Daauus Media

Daauus Media

Ku soo Dhawaaw Daauus Media, Waxaad Kala Socon Kartaan Wararka Siyaasadda Soomaaliya & Caalmka, sidoo kale Waxaan idinla Wadaagi Doonnaa Arimaha Bulshadda & Falaanqeynta Siyaasadda!

Fadlan ka mid Noqo Boqolaalka Kun Saaxiib Ee Bartaan Ku Xiran Oo La Soco Caalmka & Xaaladda Wadankaaga intaba.

Nagala Soo Xariir Email: [email protected]

Mar Kale Soo Dhawaaw, Mahadsanid .

Пікірлер

  • @GaraadWaranle
    @GaraadWaranle43 минут бұрын

    9:39 فصعلوك بضم الصاد . Xitaa si qaldan ayay kalimadaha qaar ugu dhawaaqee .

  • @fahadmirre9980
    @fahadmirre9980Сағат бұрын

    Weligay Hawiye wax ka caqli liita ma arag. Waa nuxuush

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ekСағат бұрын

    Dadka ma cayneysaa mise wad amaneysaa ingriis ug 3:26 u sheeg wey shakiyeene bal tanoo kale yaa arkay..tacsi miyuu jogaa

  • @maxamuudxasan2915
    @maxamuudxasan2915Сағат бұрын

    ale hays waafajiyo quluubta culimada islaamka

  • @Saciidobashir
    @SaciidobashirСағат бұрын

    Mexy,isku,kugudhufan,waayee,qurunka

  • @Saciidobashir
    @SaciidobashirСағат бұрын

    Waa,adi,waxa,isku,Diraa wacalyahow

  • @axmedcabdimaxamud4214
    @axmedcabdimaxamud4214Сағат бұрын

    Kan maxuu ahaa ma fahmin

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc2 сағат бұрын

    Maanshallaah, orta waxaan kaxumahay Adeerkan intaa le' eg in laga oohiyo oo mooryaani dhar dawladeed u soo xirato kuna dhibatayso, in kastoo burburkii dawladii somaaliya dad isaga habsadeen dhul iyo guryo aysan lahayn. Hadana mar hadaan alle kacabsi jirin si loo kala baxaa wey adagtahay, ilaahay xaqa haw hiiliyo aamiin aamiin yaarabi

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan19606 сағат бұрын

    Suufi aa ku soo koornay laakiin waxyaabaha ee Dadka baraayaan Waa inee iska dhaafaan. Sheikh Abduqadir AUN wax lama weeydiisan karo. Marka Usuuli let’s talk about the root cause of the problem DONT sugar coated the problem. PLEASE

  • @khadijaibrahim3054
    @khadijaibrahim30547 сағат бұрын

    SAADAQ MA GAAGA BARLAMAANKAA CEL CELIS AH

  • @cabdullaahiismaaciil5708
    @cabdullaahiismaaciil57088 сағат бұрын

    Nacasnimadu waa masiibo qaran! 😅

  • @Ahmedali-fo4wo
    @Ahmedali-fo4wo9 сағат бұрын

    Somaliyey maad runta u sheegtaan alshabaab ayaa waxey ka shekeynayaa nin dhintey oo aad u qiimo badanaa oo maanta god ku jira bal eega munaafiqintaan oo tuugada ah

  • @abobasement346
    @abobasement3469 сағат бұрын

    Xil dhibanku sih wanagsan bu wax u shegay farmajoh ma u Aqon saqajanimadah aad ku dhaqmaysan dowladah xasan moryan waxan ku weydiyay khatumoh wixii logu talah galay why Aad Argagixisadah snm ugu dirtay miyanay Ahayn dulmih wasir u shaqaysoh Akhiradadah xasan moryan iyo museh oromoh wax ku tari mayan kursigan waa ku mel gaar

  • @abukar1636
    @abukar163610 сағат бұрын

    Masha Allaahh

  • @AlimohamedBile
    @AlimohamedBile10 сағат бұрын

    Sidaan u shaqayso waad ka guuleysan cid kasta aflaado geysta

  • @abobasement346
    @abobasement34610 сағат бұрын

    waa shekadih dani kkk

  • @user-ew2zf6pm8o
    @user-ew2zf6pm8o10 сағат бұрын

    Marxuuuuuuuuuuuuuuuuuuuum

  • @user-mq4ef9op5l
    @user-mq4ef9op5l10 сағат бұрын

    Alacaloosha yarbi alow aumada kaqabo xasanow kaxishoh aumada alasoori

  • @nancyjohn2609
    @nancyjohn260911 сағат бұрын

    MIDNIMO MAXA LA YIDHAA🤭🤭🤭🤭🤭🤭

  • @user-hc3nd1jz9l
    @user-hc3nd1jz9l11 сағат бұрын

    Nin raged wakan hori usoco mudhane Raisal Wazare

  • @MohamedAli-nm8oe
    @MohamedAli-nm8oe11 сағат бұрын

    Ninkii somali xasuuqay muqtaar rooboow ayaa hor fadhiya oo u baahneeyd in lala xisaabtamo malagu tilmaami karaa dawlad doqonka dheer shaqaalaha Hasan munaafaq umada ka hor leexo doqon yahow..

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor487811 сағат бұрын

    Warya marxun xamza mantay xasan gorgurde miya hadal ku so dhibay

  • @omarali4265
    @omarali426511 сағат бұрын

    Hassan sheikh waxaan u celinaynaa ceel dheer iyo masagawaay, gal mudug

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed96811 сағат бұрын

    Marxuuuumkii asqaysanaaa miyaaaaaaaa xayawaaaankani

  • @AkafiHussein
    @AkafiHussein11 сағат бұрын

    Waad isla quman tahay lkn ma qumanid

  • @Cabdikhadarcaydiid55-sr9io
    @Cabdikhadarcaydiid55-sr9io12 сағат бұрын

    DOQONEEYA DIRAKA BAYE HORATA MISAWEDISAYA X DHIBANO CIDAADA UTAHIINA 2 SANADOODA SHARAFA DHACA AADA UMADA UGEESATENA MAAHA MIDA SIFUDUDA IDINAKAGA HADHASA WAATAKALE GOLE MAJIRE WAA XAFADA X DHIIQO IYO QALABI MADOOBE ILAAHAYA MEESHA KASAARA INTUU JOGANA WAXA MUSATAQABALA KAMA SUGANO LAAKINA WAXAA DHACI DOONATA MALINA KULIGIINA MAXAKABADA LIDINATAAGI DOONO

  • @abdirizakabdallah2672
    @abdirizakabdallah267212 сағат бұрын

    Wuu dhintay, wuu baxsaday, Xamdiyeey adna baxsa😂😂😂

  • @abuudeeq200
    @abuudeeq20012 сағат бұрын

    Waa arin wanaagsan

  • @user-hj3fj4ts3j
    @user-hj3fj4ts3j12 сағат бұрын

    Usheeg ader yan mareexan laidinku dirin aderkan wuu ku fahmaykartada

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi620212 сағат бұрын

    Waa iska cayaarayaanba Ma moodid wax hoowl Muhiim sh ka hadlaaya☘️🇸🇴☘️🇸🇴☘️🇸🇴☘️🇸🇴☘️

  • @saidabdi136
    @saidabdi13612 сағат бұрын

    Miskiinkaan ha ku dambaabina.

  • @AbshirJimcaale-pk7lk
    @AbshirJimcaale-pk7lk12 сағат бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud248312 сағат бұрын

    bulshada makasban kartaan waa idinka hoostiina qamriga lagu cabo dhaqan xumadana kawka ah cadaw aan ahayn adiga iyo saaxiibkaa oovilada joogaan

  • @SafiyacabdiqaniXasan
    @SafiyacabdiqaniXasan13 сағат бұрын

    Marku acounka usmenayay miyuu shaqada ganacsi bilabay nin kaas war😂waa nin wen afkisa iyo dhagahisa iskama war hayan😂miya ninkan

  • @abdijama6081
    @abdijama608113 сағат бұрын

    xamse timo beertey sidii farmaajo

  • @TruthSeekerAfrica
    @TruthSeekerAfrica13 сағат бұрын

    Walaaleynta somaalida wan soo dhawaynayaa. Reer Burco ban ahay.

  • @abdulahimaqadindullane
    @abdulahimaqadindullane13 сағат бұрын

    Isagaa dhimanin nooleyna haduu ninyahay dalkiisa Baa'bay ha ka hadlo

  • @abdulahimaqadindullane
    @abdulahimaqadindullane13 сағат бұрын

    Hadal xumadii oo qof ah weeye

  • @daahirmacalin5776
    @daahirmacalin577613 сағат бұрын

    Wuu dhintay. Wuu baxsaday.

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg14 сағат бұрын

    Ilaahey haku xafido sh lkn culimada waxaan kacodsanlaa fudeedka iyo isu jawaabida eey joojiyaan oo cilmi aadan isku dureen noosoo gudbiya

  • @user-dv7cs4iq5q
    @user-dv7cs4iq5q14 сағат бұрын

    Guuuuuul soomaliland masha allah 💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @SidcaliCabdulahi-c1g
    @SidcaliCabdulahi-c1g14 сағат бұрын

    😢❤❤ 0:29

  • @AbdiXafid-ur6he
    @AbdiXafid-ur6he15 сағат бұрын

    Wada hadal mawa rabnoo wyo dulkaa ana iska leh wada hadal mawa galo kwrn

  • @mohamedtecno5783
    @mohamedtecno578315 сағат бұрын

    Walle Somali Inta ay Odayshan wdaa Cada Cata qata yaasha ah ay ina hor Taganyihiin mel an garno Iskadaye Xita ma shegan karno

  • @mohamedtecno5783
    @mohamedtecno578315 сағат бұрын

    Banaanka ka dhaliil kulaha hadaysan Wixi jira aysan ka hadlin ma quran ayay u aqrin lahayd macnaha

  • @GadiidaxmedNuur
    @GadiidaxmedNuur15 сағат бұрын

    Waakaa waxgaradka soomaaliya kkkkkkk

  • @ahmedabdi5593
    @ahmedabdi559315 сағат бұрын

    Somaliland passport exist you cannot do anything ignorant

  • @kfh8717
    @kfh871715 сағат бұрын

    Abgaal ayuu caayay umul

  • @Abou-abassMahamedahmed
    @Abou-abassMahamedahmed15 сағат бұрын

    Waa ruun

  • @FahiimoXaamud
    @FahiimoXaamud16 сағат бұрын

    ❤❤❤❤❤❤