustaad

  • @basbaasboss571
    @basbaasboss571 Жыл бұрын

    Buuga seen ku heli karaa ustadi

  • @Hagahaardayga

    @Hagahaardayga

    Жыл бұрын

    0615263600 whats app kala xirir

  • @ramadaanahmedhassan9058
    @ramadaanahmedhassan90582 жыл бұрын

    Aad ayaad umahadsantahay ustaad 100%

  • @zakariyaabdulahi3514
    @zakariyaabdulahi35142 жыл бұрын

    Macalin aad baad uu mahadsantahay,macalin buugan daraasada hard copy ama soft copy sideen ku heli karaa aad baan uugu baahanahay.

  • @Hagahaardayga

    @Hagahaardayga

    2 жыл бұрын

    Ustud buuga waxaa la heli karayaa asiga oo Hard copy ah. Kala xarir 0615263600

  • @maxamedxasan9828
    @maxamedxasan9828 Жыл бұрын

    Sideen ku heli karaa buugadda ustd

  • @Hagahaardayga

    @Hagahaardayga

    Жыл бұрын

    Whatsapp 0615263600 kala xiriir

  • @zakariaali8024
    @zakariaali8024 Жыл бұрын

    ustaadi buuga sideen ku heli karaa

  • @Hagahaardayga

    @Hagahaardayga

    Жыл бұрын

    Kala xirir whats app no 0615263600

  • @zakaawidemoha3588
    @zakaawidemoha35882 жыл бұрын

    Bugaan xagee laga helaa ustaad

  • @Hagahaardayga

    @Hagahaardayga

    2 жыл бұрын

    Whats app number 0615263600 kala xariir

  • @kassimharuun
    @kassimharuun Жыл бұрын

    WhatsApkaga maheli karaa ustaadi

  • @Hagahaardayga

    @Hagahaardayga

    Жыл бұрын

    Haa ustud 0615263600