fahamka dulucda (topic) daraasada

Hagaha Ardayga = waa xarun taasi oo si' fudud, tayona ay ku dheehan tahay ka siisa taba-bar ardayda jamacadaha wax la xariira maadada RESEARCH METHODOLOGY, waxa ay sidaa oo kale xarunta taba-baro siisaa ardayda jaamacadaha ee wax ka barata kuliyada maamulka iyo dhaqaalaha (foculty of economic and management) qeybteeda ganacsida iyo maamulka (BUSINESS ADMINSTRATION).
Hadii aad tahay arday wax ka barta BUSINESS ADMINSTRATION waxa aad naga heli kartaa in aan kaa caawino hadba maadadii kuugu adkaata simister 1-aad ilaa iyo simisterka ugu danbeeya ee jaamacada, iyada oo aad ku helayso qiimo ku qanciya iyo mucalim aad wax ka faa'iidayso, INSHAA ALLAAH. soo dhowow wallaal
Nagala soo xirir
whatsapp number +252615263600
tiktok @abuukarkurbi
telegram +252615263600

Пікірлер: 55

  • @fadumomohamed2229
    @fadumomohamed222928 күн бұрын

    Mhdsaid ustad danbigaga io kan walidkaga Allah dhaafo❤wad na anfacday

  • @minim8871
    @minim88712 ай бұрын

    Aad ayad u mhdsn thy ustad vedio gan 2 yrs kadib ayn ku fa'iday shukran 😊

  • @abdirasakabdi1509
    @abdirasakabdi15097 ай бұрын

    Mhdsnd macalin khayr alle haku siiyo again mhdsnd

  • @abdikhaliqahmedfarah9534
    @abdikhaliqahmedfarah95342 жыл бұрын

    Masha allah Macalin Aad iyo aad ayaa u mahad san tahay Si fiican ayaan Casharkaan U fahmay

  • @kaltuuncabdullahicali4009
    @kaltuuncabdullahicali4009 Жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad جزاك الله خيرا

  • @insaansaiid6435
    @insaansaiid64352 жыл бұрын

    Thank you ustaaad wax bdn ayan kaa faa, iiday

  • @muxsincabdulaahimaxamad8226
    @muxsincabdulaahimaxamad82269 ай бұрын

    Jazaka Allahu khayra aljaza

  • @mohamedmohamudhussein2411
    @mohamedmohamudhussein24112 жыл бұрын

    Maasha allah si aad u heer sareysa ayaan u fahamay, IV, DV, Unit of Analysis and Area of Study. Mahadsanid 1001 jeer.

  • @Mohamedahmadleabdi109

    @Mohamedahmadleabdi109

    6 ай бұрын

    Shukran ustaad.

  • @zmzmcardp
    @zmzmcardp Жыл бұрын

    Mahadsanid Ustaad.

  • @youssefothman4414
    @youssefothman4414 Жыл бұрын

    Mashallah Ustaad waan u baahnaa research methodology waanan ka faa'ideystey rabi haka abaal mariyo

  • @khaalidburaale7033
    @khaalidburaale70339 ай бұрын

    Ilaahay hakaa abaalmariyo wll. Mahadsanid

  • @farhanwadani4583
    @farhanwadani4583 Жыл бұрын

    Ustaad waad mahadsantahay runtii waxaad inoo soo gudbisay macluumaad aan aad ugu baahnayn, maadadan waa xiisad ka mid ah daraasadaha nagula-siiyo jaamacadda hal mar xitaa kama fahmin baraha dhiga. Runtii waan kaaga mahad-celinayaa soo gudbintaada togan.

  • @mrsaidmoha8097
    @mrsaidmoha80977 ай бұрын

    Thank you ustaad waxbadanbaa ka fahmay IV,Dv ,UNIT OF ANALAYZIS AND AREA OF STUDY❤❤

  • @nimcohappy6347
    @nimcohappy6347 Жыл бұрын

    Thanks wallky

  • @saudahmohamed1437
    @saudahmohamed1437 Жыл бұрын

    Allaha ku barakeeyo ustaad🤲 duco ayn kuu awoodaa❤

  • @Hagahaardayga

    @Hagahaardayga

    11 ай бұрын

    Aamin ustud, adna ALLAH kuugu anfaco

  • @zakariyaabdulahi3514
    @zakariyaabdulahi35142 жыл бұрын

    macalin aad baad uu mahadsantahay runtiii sharaxaadadu waa mid aad uu sareysa qof walbana fahmi karo

  • @mohamedomar976
    @mohamedomar976 Жыл бұрын

    Thank You ❤

  • @jirdeaxmed4982
    @jirdeaxmed49829 ай бұрын

    Mahadsanid masuul ❤

  • @abdiasiisharbi9104
    @abdiasiisharbi91042 жыл бұрын

    Waaaad mhadznth Ustaaaaad

  • @ramadaanahmedhassan9058
    @ramadaanahmedhassan90582 жыл бұрын

    Thank you ustaad Abukar Aad ayaa kaga mahad celinayaa fahanka aad i fahasisay wax yaabo badan

  • @isaksahalahmed6531

    @isaksahalahmed6531

    2 жыл бұрын

    Sxbow buuga hagaha cilmibaraha intee laga helaa

  • @wanaajiyeofficial5745
    @wanaajiyeofficial5745 Жыл бұрын

    Ilaahey hakaa abaal mariyo waalidkii ku dhalayna Allah ajar haka siiyo sida quruxda badan oo aad wax noo fahamsiisay

  • @Hagahaardayga

    @Hagahaardayga

    Жыл бұрын

    Aamiin adinkana ALLAH ha idiin ku anfaco wllkey

  • @abdifitahhashisalad8476
    @abdifitahhashisalad84762 жыл бұрын

    Buuga research ga ayaan rabaa ee intee ka heli karaa

  • @drluqmanjeylani9655
    @drluqmanjeylani9655 Жыл бұрын

    Mahadsanid

  • @muxiyadinbashiir8090
    @muxiyadinbashiir80902 жыл бұрын

    M.a faHam qoto dheer ayaan ka fahmey qaab dhiska dulucda THanks ustaad

  • @Hagahaardayga

    @Hagahaardayga

    2 жыл бұрын

    Mahadsanid wll. Hamiga aan ka lahaynba ayaa intaasi ahayd. Guulayso adna

  • @khadarilya8039
    @khadarilya8039 Жыл бұрын

    Maasha alh

  • @fowsiyosiciid6468
    @fowsiyosiciid6468 Жыл бұрын

    Ustaad xage kala soo xiraaara

  • @Hagahaardayga

    @Hagahaardayga

    Жыл бұрын

    0615263600 whats app ustud

  • @libaanawees5516
    @libaanawees55162 жыл бұрын

    Booga xagee ka helaaaa

  • @Hagahaardayga

    @Hagahaardayga

    2 жыл бұрын

    0615263600 whats app kala xirir

  • @abdirahmaankaafi2105
    @abdirahmaankaafi21057 ай бұрын

    Sideen u helikaraa buuga wlll aaad ayaaad igu baahanaheee

  • @Hagahaardayga

    @Hagahaardayga

    7 ай бұрын

    Ustud whatsapp kala xiriir 0615263600 wixii faahfaahin ah halkaas baa ka helaysaa soo dhoww

  • @hadalyariyohawlbadan985
    @hadalyariyohawlbadan985 Жыл бұрын

    Ustaad halkee ka heli karaa buugaa

  • @Hagahaardayga

    @Hagahaardayga

    Жыл бұрын

    0615263600 whats no kala xiriir ustud

  • @zakaawidemoha3588
    @zakaawidemoha35882 жыл бұрын

    Ustaad aad io aad u mahdsantahy lanmbarkaga whatz upka xagee laga helaa

  • @Hagahaardayga

    @Hagahaardayga

    2 жыл бұрын

    0615263600

  • @mohamedabdulahi2510
    @mohamedabdulahi2510 Жыл бұрын

    Macalimow buugan xagee laga heli karaa adoo mahadsan

  • @Hagahaardayga

    @Hagahaardayga

    Жыл бұрын

    Whats app number wll kala xiriir

  • @alihassankhaire8767

    @alihassankhaire8767

    5 ай бұрын

    ​Asc @@Hagahaardayga

  • @mahamudhidig7044
    @mahamudhidig70442 жыл бұрын

    Ustaad Buuga xagee laga helayaa

  • @Hagahaardayga

    @Hagahaardayga

    2 жыл бұрын

    0615263600 kala xirir mamule

  • @hibokeyf5165
    @hibokeyf51652 жыл бұрын

    Ustaad bookga intee ka heleenaa

  • @Hagahaardayga

    @Hagahaardayga

    2 жыл бұрын

    0615263600 whats app

  • @hiigsadetube1099
    @hiigsadetube1099 Жыл бұрын

    Buuga Sen ku helaa

  • @Hagahaardayga

    @Hagahaardayga

    Жыл бұрын

    Whatsapp 0615263600 kala xirir ustud

  • @yaparicpoi8376
    @yaparicpoi8376 Жыл бұрын

    Ustaadii buuga isagoo pff ah ma hysaa google waanka waayee

  • @Hagahaardayga

    @Hagahaardayga

    Жыл бұрын

    0615263600 whatsapp kala xiriir

  • @yaparicpoi8376

    @yaparicpoi8376

    Жыл бұрын

    @@Hagahaardayga thanks

  • @alimuuddey435
    @alimuuddey435 Жыл бұрын

    buugga Hagaha Cilmi-baaraha ma heli karaa ustaad?

  • @Hagahaardayga

    @Hagahaardayga

    Жыл бұрын

    Haa ustud whatsapp 0615263600 kala xiriir war bixintiisa

Келесі