Shaqadda Aan Ka Shaqeeyo Iyo In Aan Guursadaa Isma Qabanayaan Sabaax Cali Oo Ku Shaqaysata Taxi…

Guure Media Ugu Kaalay Warar Xaqiida Ku Salayn , Baramaamujyo Xiiso Leh Iyo Madaadalo

Пікірлер: 88

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063Ай бұрын

    Maash Allah waa Hooyo fariida aqli badan danteeda taqaana. Baryo ka tashatay. Nin danbe oo lugooya ka fogaatay. 🙏

  • @abdiazizmaxamed2629
    @abdiazizmaxamed2629Ай бұрын

    Maashaa Allah waa hoyo fcn Alle haku xiftiyo ❤❤❤

  • @salmaancabdisitaargeesoody441
    @salmaancabdisitaargeesoody441Ай бұрын

    Mansha'Allah Qof Adag Eebbe Weyne Haku Barakeeyo Insha'allah.

  • @ahmedmursalasharr5060
    @ahmedmursalasharr5060Ай бұрын

    MaSha'Allaah Amaanada Allaah kuu rajeynayaaa guuuleyso gabaryahey horeyna u soco..

  • @sahramohamed3380
    @sahramohamed3380Ай бұрын

    Waa naag geesiyad ah. Dadbaa lacag soo dira uun meel la soo fadhiya wadankii.

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193Ай бұрын

    Mashaa allaah tabarakallaah wllshay alle hakuu barakeeyo caruurta iyo shaqadaba❤

  • @user-ky3zo9kp4r
    @user-ky3zo9kp4rАй бұрын

    Maasha allaha ilaahey barkeeyo

  • @hooyomcn2420
    @hooyomcn2420Ай бұрын

    Allaha xoogada kubarakeyo Allaha kuu fududeyo MashaAllaah horey usoco

  • @NimcoAbdulaah
    @NimcoAbdulaahАй бұрын

    Masha allah hooyo nolosha la hirdamaysa ❤ hormar intaa ka badan baan ku rajaynaya

  • @queeneelsheakh5304
    @queeneelsheakh5304Ай бұрын

    Maansha Allah waa geesiyad Haweenka Somaliland waa quwada dalku ku taagan yahay hooyadaa dadalaysa Allah ha barakeeyo oo ha xafido iyadaa iyo caruureed Aamiin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽❤❤❤

  • @faisayussuf6953
    @faisayussuf6953Ай бұрын

    Guulayso insha allah amiin

  • @musj21
    @musj21Ай бұрын

    Mamo adag shacabka bana waa dad fican 💚⚪️❤️

  • @mohammedhassanademadem
    @mohammedhassanademademАй бұрын

    Mashallah 👑👸👑👸👑🎖️👑👸🎖️👑👸🎖️🎊🎉🥳🥺☺️😊😍🥰😘👸👑👸👑👸🎖️👑👸👸 Good Sense of Humour

  • @FaysalHanad-tx4gx
    @FaysalHanad-tx4gxАй бұрын

    Maasha Allah mammà to be strong in Ash Allah 🎉

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883Ай бұрын

    Hore Usoc Gabadheey👍🏾

  • @fotballontop
    @fotballontopАй бұрын

    Gabadhaasi waa libaaxad. Allah ha ku barakeeyo.

  • @Wardhere77
    @Wardhere77Ай бұрын

    Masha allaah waa gabar fariidada allaaya xaafiduka kamerad ku xiro gaariga huuno❤❤❤

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883Ай бұрын

    Waa Naagnool Masha Allah ❤🤍💚

  • @MohamedYusuf-ox3ff
    @MohamedYusuf-ox3ffАй бұрын

    ما شاء الله تبارك الله ❤

  • @mumtasahmed6444
    @mumtasahmed6444Ай бұрын

    Gabadh Adag🎉❤

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517Ай бұрын

    Mansha allaaah hooyo qaliya ilaahy haku xafido ❤❤❤❤❤

  • @historynerd7549
    @historynerd7549Ай бұрын

    Mansha Allah ❤

  • @user-bm9lg3ex4u
    @user-bm9lg3ex4uАй бұрын

    M.a hoyo xirfad bartay

  • @HadiyaCalimaxamuud
    @HadiyaCalimaxamuudАй бұрын

    Masha allah ❤

  • @fotballontop
    @fotballontopАй бұрын

    Maashaa Allah gabadh adag oo shaqaysanaysa. Wll ilaahay ha ku barakeeyo. Nin wanaagsanna ilaahay ha ku siiyo.

  • @faisayussuf6953
    @faisayussuf6953Ай бұрын

    Hablaha somalidu waa in ay ku daydan wayo waa gabadhl libaxad ah

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452Ай бұрын

    Mnsha Allah

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafadaАй бұрын

    masha Allh waa shaqo adag

  • @amiiramaxamed3590
    @amiiramaxamed3590Ай бұрын

    masha all geesisanaaa o fariiidsanaaaah wlhi waa boqorad gabdhase ❤❤❤❤❤❤

  • @user-fc9og4xo7f
    @user-fc9og4xo7fАй бұрын

    Mashallah waa hooyo karti badan allah ha ku barakeeyo hooyo ❤

  • @ahmetbidhi3181
    @ahmetbidhi3181Ай бұрын

    Mnsha allah waa hooyo isku filan wallee

  • @saciid_iid
    @saciid_iidАй бұрын

    Dumarka reer soomaalind sidaasey ushaqaysanayaan dumarka muqdishona askartoodi baa dhacaya

  • @Jaalejaale12

    @Jaalejaale12

    Ай бұрын

    cuqdad u dhimo , war markasta maxada isku barbar dhigtaan magalooyin dad Soomaliyeed leeyihiin si cunfi ku jiro war isku xoshooo oo wax isku fal

  • @ASRAAbdi-px4ni

    @ASRAAbdi-px4ni

    Ай бұрын

    Waryade umada ha ugafin aakhiro waa lagu waydinayaa waxad ledahay

  • @sahramohamed3380

    @sahramohamed3380

    Ай бұрын

    Waa nasiib la is dheeyahay

  • @samsammaxamed2753

    @samsammaxamed2753

    Ай бұрын

    Dadka marka nacayb lagu beero waa sidaa muqdishiba way jogaan hablo karti leh oo qiimo leh

  • @ahmedyuusuf5375
    @ahmedyuusuf5375Ай бұрын

    Gabadhani hambalyay mudantahay, mar hadaysan shaxaadtamayn.

  • @user-mk1ux6uu1p
    @user-mk1ux6uu1pАй бұрын

    Maashaa Allah

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127Ай бұрын

    Mnsha alaah hooyo agoon korsanaysa toloow ma I yeelaysaa aan agoontaa la koriyee

  • @niyaaladem

    @niyaaladem

    Ай бұрын

    Yaa? Ma inaad faniinkaaga ku reebtaad dooneysaa waryaa?

  • @dajiscom463
    @dajiscom463Ай бұрын

    masha allah

  • @haybeyare4265
    @haybeyare4265Ай бұрын

    Maansha allah Tabaarakallaah Garabkaaga Alle hagalo

  • @HusseinCisman-rj6sq
    @HusseinCisman-rj6sqАй бұрын

    Maalinaban adeeg dukan kusoqaatay kadib waxa kadhacay 2kees oomango ahlan ah weyna jajaben lacagna maweydin

  • @yaasiinhassan2127

    @yaasiinhassan2127

    Ай бұрын

    Aakhiraad helaysaa ajarkeeda agoon bay ku korisaaye

  • @saidali7233
    @saidali7233Ай бұрын

    asc waa hooyo shaqaysanays congratulations allah ha kugu xifdiyo shaqada aamiin

  • @bootstrap-es5wf
    @bootstrap-es5wfАй бұрын

    Masha-allah walashey allaha kula garab gallo shaqada adag ee aad heyso

  • @nuurnuuraan8624
    @nuurnuuraan8624Ай бұрын

    Nin bila budh ah means nin bila Ali yare ah

  • @user-eg5vn9bu1n
    @user-eg5vn9bu1nАй бұрын

    Masha alaah hooyo mcn❤

  • @Bilaad-pk8fz
    @Bilaad-pk8fzАй бұрын

    Mashallh ❤❤❤❤

  • @maxdar11
    @maxdar11Ай бұрын

    Masha allh

  • @haibeim7582
    @haibeim7582Ай бұрын

    ManshALLAH fariid

  • @user-rm5jr3vz1c
    @user-rm5jr3vz1cАй бұрын

    Maansha,allaah naag nool oo looxilankaro

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770Ай бұрын

    Fariid

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235Ай бұрын

    Mnsha Allah hooyo karti badan❤

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax4884Ай бұрын

    Anigaa guursanaya

  • @MawlidRashid-rn5xc
    @MawlidRashid-rn5xcАй бұрын

    Waaw shaqo aad u adag lkn maamadaas ilaahay ha ubarakeeyo

  • @maalqaben
    @maalqabenАй бұрын

    mashallah maamada fariidsanaa

  • @Ali01007
    @Ali01007Ай бұрын

    Top woman 👍

  • @roblehawsaw6927
    @roblehawsaw6927Ай бұрын

    Fadlan hadaye gabaltahaye anaa gaye amazing

  • @falisa576
    @falisa576Ай бұрын

    Wa hooyo shaqaysanaysa lkn Nimanka dhinaca inay ku qabtaan Maahan muxu ahaa ninkaan dumarka Dhexda ka fariistay maba ahan ragu Inay horayba u fariistaan

  • @anisbin3082
    @anisbin3082Ай бұрын

    Sagal waa ciyaalka xaafada waaye ❤

  • @saciid_iid
    @saciid_iidАй бұрын

    Hadey tahriibilaheyd kawarama

  • @mariyamaxamed7324
    @mariyamaxamed7324Ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @roblehawsaw6927
    @roblehawsaw6927Ай бұрын

    Igaa walaa wane ku sedexane laa ❤

  • @mohamedhussein3473
    @mohamedhussein3473Ай бұрын

    Tani way ku dawakhday gaadhigii iyo rakaabka😅😅😅

  • @user-iu4mf5uk4w
    @user-iu4mf5uk4wАй бұрын

    Wll dumar koo kaleyaa iyo alaabaa kashaqayso

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461Ай бұрын

    SNM AYAA BOOBTA SHACABKANI XOOLAHOODA

  • @mohamedhussein3473
    @mohamedhussein3473Ай бұрын

    Way wareeri doontaa maalin dhawayd

  • @habeeye21
    @habeeye21Ай бұрын

    CEEB CEEB 2 LAABA DUMARA KALAA DHEX GAAL WAA CEEB NINKOW

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339Ай бұрын

    Waad guursan kartaa iskuma xirna shaqada iyo guurka Sideedaba raga ayaa shaqada kuwacan dumarkana ciyaalka inay hayaan iyo howsha guriga

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522Ай бұрын

    Waxaas shaqo naag maaha😂

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12Ай бұрын

    Maamada intaa sleeg hadaysan weli Guursan waa dhipaato dumar ahaan aad baay u dhaaftay da,dii Guurka

  • @niyaaladem

    @niyaaladem

    Ай бұрын

    Waa la idiin nacay. Uff baa la yiri orgidii 😂

  • @Jaalejaale12

    @Jaalejaale12

    Ай бұрын

    @@niyaaladem hhhhhh yaah, ma naa waalan mise cadan ayaa laga heesyaa, oo miyaa rabta nin nolol u sameeya mise nin kaa raba? waxa doonya in nolol loo sameeyo ilaa ubadkeeda waa gabdha sax, anagu dumar la,aan waan noolaan karnaa balse dumarku rag la,aan ma noolaan karaan hhhhhhhhhhhhh waa xaqiiqo jirta mida kale dhanka guurka aad ayay uga tagtay waagay yareeed ayay waqti iska soo lumisay , adiguna waa lagaa daremayaa in aad sidaas u daalantahay oo aad dhacday ee orod melhaas daalka la tag

  • @roblehawsaw6927
    @roblehawsaw6927Ай бұрын

    Aaaah liix kalaa ku hanaye

  • @ZumayaHusein
    @ZumayaHuseinАй бұрын

    Wa firiid😂

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827Ай бұрын

    Sagal soo barbaar

  • @user-xv2ls1jq8f
    @user-xv2ls1jq8fАй бұрын

    Nin bila budha top

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaariАй бұрын

    Kaw

  • @riyyoClips
    @riyyoClipsАй бұрын

    Dadkan Laso qab qabanayo maxay ahayn miya laxataynaya

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770Ай бұрын

    Kkkkkkk

  • @waqtilumis4094
    @waqtilumis4094Ай бұрын

    Ninka labada dumar dhex fadhiya maxaa ka qaldan. Subxaanallah.

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461Ай бұрын

    Habrtani 70sano jirka ah oo SNM ay canshuurta ka qaadato Biixi dictatorship ayaa masaakinta xoolahooda boobo

  • @ahmednuur10
    @ahmednuur10Ай бұрын

    Nin bilaaa budha 😂😂😂

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8htАй бұрын

    Indher garad raga waa kuyar yahay naagina kuma jirto marka hore haqadin sida bajAjka b a inti lagu qoray nafis wax albab lahen leka rixan karo saxamad miran xib halkiba sadex darawal iney kuyihin macqul tahay qarkod kali nima kuuqurin iney kaa dhacan macquul tahay sede lolashaqeysanjiray indhahoda laegaa hadiba shakiso kasoco hadey sifudud kusokoran dadbA balasaneyn nima joojin idinka haba qadina wax kashakisid

  • @warsameahmed3195
    @warsameahmed3195Ай бұрын

    Soomaali dad shaqo yaqaana maahaan waayo bal gabdhaasi waxay waday ayey nin ugu yeerey saa waxoodu waa istus faqiirmutackabir soomaali ayaa laga helaa aduunka qof shaqadiisa katakana waaba dad waalan markaad u fiirsato kibirka oyo isla weynida macnalaanta war shaqada cayaar magasho ee yaan dadra kale inalayaabin

  • @mahamd7785
    @mahamd7785Ай бұрын

    Waar niyow guure ma banjarlihii Ahmed laangadhe ka soo horjeeday baa waa xafadaydiiye

Келесі