Maxaa laga wadaa E = MC2 Qaacidada fikirka nolasheena bedehay

Ғылым және технология

Si aad qayb uga noqoto ardayda sidda qaaska casharadena u hesha fadlan riix halkaan:
/ annaga productİon
Sida Dhamaan loo wada dhan yahay, waxaan higsaneynaa inaan kusoo gudbino fiidiyowyada ugu waxtarka iyo xiisaha badan. Waad ku mahadsan tahay taageeradaada :)
Caawin, dalab xayeysiis, cabashooyinka, su'aalaha iyo fikradaha, waxaad farriin noogu soo diri kartaa cinwaanka e-maylka ee hoosta ku yaal.
Arimahasayniska@gmail.com
Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; Arimahasayni...

Пікірлер: 151

  • 3 жыл бұрын

    Chanellka kale ee aan sheegay ee aan soo gelin doono linkigiisa waa kanaa kzread.info/dron/Sd9JH8RWpvz56NfjLYcl3g.html

  • @mrshawaenglish9274

    @mrshawaenglish9274

    3 жыл бұрын

    Thanks Pro Team Annaga Production Waxaan ahay macalin English HADAAD doonysaan Booqda KA faaideysta Asxaabtiinana lawadaaga YOUTUBKA AYAAD KA BARAN DOONTAAN CASHIRO DALABKIINA AH thanks for watching

  • @naasirsiciid654

    @naasirsiciid654

    3 жыл бұрын

    Asc walal Magacaygu waa naasir siciid maxamed Waxaan kaa codsan lahaa bal inaad soo baadho noona soo gudbiso XAWAARAHA iyo waxa uu yahay ? Wan ognahay xawaaruhu inuu yahay karaarka shay ku dhaqaaqo ama uu sameeyo balse sidee isla xawarahaas loo jaan-gooyn karaa? Waayo gawaadhida, diyaradaha, maraakiibta, dayax-gacmeedka, xataa ilayska looma sameeyo xawaare isku mid ah ee midba in gaara ayaa la gaadhsiiyaa.🤔 Mahadsanid 🙂

  • @dulufboy3769

    @dulufboy3769

    3 жыл бұрын

    Manfahmin micnaha ereyga (walax) please ii macneeya ciddii wax igu dhanta

  • @macowmaaxicumar6281

    @macowmaaxicumar6281

    3 жыл бұрын

    Micnahaa walaxa waa loola jeeda shey

  • @abdiazizahmedurur649

    @abdiazizahmedurur649

    3 жыл бұрын

    Macalin Kan Subscribe wuu ii saran yahay

  • @xasan1713
    @xasan17133 жыл бұрын

    Hadii aad akhrinayso qoraaalkan like iisaar

  • @yoonismohamoud6749
    @yoonismohamoud67493 жыл бұрын

    Dhamaantiina Allah janada hanagu qulmiyo idinko cafimad qaba Maanta a subscribe yaaney la iga Xasidiin walalayal ♥

  • @somalipure8835
    @somalipure88353 жыл бұрын

    Barnaamijyadan fadlan soo Badi *Physics*

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia34163 жыл бұрын

    Aniga ayaa ugu horeeyo galabta asxaabta comentiga aqriso fadlan subscribe ii saara please oo iga farxiya Allah haku sharfo oo hel farxad waarto cimri dheer caafimaad joogto ah awlaad baari ah

  • @weheliyehoolacofficial6721

    @weheliyehoolacofficial6721

    3 жыл бұрын

    Zxp Kay subscribe igu cawi adi arli ah

  • @qalbijabay3934

    @qalbijabay3934

    3 жыл бұрын

    New tuugsi😂😂😂😂😂😂 kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @Mow_Adawe

    @Mow_Adawe

    3 жыл бұрын

    @@qalbijabay3934 😂😂😂😂 Ma la yaabtay

  • @anuu_peaofficialanuu_peaof6296

    @anuu_peaofficialanuu_peaof6296

    3 жыл бұрын

  • @raadfilmshd1036
    @raadfilmshd10363 жыл бұрын

    Ustad thnks very much

  • @Salmamommy
    @Salmamommy3 жыл бұрын

    Mahadsanid

  • @sir___mouztaphe0
    @sir___mouztaphe02 жыл бұрын

    msha allah ilahay hakuu siyaadiyo cilmiga زادك الله علما🥰🥰🥰

  • @Fucker56ful
    @Fucker56ful3 жыл бұрын

    ماشاء اللة Macalin si fun baad ugu sharaxday ee Mahadsanid!.

  • @himmadofacial5601
    @himmadofacial56012 жыл бұрын

    C.rashiid mahadsanid👍👍

  • @dalxiisdamaashaad8005
    @dalxiisdamaashaad80053 жыл бұрын

    Thanks ustaad

  • @abdorizak
    @abdorizak3 жыл бұрын

    Mahadsanid Zxp Sida Fiican Aa Ukala Dhigdgigtay

  • @yussufgeddi8194
    @yussufgeddi81943 жыл бұрын

    Mahadsanid xogta quruxda badan

  • @zakariyeqoslaye4813
    @zakariyeqoslaye48133 жыл бұрын

    Barmaajyadan noo soo badi wad noo faaidaysay thnks

  • @nimconashaad8910
    @nimconashaad89103 жыл бұрын

    mahadsanid bro casharada nocana waa u bahanahay nosoo badi

  • @yasiin-guray
    @yasiin-guray4 ай бұрын

    Xogahan so badi walaal mahadsanid

  • @xoogsademussa898
    @xoogsademussa8983 жыл бұрын

    Thanks 🙏

  • @jurejpio3555
    @jurejpio35553 жыл бұрын

    Wll Abdirashid Horey u soco Funs kuu heegan baa nahay TEAM ANNAGA Ismujiya💯🙏🇸🇴🇸🇴

  • @sijtv8984
    @sijtv89842 жыл бұрын

    Macalin Muuqaladan Noo so Badi adoo mahadsan 😍

  • @maxamudcadde2072
    @maxamudcadde20723 жыл бұрын

    Thanks

  • @zakariyeyare4734
    @zakariyeyare47343 жыл бұрын

    Annaga production waa kanaalka ugu fiican kanaalada soomalida

  • @xasan1713
    @xasan17133 жыл бұрын

    Cilmi production MEDIA soo booqda

  • @mahamedali5957
    @mahamedali59573 жыл бұрын

    Aad iyo aad ayaan uga helaa casharada kusaabsan fisikiska

  • @hamzemoh1432
    @hamzemoh14323 жыл бұрын

    M.a hore usoco zxp

  • @ileysofficial9581
    @ileysofficial95813 жыл бұрын

    Keep going bro

  • @mrhanad8148
    @mrhanad81483 жыл бұрын

    Hadii jeceshahay waxyaabaha layaabka leh In aad anaga pro booqato waa ay kaaga filan tahay 😂😂

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari5 ай бұрын

    Hagaag Thanks Sxb ANNAGGA.

  • @kingarwey6136
    @kingarwey61363 жыл бұрын

    Zxp soo badi ku waan

  • @muxiyadiinofficial9075
    @muxiyadiinofficial90753 жыл бұрын

    Keep going my pro

  • @aamincabdi1316
    @aamincabdi13163 жыл бұрын

    Keep going wll

  • @abdiazizahmedurur649
    @abdiazizahmedurur6493 жыл бұрын

    ANNAGA PRODUCTION iyo DUKHAN MEDIA Waan idin la socdaa sxb yaal

  • @user-ek2vm8ti7n
    @user-ek2vm8ti7n8 ай бұрын

    Mahasanid

  • @omarkamaan1076
    @omarkamaan10763 жыл бұрын

    Guuleyso mudane

  • @ifrahahmedhassan2088
    @ifrahahmedhassan20883 жыл бұрын

    M.a keep going waan kugu xiranahay abowe

  • @hamsemohamed7731

    @hamsemohamed7731

    3 жыл бұрын

    اَلسَلامُ عَلَيْكُم وَرَحْمَةُ اَللهِ وَبَرَكاتُهُ‎

  • @cabdifataaxhasanxushmad5788
    @cabdifataaxhasanxushmad57883 жыл бұрын

    ManshallHa chanal ana zifican ugu xidhanaYa

  • @mohamedabdi149
    @mohamedabdi1493 жыл бұрын

    Aniga wxn ahy form 2 mananala brn wxd leheyd ciyalka wxa lugu bara form 1

  • @noorahmedadan915
    @noorahmedadan9153 жыл бұрын

    M.a aat baan ujeclhy maadada physics 😍😍😘

  • @zakariyeqoslaye4813
    @zakariyeqoslaye48133 жыл бұрын

    Sxb mahadsanid

  • @hamzajooker6716
    @hamzajooker67163 жыл бұрын

    Halka kawad macalin

  • @somaflam
    @somaflam3 жыл бұрын

    I watch a video like this in Rational Believer channel

  • @ogaan4898
    @ogaan48983 жыл бұрын

    Zxp wali waxyaba qaar maan fahmin

  • @yasinqasim
    @yasinqasim3 жыл бұрын

    E=MC²

  • @raadfilmshd1036
    @raadfilmshd10363 жыл бұрын

    Sxp wxn ka codsana in aad ino soo gudbiso wadnihi badweynta iyo maxa loo jecel yhy iyo faa idada uu leyehy plze waa iga codsi

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed12743 жыл бұрын

    Anigu form four ayaan ku dhignay aragtidan

  • @husseinibraahim658
    @husseinibraahim6583 жыл бұрын

    Wall an Ashton Muslim miyuu ahaa

  • @khalidahmed2313
    @khalidahmed23133 жыл бұрын

    Kaarontadabaddhalis

  • @qaalidabdirahmanmohamed7063
    @qaalidabdirahmanmohamed70633 жыл бұрын

    Sxb waan kulasocda

  • @malyuundhoore487
    @malyuundhoore4872 жыл бұрын

    Channel kale Maba haystee Maxaa ku qoran

  • @maxamedcqaadir8206
    @maxamedcqaadir82063 жыл бұрын

    waxad ka soo hadashaa QUANTUM MECHANICS.....

  • @dalmardalmar4316
    @dalmardalmar43163 жыл бұрын

    Hagaag

  • @clraxmaansiciid9570
    @clraxmaansiciid95703 жыл бұрын

    Waa maxay E=cm²

  • @Cllaahixassan-gp8ck
    @Cllaahixassan-gp8ck Жыл бұрын

    Ustaad ad baan ku xiseya

  • @alayuubi9489
    @alayuubi94893 жыл бұрын

    𝕞.𝕒 𝕦𝕤𝕥𝕒𝕒𝕕 𝕞𝕙𝕕𝕤𝕒𝕟𝕚𝕕

  • @chanalkamadadaalo8908
    @chanalkamadadaalo89083 жыл бұрын

    Walaal waxaan ku way diinayaa su'aal. Qofka habeenkii meeshoo ka seexan lahaa haduu seexdo maalintii habeenkiina soo jeedo maxaa isbadal ku dhacaayo jirkiisa

  • @mahad_abdi7477
    @mahad_abdi74773 жыл бұрын

    Quraxdeena mha xidiga ugu ween dunida. But good job

  • @abdukadirali9411
    @abdukadirali94113 жыл бұрын

    M.a ustaad inoo soo badi arimahan cml quantum physics hal mar kasoo hadal ustaad

  • @powerfulldua647
    @powerfulldua6473 жыл бұрын

    Walaal adoo aad u mahadsan documentary sidii kii jacaylka iyo sayniska Aad ka samaysay muuqaalo nooga soo samee cilmiya oo ilaa 1 saac soconaya mahadsanid

  • @zupeersaleebaan5351
    @zupeersaleebaan53513 жыл бұрын

    Aad baan ugahelnaa fadlan zoobadi

  • @Cabdi_Indho
    @Cabdi_Indho3 жыл бұрын

    Anigu marka Dugsiga From one-ka ahaa waa ay igu adkayd fahankeeda heer aan maalintii dambe anigu aan dhigay oo aan fahmey😁

  • @Ama-ob1cx

    @Ama-ob1cx

    3 жыл бұрын

    Oo ma form one kaaa lagu dhigaaaa?? Xagee wax ka dhigatey.

  • @blackman8295

    @blackman8295

    3 жыл бұрын

    1 to 4 arag marna formulada

  • @Ama-ob1cx

    @Ama-ob1cx

    3 жыл бұрын

    @@blackman8295 relativityka jamacada uunbay ku dhigtan ciday khusaysaaa oo secondaryka laguma dhigo.

  • @blackman8295

    @blackman8295

    3 жыл бұрын

    @@Ama-ob1cx haa sax runtaa lagu ma dhigo

  • @FADSO
    @FADSO Жыл бұрын

    Muuqaalka oo dhan wan fahmi lahaa, lakin dhibaatada i haysataa waa magaranaya waxaad ka wado walaxdu? waxaan ku waydiinaya maxaa ka wadaa walaxda?

  • @fact__1000

    @fact__1000

    Жыл бұрын

    Aniga xita mafahmin

  • @FADSO

    @FADSO

    Жыл бұрын

    @@fact__1000 Hada waan garanayaa. Walaxdu waxaa laga wadaa culeyska. Misse Mass. Energyga ayaa culeyska sku bedeli karaa. iyo Culeyska ayaa energy lagu dhigi karaa.

  • @fact__1000

    @fact__1000

    Жыл бұрын

    @@FADSO oo masaas baa

  • @anwarjamal9705
    @anwarjamal9705 Жыл бұрын

    E= m2

  • @mrshawaenglish9274
    @mrshawaenglish92743 жыл бұрын

    Waxaan ahay macalin English HADAAD doonysaan Booqda KA faaideysta Asxaabtiinana lawadaaga YOUTUBKA AYAAD KA BARAN DOONTAAN CASHIRO DALABKIINA AH thanks for watching .

  • @mussekhadar7388
    @mussekhadar73883 жыл бұрын

    Niyaw wxn ku weydiiyay magaca annaga mxd ku jeclaatay wll

  • @daarulkhyeralislaamiya608
    @daarulkhyeralislaamiya6083 жыл бұрын

    Chanelka kele ayaa isticmashaa ustaad

  • @xasan1713
    @xasan17133 жыл бұрын

    Zxp channelkaagii kle ee abdirshiid shiikh maxd wax usoo galin weydey

  • @Firxad
    @Firxad Жыл бұрын

    quantum theory maka soo hadli karta wll?

  • @saladrage9319
    @saladrage93193 жыл бұрын

    eniston ma mulxid ayuu ahaa ? mise diin buu aaminsanaa ?

  • @xasan1713
    @xasan17133 жыл бұрын

    Team annaga like iisaara

  • @kooshinderi731

    @kooshinderi731

    3 жыл бұрын

    cilmiga faa iideyso like wax ku tari mysee

  • @xasan1713

    @xasan1713

    3 жыл бұрын

    Maxaad ka shakayn adigu hana soo galin nio waxba kaama galine

  • @dahaboshiikhoowsamatar7797
    @dahaboshiikhoowsamatar77973 жыл бұрын

    Chanalka kale magaciis

  • @thomharrison4389
    @thomharrison43893 жыл бұрын

    Waxaan doonayey in sxbkay aan u share garreyo muuqaalka lkn share markaan dhahay wuxuu igeyey Vidmate-ka badanaa anaa ka dowload gareysan jiray muqalada aan rabo inay ii galaan galery-ga hadase ma garanayo sababta aan u dooran la, ahay ama Option apps yada kale la iisiin la, yahay sida Facebook whatsab io more

  • @xamsec.casiis5273
    @xamsec.casiis52732 жыл бұрын

    albert muxuu ka sheegey socodka

  • @monicely4887
    @monicely48873 жыл бұрын

    Waxan rawa inad inosoo duubto anishteen tariqdiisa

  • @maxamedcumar7306
    @maxamedcumar73063 жыл бұрын

    Kanaalka #Albaani-channel 24 ha lagu soo yaaco

  • @abdinasirnuur3312
    @abdinasirnuur33123 жыл бұрын

    Walax macnaheda noosheeg

  • 3 жыл бұрын

    Wax weliba, Adiga ayaa walax ah, Mobile ayaa walax ah, Wax weliba ee midab u saaxib ah oo dhan ee meel buuxin kara waa walax.

  • @abdinasirnuur3312

    @abdinasirnuur3312

    3 жыл бұрын

    Ok sxb

  • @kadarmoussaaden3589
    @kadarmoussaaden3589 Жыл бұрын

    Macaalin su'al ma kuwaydiinkara

  • @cabdirisaaqcaliibraahim2277
    @cabdirisaaqcaliibraahim22773 жыл бұрын

    Sxb aad ayad umahadsantahay barnamijkan ana ka so dalbaday

  • @siciidomariise6705
    @siciidomariise67053 жыл бұрын

    channalka kale muxuu ahaa kan lee naqanaa

  • @asmaabdullahi5850
    @asmaabdullahi585028 күн бұрын

    Waxa ku waydiinah side cabirkena lagu ogaadah iyada oo la sarayn misan side ku noqo tay macquul 😮

  • @suhaybsaabuni945
    @suhaybsaabuni9453 жыл бұрын

    E=mc

  • @xasan1713
    @xasan17133 жыл бұрын

    Channel cilmi production MEDIA booqda

  • @iskahubi3264
    @iskahubi32643 жыл бұрын

    Equatinka Einstein E = mc2 waxaan ka fahmi karnaa cadaabul Qabriga iyo quyaamaha waa warey khayaaliga sidan u weyn muxuu ahaa?

  • @mohamedAlnuur33

    @mohamedAlnuur33

    2 ай бұрын

    maxaad uga jeeddaa?

  • @xasan1713
    @xasan17133 жыл бұрын

    CHANNELKA cilmi production MEDIA booqda

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi41163 жыл бұрын

    Janalkeena kale maxaa kawadaa?

  • @guhadali6703
    @guhadali67033 жыл бұрын

    E = energy mc2 waa milk coffee

  • @kamalyussuf6128

    @kamalyussuf6128

    3 жыл бұрын

    Hhhh😂😂😂

  • @ahmedbaashi8872
    @ahmedbaashi88723 жыл бұрын

    Mhd snd wll

  • @xasan1713
    @xasan17133 жыл бұрын

    Team annaga like igu qabta

  • @haldoorkadhalinta7374
    @haldoorkadhalinta73743 жыл бұрын

    Waxaan kaa codanaa in aad noo soo diyaariso macluumad ku saabsan macluumadka layaabka iyo isgaarsinta

  • @Ibo.Media.
    @Ibo.Media.3 жыл бұрын

    Alberto Anstein waxa uu ku dhashay Magaalo la yidhaa ULM oo aan Ani ku nolahay dadkisu kuma fanan madama uu ahaa nin u jarjeedha nasiga 😕

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim25073 жыл бұрын

    Su'aalahaas nafataada markey is wey diiyaan wx la yiraahdaa. Acuudu billaahi minasheydaani rajiim . Lkn wx math ku saabsan hdad ka fikireysid waa caadi that is it.

  • @iskahubi3264

    @iskahubi3264

    3 жыл бұрын

    Sxb sabab su’aalahaas loo diidayaa in la is weydiiyo?

  • @liibaanibrahim2507

    @liibaanibrahim2507

    3 жыл бұрын

    Mcnaha wxn ula jeedaa meesha uu ka dhawaajiyay marka uu dhahaya. Allah swt hakuu joogay muxuu sameynayay wxs oo dhan markii nafsataada ay is wey diiso waa laga cuuda billeystaa saas ban ula jeedaa aniga BOY ma i fahantay hada mise weli wxb kuu dhiman that is it. Bro

  • @iskahubi3264

    @iskahubi3264

    3 жыл бұрын

    Liibaan Ibrahim sxb marka horeba waan fahansanaa inaad sidan ula jeedo, why looga cuuda bileystaa? Aniga waxaan is leeyahay meeshaas gaadmo ayaa ku jirta marka su’aalahaas sii bataan jawaabna loo waayo Allaah iyo diimaha inay dad sameeyeen ayaa kuu soo baxaysa

  • @muhiyadinmohamudbaroud34
    @muhiyadinmohamudbaroud343 жыл бұрын

    Channel kale magaciii sxb mahadsanid

  • @shukriahmed3170

    @shukriahmed3170

    3 жыл бұрын

    Dukhan media

  • @hotellelaurier2855
    @hotellelaurier28553 жыл бұрын

    comment ayan wala egay dadka odhan

  • @saydcumar7390
    @saydcumar73903 жыл бұрын

    Wll cashar fcn oo saxan wye lkn couldn't understand walax waxad ka wato 🤔🤔matter miya kawadaa walax

  • @iskahubi3264

    @iskahubi3264

    3 жыл бұрын

    Haa sxb walax waxaa laga wadaa matter

  • @ilyaascabdikariim2940

    @ilyaascabdikariim2940

    3 жыл бұрын

    Haa

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla3 жыл бұрын

    physcis wxn ku nacay waa xisaabta iyo iska daba warega 😣

  • @Ama-ob1cx

    @Ama-ob1cx

    3 жыл бұрын

    Hahahahahaha

  • @maxamuudmaxamed2073
    @maxamuudmaxamed20733 жыл бұрын

    So dhawoow ustaad lkn barnaamij nuclear ka inoo soo samee adiga daacadee

  • @Mmahad19
    @Mmahad193 жыл бұрын

    chanelka kle magaciis????

  • @zooniboy7863

    @zooniboy7863

    3 жыл бұрын

    Dukhan media

  • @noumanyousuf8156
    @noumanyousuf81563 жыл бұрын

    Ustaad taxana yaashi qoraalka aha ee aad kula doodi jirtay mulxidinta somalida cod ahan noogu so badal si ayn bulshadeen u khalkhal galin dadka aaminay mulxidnimada jahilga ku dhisan

  • @iamaworrier3649
    @iamaworrier36493 жыл бұрын

    Qorraxda ma'aha xidiga ugu wayn dunida? Ku labo halkaas " qorraxda universe wax aad u yar ka tahay waxaa ka wayn " VY canis majoris star " the largest known star UY scuti, antares star and so on" Beenta inaga daa " qorraxda wax sidaas u wayn malahan xidiga lagu magacaas VY canis majoris 9.2 billion mar ka wayn qorraxda

  • @fatumaiftin5066
    @fatumaiftin50663 жыл бұрын

    (walax )mafahmin qofkii igu dhaamo ..reply for me

  • @abdijibarmabdilahi4795

    @abdijibarmabdilahi4795

    3 жыл бұрын

    Remember the word- MATTER

  • @nemoahmed1443

    @nemoahmed1443

    3 жыл бұрын

    Walax = Shay

  • @haashimbashiir485

    @haashimbashiir485

    2 жыл бұрын

    Waa shay culays leh hadana meel banaan buuxin kara Adi walax aa.tahy mobile ku waa walax wax kasta oo culays leh iyo meel banaan buuxin kara waa walax sabuuradu waa walax jeestada waa walax

  • @kh.nazrivlogs9721
    @kh.nazrivlogs97213 жыл бұрын

    Math+physics Aduunka ugu necbhy 😂😂 safka dambe ee fsalka lee fhmi kro 😁😁

  • @ahmedosman6227

    @ahmedosman6227

    3 жыл бұрын

    Anina labadaas marka an dhigto qof wax soo dhigtay isu arki jirey

  • @dulufboy3769
    @dulufboy37693 жыл бұрын

    Manfahmin micnaha ereyga (walax) please ii macneeya ciddii wax igu dhanta

  • @asal21production48

    @asal21production48

    3 жыл бұрын

    shayga waxu kasameesanyahay layirahda 😊

  • @dulufboy3769

    @dulufboy3769

    3 жыл бұрын

    Sax wll hadda aniga waxaan ka abuurmay ma walaxba

  • @Ysfcade

    @Ysfcade

    3 жыл бұрын

    Walax = MATTER Waxaana lagu qeexaa sida wax kasta oo leh cuf ama buuxiya boos, (waxay leeyihiin mug).

  • @dulufboy3769

    @dulufboy3769

    3 жыл бұрын

    @@Ysfcade alright now I got the answer

Келесі