No video

Tiirarka Guusha || U. Hamse Habiib

Razeen Training Center

Пікірлер: 36

  • @AhmedadanAli
    @AhmedadanAli Жыл бұрын

    Bal sheikhan alle ha barakeeye Cilmiga uu sharaxayo ew bilashka ah Iyo inta qof ee ku xidhan eeg. Halka qof facebuga ka qaylinaya imillion qof ku xidhanyhin. Somalidu in ay hor marto ma rabto. Thank u sheikh coursoyinkaagana waan iibsanayaa Jasaaka alaaah khyr

  • @hassanalwajid4607

    @hassanalwajid4607

    4 ай бұрын

    ManshAllah sh xamza

  • @maanoow2024

    @maanoow2024

    3 ай бұрын

    Cilad kale ma jirto balse waxaa waayahan batay dadku inay ku mashquulaan arrimo aan nafci lahyn,

  • @MohamedNoor-wl7jz
    @MohamedNoor-wl7jzАй бұрын

    Mashallah Sheekh hamze

  • @ahmedabdullahi793
    @ahmedabdullahi793 Жыл бұрын

    Alle ha ku xafido walal waxan u xanaaqsanaan jiray mid aan walaalo ahayn oo masuul sare ahaa shaqo ficanahy iyo mansab heystay intaas oo mar ayuu been isheegay akhirna telka waa iga qaban waayey lkn alxm wan isku tashaday allahna waan talo saartay aqoontayda ayaan sii kordhiyey manta heer waxan jogaa horumar nafsi ah aan sameeyey waana u mahad celiyaaa wiilki maalintaas I xumeeyey waxana aminay in uu asxaan ii sameeyey oo si dadban ii dhiiri galiyey mahadsanid walal abaalkaa iigashay hh

  • @zubayrabdulahi6512
    @zubayrabdulahi6512 Жыл бұрын

    Masha allah

  • @ibcohargeisa7478
    @ibcohargeisa7478 Жыл бұрын

    Ilaahay ha kaa raalli ahaado wax badan baa aad noo faa'idaysay... annagana Allaah ha nagu anfaco.

  • @mascuudsacdi
    @mascuudsacdi Жыл бұрын

    Jazaaka laahu khayr Aad ayaad uugu mahad santihiin inaad noosoo dhigteen bartan

  • @raqiyamadar9498
    @raqiyamadar9498 Жыл бұрын

    M. Sha alaah

  • @cismancumar6934
    @cismancumar6934 Жыл бұрын

    Jazakallahu khyral jazaa uztaas xamse xabiib

  • @ismacilxasan-wr9jk
    @ismacilxasan-wr9jk11 ай бұрын

    الله يبارك فيك يا شيخنا الفاضل ❤❤❤

  • @siciidaxmed9366
    @siciidaxmed93668 ай бұрын

    Masha allah ustaad waad mahadsantahay ilahay waxaan waydiisanayna liibaan aakhiro iyo mid aduunba

  • @Sayidmoha25
    @Sayidmoha25 Жыл бұрын

    ماشاءالله شيخ حمزة

  • @mohad1144
    @mohad1144 Жыл бұрын

    Jazakallah

  • @khadarbashiir256
    @khadarbashiir256 Жыл бұрын

    جزاك الله خىرا

  • @Abdiikafimohamedahmed3586
    @Abdiikafimohamedahmed35868 ай бұрын

    Eebe ha ku sharfo sheikh wax badan baad i iftiimisay ❤

  • @hamzacarab6423
    @hamzacarab6423 Жыл бұрын

    sharafi korkaa u hamsa xabiib

  • @KhadarHaji-hm4pd
    @KhadarHaji-hm4pd Жыл бұрын

    جزاك الله خير

  • @daaudcabdiraxiinmaxamed4230
    @daaudcabdiraxiinmaxamed423010 ай бұрын

    Masha Allah mahadsanid macalin

  • @THEPOWER77020
    @THEPOWER770208 ай бұрын

    Subxanallah dheh geed jannada ha lagaaga beeree

  • @XamdaMaxamed-uo5pr
    @XamdaMaxamed-uo5pr4 ай бұрын

    Thank u ustaD❤

  • @scdscd9075
    @scdscd9075 Жыл бұрын

    Masha allaah

  • @qumbemahud4794
    @qumbemahud479410 ай бұрын

    MnshaAllah

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Жыл бұрын

    Mashalah

  • @Isxaaqxasancali
    @Isxaaqxasancali3 ай бұрын

    Maashaa allaah

  • @MaxamedCabdullahi-rh6vf
    @MaxamedCabdullahi-rh6vf3 ай бұрын

    Masha alh

  • @amiinali8969
    @amiinali896911 ай бұрын

    😢😢hees xunoo qadhmuuna 1 maalin ayaa 1m lagu daawadaa casharka sidaa ufaa iidada badana kama faaiidaysanayaan

  • @korneylmohamed2579
    @korneylmohamed2579 Жыл бұрын

    Dadkeenu iney horumar gadhan wlhi bal casharkan eeg bilashka ah

  • @Deeqaibrahim62
    @Deeqaibrahim624 ай бұрын

    Shekhan 2024 ayaan arkay miqalo uu leyahay oo jar jaran oo cilmi badan ku jiro hada se wan martay magacisa markan video darayya wacan islaha dhira lkn wano isi dhamanayo is arkay ilahay hausiyadiyo cilmiga

  • @IsmailXaji-do3zq
    @IsmailXaji-do3zq4 ай бұрын

    Asc

  • @AliHassan-yo8eq
    @AliHassan-yo8eq6 ай бұрын

    Ma arkin ruux ka qiimo badan ustaad xamse

  • @user-mg3kp1cd2p
    @user-mg3kp1cd2p4 ай бұрын

    Mahahdsanid will

  • @cismancumar6934
    @cismancumar6934 Жыл бұрын

    Waxan jooga France lkn waxan rabaa inaan course qaato how possible? Sheekhuna

  • @razeentrainingcenter189

    @razeentrainingcenter189

    Жыл бұрын

    linkigan guji wll 👇 wa.me/message/2JG4QJHIX327H1

  • @khadarbashiir256

    @khadarbashiir256

    Жыл бұрын

    @@razeentrainingcenter189 asc

  • @barreyare7284

    @barreyare7284

    4 ай бұрын

    Mad iibsatay maxad ka fahantay