TOOS: Anigoo Hooyo Majeerteen Ah waxaa Muqdisho Gurigeyga dhacaya Murusade Axmed Sa..

kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Пікірлер: 116

  • @user-ci9uc3jf6t
    @user-ci9uc3jf6tАй бұрын

    Habeen iyo malin muqdisho dadbaa ku dhiman waxaasi waa xaqdarada umadda xoolahooda laxalashaday dhib madhamanyso hadii dadkan dadka lagaqaban

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466Ай бұрын

    Murusade dad fiican baakujira lkn badiyaal ayey ubadanyihiin hada muqdisho maamul fiican ayaa kujira waalagaaga saaraya Murusade waxba kaama heysankaro iyo cidkale intaba. Gabadhaas kaqabta bidaha laangaabka ah oo xaaraan cunka ah

  • @maslah345
    @maslah345Ай бұрын

    ALLAHA XAQEEDA UKEENO

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid746Ай бұрын

    Subxanalaah xamar dad badan ayaa laga dhacay guryo oo lagu wada jiraa ee dadka guryahooda uga baxa oo Alle ka qaba

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598Ай бұрын

    Waa wax aad looga xumaado reer Muqdisho inay maalinkasta dad xaqooda kuqabsanayaan iyadoo la ogaa waxay horey ugaleen.warwuxu maxay yihiin?xaaraanta kamadhargaan miyaa oo aakhiro maleh miyaa oo wax isqabta maleh miyaa kan uyar iyo madaxwaynaha usareeya? Cajiib waxa bahaladaa hala iskacesho ee bililiqo kunoolkaa.

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461Ай бұрын

    Meeshani dowlad kama jirto waa meel mooryaan dhiigyocab ah ku bahaloobey hantida shacabka iyo mida qaran xooga lagu heysto 32sano

  • @beerkaaicadaaday2057
    @beerkaaicadaaday2057Ай бұрын

    Waa sababtaa sababta ku qasabta dadku inay shabaabka cadaalad u raadistaan. Maxkameda kuwa dowlada sheegta qofkii ka dacwooda waxaa laaluush lagaaga rabaa qiimaha guriga 2 jibaarkii taasi waa tan keentay inaysan dadku maxkamadaha faraha ka qaadaan.

  • @Mudaneey
    @MudaneeyАй бұрын

    Waqtigaan in sheekadan dhamaataan moodayee

  • @abdinur6152
    @abdinur6152Ай бұрын

    Nin tuug ah Murusade ma ahan, qabiil ma leh ee waa in Xadul xiraaba lagu qaado. Kuwa leh ree hebel Muqdisho wax kuma leh waa tuugo la shaqaysata tuuga la sheegay.

  • @nasrot2604
    @nasrot2604Ай бұрын

    Maxkamada aada kuna kala baxa insha allah Axmad sacuudi manta baahi uu biniadan u dhaco maheyso.

  • @MaryanHussein-nu9yd

    @MaryanHussein-nu9yd

    Ай бұрын

    Waa run axmad sacuudi waa nin hantiila ah siday wax u jiraan

  • @Liiloowe

    @Liiloowe

    Ай бұрын

    GURIGII QOFKII IIBSADEY AYAA ISKA LEH. REERKU HADII AY WARQADIHII HEYSTAAN MURAN MA IMAAN KARO. LAAKIIN WAXBAA QALDAN

  • @saciid_iid

    @saciid_iid

    Ай бұрын

    91dii dadkii xamar ka qixin ee ku haray ayaa iskaleh.

  • @Mohammedabdi1127

    @Mohammedabdi1127

    Ай бұрын

    ​@@saciid_iid Mooryaan xun baad tahaye ee yaa ku siiyey?

  • @AfiyaIbrahim-tn8fn
    @AfiyaIbrahim-tn8fnАй бұрын

    Asc. Allaahu aclam wixii jiro,laakiin waxaan ogahey in laga tagayo Aduunka qabrina la'is dhigayo xisaabna ey jirto ee iska jir xaqu naaska Beenta,lugooyada,damaca,awood aad sheegayo,kibir,IWM.

  • @xaliyamohamed5223
    @xaliyamohamed5223Ай бұрын

    Waa caab ilhaay kabaaqaa xaqaa daadkah xolahoodaah siyaah

  • @nadabd2221
    @nadabd2221Ай бұрын

    Asc alle ku dacwee

  • @somalidaacadah9734
    @somalidaacadah9734Ай бұрын

    ILLAAHAYOW QOF KASTA OO GURI XOOG KU HAYESTA KANSAR DAD DAG AH U SOO DIR ILLAAHOW SOOMAALIDA DADKA DHACAYSA KANSAR U SOO DIR AAAAAAMIN.

  • @XXx-xp8ll

    @XXx-xp8ll

    Ай бұрын

    Habaarka ha barin afkaada ma fiicno Ilahey xaqa ha tusiyo dadka guryaha islaameed xoog ku haysto.

  • @XXx-xp8ll

    @XXx-xp8ll

    Ай бұрын

    Hadase cid la aamino ma jirto. Ku qabso ku qadimeysid ayaa socoto.

  • @AfiyaIbrahim-tn8fn

    @AfiyaIbrahim-tn8fn

    Ай бұрын

    Aamiin yaa Rabi.

  • @frank77w
    @frank77wАй бұрын

    Tuugonimo ninkii bartay majoojinkaro ilaa uu faraha ka gubto

  • @user-wx2sm5vs9m
    @user-wx2sm5vs9mАй бұрын

    Bismilah allaha kasooqaado tuugadda hakadabaharin dalka dowlada ka jitter xaqiina soo dhacsadda dukumiintiguhaduu idinka dhumsney Nuur tugunbo u taga isagahaya feylalka dhulka dhumay Wuxi degen yahay hotel Lafweyn agteeda

  • @somalisomlia6720
    @somalisomlia6720Ай бұрын

    Dadka waxeey hilmaameen qabrigii madoobaa iyo su aashii aaqiro 35sano cunaya xoolo xaaraan 😭😭😭😭 ilaahoow f gedo xoolo xaaraan hana cunsiin aamiin yaarabi ilaahoow diinta iyo cilmiga ale nagu hanuuni ilaahoow wadankeena nabad nooga dhig aamiin cafis Insha alaa waa la dhiman

  • @fahima6186
    @fahima6186Ай бұрын

    Wax nagu cusub maaha arrinta 😂 “Muslim baanahay , dhaqan iyo diin baan heeysanaa” iyo saan😂

  • @niyaaladem

    @niyaaladem

    Ай бұрын

    XOOLO KALA DHACAY HADII AY WAX KA HARAAN WA ALA HELI SE, NAFTA AY JAREEN HALKEE LAGA HELI. SOOMAALI ALLE UNBAA XISAABIN.

  • @fe8445
    @fe8445Ай бұрын

    Guriga cida ay isku haystaan ma aha Murursade. Waa cid la yiraahdo Alcamuudi. Si qurux badan buu u hadlay. Isagoo hadlaya baan arkay. Beelihii guryay dhacaan la dhihi jiray ma aha.

  • @mohamedabdullahi6556
    @mohamedabdullahi6556Ай бұрын

    War hooyada sida u dhama oo gurigeeda siiya agoon xoolahooda waa khatar war Akhiro xasuusta

  • @UywgwIsuege
    @UywgwIsuegeАй бұрын

    Hooyo Somaliyeed gurigaaga xaq ayaad u leehaday, waadna heleysaa. Lakin meesha ha keenin qabil iyo reer badiyo dhaqankood. Reerkada iyo kiisa nama qusayso. Arinta waa labo shaqsi, ee balayo ha aburin

  • @user-nl2tk3xe2p
    @user-nl2tk3xe2pАй бұрын

    Ilaahay ha idinka qabto

  • @Zamzam-ez6tz
    @Zamzam-ez6tzАй бұрын

    Maxeey karabaan xoolaha dadka Waryaa allayaqaan warxoolaha dadkasiiya balaayo ha idinkudhacdee Warmajiraan wax rer hiiraan haystaan ooguri islaan degan

  • Ай бұрын

    Doqon baad tahay

  • @1000ZXCVBN
    @1000ZXCVBNАй бұрын

    Naag kasto oo majeerteen ,waxey dhaheysaa guri aa la ika dhacay. Waa war ,lala yaabo

  • @frank77w

    @frank77w

    Ай бұрын

    Hawiye haday tuugo noqdeen oo xoolo dumar haday u fakanaayaan see la yeelaa

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038Ай бұрын

    Xaqdaro guryaha dhiiba. akhiro ilowdeene.

  • @Yusro557
    @Yusro557Ай бұрын

    Maamadan waxan isku baranay Nairobi waa hore wexey isoo qortay Numberkeeda laakiin waxaa iga dhumay telfonkii igu jiray Numberka maanadan please meel aan kala soo xiriiro isoo sheega🙏

  • @kaahiyekulmiye181
    @kaahiyekulmiye181Ай бұрын

    Mamma Maanta Dowlad Baa Jirtee Mooryaan Meesha Ma Joogaan er Sharciga Ku Kala Baxa

  • @abdulkaadiraabi1986
    @abdulkaadiraabi1986Ай бұрын

    War heedhe maad dhinaca kale dhagaysataan intaydaan goaanka gaarin 🤔, Hadaba macneheedu ma'aha qofkii aaladaha la iska arko kasoo hadla waa dulmane (alaahu aclam)

  • @Yusro557
    @Yusro557Ай бұрын

    Asc walaalkey maamadan inteen kala xiriiri karaa?

  • @Aminatt31828
    @Aminatt31828Ай бұрын

    aaway abgaalkii uyo murusadihii af kaxunbada ka deyn jiray guryaha dadkii iska lahaa uga baxa mooryaan yahay eedo xaqaaga ha ka daba harin bal fiiriya xqdaradas

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar4591Ай бұрын

    Hadii ee runtahay Maad tagtaan maxkamada wadanka doolad baa kajirte

  • @fahima6186

    @fahima6186

    Ай бұрын

    Maxaa tiri “dowlad baa wadan kajirta”? Magac DOWLAD haceebeeysan 😂

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038Ай бұрын

    Xamar waxay La dagi wayday wa guryaha dadka haystaan. Xaqdarada booli cun Allah qabta

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381Ай бұрын

    QOFKASTOO GURI LAGA HEYSTO MAXKAMADA TAGA CID HEYSAN MEYSO

  • @DeereLabo-tn8ex
    @DeereLabo-tn8exАй бұрын

    SIYAAD BARE ILAAH HA U NAXRIISTO SIYAAD DABADII WAXBA MA JIRAAN

  • @theruler411

    @theruler411

    Ай бұрын

    Siyad baree dameer ayuu ahaa . Sheeko daarood qaxooti saqajaan ku.laabo dhulkgagi ooxaarka iska tira

  • @user-ds1oe2ei5j

    @user-ds1oe2ei5j

    Ай бұрын

    @@theruler411 Waxad tahay muryan caytamah oo malin kunax Markah siyaad barah 21sano buh hayay xunkah cid lagah dhacay dhul majirin shacabka daganah xamar nah waxay ahayen dad an khabil akhon oo daris ah oo isxitiramah oo isgursadah oo aha wiil iyo abtigis haweyah iyo daarood kunah matah kahor mey akhon khabil laskuh dagaloh iyo xamar oo cidih shegatoh lamah akhon abgal nah waa dad daris wanag lah iyaganah iskalah xamar oo daganjiray bab kah bab dhaxalnah iyagah ulah oo khabil kastah kusodhaweynayey oo ladaris ah hadih lasdagalanah cidah gardaran lasarih jiray xalmarin iyo ducabah lasuguh darih jiray oo lawadah hishin jiray Markah matah waxa usohqakhay xamar dad waxa kastah rabah ineey xug kuqatan tantih dad layihin iyo guryo dad layihin bey sheganayan ooy gujiran hadih layiradoh gurigan iskamah lahidin nah dagal diyar u ah Markah xamar oon lagah sarin dadkan usokhaxay sagashamadkih nabad mah imanaysoh oo gurih dad layahay beykujiran oo u tabcan oo udhisan buh xog kuh hestah Markah waqtih bah iman lagah sarih donoh iyaganah laguh celin donoh mashay kasokhaxen ee dhagaxyadah ee dhaxantah badnad oo nabad kudagan mayan dhul eysan lahen wagih baryabah waxuuh uwabaristah khayloh iyo ka kah dhulkan amah kabax gurigan bah lalayaha Markah dhul adan lahen waa daran ku daganow Markah somaliya hanolatoh ilahaay nah hasaroh khabilkah iyo intah kuh shakheysatabah amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

  • @MIDNIMOJANAQOOW

    @MIDNIMOJANAQOOW

    Ай бұрын

    ​@@theruler411 Dabbaalkii CALI MAHDI ( QORAYGAGII CADAAY) iyo majnuunkii CEEYDIID jahanama ilaah haku fogeeyo.

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wvАй бұрын

    Siyasinta madaxda aqonyahanka hawiye marka ay tariikhda kahadlan ama ayaa bushadadoda lahad laan hadal'kooda iyo tariikhda ay shegayaan oo been aburka ah Baa usabab ah in guryaha xoog lagu kala qaato Balka waran aqoon yahan ninka sheegta oo kula hortagan 1991 kii dalka ma burburin aa dulmi baan. Iska kiciney waxaas dadka kusheekeyo ma xay kulatahey sow dulmidon ma ahan

  • @XXx-xp8ll
    @XXx-xp8llАй бұрын

    Maxaa Murusade ka rabtaa? La xisaabtan ninka guriga kaa heysto.

  • @maxamedjaamac150
    @maxamedjaamac150Ай бұрын

    maamo ilaahay hakuu gargaaro adun iyo akhiroba amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852Ай бұрын

    Maama mooryan meesha awood kuma laha ee aad maxkamad hadii guri kaa maqan yahey

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938Ай бұрын

    HAWIYO WAA MURYAAN TUUGO DALKII IYO DADKI AYAA DHACEEN 1991KII LACNAD ALLAHA JU RIDO,TUUGNIMADA FARA AYAA U LEEYIHIN AWOWAYASHODA TUUG AHAAN JIRAY.

  • @niyaaladem

    @niyaaladem

    Ай бұрын

    Adiinkaba sow adiinkii dhihi jiray soomaaliya inagaa ka ilaaha? Istaaqfurullaah wax idiinka tuugsan maba jirto. Reer ayooyinkeeyga labada dhinacba mid fiican iyo mid xunba waad leedihiine iska aamu adu qurunyahay.

  • @user-ds1oe2ei5j

    @user-ds1oe2ei5j

    Ай бұрын

    @@niyaaladem Walabartay sanadan dabah cidah duganimadah ku dhacdah hantih eylahan iyo guryah eytacban ooy dhacan waxanah layiradah rer bulih khutah waxeey kunolyihin hantih eey soxadan ooy bobkukenan iyo bililikhoh kukenen bey cunan ooy kunolyihin dalkih somaliya sanad bey kuh fiqday guryih iyo intih talabah ooy jajabiyen oo malin kastah ilbab amah darishad gasanayan sukhah ooy dadanayen Markah aduunkunah waa goyihin siday ugalan casimadih somaliyah ee muqdisho ooy bililikhestan ooy kakhatan hantidih talay Waxanah lobixiyey muryan waxa dhacdah magas bey layihin kuwih sidas ugalay xamar siyaad baranah waxuuh katagay xamar oo dhisan oo nalkih udaran yahay biyihinah gurih kastah kujiran ooy socdan biyaha Markah maxah kadabeyey Maxamed siyaad barah waxa dadabeysay 34,sanoh ooy somalia kalah cartay dalkunah eykhabsadan niman muryan ah oo khabil kubaray shacabkih daganah xamar iyo kharaxyo laguh gumaday cinkih xogah dalkah iyo hotaladih oo lagun dhax kharxiyey ragih somaliyed iyagoh kudhax jirah iyo hantidih iyo dhulkih dowladah oo labobayoh oo lawadah xarashayo inras bah kadabeysay siyaad barah waxuunah katagay dal iyo shacab nabad khabah oo walah ah oo daris ah oon akhon akhabyalad iyo exashoh bah ee rabigay hanaxaristo maxamed siyad barah amiin

  • @niyaaladem

    @niyaaladem

    Ай бұрын

    @@user-ds1oe2ei5j OK, Muqdisho kaliya guryo laguma dhicin, meelkasts qabiilka degan baa fiiqday ee maxad ugu darin hadii aad adigu wanaagdantahay? Qof fiican ma tihid qabyaaladiistsy qurmay baa tahay. Intii aan arkaayey ee guryo la celiyey Muqdisha iyo hargeeysa unbaa laga celiyey, meeye kuwii kale?. Hadii aad rabto in dalku hagaago, horga bal adigu is hagaaji. ALLAAH YAHDIIK labada dhinacba.

  • @boosteeyorooble5287

    @boosteeyorooble5287

    Ай бұрын

    Annigoo Hawiye ah baa guryo nalaga haaystaa ee bal maxaad ka tiri taasi;??

  • @niyaaladem

    @niyaaladem

    Ай бұрын

    @@boosteeyorooble5287. Yaa ku aaminaayo abaayo? Hadii aad maqashay dhego leerta u daloola waa dadkaan qabyaaladu madax martay. Guryihiin soo ceshada oo u dooda ilaa qiyaamaha haka harina. Reerkasta mooryaanbuu leeyahay ee hantidiina haka harina. ALLE ha idiin soo sahlo.

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7lАй бұрын

    😭💔 Abaayo Tuugo 💔😭 Qabiil ma laha 😭💔 ilahay ha ka Qabto insha allah 🤲🤲🤲💔😭

  • @saciid_iid
    @saciid_iidАй бұрын

    Awalba xaaraana kudhisatay iyo xoog daarood aad adeegseeseen soomaaliweyn ma xoolee kaqaaday.

  • @atharhassan9373
    @atharhassan9373Ай бұрын

    Marka hore Guriga xagee ayuu xamar kaga yaalaa? Ma shiirkole ofishaalaa?

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid746Ай бұрын

    Maxkamadu dadka dulman wax uma qabato dadka dhulmay ayaa bananka la dhigaa kuwa maxkamada joogta wa lo hanjabta marka ayeey u saxixaan

  • @sihamxusen4809
    @sihamxusen4809Ай бұрын

    Axmed sacuudi nin guri islaamed ubaahan maahe waa ninka la wareegay hormuud oo dhan ee ban hadaa run sheegeyso orodoo maxkama tag

  • @user-uv7su4dn7w
    @user-uv7su4dn7wАй бұрын

    Magaceediyey murusade iyo Ahmed sucidiba guri aad adiga leedahay kaama rabaane yaa ku soo dirsaday

  • @abobasement346
    @abobasement346Ай бұрын

    Moryan waa moryan madaxweynih bah moryan kuwan ilahay bah ciqabayah if iyo Akhiroh bah ilahay bah duleyay moryantah xamar tugoh hawiyeh ilahay bah duleyay war waxu dhaqan xumah

  • @omarabukar568

    @omarabukar568

    Ай бұрын

    Dhaqanxumadi daarood inaad ku hadleeso ayaa hadalkaagu ku cad yhy jiri jiri dhalay

  • @boosteeyorooble5287

    @boosteeyorooble5287

    Ай бұрын

    Haaysku dambaabin ee ILLAAHEY ka baq' annigoo Hawiye ah baa dhibane ah oo guryo nalaga haaystaa ILLAAH baan kaga dacwoonay, noogana soo qaadi doona.

  • @sharifisakmarwan9242
    @sharifisakmarwan9242Ай бұрын

    Maxkamda taga

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147Ай бұрын

    Guryahan waxaa leh nin carab ah oo bangiga dhexe ee somaliya kasha qeenjiray mj been baad shegeysan kabaxa

  • @mohsen6878
    @mohsen6878Ай бұрын

    Dadkan xanuusan halke ku nolan jiren ?! Shaqsi baa guri iga dhacay waan fahmi karnaa lkn sidee qabiil mursade la yirahdo ee sidaa u balaadhan guri kaaga dhici karaa?!

  • @aminasirade3404
    @aminasirade3404Ай бұрын

    Life is short did he forget that he will die and face the punishment of the grave.

  • @abdikadirbare3148
    @abdikadirbare3148Ай бұрын

    Ninkaas tuug maahin we waxabaa qaladan Runta Hala aado qabiil waxaba Tari maayo we dadka haloo cadaalada falo

  • @fadumocilmi3405
    @fadumocilmi3405Ай бұрын

    Mesha maxkamad sow ma jurta ku pga maxkamada

  • @user-mk5kd7sz9y
    @user-mk5kd7sz9yАй бұрын

    murusadow Inka khabta daalimkaas yaahuu alle magan

  • @Waloos
    @WaloosАй бұрын

    Waxaa la yiri wariiq intuu waab islaameed galuu ka wiiqleeyaa. Maantay majeerteen maa xamar dhul ku sheeganaaya oo leh weliba dadbaan ku dilaynaa, dhul meeshaan kuma lehid dhulkaaga waa buntilaan, adigana buntilaan in lagula dego ma' ogolid adigoo aan u dhalan oo doon ku yimid, waase laguu daayey, kaygana lihii kaagana kula lihi ma' soconayso ee meesha isaga tag.

  • @JsheEhehej

    @JsheEhehej

    Ай бұрын

    Mangab,khaxotih,kuyimid bad tahay, Marka,kuman,sanoh bey,daganayen,xamar,ooy,guryoh,kadhistan,eey daganayen,ooy,kulmah,dagan, Xamar matah,kahor,nah,lamagamah, Dhacin.gurih. Matanah,waxa,kahestah,gurigadih nin.kasokhaxay,galmuduh.oo.bahi.kentay.xamar.oo.rabah.gurih.utabcan.iyo.xoloh.u.shekhasan.inuub.kunoladoh. Markah,waxa,layirih,malkagah.iyo Guskagah .waa.lesbarah.gurih Adanlahen.nah.hoyķumah.noqdoh Ee.ugah.baxah.guryah.dadkah. Iskalaha.haday.shegtan.gurigah Wabilahi.tofiq

  • @Waloos

    @Waloos

    Ай бұрын

    @@JsheEhehej kaalay far soomaali maa soo qortay adigu? Waa fahmi la ahay waxaad soo qortee, af muslin ama af gaalo mid uun soo qor si laguu fahmo, ama energy ga hayska dhamaynin. Doqonyohow ama doqonyahay.

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513Ай бұрын

    GAALDE TAAGE😅 MAXA XAMAAR KAA RABTE

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133Ай бұрын

    Sharciga duurka iyo xamar maxaa kalahaysysta.😂😂

  • @FfLol-vb1oz
    @FfLol-vb1ozАй бұрын

    Unukalee

  • @theruler411
    @theruler411Ай бұрын

    Puntland ku laabo meesha harti harti majidho meesha waa Xamar

  • @user-jp9mu1of2r

    @user-jp9mu1of2r

    Ай бұрын

    Iga aamus xoolayshow

  • @theruler411

    @theruler411

    Ай бұрын

    @@user-jp9mu1of2r xooloaha waa la dhaqdaa daarood waa xoolo amxaro iyo kenyati dhaqsto. Aamus. Dhilo daarood

  • @peaceprosperity3951
    @peaceprosperity3951Ай бұрын

    Youtubkan waxaa laga faafiya fidnada iyo isku dirta. Waa in dadka KZread kan ka shaqeeya waa in xabsiga lagu guro wyo ammaanka dalka khatar bey ku yihiin. Away Dawladi ?

  • @fahima6186
    @fahima6186Ай бұрын

    Ninkaas meesha kadhex qeeylinaaya ayaan udigayaa WAR YAANAY KU KHAARIJIN MOORYAANTA EE ISAGA TAG MEESHA GHOST TOWN KA 😏🤔

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fmАй бұрын

    Ma oga miya in putland xamar laga necebyahay

  • @user-vh4sy4vr1u
    @user-vh4sy4vr1uАй бұрын

    Waryaa muslin ah war dadka maa guryahooda la siiyo

  • @halwomohamed3766
    @halwomohamed3766Ай бұрын

    Intii wax garad ahow meesha ku Baxa tuug qabiil ma lahane oo gabadha xaqeeda uga celiya .abaayo tuug CID kastuu ku jiraa

  • @mohamedabdi2850
    @mohamedabdi2850Ай бұрын

    Soomaali wayn cidna wax uma qabato cambaareynta barahana waxba kuuma goyso qabiilna waa lagayimid maxkamada tag sifo sharci ah ku raadso xuquuqdaada.

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895Ай бұрын

    Hooyo qabyaalada gees noo dhig and let’s deal with this Sacuudi guy and his side kicks let’s simplify this shit! Xassan is on a wild masaako locking up anyone talking trash! No one is going to take your yard this is new Somalia! Garsorayaasha maxkamadaha looks like they are well paid all wearing Rolex watches

  • @hassanhussein1004
    @hassanhussein1004Ай бұрын

    Majeerteen Muqdisho waxba kuma lahan

  • @AmalAbdirisakMahamed

    @AmalAbdirisakMahamed

    Ай бұрын

    Car dhaaaaro 😂😂😂 1969-1990 hantida taaala Mogadishu anagaaa lahayn No cafis ilaaaa qiyaaamaha

  • @MaryanHussein-nu9yd

    @MaryanHussein-nu9yd

    Ай бұрын

    Waad qaldan tahay qabiilka qashinka ka bax muqdisho

  • @user-ex9qq4bs9i

    @user-ex9qq4bs9i

    Ай бұрын

    Daarood Muqdisho wax guri la dhacay ka weyn baa kaaga maqan waxaas oo ah, 300kun oo maatadaadii lagu xasuuqaye fadlan Ka guura magaalo Mooryaameedkan Cuqubeeysan dhul ka fiican buu Rabbi ku siiyaye daaya sheegeeda! From Gedo

  • @asiyafiican7206

    @asiyafiican7206

    Ай бұрын

    mj ayaa leh xamar iyo muduloood habarkintir qaxoooti

  • @deqawarsame-ml7fm

    @deqawarsame-ml7fm

    Ай бұрын

    ​@@asiyafiican7206xamar somali baleh dameerad bahahina

  • @SihamSiham-ni7sq
    @SihamSiham-ni7sqАй бұрын

    Feynuush sheeq daahir baan moodey

  • @bulohus8548
    @bulohus8548Ай бұрын

    Wager !!! Ma Guri moqdisho ku yaal !! Baa Hadda Rajo laga Qabaa !! Gardaro Xoog badanaa!!?

  • @Dhuuso500
    @Dhuuso500Ай бұрын

    Aaway kuwii lahaa madax tooyada hargaan ku waran jiray 😂😂 war umada xoolahooda siiya waqtigii mooryaanta waa isku dhamaataye somaliya Ha noolaato 🎉🎉🎉🎉

  • @geediga.hayaanka
    @geediga.hayaankaАй бұрын

    war habartaan faqashataa waa beenteed xiligii siyaad bare daaroodka qaxootigaa dadka hawiye guryahooda xoog looga saari jiray daarood qaxooti afka biijo ku leh caga jeexjeexan habartaan majeerteen guryahii siyaad dadka uga xoogay ayey rabtaa cajuuso hadaad buurkaroole rabtid xamar guri ka kireyso naagaha majeerteen xamar dhileysi ayey u imaan jireen gurigi siyaad kuu boobay ma heleysid cajuuso majeerteen qaxbo dhileysi xamar hada lagama ogola madaale yuu ku dilan ee garoowe iska aad xamar guri kuma lehide

  • @niyaaladem

    @niyaaladem

    Ай бұрын

    WAAD EDEB DARANTAHAY AADNA U AFXUNTAHAY. GOORMA AYAA DAAROOD HAWIYE GURYAHA LOOGA BIXIN JIRAY? WARYAA ALLE KA CABSO CANCER ♋ KU DILYEE. DAROOD WAA SOOMAALI, SOOMAALINA DHULKU WEEY WADA LEEYIHIIN RAAS CASEYR ILAA RAAS KANBOONI, SE, DADKA ADIGOO KALE AYAA KU JIRA YAHUU.

  • @geediga.hayaanka

    @geediga.hayaanka

    Ай бұрын

    @@niyaaladem war adiga kancar ku dhacyee daarood ma soomaali baa doon baa na keentay iyo carab baannahay idinkoo zinzibaar ka timaadeen majeerteen kuma sii jiro isagu waa tigree madaxweynihiinuna waa dani zinzibaar

  • @amaldhere9097
    @amaldhere9097Ай бұрын

    Maamadaan qabeelbey beey iskuu diiraysah

  • @AdoonAdoon-ei3dd

    @AdoonAdoon-ei3dd

    Ай бұрын

    Ma aragtid miyaa inxaqeed qabiil lagu qaadanayo Haday uyeedho maxaa kujaban Soimali cadalad daro ayay usku dhamaysa Nayaa ninka xamar joogaa Oo mooryaanta qabiilkiisa ah kusoo dalbaday siw qabiil Mausticmaalin Maxaad keeda ku tusay Uyaqullaah

  • @sahalmohamed3477
    @sahalmohamed3477Ай бұрын

    Guryahaas hantidii ummadda Soomaaliyeed ee bankigii dhexe ee ummadda ayaa laga dhistay, dhulkana qof miskiina oo lahaa ayaa laga buriyey. Gabadhaas hala dhaariyo in gurigaas aay ka dhistay dhdidkeedii oo aan lacagtii ummadda laga dhisan. Hadday sidaas ku dhaarato halooga baxo oo hala siiyo

  • @Maria28832
    @Maria28832Ай бұрын

    WALEE CIDAAN FAQASH GURYAHOODII QAARKOOD INTEEY GATEEN 33 SANO KA HOR OO LACAGTII KU DHOOFEEN BEEY SOO ROGAAL CELIYEEN OO KU QABSO KU QADIMEYSIDE FAQASH WADAAN MARKA TUUGOOY

  • @niyaaladem

    @niyaaladem

    Ай бұрын

    TAASNA WAAN MAQLAY, SE, WAXAA FIUCAN IN MAXKAMADA BANAANKA WADA KEENTO. 😂😂😂

  • @asiyafiican7206

    @asiyafiican7206

    Ай бұрын

    wwaaaaaaaaaaaaa habarkintiroy iiiiidoooooooooooooor ina faqash

  • @halimadirie5301

    @halimadirie5301

    Ай бұрын

    Qaar badan baa sidaa sameeye ninkii baa yimi deriskiisii hawiye ahaa ayaa soo dhoweeyey oo guriga u ilaalin jirey aar eeboow habeloow ma nabad qabtaa guriga iga gada uu dhahay waraaqihii way iga lumeene way ka gateen ilayn way ogaayeen guriga isagaa leh lacgtiisii uu qaatay waa iska tegey reerkii gurigii bay cusboonaysiiyeen kuwii oo gurigii ku jira ninkii guriga gatay islaantiisii oo waraaqihii guriga wadata ha timaado oow oow gurigaygii baa layga qaaday waxay qaylisaba markii loo adkaysan kari waayey waa la siiyey gurigii uu ninkeedu lacagtiisii qaatay

  • @user-wt1be4sl4l
    @user-wt1be4sl4lАй бұрын

    murusade hadow yahay shalay ayaa lagadhacay dhulka waxaana kuudhacay siyaad bare waa la ogyahay in siyaad bare goofaha murusade iyo abgaal kaaxoogijirey Una cabirijirey majeerteenka ssdf kasoolaabtay marka eedo raali ahaaw ninkii shalay lagaaga xoogey ayaakaaqaataye

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mgАй бұрын

    War hadii dhul shacigiisa aad heeysato uuyahay reer mcno makeenee max kamada tag hadii kale murusade waa dad badan hadana shaksi ayasd magacaawdaye miyaan maxkamadi jirin maxaa baraha bulshad keenay dacwad

Келесі